Isha Xasadka | Xaqiiqada Isha Xasadka | Sh Maxamed Sh Ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 มี.ค. 2020
  • Isha Xasadka | Xaqiiqada Isha Xasadka | Sh Maxamed Sh Ismaaciil
    Isha Xasadka Iyo JInka
    Sheekh Maxamed Ismaaciil alle ha ka abaal mariyee si fiican wuxu inoogu sharaxayaa mawduuca isha xasadka iyo qumayada ma wax jiraa mise waa wax khuraafaad ah? suaasha sheekha inooga jawaabi doona insha allah ka faaidaysi wanaagsan iyo mawduuca isha xasadka, isha xasadka qumayada iyo jinka iyo Sheekh Maxamed ismaaciil ka faa`idaysi wanaagsan siina share gareeya insha allah si dad badani u dhagaystaan ugana faa`idaystaan mawduucan
    Isha xasadka
    Isha Xasadka iyo Qumayada
    Isha Iyo Xaqnimadeeda
    ✔ 𝗦𝗨𝗟𝗗𝗔𝗔𝗡 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔
    Mar walba waxanu diyaar u nahay in aan idiin soo gudbino khayrka iyo waxyaabaha faa`idada u leh guud ahaan bulshada somalida ah gaar ahaan inta ku xidhan hada channelkan iyo inta kale ee kusoo xidhmi doonta mustaqbalka insha allah.
    ✔ 𝗠𝗔𝗛𝗔𝗗-𝗡𝗔𝗤.
    Sidoo kale waxan mar walba u mahadnaqaynaa bulshada ku xidhan ee ka faa`daysata channelkeenan 𝗦𝗨𝗟𝗗𝗔𝗔𝗡 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔 oo aah mid aynu khayrka ku wadaagno bulshada soo booqanaysa waxan ka codsanaynaa inay nagala qayb qaatan horumarinta Channelka si aynu dad badan khayrka u gaadhsiino dhiir galina noogu noqoto si aanu khayrka u sii wadno si ay taasi inoogu suuro gasho insha allah intiina aan wali channelka 🆂🆄🅱🆂🅲🆁🅸🅱🅴 saarin waxan ka codsanaynaa inay 🆂🆄🅱🆂🅲🆁🅸🅱🅴 gareeyaan insha allah bellkana yar ee jeleska ah ama gambleelka ay furtaan mar walba si aydun u heshaan muxaadarooyinka xulka ah ee anu idinla soo wadaagno ..
    𝗦𝗜 𝗔𝗔𝗗 𝗡𝗢𝗢𝗟𝗔 𝗦𝗢𝗖𝗢𝗧𝗢 𝗧𝗔𝗟𝗔𝗔𝗕𝗢𝗬𝗜𝗡𝗞𝗔𝗡 𝗤𝗔𝗔𝗗;-
    ✔ 🆂🆄🅱🆂🅲🆁🅸🅱🅴 - saarO
    ✔ 🅻🅸🅺🅴 - garee muuqaalada
    ✔ 🆂🅷🅰🆁🅴 - garee lana wadaag asxaabta kale
    º 🆂🆄🅱🆂🅲🆁🅸🅱🅴🆁 🅻🅸🅽🅺 -
    ✔ bit.ly/2OByfyQ
    ª FACEBBOK PAGE
    ✔ / suldaanmedia
    ” TWITTER ACCOUNT
    ✔ / suldaanmedia
    -------------------------------------------------------------------------------------------------------
     Email Address.
     alhaajicade@gmail.com
  • เพลง

ความคิดเห็น • 22