gabay dhexmaray nin majeerteen ah iyo nin madhibaan ah.waa gabay quursi ka dhex muuqdo.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 19

  • @hirsimahamedhassan9561
    @hirsimahamedhassan9561 2 ปีที่แล้ว +8

    Reer kulbeer abtiyashay❤️

  • @haboonhoodo2663
    @haboonhoodo2663 2 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa Allah ader Abwaan gaaciye aad baan u salaami waa nin reer mudug aho reer galdogob ah waa la yaqaan dhaantadisa maqli jiray iyo oraah daas kuwan cadar caruurta u sidaa cigale sow maaha aabahay ban ka maqli jiray Aun
    Saaxiib ayay aabahay ahaayen gaaciye

    • @MahamudHagimuse
      @MahamudHagimuse ปีที่แล้ว

      Cigale khalaf miyaa Baayo mse cigal khalaf

    • @haboonhoodo2663
      @haboonhoodo2663 ปีที่แล้ว

      @@MahamudHagimuse
      Walaal i think gabaygad u jedaa gabadh cadar diiriye shabeel la oran jiroo nin reer cigale ah xaaskisa ahayd buu sheegi lkn jifaduu ka ahaa mooyi kolayba cumar maxamud bu ahaa

    • @maxamedJaaamac-v8p
      @maxamedJaaamac-v8p หลายเดือนก่อน

      Casar lagadka wa ku dhashan curado shaydaane waxa cadar caruurta usida cigale ma ahyn

  • @Weed829
    @Weed829 2 ปีที่แล้ว +8

    Dadka maskaxdaaa taagan walhi gabar madhibaan ah cidkale masiisteen anigoo reer Cali maxamed ah

  • @CabdifataxaAadan
    @CabdifataxaAadan 8 หลายเดือนก่อน

    Mshlah abwan gaciye madaxsare ❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedbarre2566
    @mohamedbarre2566 วันที่ผ่านมา

    Waxasi gabay mahn wax jiraba Mahn

  • @issemohamedisse2419
    @issemohamedisse2419 3 ปีที่แล้ว +2

    Odayaal baa is helay heheheh, ummaddu in la furfuro ayay rabtaa.

  • @abdiwahabmohamedshariif2115
    @abdiwahabmohamedshariif2115 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadaan cigale daarood ka dhalan ciliq ma maasheen.wow

    • @rageabdulle9331
      @rageabdulle9331 2 ปีที่แล้ว +1

      Abwaanka waanku salamay ader wad iga wayo aragsantahy lakin gabaygu intaas maahayn faradheerna ma joogin ceelka geelu kacabay ee dacwo buu ugu imaaday axmad nuur xitaa gabay buu utirinayaa gabayadaan oo dhan ka horeeya nin sadedexaad oo gabayga soo galayna waa jiray oo isaguna cumar maxamuud ah

    • @mahmuttyare7381
      @mahmuttyare7381 ปีที่แล้ว +1

      Sxb ciliq ma maasheen maxa looga jeedaa adoo mahadsan halkaa Ii yar macnee

  • @barccccc
    @barccccc ปีที่แล้ว +1

    Waa dhaqan ka yimid Hindia.. oo dadka haraga low'da farsameeyey u ka so hor jeedo.. Maaha bhakti bey cuneen Madhibaanku. Subxaan Allah

  • @abdinajiindayib3793
    @abdinajiindayib3793 2 ปีที่แล้ว

    Midhmaan iyo cumar kk

  • @CabdirisaaqsalaadDalmar
    @CabdirisaaqsalaadDalmar ปีที่แล้ว

    Gaaciye.nooloow.intanolol.jirto

  • @hajiyusuf5648
    @hajiyusuf5648 2 ปีที่แล้ว

    Abwaan gaaciyo soduu u sheegay wax baa Ka qaldan
    Ninka ma dhibaan Cumar mahamud buu ku maagay gabaygiisa bilowga ah
    Abwaan Faradheere waxuu aha gabayaa aad loo yaqaan hiilo cumar mahamud baa keentay
    Sidaas kusoo galay
    Linkigaan ha fiiriyo qof kii daneenayo sida saxda ah ee gabayga la isku waydaarsaday
    th-cam.com/video/2kw3yDg3hag/w-d-xo.html

  • @kaamilxirsi2541
    @kaamilxirsi2541 2 ปีที่แล้ว +1

    𝙈𝙖𝙙𝙝𝙞𝙗𝙖𝙣 𝙢𝙖𝙭𝙖𝙖 𝙣𝙤𝙜𝙖 𝙙𝙖𝙗𝙖 𝙬𝙖𝙙𝙖𝙖𝙣

    • @abdallawiilkriyada
      @abdallawiilkriyada ปีที่แล้ว

      in lagu waso baa lagaga daba wadaa nacalaa adiga kiristaankii ku dhalay ba was iyo hooyadaba