Cusbitaalka ugu weyn uguna casrisan oo laga dhisayo Soomaaliya,

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 301

  • @saidahmed395
    @saidahmed395 หลายเดือนก่อน +52

    War walaalayaalooow u duceeeya walaaalkeeen in uu Allah siiyo cimri dheeer iyo caaafimaaad in uu ku guuleyato hamigiisa amen. Herarina u duceeye

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he หลายเดือนก่อน +2

      ❤❤❤❤❤❤ Aamiin.

    • @samawadeahmed4380
      @samawadeahmed4380 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤ in isagoo nool dartii masaakiin wax loo siiyo ayuu istaahilo

    • @mohamedmohamed-vv6ds
      @mohamedmohamed-vv6ds หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 หลายเดือนก่อน +2

      illaahay cimriga iyo caafimaadka ha ubarakeeyo cibaado suubana hasiiyo aamiin yaa rabi raxmaan

  • @mohammedhashifarah7104
    @mohammedhashifarah7104 หลายเดือนก่อน +7

    Maashaa Allah. Guulayso Dr. Aadan. خير الناس أنفعهم لناس. Dadka waxaa u khayrbadan kooda dadka u wax tarbadan. Waa baahida ugu wayn meesha ay kajirto. Allaha kula garabgalo. Mahadsanid Hareeri safarkaaga aad ugu dagtay Dr. Aadan.

  • @abdullahidaad2062
    @abdullahidaad2062 หลายเดือนก่อน +13

    ❤ Dr Adan waad mahadsantahay 💯
    Runtii waa wax qabadkii ugu waynaa uguna farxada badnaa abid ee ay dhagaha soomaalidu maqlaan.
    Dadkeenii waxay u dhamaadeen caafimaad xumo iyo lacago badan oo laga furto .
    Garoowe waxay noqondoontaa meel Soomaali isku dawayso caafimaadna kala noqoto insha Allah

  • @Hassanhandule
    @Hassanhandule หลายเดือนก่อน +68

    Puntland waxa kasocda Dib udhis aad uweyn reer puntland guulaysta

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 หลายเดือนก่อน +1

      Masha Allah ilaahay habarakeeyo, mid Ummada anfaca ilaahay haka yeelo

    • @somaligirl8743
      @somaligirl8743 หลายเดือนก่อน

      @@dayurwarfa9762aaaminaaamin yaa allah

  • @Luise4Salurve
    @Luise4Salurve หลายเดือนก่อน +48

    Welcome doctor in badan bay ku rabaan reer east Africa Iyo Gar ahan somalida iyo si qasaba rer puntland

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev หลายเดือนก่อน

      Bari qaano qabiil Amad udishan dhaqtar iyow culumo iyo macalimiinta lama taabto

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 หลายเดือนก่อน +1

      ​@Shaamil-Basayevsaad xumadaada jooji khayrkana rajee Inamal acmaalu bini yaad adigu hada walaal jooji qabyaalada kaa iftiimaysa dalku waa dalkeenii cidi kaa malaha dhibkuna wuu dhamaanayaa allaah idankii

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev หลายเดือนก่อน +2

      @ lkn dhaqaatiirta yaa la dilin runtii

    • @XafiiskaHubintaAdeegyadaDowlad
      @XafiiskaHubintaAdeegyadaDowlad หลายเดือนก่อน +2

      @Shaamil-Basayev Side Loo dilaa isaagaba ah reer Puntland mida kale Garowe way ka ammni badantahay somaliya inteda kale, xamar oo qarax iyo dil maalin walba ka dhaco dhakhatir baa joga, garowe oo ka ammni badan maxaa u diidaya mise adiga dhanka xun bes wax ka eegaya

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev หลายเดือนก่อน

      @ marka Hore iska xureeya Oromada iyow Amxaarta adba Daba dhilif u tihin
      Dhamantiina oodhan xaaran cuna baa wada tihin allah. Xaqqa hani tuso

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 หลายเดือนก่อน +13

    Allaahu Akbar Takbiir 😢😢😢😢 sida aad u taakuleyneyso bukaanka iyo qorshahaaga isbitaalka garoowe ee ummadda Somaliyeed u wada dan ah.

    • @faadumocali-yt9zp
      @faadumocali-yt9zp หลายเดือนก่อน

      👉👉👉👉👉👉👉❤❤WAXAY REER PUNTILAND HOROMAR U GAAREEN WAA DAD HABLOHOODA DHEGAYSTA.😍😍😍😍 WAXAAN SAAS U LEEYAHAY, WAXAAN AKHRIYEY GABADH HAYSTA SHAHAADADA HEERKA LABAAD OO KALKAALIYAYAASHA KANA SHAQAYSA USA ,AYAA BISHII SEPTEMBER WAXAY KA SOO WAR BIXISAY IN AY PUNTILAND U BAAHAN TAHAY ISBITAAL AY KAGA MAARAMAAN DADKEEDU ITOOBIYA, KENYA IYO INDIA QALAN SHUBATADA AH OO KII DURAY HELEBA INTUU XOOLIHIISA GADTO ISAGOO MAYD AH LAGA KEENAYO DAL SHISHEEYE. WAXAY SOODHIGTAY FACEBOOK GA QORAAL DHEER IYADA OO GUUBAANINAYSA. GABADHAASI WAXAY SHEEGTAY INAY ISBATAALO BADAN JIRAAN LAAKIIN AANAY DABOOLIN BAAHIDA AYNA TAHAY QOF KHIBRAD LEH OO DADKEEDA U NAXAYS. WAXAY SHEEGTAY INAY SI TABARUCAAD AH UGA SOO SHAQAYSAY ISBITAALKA GUUD EE DEGMADA EYL MUDA BIL AH AYNA JECLAYSATAY SHAQAALAHA LAAKIIN SHEEGTAY INAY HELAAN MEELA AY AQOONTOODA KU SII WATAAN IYO WAXYAABO BADAN OO FAAHFAHIN AH.
      MARKAA MAXAA DHACAY? WAXAA DHACDAY IN TARTAN AY U GALAAN DHAMAAN DAWLAD IYO SHACAB, OO AH DAL JOOG IYO DEBAD JOOG SIDAY DALDALOOLADAAS U AWDI LAHAAYEEN. ILAAHAY KOR HAYDINKA DHIGO REER PUNTILAND. ISKU DUUBNI IYO DADAAL IYO INAAD GABDHIHIINA TALADA KA QAYB GELISAAN WAA BADHAADHE SIDAAD KU GAARI LAHAYDEEN. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤HAMBALYO😍 SOOMAALI OO DHAN BAAD KOR U QAADEEN HADAY TAASI HIRGASHO

  • @osmanabdulle6539
    @osmanabdulle6539 หลายเดือนก่อน +21

    Dr. Darmaan Allaha xifdiyo, waa nin aragti fiican leh. Mashruucan Allaha ku guuleyo. Hareri mahadsanid. 💙🇸🇴🙏

    • @hibodiiriye7692
      @hibodiiriye7692 หลายเดือนก่อน

      Amiin Amiin yaa ALLAAH

  • @abdirahmanahmed5093
    @abdirahmanahmed5093 หลายเดือนก่อน +53

    We really delightful your service Dr aaden . Iam from galkacyo . This a good legacy for you and your entire family.

  • @Mirhan777
    @Mirhan777 หลายเดือนก่อน +26

    Puntland aan gacanta saarno qurba joogta reer pl hadan nhy lcgteena iyo maskaxdeena aan hurno dhulkeena puntland ❤❤

    • @AyuubAbdirisaaq
      @AyuubAbdirisaaq หลายเดือนก่อน +4

      Dalkiina puntland ayaa idiinbahan iyo dadkiina Welcome 🫡

    • @faadumocali-yt9zp
      @faadumocali-yt9zp หลายเดือนก่อน

      👉👉👉👉👉👉👉❤❤WAXAY REER PUNTILAND HOROMAR U GAAREEN WAA DAD HABLOHOODA DHEGAYSTA.😍😍😍😍 WAXAAN SAAS U LEEYAHAY, WAXAAN AKHRIYEY GABADH HAYSTA SHAHAADADA HEERKA LABAAD OO KALKAALIYAYAASHA KANA SHAQAYSA USA ,AYAA BISHII SEPTEMBER WAXAY KA SOO WAR BIXISAY IN AY PUNTILAND U BAAHAN TAHAY ISBITAAL AY KAGA MAARAMAAN DADKEEDU ITOOBIYA, KENYA IYO INDIA QALAN SHUBATADA AH OO KII DURAY HELEBA INTUU XOOLIHIISA GADTO ISAGOO MAYD AH LAGA KEENAYO DAL SHISHEEYE. WAXAY SOODHIGTAY FACEBOOK GA QORAAL DHEER IYADA OO GUUBAANINAYSA. GABADHAASI WAXAY SHEEGTAY INAY ISBATAALO BADAN JIRAAN LAAKIIN AANAY DABOOLIN BAAHIDA AYNA TAHAY QOF KHIBRAD LEH OO DADKEEDA U NAXAYS. WAXAY SHEEGTAY INAY SI TABARUCAAD AH UGA SOO SHAQAYSAY ISBITAALKA GUUD EE DEGMADA EYL MUDA BIL AH AYNA JECLAYSATAY SHAQAALAHA LAAKIIN SHEEGTAY INAY HELAAN MEELA AY AQOONTOODA KU SII WATAAN IYO WAXYAABO BADAN OO FAAHFAHIN AH.
      MARKAA MAXAA DHACAY? WAXAA DHACDAY IN TARTAN AY U GALAAN DHAMAAN DAWLAD IYO SHACAB, OO AH DAL JOOG IYO DEBAD JOOG SIDAY DALDALOOLADAAS U AWDI LAHAAYEEN. ILAAHAY KOR HAYDINKA DHIGO REER PUNTILAND. ISKU DUUBNI IYO DADAAL IYO INAAD GABDHIHIINA TALADA KA QAYB GELISAAN WAA BADHAADHE SIDAAD KU GAARI LAHAYDEEN. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤HAMBALYO😍 SOOMAALI OO DHAN BAAD KOR U QAADEEN HADAY TAASI HIRGASHO

  • @hibastarofficial9356
    @hibastarofficial9356 หลายเดือนก่อน +9

    Puntland waxay ugu baahi badantahay waa isbitaal casri ah haday isbitalkaas helaan waa guul wayn allaha ku guleeyo dr aadan

  • @mohammedabshir6331
    @mohammedabshir6331 หลายเดือนก่อน +12

    Mashallah- you have inspired a lot of us professionals to go back home and contribute- laascaanood iyo garowe waan so socda🏃🏾- somali forensic institute coming 🔜

  • @Somdoc
    @Somdoc 8 วันที่ผ่านมา

    Masha'Allah this is a much needed development in Puntland. Thank you Dr. Aadan.

  • @FutoXar
    @FutoXar หลายเดือนก่อน +14

    University kadhex dhis isbitaalkaga si dhalintu u dhaxlaan aqoontaada walaal mansha allah

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 หลายเดือนก่อน +7

    Masha Allah barakaAllah jamiican. We're very proud of you, Dr. Adam . Xafidaka Allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉

    • @faadumocali-yt9zp
      @faadumocali-yt9zp หลายเดือนก่อน

      👉👉👉👉👉👉👉❤❤WAXAY REER PUNTILAND HOROMAR U GAAREEN WAA DAD HABLOHOODA DHEGAYSTA.😍😍😍😍 WAXAAN SAAS U LEEYAHAY, WAXAAN AKHRIYEY GABADH HAYSTA SHAHAADADA HEERKA LABAAD OO KALKAALIYAYAASHA KANA SHAQAYSA USA ,AYAA BISHII SEPTEMBER WAXAY KA SOO WAR BIXISAY IN AY PUNTILAND U BAAHAN TAHAY ISBITAAL AY KAGA MAARAMAAN DADKEEDU ITOOBIYA, KENYA IYO INDIA QALAN SHUBATADA AH OO KII DURAY HELEBA INTUU XOOLIHIISA GADTO ISAGOO MAYD AH LAGA KEENAYO DAL SHISHEEYE. WAXAY SOODHIGTAY FACEBOOK GA QORAAL DHEER IYADA OO GUUBAANINAYSA. GABADHAASI WAXAY SHEEGTAY INAY ISBATAALO BADAN JIRAAN LAAKIIN AANAY DABOOLIN BAAHIDA AYNA TAHAY QOF KHIBRAD LEH OO DADKEEDA U NAXAYS. WAXAY SHEEGTAY INAY SI TABARUCAAD AH UGA SOO SHAQAYSAY ISBITAALKA GUUD EE DEGMADA EYL MUDA BIL AH AYNA JECLAYSATAY SHAQAALAHA LAAKIIN SHEEGTAY INAY HELAAN MEELA AY AQOONTOODA KU SII WATAAN IYO WAXYAABO BADAN OO FAAHFAHIN AH.
      MARKAA MAXAA DHACAY? WAXAA DHACDAY IN TARTAN AY U GALAAN DHAMAAN DAWLAD IYO SHACAB, OO AH DAL JOOG IYO DEBAD JOOG SIDAY DALDALOOLADAAS U AWDI LAHAAYEEN. ILAAHAY KOR HAYDINKA DHIGO REER PUNTILAND. ISKU DUUBNI IYO DADAAL IYO INAAD GABDHIHIINA TALADA KA QAYB GELISAAN WAA BADHAADHE SIDAAD KU GAARI LAHAYDEEN. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤HAMBALYO😍 SOOMAALI OO DHAN BAAD KOR U QAADEEN HADAY TAASI HIRGASHO

  • @dheemandhuubo
    @dheemandhuubo หลายเดือนก่อน +4

    Mashallah wan ku faraxsanahay isbital calamiya in garoowe naloo kaga furo dr cimri dheer iyo caafimaad allah haku siiyo

  • @abdulelmi1478
    @abdulelmi1478 หลายเดือนก่อน +8

    Ilaahay Dr ka waxan uga baryayaa inuu siiyo cimridheer oo uu dadka somaliyeed ee dhibka badan ka haysto xaga cafimadka in wax ka bedelo Alle ha ku guuleeyo amin

  • @AhmedAhmed-lv3xc
    @AhmedAhmed-lv3xc หลายเดือนก่อน +7

    Thank you, jisaa Allah khyr. Hereri iyo Dr Darmaan. Keep going

  • @AbdullahiAmaan
    @AbdullahiAmaan หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah waan bogaadinayaa dr Aadam dhalinyaradeena soomaaliyeed waxaynu ubaahanahay inaan qabyaalada iska dayno oo aan ku dayano dadka wanaagsan inta xuna aan iska qabano sidoo kale wariye abdisalaan hareeri waad ku mahadsan-tahay inaad mar walba xogo muhiim ah aad inoo-soo gudbiso 🎉

  • @hassanhusseinjama3237
    @hassanhusseinjama3237 หลายเดือนก่อน +8

    Mnsha alh dr darmaan eebe hku xafido waxn rajaynayaa hospitalkaas dadkena inuu wax bdan ka anfaco

  • @dalmar_bile
    @dalmar_bile หลายเดือนก่อน +3

    Dr. Maxamed Darmaan, waxaan ILAAHAY SWT u weydiinayaa inuu fududeeyo kuna garabgalo howshaa culus oo ah mashruuca isbitaalka ee uu gacanta ku hayo isga iyo howlwadeenada kale ee la-wada howsha. Isbitaalakaas oo wax badan ka qaban doona baahiyaha kala duwan ee caafimaad ee soomaalidu qabto. Soomaaliyeey Dr. Maxamed wuxuu mudanyahay ku dayasho si aynu dalkeena somalia kor ugu soo qaadno. Ma sha Allah

    • @hibodiiriye7692
      @hibodiiriye7692 หลายเดือนก่อน

      Amiin Amiin yaa ALLAAH

  • @hqaali9525
    @hqaali9525 หลายเดือนก่อน +4

    Maan shaa alaah waa wax
    qiimo leh oo aad u ajer badan
    Dr Darmaan ilaahay hakuu
    Fududeeyo amiiin ❤️❤️❤️❤️🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdullahisaidshire7710
    @abdullahisaidshire7710 27 วันที่ผ่านมา +3

    Masha Allah Dr adan barakalah

  • @WarsameYasinJamac
    @WarsameYasinJamac หลายเดือนก่อน +11

    Waaa mshruuc aad loogu baahnaa welcome Dr

  • @aliidrissyacin5629
    @aliidrissyacin5629 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah Guul iyan u rajeynaya mashruca wanaaga badan eed somali ugu gargaartey. Jazaka Allah

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud หลายเดือนก่อน +8

    Guul iyo gobonimo garoowe waa magaaladaydii aan ku soo koray wax ku bartay gambool secondary school kaga baxay guulayso Dr darmaan.

  • @abdallahartan4636
    @abdallahartan4636 หลายเดือนก่อน +3

    Masha'allah Eebbe ha barakeeyo shaqsi dareensan weeye Mas'uuliyadda bulshadiisa waana kaalin weyn oo buuxin ubahan

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 หลายเดือนก่อน +7

    Hereri jizaaka Allah kheyr for this program ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @nastehoclqani3240
    @nastehoclqani3240 หลายเดือนก่อน +3

    So guud dalkayga somalia waxan ugu rajaynaya guul
    Puntland aad baa looga baahna hospitals tayaleh horay socod ba inoo balana insha allah ❤️

  • @asmaibrahim9581
    @asmaibrahim9581 6 วันที่ผ่านมา

    الله يوفقهم لخير البلاد والعباد. نيتهم صالحة. أسأل الله العظيم رب العرش العظيم ان يوفقهم للخير والعمل الصالح

  • @habonahmed2645
    @habonahmed2645 หลายเดือนก่อน +5

    Waaw it’s very good to have a hospital in Somalia and thank so much and try you best

  • @bakarahmed10
    @bakarahmed10 หลายเดือนก่อน +7

    Dr aadan thank waxa aad kafiican tahay kuwa somalida ah ee maal kalinaayo wadamada shisheeye oo wadan kooda aan rabin

  • @Ahmedbulhan12
    @Ahmedbulhan12 หลายเดือนก่อน +3

    Dr Adam waxaad leedahay rajo qiimo wayn leh, alle hakuu fududeeyo arrimaha..

  • @hawaahmed70
    @hawaahmed70 หลายเดือนก่อน +2

    Dr Adam Darmaan ilaahow cimri dheer sii thank you so much Dr Adam

  • @countcryptonite
    @countcryptonite หลายเดือนก่อน +3

    Dr. Aadan waa dadaashay mashallah. Somalia hanoolato 🇸🇴🇸🇴

  • @Sport-Khayo
    @Sport-Khayo หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah alla ku barakeeyo Dr adam waxa badan ayaad u qabani kartaa dadkeena somaliyeed allahu ku barakeeyo

  • @ibrahimjibrile9606
    @ibrahimjibrile9606 หลายเดือนก่อน +5

    Mashallah. Barakallah.dr.adam

  • @hassan6692
    @hassan6692 หลายเดือนก่อน +6

    Mash allah shaqo fiican Dre. Waa in qurba joogta reer Puntlandd dadka kuwooda wax bartay dalkii ku laabtan oo si voluntary dalkii u dhiseen. Qof walba si shakhsi hadii uu isu xilsaaro wax badan buu qaban karaa.

    • @somaligirl8743
      @somaligirl8743 หลายเดือนก่อน

      Waa saas reer Puntlanders ugu liita somalida qurba jogta somalida deeganka ma malgaliyaan

  • @mohamedsaid5595
    @mohamedsaid5595 หลายเดือนก่อน +3

    Great interview keep going wariye hareeri ee haaye haaye

  • @fathiasaid6481
    @fathiasaid6481 18 วันที่ผ่านมา

    Mashallah may Allah help you achieve this project . You are such an inspiring person . There is no place like home. I wish there were lots of Somali people like you. ❤❤❤❤❤ Good luck dear Dr.

  • @Ibraahimgeedgale
    @Ibraahimgeedgale หลายเดือนก่อน +5

    Dhaqtarka aadbaan ugumahad celineynaa iyo hereri oonoo fududeeyey in aandaawanno mashaa allaah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊

  • @ashaahmed9002
    @ashaahmed9002 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallaah tabarakallaah raxamaan ilaahay haku xitiyo cimri dheer iyo cafimad ilaahay haku siiyo adigo kalena ilaahay ha noo badiyo isha allaah

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 หลายเดือนก่อน +6

    Dr Adam ilaahay ha iskugu kaa daro raxamada laba daarood, Adunyaa wal Akhiro.

  • @mulaxoahmed4672
    @mulaxoahmed4672 หลายเดือนก่อน +3

    Manshallah Illahay waxaan weydiistay caruurtena inay ku daydaan

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah Tabaraka Allah.
    Allow mid Ummada anfaca oo udhimriya kayeel

  • @osmannur9901
    @osmannur9901 หลายเดือนก่อน +2

    Guul ,Illaahey ha idin garabgalo.waa farxad aan la qiyaasi karin.Allaha ku xafido Dr.Aadan.

  • @Xilwa_Xaggi
    @Xilwa_Xaggi หลายเดือนก่อน +3

    Doctor Alaha ku xifdiyo soomaaliya way kuu baahan tahay welcome your country❤️

  • @MohammedAli-st4ip
    @MohammedAli-st4ip หลายเดือนก่อน +3

    Amazing project and much needed one, may Allah make it happen for us Ameen ya rab

  • @abdurahmanhersi8357
    @abdurahmanhersi8357 หลายเดือนก่อน +2

    Maashaa Allaah Allaha ku guuleeyo Dr Aadan wax weyn baad ummadda uga tageysaa

  • @AbdirihinMohamud
    @AbdirihinMohamud หลายเดือนก่อน

    M.a illaahay ha ku barakeeyo Dr darmaan, waxaa tusaale u tahay iyo dhiiranaan, bulsho badan oo aqoon yahan ah, doonayana inay dadkooda wax uqabtaan, illaahay ha ku garab galo Dr !

  • @mohamudaden3391
    @mohamudaden3391 หลายเดือนก่อน +6

    Dr adan welcome home and thanks allot

  • @hafsa5682
    @hafsa5682 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahay hakugu guuleeyo dre hawshaa bulshadaada u wado

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 หลายเดือนก่อน +1

    MASHALLAH, HE IS A VERY IMPRESSIVE AND VERY INTERESTING SOMALIA PERSON WITH GREAT AMBITION AND LEGACY MAY ALLAH BLESS HIM AND REWARD HIM FOR HIS GREAT AMBITION AND HIS DREAM COME REALITY THROUGH THE POWER OF ALLAH AND GRACE AND ALSO TO OUR GREAT JOURNALIST HARARI MEDIA

  • @SalaadoMaxamad-d9i
    @SalaadoMaxamad-d9i หลายเดือนก่อน +6

    Cunugaygaan keensanayaa school medical keenasaan suu dhakhtar unoqdo illaahoow igaarsii saan u oofiyo balantaan uqaaday cunugayga

  • @Reer-Guuraa
    @Reer-Guuraa หลายเดือนก่อน +9

    Cajiib fikrad aan inbadan maanka kuhayay ayaad noosoo waddaa nolosha alle hakuu waasiciyo adduunkaanna waa lagatagayaaye aakhiro baddalkeeda alle hakaaga dhigo mid aad ku raalli ahaato.

  • @hibodiiriye7692
    @hibodiiriye7692 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha ALLAAH wa fikir aqiro adunba ku canfici adiga iyo walindida familkaga ,somaliwayn dhaman

  • @hamdiyassin7992
    @hamdiyassin7992 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah waa warfarxad leh, waana dr aad u diyaarsan Allaha ku anfaco dadkeenii iyo wadankeenii

    • @faadumocali-yt9zp
      @faadumocali-yt9zp หลายเดือนก่อน

      👉👉👉👉👉👉👉❤❤WAXAY REER PUNTILAND HOROMAR U GAAREEN WAA DAD HABLOHOODA DHEGAYSTA.😍😍😍😍 WAXAAN SAAS U LEEYAHAY, WAXAAN AKHRIYEY GABADH HAYSTA SHAHAADADA HEERKA LABAAD OO KALKAALIYAYAASHA KANA SHAQAYSA USA ,AYAA BISHII SEPTEMBER WAXAY KA SOO WAR BIXISAY IN AY PUNTILAND U BAAHAN TAHAY ISBITAAL AY KAGA MAARAMAAN DADKEEDU ITOOBIYA, KENYA IYO INDIA QALAN SHUBATADA AH OO KII DURAY HELEBA INTUU XOOLIHIISA GADTO ISAGOO MAYD AH LAGA KEENAYO DAL SHISHEEYE. WAXAY SOODHIGTAY FACEBOOK GA QORAAL DHEER IYADA OO GUUBAANINAYSA. GABADHAASI WAXAY SHEEGTAY INAY ISBATAALO BADAN JIRAAN LAAKIIN AANAY DABOOLIN BAAHIDA AYNA TAHAY QOF KHIBRAD LEH OO DADKEEDA U NAXAYS. WAXAY SHEEGTAY INAY SI TABARUCAAD AH UGA SOO SHAQAYSAY ISBITAALKA GUUD EE DEGMADA EYL MUDA BIL AH AYNA JECLAYSATAY SHAQAALAHA LAAKIIN SHEEGTAY INAY HELAAN MEELA AY AQOONTOODA KU SII WATAAN IYO WAXYAABO BADAN OO FAAHFAHIN AH.
      MARKAA MAXAA DHACAY? WAXAA DHACDAY IN TARTAN AY U GALAAN DHAMAAN DAWLAD IYO SHACAB, OO AH DAL JOOG IYO DEBAD JOOG SIDAY DALDALOOLADAAS U AWDI LAHAAYEEN. ILAAHAY KOR HAYDINKA DHIGO REER PUNTILAND. ISKU DUUBNI IYO DADAAL IYO INAAD GABDHIHIINA TALADA KA QAYB GELISAAN WAA BADHAADHE SIDAAD KU GAARI LAHAYDEEN. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤HAMBALYO😍 SOOMAALI OO DHAN BAAD KOR U QAADEEN HADAY TAASI HIRGASHO

  • @Xaswawa-rz2et
    @Xaswawa-rz2et หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allah. May Allah bless the doctor and his Family.
    May Allah bless the late his mother too!

  • @drtimir
    @drtimir หลายเดือนก่อน +1

    Dr adam shaqadan ilaahay hakugu guuleeyo ee ka dhabee adiga iyo team kaagu

  • @PuntlandFirstCreator
    @PuntlandFirstCreator หลายเดือนก่อน +4

    Guul Iyo Gobanimo Puntland!!! ❤❤

  • @mohamedomar-n7h
    @mohamedomar-n7h หลายเดือนก่อน +2

    Dr Darman
    Waxaa tahay ninka kaliya ee meel fog wax ka arkey.
    Ahna nin jecel dadka soomaliyeed aad ka dhalatay inay u baahi qabaan.
    Hospital weyn oo tayo leh
    Alle hakugu fuuleeyo
    Cimrigana Allah hakuu barakeeyo kuwa adoo kale ahna bulshada alla haka dhaliyo adeeg wngsn baad wadaa guuleyso ugu danbeyntii intaa aan kor ku soo sheegey
    (Ilaah baa ku mahadsan kugu
    Dhaliyey )
    C/salaan Harrari thanks

  • @ilovemyself2860
    @ilovemyself2860 หลายเดือนก่อน +2

    Run ahaantii waa nin damiirkiisa wali noolyahay. Guuleyso Dr Adan

  • @maaanoosman4313
    @maaanoosman4313 หลายเดือนก่อน +5

    Mashallah allaha ufududeeyo shaqadaan balaaran waa dr karti badan oo hada inuu dad kiisa wax u qabto dadkiisa soomaaliyeed

  • @Mascudnaaz97
    @Mascudnaaz97 หลายเดือนก่อน +5

    Garowe Puntland hormar wacan 🌎🌎🌎

  • @Akhyaar142
    @Akhyaar142 หลายเดือนก่อน +5

    Welcme Somalia gaar ahan casimada Puntland e Garowe❤

  • @abdisalandirir3424
    @abdisalandirir3424 หลายเดือนก่อน +2

    Great interview keep going legendary Hareri🎉

  • @abdirahmanrashiid8227
    @abdirahmanrashiid8227 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa Allah Ilahow riyadaas rumee

  • @faizahussein2366
    @faizahussein2366 หลายเดือนก่อน +1

    Alxamdulilaah inaan aragno Nin soomaaliya oo umadiisa u fakaraya Allaha noo kaa barakeeyo adigoo kale Allaha noo badiyo Amiin🤲🏻

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 หลายเดือนก่อน +2

    Jizaakumu Allah kheyr dhamaantiin.❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @amb2524
    @amb2524 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah deegankan Puntland dadba iska maagaya lkn 20 sano ee socoda dowlad madax banan ama casimada Somalia aya laga filan karaa😎

  • @MaxamudAhmed-l3b
    @MaxamudAhmed-l3b หลายเดือนก่อน

    Dr adan cimri dheer cafimaad wax wayn baa umada u qabatay somaliyeed❤

  • @abdirahmanguddiabdirahman7068
    @abdirahmanguddiabdirahman7068 หลายเดือนก่อน +1

    Dr Allah ha ku xifddiyo mashruucana ha kuu dhib yareeyo in badan oo adookale ah eebe soomaali ha siiyo aakhirana allah jannada haku geeyo
    Wax la qabto kii u wacnaa ayaad wadaa
    Mahadsanid

  • @KhadroMahamoud
    @KhadroMahamoud หลายเดือนก่อน +2

    MashaAllah waa guul ilahay hana tuso somalia oo mashrucas laga hirgeliyay ❤❤❤❤❤❤ garowe

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax หลายเดือนก่อน +5

    masha Allah ♥ ❤ 👌

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 หลายเดือนก่อน +2

    Alle Ha u Fudaydiyo Hamigiisa Dr Adan Somalina Markhaati bay kaaga noqon dontaa Wanaagaga

  • @husseinomar769
    @husseinomar769 หลายเดือนก่อน +4

    Maansha allaa
    Alle haku fududeeye

  • @Cristianocr7-j5l
    @Cristianocr7-j5l หลายเดือนก่อน +3

    I am deeply pleased to hear about that. I feel it is essential to give back to our community. I extend my heartfelt gratitude to the doctor and sincerely pray to Allah to ease his efforts to implement this huge project.

  • @MrCiidaale123
    @MrCiidaale123 หลายเดือนก่อน +7

    Masha Allah

  • @saleemanmaxamuudjihaaye6800
    @saleemanmaxamuudjihaaye6800 หลายเดือนก่อน +1

    Dr❤Adam alaah haku xafido ❤amiin ❤❤❤

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 หลายเดือนก่อน +4

    Thanks my brother

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤

  • @hibodiiriye7692
    @hibodiiriye7692 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha ALLAAH DR adiga iyo walidkagaba mansha ALLAAH

  • @ibrahimjibrile9606
    @ibrahimjibrile9606 หลายเดือนก่อน +5

    Haaye haaye haaye.true soomaali journalist.

  • @siyaadbaban6151
    @siyaadbaban6151 หลายเดือนก่อน +4

    Guulayso hareri❤

  • @CadeGude
    @CadeGude หลายเดือนก่อน +10

    Hereri dhaliinyaradu wax haka
    Barteen inta qabyaalada iska
    Daayaan
    Wax somali ka sokeeya isuma nihin lkn wuxuu iigu jiraa
    10 qof oo aan rabo inaan u abaalgudo adeega ay bulshada
    Uhayaan
    Nasiib uma helin magaaladaan
    Maraykan ka joogo mar uu yimi

  • @mohanhussein4540
    @mohanhussein4540 หลายเดือนก่อน +4

    Dadka aqooonta leh Wa dad wada vision ah somali badan wada sidaa ah way jirtaa Lkn dadka somalida ayaan garanayn Waxa lala donayo 🫡

  • @dr.fatimamohamed6429
    @dr.fatimamohamed6429 หลายเดือนก่อน

    Illahay haka ajar siiyo Dr....

  • @axmedjihaad7747
    @axmedjihaad7747 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allaah Tabaarak Hambalyo Hereri iyo Dr Darmaan

  • @ahmedhersi4025
    @ahmedhersi4025 หลายเดือนก่อน

    Illaahay hakugu guuleeyo dr darmaan mashruucaa waxtarka umada soomaaliyeed uleh mahadsanid sidoikale waxaan u mahadcelinayaa suxufiga wayn cabdisalaan hereri

  • @OmarHassan-n7j
    @OmarHassan-n7j หลายเดือนก่อน +4

    Dr adan kalmada ku jeclahay wa alle mahadsan ty u

    • @faadumocali-yt9zp
      @faadumocali-yt9zp หลายเดือนก่อน +1

      NINKAAN WAA NIN EHELU DIIN AH, GEESI AH HAYSTANA SHAHAADOOYIN BADAY.

  • @kamarmohamedhaji6743
    @kamarmohamedhaji6743 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah!! May Allah protect you brother

  • @abdirashiidjama9925
    @abdirashiidjama9925 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah ilaahey ha u fududeyo waa wax Lagu farxo

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 หลายเดือนก่อน +3

    Allahumaa barik, we’re so proud of you.

  • @ikranroobleali451
    @ikranroobleali451 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah mahadsanid dr Adam.♥️

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน

    Allaha hirgaliyo hamiga
    Dr sharmaan iyo teemkiisa
    Dabcan
    Dhaqaatiir, Kalkaaliyaal iyo technical
    Takhasus kala duwan leh iyo Qalbkii u dambeeyey ayaa ka howlgali doono
    Waana laga kaaftoomi
    Doona
    India,
    Turkiga,
    Maleyzia
    Kenya,
    Iyo Itoobiya
    Inshaa Allaahu.

  • @hassanabdirahmanabdi2501
    @hassanabdirahmanabdi2501 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah, Great Dream and May Allah Make it Happen.

  • @arooryo7463
    @arooryo7463 หลายเดือนก่อน +2

    Somalia waa ubaahan tahay mashaariic waa wayn oo somalida haqabtirta, dariskana soo aadi karaan.
    Somalidu waa dad dadaal badan lkn markasta hormuud ayeey ubaahan yihiin.
    Waxaan rajeynayaa in mashrucaan guulaysto, ganacsato iyo aqoon yahano badanna ay ku daysan doonaan wax wanaagsanna dalka kusoo kordhin doonaan

  • @Fridayhunter.
    @Fridayhunter. หลายเดือนก่อน +2

    This video has to go viral .

  • @qamarmaxaad8270
    @qamarmaxaad8270 หลายเดือนก่อน +1

    Masha'allah beautiful projects 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @PuntlandFirstCreator
    @PuntlandFirstCreator หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Dhaqtarkeena. Waanu Kusugeeynaa Ee Soo Dheereey ❤❤❤

  • @Cabdullaahi2018
    @Cabdullaahi2018 หลายเดือนก่อน +1

    Mashruucaan aad baa loogu baahan yahay in uu guulaysto baan rajayn idinka Eebbe. Waa hubaal in laga faa'iidayo adna aad ka faa'iidaysi.