"IN BADAN BAA UTUM,O AAD GASHEEN, AAN CIDI IS WEYDIINE DAAROOD ILAWSANI HADUU MAALMO KUGU

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น •

  • @osmanabdulle6539
    @osmanabdulle6539 ปีที่แล้ว +2

    Woow mashaa Allah,waa gabey meela badan taabtey.👍

  • @khadraadan5027
    @khadraadan5027 ปีที่แล้ว

    Carbashkii daarood lagu yiqiinay dheh . Geesi darwiish ah 🇸🇴🇸🇴🌹🐎🐎🐎🐎

  • @farhiyahassan3648
    @farhiyahassan3648 ปีที่แล้ว +5

    Maanshallah 💙🇸🇴⭐️⭐️⭐️🇸🇴💙

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 ปีที่แล้ว +1

    MAANSHAA ALLAAHU ABWAANKU RUNBADANAA ABWAANOOW WAXAAD KU OGED WAX KADARAN BAY KEENEEN (=60=)QANIIS BAY QIRTEEN INTA QARSOON MOOYEE
    EE NARKAAD IDANKA ALLE SOO AFJARTAAN XASHIIShKA KIBREY SIDII AWOOWAYAASHIIN. DIINTA KUSOO CELIYA INSHAA ALAAHU
    GUUL GUUL IYO GOBANIMO JAMAAHIIRTA XAQ UDIRIRKA HARTI DAAROOD GUUL GUUL SOOMAALI WEYN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦸🏾‍♂️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 ปีที่แล้ว

    Guul iyo gobonumo SSC we staan helemaal SSC ik heb veel bericht gestuurd naar xaquuqal insaana joogta Holland Guul iyo gobonimo SSC walaalahaa Gerikoompo!!!!

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah

  • @hamzeahmed2394
    @hamzeahmed2394 ปีที่แล้ว +2

    Aqbal samir itaal waayey baaku ogolaysiine❤❤❤❤❤❤

  • @14kflashs43
    @14kflashs43 ปีที่แล้ว +1

    Guuuul D5 guuuuuuuuul

  • @kalsonwacaniskokalson1925
    @kalsonwacaniskokalson1925 ปีที่แล้ว +1

    Aqliyeesho iidoor wagaashow intay samir itaal waayey la eedaamin🤣 🌹🇸🇴💓🇸🇴🌹👍eesh calaa gobay✓

  • @sharmaakejama3463
    @sharmaakejama3463 ปีที่แล้ว +6

    Caqli xumada idoor iyo muuse juudan awoowe yashiin darood ban layn jirnay dhulbahante darood ah isoo raaca wa Neef ka Neef ku dhalay iyo caqli xumadiisa wlhi wala is baranaya Adoon Adoon dhalay

  • @Ayan5541-jo3eo
    @Ayan5541-jo3eo ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah afku kuma go,oh caqliga iyo cilmigaba allaha ku barakaayo❤❤❤

  • @angel67ball51
    @angel67ball51 ปีที่แล้ว +1

    Waa in la Soo afjaraa nacaybka iyo isir safaynta iidoor wa in la tusa awoodooda o midnimadana lagu khasbaa

  • @hashihersi
    @hashihersi ปีที่แล้ว +1

    Guul ssc Somalia 🇸🇴

  • @FaadumoJaamac-p2y
    @FaadumoJaamac-p2y 9 หลายเดือนก่อน

  • @Qalas790
    @Qalas790 ปีที่แล้ว +3

    Yeah masha alh ❤Good Gabaya❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @khadrayusuf2449
    @khadrayusuf2449 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallaah alaylehee idoor afdhogor runtat usheegtay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Khatumo guulayso somalia guulayso

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr ปีที่แล้ว +2

    Guul ssc inshallah 🐎❤️☝🏼✍️

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว

    ISAAQ DAGAL HA SOO GALININAA DAWALAD BAA IDINLA DAGLAAMAYA HA U YEEDHIN ISAAQ ISGAOO 1000 JABHADA CUNEEN AFWEEYNE IYO CIIDANKIISA😊

  • @maxameddeeqMarcello
    @maxameddeeqMarcello ปีที่แล้ว

    Kkk

  • @abdiraahidmohamed417
    @abdiraahidmohamed417 ปีที่แล้ว

    Waa nacaas waaynaadhaay

  • @safiaelmi2149
    @safiaelmi2149 ปีที่แล้ว +1

    Woow idoor afshogor runtaa loosheegay

  • @qubqac9544
    @qubqac9544 ปีที่แล้ว

    Eryaday kufaartii adoo alaabtoodii sida .
    Islaamihiina gaalada yaqiin waa adna iyo dhowre .

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 5 หลายเดือนก่อน

    Wallaahay waa xaqiiq !
    Khiyaaligii adduunka u cimri dheeraa ! Kkkkkkkkk
    Khiyaaligii la eedsii,

  • @samataradde686
    @samataradde686 ปีที่แล้ว

    Runtii oo qof ah abwaanka wuu asiibay😂😂😂

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk runbaad u sheegtay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdinaasirsalebaan6600
    @cabdinaasirsalebaan6600 ปีที่แล้ว

    Gurey maxamed jimcaale

  • @fhuddle2311
    @fhuddle2311 ปีที่แล้ว

    Waa loo dhameeyay,

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs ปีที่แล้ว +1

    mashaa allaah abwaan guuleyso oo noolow ilaahay haku xifdiyo

  • @faadumohassan8525
    @faadumohassan8525 ปีที่แล้ว +3

    ManshaAllah ❤

  • @kaahinmali0fficial358
    @kaahinmali0fficial358 ปีที่แล้ว

    Cajiib caawa waxan so xasuustay cali dhuux waxasa ka gayah

  • @Raho339
    @Raho339 ปีที่แล้ว

    ♥️❣️♥️❣️♥️❣️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐎💪

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 ปีที่แล้ว +2

    muse jaahil waa fataaale funny fulay fantastic all somalia

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 ปีที่แล้ว

    Soomaali dawlad ma noqonayso ee jahligii hore aynu ku noqono reerna reer kale yaanu u dawladeyn ee aan is nabad galino

  • @farahabdi4067
    @farahabdi4067 ปีที่แล้ว

    GOOJACADE,😢😢😢😢
    INTII GAR ADAG,CAYNABA,OOG IYO INATA AAD GARANAYSO LAGAA QAADAAYEY SIDAASUUNBAAD AFKA UGA HADLAYSEY
    GOOJACADE?

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว +1

    WAAD NAGU XAARTEY

  • @abdulkadirgeel6568
    @abdulkadirgeel6568 ปีที่แล้ว +4

    Mansha alah idoir runta ayaad u sheegteyt abwaan

  • @MrHuska10
    @MrHuska10 ปีที่แล้ว

    Nasiiladaa xun waa lagu yaqaan nimanka iidoore, wax ka niiqsan toban goor kuwii naqurta lahaaye, nasab hadaad tihiin gaaladaad nici lahaydeene.

    • @safacismaan2045
      @safacismaan2045 ปีที่แล้ว

      ABID LAGAMA ĶICIN ARADKA IIDOOR ISA HANTIYGUUL HADIYO JEERE HAGAAG MAANTA WAYNU KALA HADHAY NAAYE

    • @jawariguulet4929
      @jawariguulet4929 ปีที่แล้ว

      🇬🇧💂‍♂️👸🏼👠 🤲🏿🧎🏿‍♂️gaaladaad naci laheydeen

    • @safacismaan2045
      @safacismaan2045 ปีที่แล้ว

      MAA KAHADHAAN GAALO WAYDINKAN DABA HABLAY NAAYEE AFHAYEENKIINA GARAN MAYNO WAXAY ADUUNKU DHAWRANAAYO QARAMADA MIDOOBAY KKKK WAXAN ISMAQLAYN

  • @maxamednasteeex4359
    @maxamednasteeex4359 ปีที่แล้ว +1

    Daarood siduu bari ahaa loo dadqalatow

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 ปีที่แล้ว

    Faqash waa tii jabtay bari hore miskiin

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 ปีที่แล้ว

      Hadaad cid jebiyey maad oohinta daysid

    • @abdulkadiral-hashim3134
      @abdulkadiral-hashim3134 ปีที่แล้ว

      @@gedefletv6049 cida ooyaysa waa idinka anagu maba ogin waxa dhacaya guryahaygii iyo magaalooyinkayagi ayaa shidan oo laydh leh oo la dagan yahay cidi kama qaxin

  • @abdinasirshhussein4866
    @abdinasirshhussein4866 ปีที่แล้ว

    Faan weynaa allah koodku muxuu been is Daba dhigey oo illaa sheekhii na dhaley afka la doontey, wallee erayadaa aad ku hadaaqdey abaalkooda waad heli, adigaa is cajabiyoo aduunkaba Daarood wada moodey, dadkii soomaali ugu wacnaana lagugu direy, allah ha idiin sahlo

    • @abdikarim8085
      @abdikarim8085 ปีที่แล้ว

      Faahfaahi warkaaga. Dadkee Somali ugu wacan sxb

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 ปีที่แล้ว

    Runtaad u sheegtay iidoor abaarso

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 ปีที่แล้ว

    Maasha laah tabaaraka laah guul iyo gobanimo Guul reer ssc

  • @angel67ball51
    @angel67ball51 ปีที่แล้ว

    ISAAQ MAALINTII AY DAROOD ASAAGSADAAN
    WAA OWRKA SAMADA OO GEELA NOO AMAAHIYAA

    • @safacismaan2045
      @safacismaan2045 ปีที่แล้ว

      DHULKA DAAROOD WAA NFD IYO JIGJIGA

  • @mohammedkoriohaji-vh1sq
    @mohammedkoriohaji-vh1sq ปีที่แล้ว

    manshaAllh Ina hooyo waa gabay dhaxal gal ah ok taariikh gal ah anigoo ah nin Ogaden ah oo jooga Godey cabdale tolomoge ah waan idin garabtaganahay walahi Ina hooyo dhulbahante ❤❤❤❤ ssc guul iyo gobonimo

  • @w410921
    @w410921 ปีที่แล้ว

    Goojacade ka waran, ma laga baqay,

    • @saja9892
      @saja9892 ปีที่แล้ว

      Iidoor salfududaa wuxuu sugayo muu dhawro

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 ปีที่แล้ว

      Goojacade yaa raba inaad ka baxdid halkaas ayaa la rabaa in lagugu baab iyo

  • @CamanKiish2
    @CamanKiish2 ปีที่แล้ว

    Waxan moodayay inay dadka Soomaalidu beryahan danbe wada "reer magaal noqdeen", OO ay shaqo uun ku faanaan, magacyadii reerahana ay haybsiga uun ka dhigtaaN,, balse waxa muuqata inay wali jiraan reer miyi magacii reerka iyo shaqadii bulshadu ay iskaga qaldan yihiiN!! 😀😀

  • @FadumoYuusuf-l7r
    @FadumoYuusuf-l7r ปีที่แล้ว

    🎉🫂

  • @carfiabdi3987
    @carfiabdi3987 ปีที่แล้ว

    Astaqfuralaah ismaciilkii habarata u ekaa nin labaadsiiya 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @boqortooyohararimpire
    @boqortooyohararimpire ปีที่แล้ว

    daarood la barey waa reerka soomaali ugu fulaysan waana reerka ugu faankla badan waa reerka aan ka qajilin qabyaalada iyo qudhunka waa reer iyaga ooyaaya hadana faanaaya waa reerka kaiya ee aan soomaali ahayn waayo waa cadawga dhamaan umada soomaali ku abtirsata mashkilada soomaali ka dagi laadahayna waa waxaa daaeoodka la leeyahay waxaa hadhay dagaalkii lagu soo gabagabayn lahaa waxaan majeerteen la leeeyahay ee xanuunka ah dhulmahante way yasaan iyagaana xumaanta galiyay walee badhyo culus waa la is huranyahay

    • @saja9892
      @saja9892 ปีที่แล้ว

      Abwaanku wuxuu sheegayo waarun wuxuu ilaawey inaa tihiin dad waalwaalan oo aan kala garanayn dhaqankoodana ku caaya dadka kale riyada iyo soo jeedkana aan kala aqoon bal gadaal u akhri waxaad qortay kuli waa dhaqankaaga

    • @jawariguulet4929
      @jawariguulet4929 ปีที่แล้ว

      Hadaad geesi tahiin ((Tunka kuma Qaadeen Gaalkii İngriis Sidii Taxigii🇬🇧💂‍♂️👸🏼🧎🏿‍♂️ 🚕🚖 oo kiniisadaha idinku guray Berbera iyo Hargeysa ⛪✝️🤲🏿🧎🏿‍♂️🛐

  • @abdiraahidmohamed417
    @abdiraahidmohamed417 ปีที่แล้ว

    Faaqaash nacaas

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht ปีที่แล้ว

    Nidam guridadow shaqale xurah kudil balse haiskudhibin jiran jogkaliga lamadadamod tikudan daris lanoqon xiniya leygagoya dadki hinjiro laqsiyay ana yaley xinino gayn waxa dhuso moday xarigunoqoy hadalaa firi loodhihin cano fiiqsi loo dhamin feerahey wax yeelaan sojog lagawayo sojifo

  • @FadumoYuusuf-l7r
    @FadumoYuusuf-l7r ปีที่แล้ว

    Murtigabaywakan.ookale

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501 ปีที่แล้ว

    Igu sawir been, booto,faan, buraanbur, qurbo joog shaxaad, dadku weyka daaleen.
    Gooje cade weli weyku sugeysaa.
    Hadal badan gooje cadaa dhaama.

  • @axmedali783
    @axmedali783 ปีที่แล้ว

    Waa daarood jabkii hadii daarood idoor oo ka adag isku dhararinaayo aa aan dir iyo irir toona loogu yeedhanayn abid viva somaliland 😂😂😂

    • @jakey2424
      @jakey2424 ปีที่แล้ว

      Dirta laguu sheegayaa waa idoor. Ma dir kalaa jirta kkkkkk. Waa xoogaa samaroona iyo ciise. That is it. Dirta koonfurtu naf male. Waa dad aad u yar

    • @jawariguulet4929
      @jawariguulet4929 ปีที่แล้ว

      Waxoogaa dawlada JABUUTI 🇩🇯 ee
      Qadro Xeyd
      (xamaalatul xadab)ka Madaxweynaha tahey iyo waxoogaa mohamed casse ah oo Gobolka Awdal Laga keeney.
      Hawshii Goojacadde waxoogaa Baad kusoo afjartey 🕳️💀⛏️🐆
      😅

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 5 หลายเดือนก่อน

    Oromo , Amxaaro, israa,iil iyo
    Waa kuwaa Abu-gadhaa sheegtay,
    Waataa ilaahay aqbalay ereyadaadiiye,
    Qalasyadu markay edeb bareen
    Olol la leefsiiyey,
    Waakuwaa Abkoodii inkiree,
    Urur-samaaloobey, kkkkk

  • @Iiiiiiiiiiiva
    @Iiiiiiiiiiiva ปีที่แล้ว

    Iidoor waaka kugu wasaaya dhulkaagii uraaye iidoor ciidaadii buu ku dagaalamaya goojacade iiguu kaaley adeer😮😮😮😮😅

    • @saja9892
      @saja9892 ปีที่แล้ว

      Godadka iyaga iyo doofaarkaa isku orgeeya marka ragayagu nooga soo dhamaadaan waa kuwa lasocdee waa lagu dumin godadka inyar sug

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 ปีที่แล้ว

      iidoor hadaad macna haysid dhulbahante keliya laf kugu wasay adoo qaran sheeganayey 32 sano maxaa lagugu soo afjaray lix bilood

    • @jawariguulet4929
      @jawariguulet4929 ปีที่แล้ว

      Waar ma gaalkii İsteerin Bidixle Ahaa ee Cooper ayaa Dugsigii Abaarso ee Qoomaluudk kugu Soo Gardaadshey wa Adigan wasaal iyo Dabataagan ka shekeynayee ? 🏳️‍🌈👬🎅

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 ปีที่แล้ว +1

    Baroor wiish weligood cid iskamay celinwana faanayaan kkkkkkkkkk daroodwa dadka somali u liita ee xata 2023 la gumaysto xabashi iyo kenya adoonsadan somali kale oo ay iska celiyenawlhi banabid la sheegin wana faanayan ma xishoodan aflagaado iyo nac bac iyo been kama xishoodan wax kafulaysana ma jirto

    • @angel67ball51
      @angel67ball51 ปีที่แล้ว +1

      Xabashi iyo Kenya waa cadow somaaliyeed laakiin adiga daarood baa kugumaysta oo ictirafkana afka ku dhuftey waxaana tahay gobol hoos yimaada daarood weyne oodhexda uga uga jira market rabaan sida sandwich iskugu laabaan 😂😂😂😂😂

    • @saja9892
      @saja9892 ปีที่แล้ว +1

      Iidwar. Ka xiskood madaxdaada soo jireenka ah citiraafkana kaa hor istaagey

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 ปีที่แล้ว

    Baroor wiish iyo been maxa kala haysta edeb ma leh

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 ปีที่แล้ว

      Idinka miyaa dad been kucaayaya?
      Hadda aniga ayaa idhi hadda kahor reer marqanland ilmo qowdhan ilmo habar xabuusheed jaamacdda beenta ayay kasoo baxeen. Ninkani waxaad tihiin buu idinku gabyey dabacayuunoow.

    • @angel67ball51
      @angel67ball51 ปีที่แล้ว

      Ilma abaarso reer qowma luud daarood idinka isku kiciyey nacayb iyoisir sfayn iyo cay la iskaga kiin dhaafey udo dheer waa dhamaadey waqtigedu

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 ปีที่แล้ว

      32 sano beentii iidoor sheegayey ka waran

    • @jawariguulet4929
      @jawariguulet4929 ปีที่แล้ว

      Maxaa,İsteerin Bidixle Dhuusowiishle İdoor ah mashaqeeyey barahii Bulshada cafimaadba qabtaa loogu Tala galay iney wax kusoo qoraan
      🏳️‍🌈👬🧎🏿‍♂️💨🚧👃🤧

  • @Pda1860
    @Pda1860 ปีที่แล้ว

    Adeer darood haadu wax tarayo 7 bilood ayaad dagalamaysaye qabso goojacade oo kaaso baax laska haadi kale ohinta jooji🤣

    • @abduladansharif9548
      @abduladansharif9548 ปีที่แล้ว +3

      Laga Roone Daarood isma aydan arkine, waxa God Doofaarka ugu Ooday waa Laandheeraha Harti! From Gedo

    • @fardus5305
      @fardus5305 ปีที่แล้ว +2

      ​@@abduladansharif9548 guul jamaahiirta ssc guul harti guul daaroodweyne

    • @fardus5305
      @fardus5305 ปีที่แล้ว +2

      Ilaahoow daarood midee oo xafiid allahuma aamiin from ssc

    • @angel67ball51
      @angel67ball51 ปีที่แล้ว +3

      Meeyey dhulkii aad ku faani jirtey god doofaar baad madaxa kula jirta is a waa lagaa saaraya waxaa balana dhulkii dhulbahante oo dhan in la xoreeyo oo lagu Saro buurihii shekh ee aad sarnaan jirtey wax badan baad sheegatey dhul aadan lahayn huunooy

    • @angel67ball51
      @angel67ball51 ปีที่แล้ว +2

      ​@@fardus5305aamiin midnimada ha la ilaaliyo iidoor xoogiisu waa isku dir iyo kala qaybin awood kale ma laha ogaada taas

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏅🏅🏅🏅🏅🏅🐎🐎🐎🐎

  • @IbraahimDahir-x7i
    @IbraahimDahir-x7i ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤑🤑😡😡😡😡😡😡😡😡