اللّهم انصر اخواننا في فلسطين نصراً عزيزاً. اللّهم انصرهم و ثبت اقدامهم و مد صبرهم و افرج عنهم و ازل عنهم الضيق. اللّهم ارحم موتاهم و اشفي مرضاهم و داوي جرحاهم. أمين يارب العالمين .
mansha allah qofkii fahmay oona dhuuxay hadalka shiikh mustafa xaaji waxuu ogaanaa in yahuud arinta qudus ka weyntahay indhaha dadku qaar ku arkaan ee ah yahuud oo falastin blse halkaas ay ka socoto tartan dagaal oo mudo soojiray inay waxaan ka midtahay waliba salka ku haayaa diimo muslimiinta oo u haysta qibladoodii koowaad inaytahay iyo kiristaanka iyaguna yahuud kusoo hoos gambanaayo insha allah waan guulaysanaynaa
Ya Allah bring back that justice system again and let the Muslims won once again from the river to the sea Muslim world will be free 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🦁🦁🦁🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Waa dhibka haysta somaliya maanta oo gobolo loo kale qaybiyey gobaladas la leeyahay dowladiina dhexe waa cadow Ee but buriya si aan idin qabsano badiina
Sida qudus iyo Falastiin loo qaatay ayaa Somaliyane loo qaadanayaan waxaane ku soconaa wadadii lagu qaatay. Bal ufiirso sidey iskugu egyihiin dhul balaarsiga yahuuda iyo Habashida. Hadii Somali jiifka ka kicin Somaliya wey ku deysay
Sidee falastiin loo qabsaday? Muxaadaro cusub 🔥: th-cam.com/video/-MF4Tx5cyBk/w-d-xo.htmlsi=uep7_EQHrbWEV2qq
15.4.2024 hadaad iga dambayso Alle haku daayo. Akhii and ukhtii❤
💜
@@Abdirahman.4 8/11/2024 mlin jmco ah 7:18 subx nimo
08/08/24
Haday waxa nodashay madhaxweyne cusub yahya Asinwar
اللهم انصر المسلمين فى كل مكان وانصر المجاهدين فى عزه و فلسطين
Keeydka aqoonta aa heesano wa shiikh musdafa xaaji ismaacil haaruun Allah jano haka dhigo abaalkaaga❤❤❤❤❤
ileyn Suufiyada umbaa soo difaaci jirtay diinta shiicada iyo mujasimadana gaaladay si toos ah iyo qarsoodi ahba oogu shaqeyn jireen wlh shiikhu taariikh Ibadan laqarinayay buu sheegay Maashaa allah
29, JUN, 2024, baan dawanayaa, Sheikha allha Xifdiyo.
اللّهم انصر اخواننا في فلسطين نصراً عزيزاً.
اللّهم انصرهم و ثبت اقدامهم و مد صبرهم و افرج عنهم و ازل عنهم الضيق.
اللّهم ارحم موتاهم و اشفي مرضاهم و داوي جرحاهم.
أمين يارب العالمين .
امين❤
يارب انصر أخواننا في فلسطين نصراً عزيزاً ❤🇵🇸
أمين يارب العالمين ❤
امين❤
اللهم صل وبارك نبينا محمد صلى الله عليه وسلم صلوا رسول الله اللهم صل على محمد وعلى ال محمد اللهم انصر اخواننا المستضعفين فلسطين 😢
Like & Share haka iloobin wll mahadsanid🙌
💜
Mahadsanid wllo waa muxadaro aan aad ugu bahnayn
الله يحفظك يا شيخ مصطفى🖤
🙌
😊
Waaaaw
😍
Masha Allah Thnks wll
Allow igu Dar guwa xoren doona Majidul aqza 🕌🤲🏻🤲🏻 insha Allah ❤
😍
MashAllah Masar baan yaraatiin wax kusoo bartey Sheekha wuxuu meeshan kusoo koobay waa manhajkii Masarida ictidaayi middle school iyo Sanawi High School Taariikhda lagu dhigo Marlo laga reebo Cusmaaniyiinta waxa wanaagsan aay suubsheen iyo qiyaamadii Carabta qiyaantan Cusmaaniyiinta si aad u fuican ayuu usoo koobay ❤👍🏽
masha allaahu sheek mustafa harun jazaaka allaahu
💜
Waa ayaan daro weyn in saaka diyaaradaha daroogada #Qaadka sida ee #Ethiopia ineey Muqdisho kadegayaan iyadoo aan ognahay xaalada taagan .
😍
MAASHA ALLAH SHEEKH JISAKALAH KHAYR ALLE HAKU XAFIDO AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️
masha allah somalo aan u sheegay way fahmi wayeen hada sheekhaan u sheegaya wa inay fahman
اللهم آمين اللهم آمين اللهم آمين اللهم آمين اللهم آمين يارب العالمين
😍
Masha Allah tabaarakallah Alloow xafidte sheikhana mustafe
❤
Masha Allah sheikh mustafe
💜
Ilove Allah swt and prophet mohamed scw scw and the
❤
Masha allah, sheikhoow jazakalla qyer siwaan baan kudageysana
Masha allah mahadsanid wll soo gudbintaada
🙌
💜
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
امين❤
Allahu akbar allahu akbar allah waxidul qahaaru hanokaso inu hadana noxorowobo quddus masjidul aqsaa
Our beloved prophet mohamed scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
Maasha allaaaah maasha allaaah
Sheikh mustafe🙌 😊
Maanshallah allah ku barakeeyo sheikh
💜
Allahu akbar diintaan qaaliga ah o maanta aan heysano rag baa Allah dartiisa dhiigooda u shubay carabna maanta wakaasa sidaasey diinti u layaceen wlh
😍
Saaxiib aad baa u mahadsantahay ❤
Masha Allah waa qiso iyo cilmi ku cimri qaadasho mudan, Allahayoow sheikh Mustafa xafid oo jannatul Aclaa ku abaal mari
💜
الا يحفظك يا شيخ مصطفى
SALALAAHU CALEYHI WASALAM SALALAAHU CALEYHI WASALAM SALALAAHU CALEYHI WASALAM SALALAAHU CALEYHI WASALAM SALALAAHU CALEYHI WASALAM SALALAAHU ❤❤❤❤❤❤❤
Mashalah shiikh wa siiro caajiba o mnta ad mood in ay joogta
Ilaahay habaabiiyo yuhuud &Nasaara
💜
MASHAA ALLAH ❤
💜
like saara wllo waa muxadiro muhiima
mansha allah qofkii fahmay oona dhuuxay hadalka shiikh mustafa xaaji waxuu ogaanaa in yahuud arinta qudus ka weyntahay indhaha dadku qaar ku arkaan ee ah yahuud oo falastin blse halkaas ay ka socoto tartan dagaal oo mudo soojiray inay waxaan ka midtahay waliba salka ku haayaa diimo muslimiinta oo u haysta qibladoodii koowaad inaytahay iyo kiristaanka iyaguna yahuud kusoo hoos gambanaayo insha allah waan guulaysanaynaa
Intaa komenta aqrinaye ninka keliya ugu ildheer.
Nosoo badi wll waad mahadsntahy
❤
sh mustafa alle ha barakeeyo
My favorite sheikh mustafa
Date 9 8:00 Am 2024 January
Sheekh Mustafe😊
Mashll sheekh mustafe wllo
💜
Mashaalah
Sobadi
Mashaaalllaha ❤❤❤❤
😍
Mansha allah
💜
Enjoyed this history 😊
m.a wa wacdiga raxmad alle
💜
Shekh mustafe 😊
Sax waaye😊
Ya Allah bring back that justice system again and let the Muslims won once again from the river to the sea Muslim world will be free 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🦁🦁🦁🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Allah yacizak ❤️
Inshallah
Yaa allah ♥️
Scw
Scw scw scw scw scw
Aanka qayb qaadano dagaalka qaza ❤
Waa dhibka haysta somaliya maanta oo gobolo loo kale qaybiyey gobaladas la leeyahay dowladiina dhexe waa cadow Ee but buriya si aan idin qabsano badiina
Taarikhdu say sheegto wuxu mu yidhi waxaan ka baqayaa in muslimiintu dabaday kiniisadaha ku tukadaan sas buu uga baxay kiniisada
♥️♥️♥️♥️♥️🌙♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤️❤️❤️
Scw scw scw
❤❤
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Waa gabadha aad u edebdarran meesha reerkooda ayay ujoogtaa, dadka doortay waa somali oo dhan.
Muxadaro cusub 2024 aya raba oo falastiin hada ka hadleyso plz ta keen
M.a soo badi wll
Albaqra
15/01/2024,dagaalka israaiil,iyo falastiin
Dagaalka,xamaas,iyo israa.iil
Sida qudus iyo Falastiin loo qaatay ayaa Somaliyane loo qaadanayaan waxaane ku soconaa wadadii lagu qaatay. Bal ufiirso sidey iskugu egyihiin dhul balaarsiga yahuuda iyo Habashida. Hadii Somali jiifka ka kicin Somaliya wey ku deysay
Abihi waa somali isaguna waa somali finish lomabahno auaia waa qatar wa qatar anaga somalia 🇸🇴 ayan nshay
🇸🇩❤️
Cali odowaa Guure
Aanka qayb qaadano dagaalka qaza
Aan ka qayb qaadano dagaalka qaza
Sorry yaakhey in magaca ogaden dartiis jacayl lagugu abuuro ina gubeed ayaad gacanta ugashay
Falastiin iyo israa iil dagaalkood
Maxaad aga aamustay ninka bada Somaliland Xabashida ka ii bsaday, mise Qudus ayaa kaaga muhimsan dhibaatada Somaliland soo fool saartay?
😂😂😂Sheekhu Siyaasad Kama Hadlaayo Isagana Maqusaayso
Waxn aad la waraygso wax ka waynbuu shikhu ka hadlaya arimahana way so hoosgalayan waa hadad wax fahmayso
Qudus mexe muhim u ahaa weese doqoyow munaafaqaa
7 sano ka hor ayuu ka hadlay
M.a sheikh mustafe❤
Scw scw scw