ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

#Gabayadii

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 มี.ค. 2022
  • Awoowe tv

ความคิดเห็น • 40

  • @rufaaciyare3153
    @rufaaciyare3153 ปีที่แล้ว +7

    Alle haunaxariisto abwaan jaamac kadiye😢

  • @mowlidyusuf9293
    @mowlidyusuf9293 ปีที่แล้ว +12

    Idoor se dir weeye haduu duulan so kiciyo Dunji habar magaalduhu haduu dabarka so gooyo 💪

  • @daboware4186
    @daboware4186 2 ปีที่แล้ว +9

    Rag waa raggii hore. Hadalna waa intuu yidhi

  • @Faaqiddari
    @Faaqiddari 2 หลายเดือนก่อน

    Alaha unaxariisto abwaan jamac kadiye cilmi ninkii la eeday somaliland

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 11 หลายเดือนก่อน +2

    Gabayga maxaa Ka galay
    Allaha u naxariiste Jaamac kadiye
    War dadku beenbadnaa

  • @garaadyusuv8545
    @garaadyusuv8545 ปีที่แล้ว +7

    Hhh Reer Galbeedki waxay iska soo gaareen Diyaarad saacado socota jiilba jiil wixii ayuu update gareynayay ilaa drones Ay keeneen inaguna awogaa ceelka kama cabi jirin Ayeynu iska dhaxalnal😀

    • @baabaazaki
      @baabaazaki ปีที่แล้ว

      😂😂😂 wlhi waa Been maad sheegin caqliga ha waayin

  • @abdullahimuhumed5526
    @abdullahimuhumed5526 11 หลายเดือนก่อน

    Alleh ha unaxaristo abwaan Jamal kaadiye

  • @rashidfadhaye8100
    @rashidfadhaye8100 ปีที่แล้ว +5

    Lol waa gabayadii Daarood isugu jawabaye, maxaa dir inoo keenay😂

    • @badeomar4944
      @badeomar4944 ปีที่แล้ว

      😊

    • @munahussein-rv3zs
      @munahussein-rv3zs ปีที่แล้ว

      Dir iyo daaroodba way ku jiran gabayga

    • @ugaasali8554
      @ugaasali8554 ปีที่แล้ว

      Kuwa ay ka gabyayan waayo doqonki ogaaden 😂😂

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

      rashidfadhaye8 1 00
      Dir odayaasha daarood baa sheegay oo kabaqaya isaaq
      iidoor Dir weeyee haduu igu soo duulo iskama celinkarno
      buu yidhi dee

    • @user-lq8uh1ql4d
      @user-lq8uh1ql4d ปีที่แล้ว

      Ka ku leh doqonkii ogaadeen wa ayo

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 ปีที่แล้ว +2

    WAtaa taariikhda iyo xadaarada soomaali ku faanto aabayasshood ayaa ka shaqayn jiray gabayo qabyaalad isku dir ah ka shaqayn jiray

  • @gumugumu7609
    @gumugumu7609 2 ปีที่แล้ว +3

    Dadkii hore waxay ahaayeen xikmad miiran

  • @mawliidismail148
    @mawliidismail148 8 หลายเดือนก่อน

    12:43 12:44 12:45 12:47 12:48

  • @geelwade9063
    @geelwade9063 2 ปีที่แล้ว +2

    Dagaalada iyo qabyaalada waxaa abuuray odayaashii hore subxaanalaah

  • @rtgh622
    @rtgh622 5 หลายเดือนก่อน

    Daarood wax walba isaga ayaa iskucadeeya hadana isaga,ayaa inkira 😂😂😂Hadan dir ahay shraf iyo din iyo aqlaq ala idhaliyey alx iidoorsa dir weeye haduu duulanso kiciyo dunji habar magaadle Hee ala wabaa daaroodow😂😂

  • @mohachannel5820
    @mohachannel5820 2 ปีที่แล้ว +3

    Silisilada guba waa taariikh badan iyo murti reebtay

  • @fooljaan3918
    @fooljaan3918 2 ปีที่แล้ว +2

    😎

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 ปีที่แล้ว +1

    Ogaadeenku waa gamasanyee gabasyo howdhiibin, godobka ha ogaysiin rag waa garacyo shaydaane.

  • @spkworld6716
    @spkworld6716 2 ปีที่แล้ว +2

    😣😣😣😣😣

  • @abdimaalig662
    @abdimaalig662 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh guitar ahay ganbacad ban xidhnahay iyo guudka nagaha

  • @yurudcismaan3989
    @yurudcismaan3989 2 ปีที่แล้ว +3

    👍

  • @ahmadeeyjeylaani6199
    @ahmadeeyjeylaani6199 2 ปีที่แล้ว +2

    Cartanay camuud la iska qaad ceelkii reerkii dalale

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 ปีที่แล้ว

    Mowduucu waaba Iidoor ?yaa ku yidhi waa Daarood uun .

  • @najmahassan8107
    @najmahassan8107 ปีที่แล้ว

    raga somali diin iyo dadnimo malaha akhaas waa jaahilin nin dumar kooda caayan opt ceebeyan duli isla toosan.

  • @dhamocismaan2681
    @dhamocismaan2681 2 ปีที่แล้ว +2

    Cajiib waa odayaal dagaal hurinaaya

  • @ahmedzulup4984
    @ahmedzulup4984 ปีที่แล้ว

    Yyyy

  • @hodansiciid6551
    @hodansiciid6551 ปีที่แล้ว +3

    cali dhuux fidnuu ahaa😃😃😃

  • @hormarkacadaadotv8780
    @hormarkacadaadotv8780 2 ปีที่แล้ว +2

    🙂😀🙂😀

  • @cabdiwahaabmaxamed2699
    @cabdiwahaabmaxamed2699 ปีที่แล้ว

    Hhhh