LT7FU - لتعارفو
LT7FU - لتعارفو
  • 415
  • 670 419

วีดีโอ

Wax ka ogow Macdanta laga gurtay Buurhakaba iyo Ballidoogle inta u dhaxaysa
มุมมอง 1052 หลายเดือนก่อน
Wax ka ogow Macdanta laga gurtay Buurhakaba iyo Ballidoogle inta u dhaxaysa
Beeralaydii shalay oo Barakacayaasha Muqdisho kamid ah maanta
มุมมอง 612 หลายเดือนก่อน
Beeralaydii shalay oo Barakacayaasha Muqdisho kamid ah maanta
Soomaalida waxaa dunida looga yaqaan Bilaad wax isii ama dadka tuugsada - Richard Burton
มุมมอง 1812 หลายเดือนก่อน
Qoraaga Buugga Heystaha Qatan, Maxamed Dhoorre ayaa Barnaamijka marti noogu ah.
Magacyada Qabillada 10-kii Wadaad ee Keli-taliye Maxamed Siyaad Barre uu toogtay!
มุมมอง 2.5K2 หลายเดือนก่อน
Magacyada Qabillada 10-kii Wadaad ee Keli-taliye Maxamed Siyaad Barre uu toogtay!
Yuu Maxamed Siyaad Barre kala jeeday Wadaadxume?
มุมมอง 1.3K2 หลายเดือนก่อน
Muxuu MSBarre Culumadii kahor timid ugu tilmaamay Wadaadxume ama Wadaadxumayaal?
Magacyada Qabiillada uu hubka isugu dhiibay Keli-taliye Maxamed Siyaad Barre
มุมมอง 2.6K2 หลายเดือนก่อน
Sababihii Burburiyay Dowladdii Kacaanka ee Keli-taliye Maxamed Siyaad Barre
Hadalkii ugu dambeeyey oo Shiikh Sandaani ka yiri Soomaalida iyo Kaalintooda Islaamka.
มุมมอง 1.2K2 หลายเดือนก่อน
Hadalkii ugu dambeeyey oo Shiikh Sandaani ka yiri Soomaalida iyo Kaalintooda Islaamka.
Taariikhda Sheekhii Daawada Cudurka HIV/AIDS-ka ka dhex helay Qur'anka Kariimka!
มุมมอง 1.3K3 หลายเดือนก่อน
Taariikhda Sheekhii Daawada Cudurka HIV AIDS-ka ka dhex helay Qur'anka Kariimka!
Dooddii dhex martay Maxamed Siyaad Barre iyo Sheekh Maxamed Macalin
มุมมอง 4.3K3 หลายเดือนก่อน
Dooddii dhex martay Maxamed Siyaad Barre iyo Sheekh Maxamed Macalin
Sheekh Cali Wajiis oo Shirib ka tiriyay Qabyaaladdii Siyaad Barre uu dalka ku dhaqi jiray!
มุมมอง 2.8K3 หลายเดือนก่อน
Sheekh Cali Wajiis oo Shirib ka tiriyay Qabyaaladdii Siyaad Barre uu dalka ku dhaqi jiray!
Kacaanka wuxuu halis ku ahaa dhaqanka iyo diinta Islaamka MSBarre na sumcad fiican kuma dhex lahayn
มุมมอง 5103 หลายเดือนก่อน
Kacaanka wuxuu halis ku ahaa dhaqanka iyo diinta Islaamka MSBarre na sumcad fiican kuma dhex lahayn
Yurub Xadaarad kama jirin markay Soomaaliya Xadaaradda lahayd London iyo Paris way dansanaayeen...
มุมมอง 1573 หลายเดือนก่อน
Yurub Xadaarad kama jirin markay Soomaaliya Xadaaradda lahayd London iyo Paris way dansanaayeen laakiin Muqdisho Nal baa ka shidnaa!
Qabiil aan isla Qabweyneyn Soomaali kuma jiro xattaa Reer Xamarka
มุมมอง 9833 หลายเดือนก่อน
Qabiil aan isla Qabweyneyn Soomaali kuma jiro xattaa Reer Xamarka
Gabayadii Sayidka iyo Timacadde ayuu SIYAAD Barre kusoo koobay Halgankii Soomaalida..
มุมมอง 2.8K3 หลายเดือนก่อน
Gabayadii Sayidka, Salaan Carabeey iyo Timacadde ayuu Kacaanku kusoo koobay Halgankii Soomaalida..
Qof aan Muslim ahayn Soomaali ma noqon karaa?
มุมมอง 1913 หลายเดือนก่อน
Qof aan Muslim ahayn Soomaali ma noqon karaa?
Jareerka Uganda iyo Jareerka Soomaaliga ma dhalasho ayaa ka dhaxaysa?
มุมมอง 8463 หลายเดือนก่อน
Jareerka Uganda iyo Jareerka Soomaaliga ma dhalasho ayaa ka dhaxaysa?
Sheekha Abgaal ee Dariiqada Axmadiyada ugu weyn
มุมมอง 4733 หลายเดือนก่อน
Sheekha Abgaal ee Dariiqada Axmadiyada ugu weyn
Taariikhda Sheekhii Habargidir ee Boqolsoon
มุมมอง 3513 หลายเดือนก่อน
Taariikhda Sheekhii Habargidir ee Boqolsoon
Sheekhii Surre ee Sheekh Ibraahim Suuleey
มุมมอง 2013 หลายเดือนก่อน
Sheekhii Surre ee Sheekh Ibraahim Suuleey
Taariikhda Sheekhii Asharaaf ee Shariif Cabdinuur
มุมมอง 1753 หลายเดือนก่อน
Taariikhda Sheekhii Asharaaf ee Shariif Cabdinuur
Sheekha Abgaal ee Dugsiyada Qur'anka ugu badan ku baahiyay Soomaaliya
มุมมอง 1.4K3 หลายเดือนก่อน
Sheekha Abgaal ee Dugsiyada Qur'anka ugu badan ku baahiyay Soomaaliya
Sheekhii diiday inuu ka dhex baxo Fisqigii Xamar ka jiray ee Qabrigiisu ku yaalo Villa Somalia
มุมมอง 1.3K3 หลายเดือนก่อน
Sheekhii diiday inuu ka dhex baxo Fisqigii Xamar ka jiray ee Qabrigiisu ku yaalo Villa Somalia
Sheekhii Mareexaan ee Radio Muqdisho Tafsiirka Qur'anka ka aqrin jiray
มุมมอง 5554 หลายเดือนก่อน
Sheekhii Mareexaan ee Radio Muqdisho Tafsiirka Qur'anka ka aqrin jiray
Sheekhii Dariiqadda Qaadiriya ku baahiyay Koofurta Soomaaliya ilaa Dalka Muzambiig
มุมมอง 1484 หลายเดือนก่อน
Sheekhii Dariiqadda Qaadiriya ku baahiyay Koofurta Soomaaliya ilaa Dalka Muzambiig
Qabiilladii shalay Sarreeyey ee maanta Hooseeya Siyaasad ahaan
มุมมอง 7934 หลายเดือนก่อน
Qabiilladii shalay Sarreeyey ee maanta Hooseeya Siyaasad ahaan
Sheekhii Xawaadle ee Aabbaha u ahaa Baraaruga Islaamka ee Soomaaliya
มุมมอง 1424 หลายเดือนก่อน
Sheekhii Xawaadle ee Aabbaha u ahaa Baraaruga Islaamka ee Soomaaliya
Sheekhii Ogaadeen ee kamid noqday Maxaabiistii qasabka loogu dhisay Kaniisaddii Xamar ee Talyaaniga
มุมมอง 2294 หลายเดือนก่อน
Sheekhii Ogaadeen ee kamid noqday Maxaabiistii qasabka loogu dhisay Kaniisaddii Xamar ee Talyaaniga
Sheekhii Raxanweyn ee Cilmigiisu gaaray Caalamul Islaam ee mar xaaskiisa laga fasaqay!
มุมมอง 1904 หลายเดือนก่อน
Sheekhii Raxanweyn ee Cilmigiisu gaaray Caalamul Islaam ee mar xaaskiisa laga fasaqay!
Kumuu ahaa Geeddi Baabow ama Geeddi Shaambow?
มุมมอง 8594 หลายเดือนก่อน
Kumuu ahaa Geeddi Baabow ama Geeddi Shaambow?

ความคิดเห็น

  • @MohamedAtore
    @MohamedAtore วันที่ผ่านมา

    HawiyuHu waa urur isku Tagy una Midoobay suu daarood uLa TarTamoH

  • @ahmedrainfall_umii_1
    @ahmedrainfall_umii_1 2 วันที่ผ่านมา

    Yaa dega Seylac horta❤Samaroon, Maxamed Case, Abrayn🙏

  • @AbdirashiidMadeey
    @AbdirashiidMadeey 3 วันที่ผ่านมา

    Ceyr iyo Gedfade yaa badan

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 3 วันที่ผ่านมา

    WALLAAHI NINKANI WAA BEENAALE AAYADDANA SI QALDAN AYUU U ADEEGSADEY❤😂

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 3 วันที่ผ่านมา

    WAA XAARAAM DADKA ILAAHAY ABUURO CIDDI UU YAHAY WAA IN LOO DAAYAA OO LAGU IXTIRAAMAA❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @fesalsadad7924
    @fesalsadad7924 4 วันที่ผ่านมา

    Beryahan waxaan arkayey Axmed gurey oo cidwaba sheganayso. Maxaa u kordhaya cidaha shegta. Waxaan hubaa maqaamkii uu lahaa axmed guray goos baa loo dhigay madaama magacii weynaa ee somalinimada lagaala cararayo oo loo nisbaynayo qabiil yar. Xishooda U daya somalinimo. Cudur baas baa haya dad kan . Axmed guray waa nin somali ah

  • @HawoAdamMohamed
    @HawoAdamMohamed 9 วันที่ผ่านมา

    Hariin deeqle ❤❤❤

  • @abdiwahidahmed5355
    @abdiwahidahmed5355 9 วันที่ผ่านมา

    goobroonta afgooye suldaankooda waaa dhaxal

  • @abdiwahidahmed5355
    @abdiwahidahmed5355 9 วันที่ผ่านมา

    xageed ku dhaafteen goobroonta afgooye

  • @NasiyoNasiyo-ls6tp
    @NasiyoNasiyo-ls6tp 10 วันที่ผ่านมา

    Waliba ganacsiga taqaano

  • @cirsankayeer7464
    @cirsankayeer7464 11 วันที่ผ่านมา

    axmad guray wasomali lakin cida uu kaso jeedo wa gadabuursi makador maxamad case abrayn jilibka rer axmad shabeel kuna dhashay g awdal

  • @ḞÄŔĎÖẄṨÖ-k4
    @ḞÄŔĎÖẄṨÖ-k4 11 วันที่ผ่านมา

    My dhiga

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 11 วันที่ผ่านมา

    Wllhi udejen wa berkeyga from abgal wacbudhan daud gangs,,✊🚬💨😊

  • @user-mk7hs6rb5s
    @user-mk7hs6rb5s 12 วันที่ผ่านมา

    Sagaal eyle ayaa kataktay😂

  • @user-nd8ef2pq7r
    @user-nd8ef2pq7r 12 วันที่ผ่านมา

    Dhigeyga wa garjante gardhere samale ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Jawahir088
    @Jawahir088 12 วันที่ผ่านมา

    Aniga ah naag shiikhaal ah martiile hiraab hawiye

  • @crxmaanaxmed700
    @crxmaanaxmed700 12 วันที่ผ่านมา

    Axmed guray wa nin majertena xligi saldanadi werarka amxarada bu galyy wuxuna ku asan yhy dhulka udhaxeya putland iyo ssc khatumo😢

  • @geesiweyn5873
    @geesiweyn5873 13 วันที่ผ่านมา

    Heledi dhiigayga waye alx❤

  • @user-ir5qr2bn7v
    @user-ir5qr2bn7v 13 วันที่ผ่านมา

    Adeero manookeentid buuga abtireska reer aw xaasan asekoo ah seecad iyo nuur ilaa iyo cali bino abeedhalb hor wan owo de karaa

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8h 13 วันที่ผ่านมา

    OgAdeen not harti

  • @sacdiyonafta8623
    @sacdiyonafta8623 14 วันที่ผ่านมา

    Waa i kanaa waxn ahay waaqle❤❤

  • @HanadCumar-ui1ec
    @HanadCumar-ui1ec 14 วันที่ผ่านมา

    buuga uu hayo magacis ?

    • @lt7fu-892
      @lt7fu-892 9 วันที่ผ่านมา

      Keydka Taariikhda Soomaaliya

  • @BaariCabdi-r6t
    @BaariCabdi-r6t 15 วันที่ผ่านมา

    Marehanimo

  • @user-qf6ri5di3g
    @user-qf6ri5di3g 15 วันที่ผ่านมา

    Ana ciise madobe ❤❤❤❤

  • @sucadoahmed3387
    @sucadoahmed3387 18 วันที่ผ่านมา

    Geelidle wa dad wanagsan waxan Isla dagi jirnay dagmada salagle ee g jubada dexe ❤

  • @Kaafidheere-p2r
    @Kaafidheere-p2r 19 วันที่ผ่านมา

    Ayyyyyyy

  • @axmedxayoow7.
    @axmedxayoow7. 19 วันที่ผ่านมา

    Geeloos❤😊

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 20 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah adeer somalinimo naga badan❤❤

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 21 วันที่ผ่านมา

    QABYAALADA QURUNKA AH WAX FAAIDO AH MALEH, AAN QASAARO IYO DHIBAATO IYO CADAAB AAKHERO AHAYN. QABYAALADA MA AHAN IN SOOMAALIDA DHEXDOODA KALAQAYBSAMAAN IYO (17 Madaxweyneyaal iyo RWyaal) EE WAXAA WEYAAN OOKELIYA IN DADKA ADUUNKA KUNOOL ISGARTAAN, YAA ASHIA AH, YAA AFRIKAAN AH, YAA CARAB AH, IYO YAA CADAAN AH. INTAAS AYAA LAGAWADA QABYAALADA… ….SOOMAALIDA WAXAY SIQALDAN WAXAY UFAHMEEN OO CARABTA USHEEGEEN IN QABYAALADA AYTAHAY…LABADII ISKU HOOYO AH OO KALA AABE AH AYAA KALAQABIIL AH…..DHEXDOODAN ISDILAAN LABADII WALAALO…AMA LABADII ISKU ABTI AH OO ISNECEB KADIB ISDILAAN QABYAALADDA AWGEED. …JOOJIYA QABAYAALADA IYO QURUNKIISA, WAA JAAHILNIMO SOOMAALIDA IYO CARABTA LACAGTA LEH KUHAREEN……BALSE CARABTA WAXAY NAGA FIICANYIHIIN ISMADILAAN DHEXDOODA, WADANKOODANA DHISAAN SIWADAJIR AH. ……..JAAHILNIMO WAXAA LOOGABIXIKARA WAA WAX BARTA OO QABYAALADDA QURUNKA AH IYO JAAHILNIMADA KATAGA, OO WADDANKA DHISA IDINKO SIWADAJIR AH…. ……WAXAA HADDA LAJOOGA WAA (2024….) XAGEE QABYAALADA IYO QURUNKIISA UWADAAN ???🤔. ….MUSTAQBALKA AMA GENERATIONKA CUSUB WAA IN QABYAALADA QURUNKA AH LAGAJOOJIYO OO MIDNIMADA SOOMAALIYEED LABARO, WAA HADAAD WAX FAHMEYSAAN OO HORUMAR ADUUN IYO DAMBIDHAAF AAKHERO RABTAAN. MAHADSANIDIIN

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 21 วันที่ผ่านมา

    QABYAALADA QURUNKA AH WAX FAAIDO AH MALEH, AAN QASAARO IYO DHIBAATO AHAYN. QABYAALADA MA AHAN IN SOOMAALIDA DHEXDOODA KALAQAYBSAMAAN EE WAXAA WEYAAN IN DADKA ADUUNKA KUNOOL ISGARTAAN, YAA ASIA AH, YAA AFRIKAAN AH, YAA CARAB AH, IYO YAA CADAAN AH. INTAAS AYAA LAGAWADA QABYAALADA… ….SOOMAALIDA WAXAY SIQALDAN WAXAY UFAHMEEN OO CARABTA USHEEGEEN IN QABYAALADA AYTAHAY…LABADII ISKU HOOYO AH OO KALA AABE AH AYAA KALAQABIIL AH…..DHEXDOODAN ISDILAAN LABADII WALAALO…AMA LABADII ISKU ABTI AH OO ISNECEB KADIB ISDILAAN QABYAALADDA AWGEED. JOOJIYA QABAYAALADA IYO QURUNKIISA, WAA JAAHILNIMO SOOMAALIDA IYO CARABTA LACAGTA LEH KUHAREEN……BALSE CARABTA WAXAY NAGA FIICANYIHIIN ISMADILAAN DHEXDOODA. JAAHILNOMO WAXAA LOOGABIXIKARA WAA WAX BARTA OO QABYAALADDA QURUNKA AH IYO JAAHILNIMADA KATAGA, OO WADDANKA DHISA IDINKO SIWADAJIR AH…. WAXAA LAJOOGA WAA (2024….) XAGEE QABYAALADA IYO QURUNKIISA UWADAAN ???🤔. JENERATIONKA CUSUB WAA IN QABYAALADA QURUNKA AH LAGAJOOJIYO OO MIDNIMADA SOOMAALIYEED LABARO, WAA HADAAD HORUMAR ADUUN IYO AAKHERO RABTAAN. MAHADSANIDIIN

  • @saahilsanaag7940
    @saahilsanaag7940 21 วันที่ผ่านมา

    Digil Wye Ee Mirifle Maha

  • @mohamedhussein1332
    @mohamedhussein1332 21 วันที่ผ่านมา

    Waa miman isaaqa meeshana waxay yimaadeen dagaldii daraawiishta dadkii ka sooqaxay waxaba tirada ha kubadsanina

  • @Beastman.5689
    @Beastman.5689 21 วันที่ผ่านมา

    Ugas iyo wabar keeba weyn

  • @SadiiqCabdirashiid-cf4jq
    @SadiiqCabdirashiid-cf4jq 22 วันที่ผ่านมา

    Axmed guray wanin asara❤oocaraba

  • @AbdirahmanAbaas-qk2wg
    @AbdirahmanAbaas-qk2wg 25 วันที่ผ่านมา

    Boqoratoydii galadi ❤❤❤❤

  • @Shuhuura
    @Shuhuura 27 วันที่ผ่านมา

    Oo hawiye goormu dagay Gobolada awdal iyo siti dhulkaa waqooyiga uu sheegayo waa dhul samaroo iyo ciise. Midakale Ahmad guray Zaylac ayuu ka soo jeeda oo waa nin Samaroon ah. Buuga futuux al xabash waxaa ku qoraan inuu qabiilka hawiye uu ku soo biiray ciidamada ahmad guray waa gii dagaalka, marka hadii uu ka dhashay hawiyee sow islama joogeen Hal deegaan maxay safar uguu imaadeen . Wax caqli gala ah aya laguu hadlaa.

  • @FartuunAbdi-ko9pw
    @FartuunAbdi-ko9pw 28 วันที่ผ่านมา

    From reerage❤

  • @Shide77
    @Shide77 28 วันที่ผ่านมา

    Bartire Jidwaaq❤❤❤

  • @user-pw7jv9zz9x
    @user-pw7jv9zz9x 28 วันที่ผ่านมา

    Galadi ❤❤❤

  • @Aweysaxmedcali
    @Aweysaxmedcali 29 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkk Axmed guurey abgaal ayuu ahaa

  • @Aweysaxmedcali
    @Aweysaxmedcali 29 วันที่ผ่านมา

    Axmed bin Qaasi kkkk magaacansomali maa ahaa yaalaxow rooblee raadiyaa

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s 29 วันที่ผ่านมา

    Buug Amxariga ku Qoran ayaa jira. In uu Axmad Gurey Karanleh Yahyay.✍️3&9.

  • @ahmedqumbe3644
    @ahmedqumbe3644 หลายเดือนก่อน

    Carabnimada iyo islaaminada shaqa iskuma leh, carab badan baa gaalo ah, dadka lasoo kiraystay waa noocaan oo kale.

  • @binabeidsalim6380
    @binabeidsalim6380 หลายเดือนก่อน

    Iska hadal wax aad og tahay maleh

  • @Abdiqaadirsayidali89
    @Abdiqaadirsayidali89 หลายเดือนก่อน

    Gardheere samaale 🦁🇸🇴🤍

  • @Abdiqaadirsayidali89
    @Abdiqaadirsayidali89 หลายเดือนก่อน

    Gardheere samaale ha noolado From Garjante gardheere samaale 🇸🇴🦁🤍

  • @Abdiqaadirsayidali89
    @Abdiqaadirsayidali89 หลายเดือนก่อน

    Garjante gardheere samaale ❤

  • @mohammedamiin9761
    @mohammedamiin9761 หลายเดือนก่อน

    Sagaal aw caleemo ii fahan sii ma shantaleemo baa?

  • @tahahassan3969
    @tahahassan3969 หลายเดือนก่อน

    th-cam.com/video/UdrD9wchb6I/w-d-xo.htmlsi=8DYAAit6ssFXTREY

  • @ibrahimrascidabdulfattah258
    @ibrahimrascidabdulfattah258 หลายเดือนก่อน

    Asc. Ader Imaam Axmed Ibrahim Garan(Gareen) sidaas ayaa ku qoran Buugaagt oo dhan shkina kuma jiro in uu Boqortooyada Ajuran ka soojeedo.