Suldaan Abdikani Qorane - Waxaa Gaarigii aan Wadanay Soo Raacay Ahmed Godane waxaana waydiiyay...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 382

  • @الحمدلله-ج4ه7ك
    @الحمدلله-ج4ه7ك ปีที่แล้ว +28

    M.a waa shekhii ugu runta badnaa ama qofkii ugu qiimaha badnaa waligeey intaan qof binu adam ah an arkay illahow janatul firdiwsa ka waraabi ala shekhaan mcana ii sheega magaciisa waa qof daaci ah oo u qalmo in uu Somalia madaxweyne u noqdo oo uu hogamiyo umadaas daalan waayo waa qof daacad ah oo amin ah oo runloow ah oo aad u fikir dheer m.a allah ku xifdiyo Sheekh ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdihussein4872
    @abdihussein4872 11 หลายเดือนก่อน +30

    I can confidently say that the interviewer is the best among other Somali presenters that I've come across! Kudos to you, sir!

    • @samohamed3624
      @samohamed3624 10 หลายเดือนก่อน +6

      The interview is in somali so why ur speaking in English 🤦‍♂️

    • @HamsaAhmed-hv3ph
      @HamsaAhmed-hv3ph 7 หลายเดือนก่อน

      😊​@@samohamed3624

    • @ozycisse262
      @ozycisse262 5 หลายเดือนก่อน +4

      @@samohamed3624😂

    • @ozycisse262
      @ozycisse262 5 หลายเดือนก่อน +2

      ⁠exactly

    • @GeelJire-ns6tp
      @GeelJire-ns6tp 4 หลายเดือนก่อน

      Sax❤😂​@@samohamed3624

  • @fadowsaahmed5406
    @fadowsaahmed5406 ปีที่แล้ว +17

    Masha alaah suldaaan kaalin weyn ayaadka qaadatay halganka eyka gaabiyeen culimada asagaaga ah waaku mahadsantahay

  • @Ahmed-i5n8o
    @Ahmed-i5n8o ปีที่แล้ว +32

    This gentleman his Iman was 99% full iman and he is 100 % a muslim suni with full imaan long live to u and entire family and entire somali people insha Allah ameen

  • @143-k1d
    @143-k1d ปีที่แล้ว +41

    Suldaan Abdikani Qorane Waa Muwaadin Waa Wadaad Wuu Somali Jecel Yahay , Allaha Xafido

  • @Saeedahmedyusuf
    @Saeedahmedyusuf ปีที่แล้ว +8

    Masha llh sh suldan qorane waa nin dhiiran allaha barakeeyo

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 ปีที่แล้ว +6

    Sheekh yahfidkuma Allah you and your family ❤
    Maansha Allah Tabaraka Allah

  • @nrx8684
    @nrx8684 ปีที่แล้ว +39

    Sheikh Cabdiqani Ebbe haku xafido mahadsanid Sheikh ❤

  • @ugaas.Yasin.
    @ugaas.Yasin. ปีที่แล้ว +2

    Sheikh abdiqani qorane alle haku xifdio sheikh. Somalia waa kuu bahantay sheikh. Khawaarijn ta alle hanaga qabto

  • @doug2000100
    @doug2000100 ปีที่แล้ว +15

    اَللَّهُمَّ صَــــــلِّ عَلَى مُحَمَّــــــــدٍ وَّعَلَى آلِ مُحَمَّــــــــدٍ كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيْمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيْمَ إِنَّكَ ﺣَﻤِﻴدٌ ﻣَّﺠِﻴْﺪٌ
    اَللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحَمَّــــــــدٍ وَّعَلَى آلِ مُحَمَّــــــــدٍ كَمَا
    بَارَكْتَ عَلَى إِبْرَاهِيْمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِيْمَ إِنَّكَ ﺣَﻤِﻴٍﺪ ٌﻣَﺠِﻴْﺪٌ
    لا الله إلا الله محمد رسول الله عليه أفضل الصلات وصحبه وسلم

  • @Fadumogele1533
    @Fadumogele1533 ปีที่แล้ว +5

    Allaha kuxafiido sheikh suldan shukran mnsha allaha

  • @nasroali8728
    @nasroali8728 ปีที่แล้ว +3

    Absolutely thanks sheikh ❤

  • @SuadMohammad-e2u
    @SuadMohammad-e2u 12 วันที่ผ่านมา

    Masha'ALlah Masha'ALlah ALLAH ku Xafido Aamiin

  • @aminanur110
    @aminanur110 ปีที่แล้ว +9

    Maa shaa Allah era una meraviglia di ascoltare . Non ho parole davvero ha spiegato molto bene c’è una cosa che non ho mai capito perché AlxamduLLILLAH oggi ho capito è molto chiaro . Grazie infinite a tutti due. Thank you so much for the amazing explanation well done both of you.

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 ปีที่แล้ว +7

    Sh. Suldaan Abdiqani Qorane allaha ku xafido.

  • @Mohamed-un8tk
    @Mohamed-un8tk ปีที่แล้ว +13

    Suldaanka sheekha waa nin wanaagsan laakiin ma jeclaysan midka uu u waramaayo sheekhoo youteber weeye midkaan wariyayaashii la yaqaanay ha ku waraystaano sharafbaad mudantahay sheekh ❤

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 ปีที่แล้ว +1

      Xanuun BA Ku hayo dhakhtar tag

    • @cabdimalikshafi3636
      @cabdimalikshafi3636 ปีที่แล้ว +1

      sababta aad kunacday noo maadan sheegin

    • @Degaliah
      @Degaliah ปีที่แล้ว

      Ha wa yutuuber qabyaladiste ah waliba

    • @abdifatahomarhussein95
      @abdifatahomarhussein95 ปีที่แล้ว +1

      Dulan badnida ninyahow so qof un ma wareysten maxa u xaqireysa asaga wa so kan wareyste ma ahan hahahah

    • @dr.mahmdabshir7760
      @dr.mahmdabshir7760 ปีที่แล้ว +1

      Ma reerkiinna buu taabtay???

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah ninkan qa qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso mar walba waxa tahay tusaaale nool oo wax badan laga faa'iiday

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว +1

    Suldaan kheer Ilaahay haku siiyo hana ku amaansado adiga iyo inta kula midka ah. waa xili aakhiro samaan ah oo halista iyo dhibta ay Iska badantahay.❤

  • @xalwaahmed854
    @xalwaahmed854 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Masha Allah ❤❤

  • @abdihakimhared5312
    @abdihakimhared5312 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu khayr, Wlh Sheikhu Quluubta ayuu tabanayaa Hadalkiisu
    Sheikha Allah haxafido

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah suldaan soo dhowow runtii waan jeclahay dhiiranaanta hadalkaaga alaha ku xifdiyo

  • @MohamedDakane-dp3hz
    @MohamedDakane-dp3hz ปีที่แล้ว +1

    Mashallah sheikh Allah kuxifdiyo

  • @Ahmedhasanyusuf
    @Ahmedhasanyusuf ปีที่แล้ว

    Masha Allah shikh wa Nin umada u adeegey Kheer Allah siyo

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalaah Suldaan ka waa mahadsanyahay @@

  • @samowade1300
    @samowade1300 ปีที่แล้ว +8

    Allow kuu naxariiso sheekh axmed cabdi godane, Gaal gacantiisa aad ku baxday adigoo gaal isu duleyn oo sidi libaaxa u nool , waad kartay inaad NOLOL maalmeedkaada dhacsato oo si caadi ah isaga noolaato , lakin waxa kuu diiday hamiga umadeed ee aad xambaarsaneyd.

    • @abdalajamaal1805
      @abdalajamaal1805 ปีที่แล้ว

      Amin he was a great man

    • @samsambeauty2227
      @samsambeauty2227 ปีที่แล้ว

      Alle kuma naxariisto adiga iyo inti kula mid ah ilahay ba umada islam ka qabtay inta haradiga haka qabto umada argagax bad ku riden sheekh qorane alle haku xafido wan ka adkaneyna khawaarij yom minal ayaam

    • @samowade1300
      @samowade1300 ปีที่แล้ว +2

      @@samsambeauty2227
      Halyeygaa in uu taariikhda baal dahab ah ka galayo waxa aan u hubaa sida in aan u dhimanayo u hubo , allow kuu naxariisto waxa aad aheyd halyeey iyo sheekh caalim ah .

    • @anushkamohamed2165
      @anushkamohamed2165 ปีที่แล้ว

      ​@@samowade1300Naarta hada lagu karkarinaya duliga xun 😂

    • @samowade1300
      @samowade1300 ปีที่แล้ว

      @@anushkamohamed2165
      Yaa kuu sheegay in naar lagu karkarinaa ?
      Taas waa Cilmi gaabnidaada , oo qof aan cilmi gaabnayn qof aan aheyn hadalkaa kama soo fulo .
      Muslim muwaxid ah buu ahaa gaalana la halgamay , gaal gacantiisana ku baxay waxa aana u rajeyneynaa janatul firdowsal aclaa .
      Wanaagi uu ka tagay ayaa sii socda, duruus cilmi ah ayuu duubay ayaa weli laga faaiideysanaa , halgankii uu Gaalada kula jiray ee uu qeybta weyn ku lahaa ayaa weli sii socda.
      Dabkii uu shiday ayaa rag dogobyo sii saareen .
      Allow kuu naxariiso.

  • @lujisomalistar1522
    @lujisomalistar1522 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Sheik may Allah bless you.

  • @keligiisocod665
    @keligiisocod665 ปีที่แล้ว +1

    alle ha barakeeyo sheikha 😍

  • @MahadCali-d3r
    @MahadCali-d3r ปีที่แล้ว +2

    masha alaah shiikh qorane
    Alle haku xafido

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 ปีที่แล้ว

    Masha allah alla haku xafido sudan jazakallahu kheyr

  • @sumayahassan6900
    @sumayahassan6900 ปีที่แล้ว +1

    Shiiq khorone guuleyso aaqiro iyo adduunba inshallah aamiin aamiin

  • @habibofarah5901
    @habibofarah5901 ปีที่แล้ว +2

    Allha ku barkeyo sheekh

  • @Cabdallamaxamed-t3n
    @Cabdallamaxamed-t3n ปีที่แล้ว +10

    Caamada waa lawareeriyay laakin xaqiiqada aakhiraa laogaanayaa markii allah hortiisa la istaago

    • @Dhagawayne-fe9zl
      @Dhagawayne-fe9zl 3 หลายเดือนก่อน

      Ma waxaa guul aakhiro lagu gaadhayaa in subax walba dad muslim ah dhiigiisa ladaadiyo alle swt ayaa aayad qur.aan ah ku leh وَمَن يَقْتُلْ مُؤْمِنًا مُّتَعَمِّدًا فَجَزَاؤُهُ جَهَنَّمُ خَالِدًا فِيهَا وَغَضِبَ اللَّهُ عَلَيْهِ وَلَعَنَهُ وَأَعَدَّ لَهُ عَذَابًا عَظِيمًا

  • @Khadija-zx2fz
    @Khadija-zx2fz 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤cimreigaaga allaha guuleeyo allaha kuxafido shuqunaaa

  • @Fatima-m3y6k
    @Fatima-m3y6k 8 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you

  • @beerlula8040
    @beerlula8040 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah suldaan abdulqani illhay haku xafido

  • @Sulekha-u2n
    @Sulekha-u2n 4 หลายเดือนก่อน

    Manshalah shkh

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah waligay mn arkin sheekh sidaa kalsonida leh ee runta ah uga hadla alshabaab khawaatiijta

  • @deeqahmed3546
    @deeqahmed3546 ปีที่แล้ว +2

    mansha allah.

  • @razmegage7918
    @razmegage7918 ปีที่แล้ว +4

    Suldaanka waxaan kula talin lahaa in uu buug ka qoro . Waa taariikh muhiin ah.

  • @muhyadiinmaxamed432
    @muhyadiinmaxamed432 ปีที่แล้ว +9

    Maashaa ALLAH meeshaan waxaa isku helay wariye Caalami ah oo aan ku tiriyo wariyayaasha fara kutiriska ah ee Suaasha Muhiimka u ah keena Mowduuca lagaa hadlayo iyo Sheekh aan ku qanacsanahay Fahamkiisa Diinta ah

  • @xuffaadchannel7941
    @xuffaadchannel7941 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheekhu waa aqoon yahan.

  • @KhaatumoState-dk7yk
    @KhaatumoState-dk7yk ปีที่แล้ว +4

    Shiikhu run badanaa

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 ปีที่แล้ว +9

    Suldaankan waa ninka kaliya ee shabaab cadeeya waxa ay yihin asagoo ku saleeya daliil cad aayad ama xadiith
    Waliba ku dhiirada ilaahay hakaa xijaabo shartooda اءمىن

    • @musthaphehappane3127
      @musthaphehappane3127 ปีที่แล้ว

      Illahay haka xijaabo Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin Yaa Rabbi Yaa Allah 😢😢😢😢

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 ปีที่แล้ว +4

    Allah hanaga qabto munaafaqiinta nagu dhexjiro ee gumaadka iyo leynta wado aamiin soomaali alley leedahay ee Allah ha badbaadiyo hanoo soo saaro dad aqli iyo dadnimo leh ee dalkaan badbaadiyo iyo shacabka soomaaliyeed aamiin

  • @ashirabdi8135
    @ashirabdi8135 ปีที่แล้ว

    Mashalah alaha ku xafido

  • @maxamuudgurmad3752
    @maxamuudgurmad3752 ปีที่แล้ว

    Waa run sheekh khawaariij

  • @aliessa553
    @aliessa553 ปีที่แล้ว +1

    Allah kuxafido suldaan shiikh abdi qani garabkagana allah galo

  • @sekeriyemadar4728
    @sekeriyemadar4728 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah

  • @canabxuseen8170
    @canabxuseen8170 ปีที่แล้ว

    Allah xafido shiiq Suladaan cabdiqani qorane

  • @ahmedmuhumed5682
    @ahmedmuhumed5682 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa ALLAAH ❤

  • @saeedhasan8967
    @saeedhasan8967 ปีที่แล้ว +13

    عند الله تجتمع الخصوم

  • @sir__cmc
    @sir__cmc ปีที่แล้ว +1

    SSTV hoyga qabyaaladda. Ha dhagaysanina Caafimaadkiina ka fikira

  • @somalilandnew
    @somalilandnew ปีที่แล้ว +1

    Somalia belongs to somalins

  • @Abdibashir-j6s
    @Abdibashir-j6s ปีที่แล้ว +1

    ماشا الله

  • @qadroahmed4255
    @qadroahmed4255 ปีที่แล้ว

    Ilaahey haku xifdiyo ilaahey ilxun kuma tusiyo sheq

  • @ahmedqasim460
    @ahmedqasim460 ปีที่แล้ว +1

    Sida shekhan o kle ba xaqa iyo baadilka loo kala cadeeya
    Allha ku sharfo shekh qorane

  • @yahyeguled2242
    @yahyeguled2242 ปีที่แล้ว +10

    Geesi Geesi Dhaly.
    Culimada Soomaaliyeed waxaa loo baahanyahey In Sh. Cabdi Qani Qorane OO kale noqoto

    • @Hardyironman
      @Hardyironman 9 หลายเดือนก่อน

      💯 si umada wuxuushtaan iskaga kiciyaan khawaarijta ah

  • @SaadiqCabdi-cl3dz
    @SaadiqCabdi-cl3dz 7 หลายเดือนก่อน

    As allaahu akbar❤❤❤❤❤❤

  • @Khadija-zx2fz
    @Khadija-zx2fz 4 หลายเดือนก่อน

    Maashaalaaah

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 ปีที่แล้ว +4

    Ina godone ilahay hawnaxariisto waa legend arab sheekh isaxaaq❤❤

    • @saybahmed1504
      @saybahmed1504 ปีที่แล้ว +3

      Cadaabtii Allaha ku fogeeyo

    • @futuredoctor1966
      @futuredoctor1966 ปีที่แล้ว +5

      Siyaad barre ilaaheey ha u naxariisto
      Waa madaxweyne soomaaliyeed ❤❤

    • @abdirahmaanomer3060
      @abdirahmaanomer3060 ปีที่แล้ว +1

      niyaw anaguu adeer noo ahaa
      Hadana ilaahay ayaan ka magan galnaa kaas oo kale
      Dadka hadalka jilicsan ee naxliga leh
      Loolama tago

    • @Mohamed16830
      @Mohamed16830 ปีที่แล้ว +2

      @@futuredoctor1966 ku xumays miyaa waa qoslay wllhy 😂😂😂

    • @futuredoctor1966
      @futuredoctor1966 ปีที่แล้ว

      @@Mohamed16830 iidoor caqligaa futada ka galay in Argagixiso oo muslim laayay ayeey waa legend
      Waa munaafaqiin Dadkaan
      Wax naxariis ah malahan

  • @TawaneJama-ne3hu
    @TawaneJama-ne3hu ปีที่แล้ว +1

    Msha alhh

  • @MohamedCrisaaq-de6uf
    @MohamedCrisaaq-de6uf ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله

  • @geediolaad518
    @geediolaad518 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi Shiiq suldan qorane wa inan ilaalsano gesigena hadi hortena lagu dilo iyo caqligena wa waxa halka nadhigay

  • @yaasinsiciid5252
    @yaasinsiciid5252 ปีที่แล้ว

    Masha allhu

  • @Xeerta-Liido
    @Xeerta-Liido 3 หลายเดือนก่อน

    SsTv waxan raba inad wareysi iga qaado fadlan cariri ayan ku jura pro📱❓

  • @marikafarah761
    @marikafarah761 ปีที่แล้ว

    Sheekh. Dag gaará. U. Jeeda.

  • @Mohamed16830
    @Mohamed16830 ปีที่แล้ว +3

    Xaqiiqda ayaa waxay tahay diinta koox kaliya masuul kama aha ee muslim ayay uu dhaxaysa marka ilaahay xaqa hatuso kuwaas dalkana gaalada bililiqaysanaysa alle haka qabto nabad insha allah❤

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 ปีที่แล้ว +2

    xoogaa cusbo nooga dar sheekh😢

  • @AbdilahiYare
    @AbdilahiYare ปีที่แล้ว

    Allh sww ha
    Kaa badbadiyo sharkoda

  • @Abdibashir-j6s
    @Abdibashir-j6s ปีที่แล้ว +1

    الله اكبر

  • @RasuulunAmiin
    @RasuulunAmiin 7 หลายเดือนก่อน

    Murtad qorane, maraan fogayn insha Allah gacanta mujaahidiinta filo

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 5 หลายเดือนก่อน

      hhhh khawaarij yaho edenka mortadiina hada deshin woo shahiidaya

    • @KhadarCqani
      @KhadarCqani 5 หลายเดือนก่อน

      Don't know if

  • @MinhaajAhmed-l4s
    @MinhaajAhmed-l4s 5 หลายเดือนก่อน

    ربي يحفظك

  • @AhmendyJully-tx5xe
    @AhmendyJully-tx5xe ปีที่แล้ว +1

    Awoodaa iyo sirdoonkaa waa laguyaqaanaa All world slamic state in dhiigaaga sharaftabadan laiskailaaliyay waa farxad eey kuladareemayaan muslimiinta somalida ah Allhamdullilah Alaa nicmatil islaam sababtoo ah srael wxeygumeysi iyo xasuuq kuheydaa walalaha muslimiintaa ee falastiin rasul wasaraha xagooda wuxuu kayahay argagixiSo hadaba dhamaan somalidu waa argagixiSo lpz sida anagu aan xoogaa iskusaareyno oo aan awoodeena iyo gacmeheena iskuburburineyno aan hal meel kasoo jeesano oo aan qaadano goaan ah in aan mid nahay soomaali dhamaan uskuna beheysaneyno ciribtirka srael dhulka falastiin sharaftaa iyo cisigaa aan wada gaarno somaliyeey fikirkeyga ugu fiicana waa in aan kudhawaaqno si dag dag ah kudhaqanka shareecada islaamka una wacano walalaheena Taliban milatari iyo tababar jamacado islamic ah iyo kuwa dhaqan celin ah dhamaan aan xiriirkaa layeelano bakistan iyo Afghanistan waa talateyda waxan ahay axmed xassan muxumad guuleed

  • @IsmaaciilAadan-v7e
    @IsmaaciilAadan-v7e ปีที่แล้ว +3

    مصائب في بني الإسلام حلت
    😢😢😢😢
    وإذا رأيتهم تعجبك أجسامهم وإن يقولوا تسمع لقومهم….هم العدو فاحذرهم قاتلهم
    الله أنى يؤفكون
    وعند الله تجتمع الخصوم

  • @yusufabdilahi951
    @yusufabdilahi951 ปีที่แล้ว +1

    (ما يلفظ من قول إلا لديه رقيب عتيد)

  • @aliabdulahimahamed5980
    @aliabdulahimahamed5980 ปีที่แล้ว

    Mnsh allah nuur❤ok🎉

  • @ahmedmohamedcasayr22
    @ahmedmohamedcasayr22 ปีที่แล้ว +2

    Bahda sstv backgroundkaa cad midabka kale inoogu bedela oo indhaha uwacan

  • @MaxamuudDaahir-lq1ff
    @MaxamuudDaahir-lq1ff 4 หลายเดือนก่อน

    Axmed cabdi godane waa nin kaacilmi badan kaa geesisan allah haka aqbalo shahaadadiisa amiin

    • @AbdallahAbdiqani
      @AbdallahAbdiqani 4 หลายเดือนก่อน

      Cilmi badni lagama hadlayo axmad godane umad badan oo muslim ah buu sabab u noqday in la laayo ilahay haka jarro wuxu dhib umaddan ugaystay al-shabab na wakhtigodi wu dhamaday

    • @MaxamuudDaahir-lq1ff
      @MaxamuudDaahir-lq1ff 4 หลายเดือนก่อน

      @@AbdallahAbdiqani
      Godane wuxuu udagaalamaayey in kitaabka allah lagu maamulo wadanka democracygana laga daayo een umad muslamiin ah dhiigooda maxa laashanin

    • @MaxamuudDaahir-lq1ff
      @MaxamuudDaahir-lq1ff 4 หลายเดือนก่อน

      @@AbdallahAbdiqani
      Waxaan ku weydiina hasu aal bes
      Anaga waxaa nahey dad soomaali ah oo hadana 100%100 muslim ah
      1.. maxaa inoo diidey in aan isku xukuno kitaabka allah

    • @beerlula8040
      @beerlula8040 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@MaxamuudDaahir-lq1ff wllkey gaalo maa noqonay anagu shacab baa nahay meeshay kuway leeyihin waa la dagalamaynaa iyo dowlada joogto wee yaqanane maxaa shacabka meesha keenay oo loo layaa oo dhiigoda loo xalashadaa

    • @MaxamuudDaahir-lq1ff
      @MaxamuudDaahir-lq1ff 4 หลายเดือนก่อน

      @@beerlula8040
      Walal shacabka gaalo ma aha ee waa muslimiin oo mu miniin ah dhiigooda ninkii baneystana waa khawaarij laakiin waxaa jirto badana xarumaha dowladu ayey weeraraan alshabaab waxaa dhacdo in ay wax yeelo kasoo gaaraan dad masaakiin ah oon waxba galafsan sida caruurta yar haweenka iyo dadka tabarta yar ee muslamiinta ah taas waan qirsanahey oo madiidani

  • @yusufabdilahi951
    @yusufabdilahi951 ปีที่แล้ว +9

    صدق رسول الله صلى الله عليه وسلم آية المنافق ثلاث إذا ،حدث كذب ،وإذا وعد أخلف وإذا أؤتمن خان
    يقول الله عز وجل (إذا رأيتهم تعجبك أجسامهم وإن يقولوا تسمع لقولهم كأنهم خشب مسندة) صدق الله العظيم.

    • @Hardyironman
      @Hardyironman 9 หลายเดือนก่อน

      Yaad usoo qaadat ayaadan

    • @CaalinMuhumed
      @CaalinMuhumed 3 หลายเดือนก่อน

      Xadiis waaye walaal​@@Hardyironman

    • @CaalinMuhumed
      @CaalinMuhumed 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@Hardyironmanaayad ma ahan walaal wa xadiis nabigeena maxamed scw noo sheegay mahadsanid

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve ปีที่แล้ว +6

    Suldaaan abdi qani Qorane

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah Sheekh Qorane xaqa ayaad bayaanisay umadda Somaliyeed cadowgooda Allaha jebiyo

  • @junedmoha1978
    @junedmoha1978 ปีที่แล้ว +2

    Adiga caruurtaada halkee ku nool yihiin

    • @sommedia870
      @sommedia870 11 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 waa su,aal muhiim ah

    • @xasanbinuahmed8006
      @xasanbinuahmed8006 8 หลายเดือนก่อน

      Soomaaliya

  • @sommedia870
    @sommedia870 11 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaalida Culimada ay isku raacday waa ku wee !???

  • @Yaasiinbulshaawi
    @Yaasiinbulshaawi 4 หลายเดือนก่อน +1

    Alle haw naxariisto mujaahid axmed cabdi gudane

    • @cigaalcabdi-nc8oq
      @cigaalcabdi-nc8oq 4 หลายเดือนก่อน +1

      adi iyo godanaba alaah ha idin cadaabo insha alaah

  • @Khadija-zx2fz
    @Khadija-zx2fz 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @mostafeawilmohamed7680
    @mostafeawilmohamed7680 ปีที่แล้ว +1

    Aad baan ugu bogay sida faahfaahsan ee uu sheikhu ufaahfaahiyay dhagarta cadawga.

  • @LeylaAli-t9j
    @LeylaAli-t9j ปีที่แล้ว +1

    Tuug shabab ma jiro waa siyaasada lagu laayo hawiye

  • @barochannel718
    @barochannel718 ปีที่แล้ว

    Sxbayaa channelkeyga kheyriga ah ayan idin kuso dhaweynaya

  • @abdikarimomarabdi5221
    @abdikarimomarabdi5221 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka Allah. Very comprehensive. Al-Shabab wickedness revealed.

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p ปีที่แล้ว +3

    Sayidka iyo godane waxba isma dhaamin

  • @junedmoha1978
    @junedmoha1978 ปีที่แล้ว +2

    Soomaali diin ku dhaqanta halkee ku aragtay

  • @wadanigadabtaofficiall503
    @wadanigadabtaofficiall503 ปีที่แล้ว +1

    Illahey hanaqabto khawarijta I.a wanka guleysaneyna

  • @musthaphehappane3127
    @musthaphehappane3127 ปีที่แล้ว

    Sheekh Suldan Abdiqani Qorane Alle haku sharfo oo haku xafido waad mahadsantaahay mansha Allah Allahuma Yaxfidka❤❤❤

  • @mohamedabakar-vd5wx
    @mohamedabakar-vd5wx 7 หลายเดือนก่อน

    Saxibkaayanahay

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN ปีที่แล้ว

    AXMED GODANE ayaan arkay ayaan salaamay NINKAA waa la tegay waxuu ahaa ee QORANOW naftaada meel u yeel.

    • @Hardyironman
      @Hardyironman 9 หลายเดือนก่อน

      Ninkaas waa khaariji wana eeyaha naarta

    • @BEERYAHAN
      @BEERYAHAN 9 หลายเดือนก่อน

      @@Hardyironman WAXAAN RAJEYNAA INUU JANNADA SARE KU JIRO MUSLIM GAALO DISHAY MAADUU AHAA ADNA CAMIIL XUNAA TAHAY BUUSH IYO SENAWI ALLAHA KULA SOO SAARO IYAGA JECESHAHAYE

    • @Hardyironman
      @Hardyironman 9 หลายเดือนก่อน

      @@BEERYAHANkhaarijiga hadii gaalo ay disho xitaa waa eeyaha naarta isdilaaxa sharciga ah isbadali maayo

    • @MahadMahadcabdi
      @MahadMahadcabdi 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@BEERYAHANgaal haduu dilo mid dhaabato diinta ku hayay labadodu midna janada ma galayo😊

  • @mohamudmohamud6429
    @mohamudmohamud6429 ปีที่แล้ว

    Nuroow suldaan qorane soomaliya xagee buu kaga dhashey waa dhul balaaran gobolna noma sheegin magaalo noma sheegin no weey dii mahadsanid

    • @ahmedhani6670
      @ahmedhani6670 ปีที่แล้ว +1

      😂😂 qabiilkas rabta miya

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 4 หลายเดือนก่อน

    Taariikh dhaba o dhaxal gala cajiiba si caqli badan baad uga jawaab tey runtii

  • @mohamedrooble592
    @mohamedrooble592 ปีที่แล้ว

    Nuurow fadlan Cabdirahman Maadey sidan oo kale in aad sidan oo kale wareysi ku saabsan Dalkeeni waxa ka socda maanta in aad wax ka weydiiso suurta gal matahay?

    • @mohamedrooble592
      @mohamedrooble592 ปีที่แล้ว

      Waxan jeclaanlahaa sababta ay uga aamusanyihiin Ciidamadoodii Kaliyah oo la kala direy xukuumadoodii oo Adiis lagu haysto dadkalana dalkii shirar ku qabsanayaan ama qorshayaal u sameynayaan iyo etc

  • @lujisomalistar1522
    @lujisomalistar1522 4 หลายเดือนก่อน

    Sheikh Ale haku kor yelo 😅 43:14 cimrigaguna dhereyo sidaad wax badan Somali koryelto.

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 ปีที่แล้ว +2

    Cabdiqani QORANE Laftiisa😂
    Ayaa ALSHABAAB ah