Magacyada Qabiilladii ku bulaalay Qabyaaladdii MSBarre dalka ku dhaqi jiray!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 6

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 18 วันที่ผ่านมา +1

    NINKAANI SOO MAAHA SHIIKHII FADWOODAY IN QUBUURAHA LAGATO 😅😅😅😅😅

  • @kamal171
    @kamal171 19 วันที่ผ่านมา

    Sheikh m siyad 40 sano laga joqa somali oo dhana waa ogtahay wuxu qabta e midaan hader jogto e x sheikh kahadal

  • @ER-qw6fh
    @ER-qw6fh 13 วันที่ผ่านมา

    Been badanaa kan Shiikh buu sheeganaayaa asagaa ka mid ah dadkii waddanka burburiyey

  • @AbdulkadirDaahir
    @AbdulkadirDaahir 18 วันที่ผ่านมา

    Taariikhda khalad hakasheegin cidii joogtayna waytaqaan warkaaga cigii lagu kacay oo jabhadu bateen haa intaa wixii KA horeeyay warkaas saxma aha warshado biyo xireeno waro biyo ceelal mashaariic beereed intaba waxaa Laga sameeyay dhulka aad kasoo jeedo wadaado ninkii wadanka xukumayna deegaankiisa
    halwado uma sameynhorumarkale iskadaa suaashu Waa maxaa badalay

    • @MaxamedSanka99-qm6mg
      @MaxamedSanka99-qm6mg 18 วันที่ผ่านมา

      Kkkkkkkkkkkk alla maxaa dhaqan xumo nugu habsatay xitaa culimada kuu sx kahadla baalaha ayaad ku dhegantihiin

    • @ER-qw6fh
      @ER-qw6fh 13 วันที่ผ่านมา

      ​@@MaxamedSanka99-qm6mgkan Beenta badan culimo wax kama oga asagaaba qabyaaladiista ah kana mid ah dadkii qadka cagaaran xamar dhex dhigay o waddanka burburiyey