Baqtiga Hawiye waa nala cunee maxaa loo takoori waayay?!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @aestheticmoods4257
    @aestheticmoods4257 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mash Allah. Good topics. Soomaali waa hal qoys..haddaan Abgaal nahay Madhibaan iyo Maxamuud Gorgaate, waa walaalaheen.

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 4 วันที่ผ่านมา +5

    Culumadda Hawiye Waa inee guursadaan Gabooye si Beentaan Hawiye Iyo Daarood iskugu sheekeeyeen u dhamaadaan

    • @HalimoJusuf
      @HalimoJusuf วันที่ผ่านมา +1

      Daarood maxaa meesha gabooye idinku idinla dhashay

  • @muriidimohamed1522
    @muriidimohamed1522 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah Wallaahi waxa an Hubaa in Somali Dambi weyn Ay ka gashay walaalahood.

  • @maxamedahmed2690
    @maxamedahmed2690 3 วันที่ผ่านมา +1

    MashaAllaah waa caalim odeygaan

  • @kaalintechnology
    @kaalintechnology 5 วันที่ผ่านมา +3

    Inaba caadi maaha. Sifiican ayuu u gar dhigtay!

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 4 วันที่ผ่านมา +2

    Somali ha u gar dhigto haduu guuleeysto Magaca MIDGAAN halaga badalo

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 4 วันที่ผ่านมา +2

    Ninkaan wuu gar dhigtee halaga gar baxo Soomaaliyee?

    • @hagimohamoud6653
      @hagimohamoud6653 2 วันที่ผ่านมา +1

      Dad diin iyo caqli leh aa loo gardhigtaa ee doqomo is dila oo ayagaba is neceb maxey gar ka yaqanan.

  • @mohomedhaasancade
    @mohomedhaasancade 4 วันที่ผ่านมา +2

    Runtu dadku weey ka nixisaa

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 4 วันที่ผ่านมา +1

    Arintaan Waa in Somali la soo dhex dhigaa. Hassan Sheikh Iyo waxa la joogo hala weeydiiyo. Walaahi hadal weeyn uu la yimid Waa in uu gar dhigtaa

  • @ahmeddini9519
    @ahmeddini9519 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadkan dalka halooga dambeeyo waa runtiis inaas uu sheegay (hiranboy)

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 4 วันที่ผ่านมา +1

    War heedhe sheekada bakhti cunku waa been ma dhibaana taariikh ka fac weyn tan somalida kale oo dhan bay lee yihiine soo saara hadaad weydaana anigaa idiin tilmaamayee ila soo xiriira ,

  • @MaxamedSheeqnuur2024
    @MaxamedSheeqnuur2024 2 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @frank77w
    @frank77w 3 วันที่ผ่านมา

    Ilkaha cadayo cid kale waxba ha usheegine