Isha Xasadka | Sida Looga Hortago Isha Xasadka | Qeybti 2aad | Sheekh Maxamed Ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ก.ค. 2024
  • #Subscribe #Like #Share
    Isha Xasadka | Sida Looga Hortago Isha Xasadka | Qeybti 2aad | Sheekh Maxamed Ismaaciil
    Isha Xasadka - Sida Looga Hortago Isha Xasadka - Qeybtii 2aad
    ✔ 𝗦𝗨𝗟𝗗𝗔𝗔𝗡 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔
    Mar walba waxanu diyaar u nahay in aan idiin soo gudbino khayrka iyo waxyaabaha faa`idada u leh guud ahaan bulshada somalida ah gaar ahaan inta ku xidhan hada channelkan iyo inta kale ee kusoo xidhmi doonta mustaqbalka insha allah.
    ✔ 𝗠𝗔𝗛𝗔𝗗-𝗡𝗔𝗤.
    Sidoo kale waxan mar walba u mahadnaqaynaa bulshada ku xidhan ee ka faa`daysata channelkeenan 𝗦𝗨𝗟𝗗𝗔𝗔𝗡 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔 oo aah mid aynu khayrka ku wadaagno bulshada soo booqanaysa waxan ka codsanaynaa inay nagala qayb qaatan horumarinta Channelka si aynu dad badan khayrka u gaadhsiino dhiir galina noogu noqoto si aanu khayrka u sii wadno si ay taasi inoogu suuro gasho insha allah intiina aan wali channelka 🆂🆄🅱🆂🅲🆁🅸🅱🅴 saarin waxan ka codsanaynaa inay 🆂🆄🅱🆂🅲🆁🅸🅱🅴 gareeyaan insha allah bellkana yar ee jeleska ah ama gambleelka ay furtaan mar walba si aydun u heshaan muxaadarooyinka xulka ah ee anu idinla soo wadaagno ..
    𝗦𝗜 𝗔𝗔𝗗 𝗡𝗢𝗢𝗟𝗔 𝗦𝗢𝗖𝗢𝗧𝗢 𝗧𝗔𝗟𝗔𝗔𝗕𝗢𝗬𝗜𝗡𝗞𝗔𝗡 𝗤𝗔𝗔𝗗;-
    ✔ 🆂🆄🅱🆂🅲🆁🅸🅱🅴 - saarO
    ✔ 🅻🅸🅺🅴 - garee muuqaalada
    ✔ 🆂🅷🅰🆁🅴 - garee lana wadaag asxaabta kale
    º 🆂🆄🅱🆂🅲🆁🅸🅱🅴🆁 🅻🅸🅽🅺 -
    ✔ bit.ly/2OByfyQ
    ª FACEBBOK PAGE
    ✔ / suldaanmedia
    ” TWITTER ACCOUNT
    ✔ / suldaanmedia

ความคิดเห็น • 90

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m 4 หลายเดือนก่อน +1

    ilaahay haku xafido sheekh Mohamed sheekh

  • @majdmoha395
    @majdmoha395 2 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله بارك الله فيك شيخنا الفاضل

  • @saltryadan2892
    @saltryadan2892 3 ปีที่แล้ว +3

    mashlhaa sheekh ilahy cimirka haa dheereyo

  • @deeqamohamed9828
    @deeqamohamed9828 3 ปีที่แล้ว +5

    Mnzhaallaah sheekh wax badanbad no faaiidaysay ee Allaah haku xafido

  • @hakimamohamed3329
    @hakimamohamed3329 3 ปีที่แล้ว +21

    Masha.allaah sheikhan illaahey dartiii Ayaan u jeclahay cimrigada. Allaha barrakeyo sheikh adiga. Iyo qoskada. Allaha. Idin xafido

  • @nasirjamac5683
    @nasirjamac5683 3 ปีที่แล้ว +3

    Alle haku barakeeyo sheekh

  • @zaharentertainment225
    @zaharentertainment225 3 ปีที่แล้ว +6

    MashAllah MashAllah Allow jidka toosan namari

  • @deeqayassin8012
    @deeqayassin8012 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay khayr ha ku siiyo

  • @mohamedahmedolhaueh4243
    @mohamedahmedolhaueh4243 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc jazaakaalla ya sheekh

  • @aqoonguudchannel6402
    @aqoonguudchannel6402 ปีที่แล้ว

    mash allah tabarkala wlhay waan ka faiidaye jaska allah sheekh maxamed ismaacil

  • @queena_cishqi
    @queena_cishqi 3 ปีที่แล้ว +7

    Waxaan xasuustaa maalin madaxa aad iixanuunaayay lacagna waxan ka heestay 1shilin somali ah waxaan la'aaday farmashiyee intaan siisocday ayaan maskiin meel fadhiya gacanta iitaagay markaasan isku qabtay makaniinka mise miskiinka waxan iri illaahow kunkaaz xoola kaheestaa waxan ku radinayana waa caafimaad illaahoow caafimaadkadan kaga badashay waana bixiyay kunkii shilin wllhi madaxiina waa iicaafimaaday ALXAMDULILAAH calaa nicmatihi🤲🧡

    • @SuldaanMedia
      @SuldaanMedia  3 ปีที่แล้ว +2

      Waxa la bixiyo waxa ugu qiimo badan wixi alle wax lagaga iibsado sidaad sameysay lagumana khasaaro sadaqaduna waxay kaa leexisaa masiibooyinka iyo culaysyada albaabada arsaqadana wey furtaa

    • @bulshokoriye2702
      @bulshokoriye2702 3 ปีที่แล้ว +1

      Allaahu Akbar. Waa tusaale nool (living example)!

  • @nimcoyusufaxmed2360
    @nimcoyusufaxmed2360 3 ปีที่แล้ว +6

    Jasaka Allaha sheekh ilahay ajar ha idinka siiyo dhamantin inti soo ababishay iyo noso gudbisayba 🤲🤲🤲 walahayga Muslim ka ahoow iso duceeya please murad ban leyahay in ilahay si kheyr leh igu dhameyo

  • @hodanosman3192
    @hodanosman3192 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @XussenMataan
    @XussenMataan 3 หลายเดือนก่อน

    Asc baraka llah

  • @hajiyaishoibrahim3808
    @hajiyaishoibrahim3808 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allh jazakalah qer sheikh 🤲🤲🕋🕌

  • @macalimali4341
    @macalimali4341 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah alaw noogargaar

  • @alihussein1432
    @alihussein1432 3 ปีที่แล้ว +2

    Jasakalahaa khar shiq iyo intasogudbisy

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalah.khairan jazaa shekh

  • @user-ky1dx4me8h
    @user-ky1dx4me8h 4 หลายเดือนก่อน

    Jazakalaah shiiq

  • @hawaahmed968
    @hawaahmed968 3 ปีที่แล้ว +1

    Jisaakalahu qeyr shiiq

  • @mohamedhusseinabdi8625
    @mohamedhusseinabdi8625 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Alla jasaakallaa khayr

  • @muniirmukhtaar3765
    @muniirmukhtaar3765 3 ปีที่แล้ว +2

    Allahuma sali wasallim calaa sayyidinaa muxammed

  • @umalkhayrceesh6504
    @umalkhayrceesh6504 3 ปีที่แล้ว +3

    Maan sha alaah

  • @maxamedxasan2657
    @maxamedxasan2657 3 ปีที่แล้ว +2

    mnsh allh

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 3 ปีที่แล้ว +2

    JazaakAllah wll adiga iyo sheekhaba rabi ha idinka ajar siiyo

  • @abusuheyba
    @abusuheyba 3 ปีที่แล้ว +1

    allahu akbar

  • @somiidris7691
    @somiidris7691 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc mashalaah tabarakalaah kher alaha kusiiyo

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah

  • @farxiymohamuud5057
    @farxiymohamuud5057 2 ปีที่แล้ว

    mansha allah

  • @Yarma_baashi
    @Yarma_baashi 3 ปีที่แล้ว

    ماشاالله👉🏾👍🏿👍❤️

  • @munoahmed569
    @munoahmed569 3 ปีที่แล้ว +1

    Mshaaalh

  • @mohamedabdi3928
    @mohamedabdi3928 3 ปีที่แล้ว +1

    Marshall Allah

  • @qAbzzz
    @qAbzzz 3 ปีที่แล้ว +3

    Ma sha Allah

    • @user-gc7kg3mi6i
      @user-gc7kg3mi6i 3 ปีที่แล้ว +1

      جزاك اللہ خيرا يا شيخنا اللہ يحفظك ويرعاك

    • @husseinabdinuur826
      @husseinabdinuur826 3 ปีที่แล้ว +1

      Mansha allaah

  • @faraxsanabdullaahi769
    @faraxsanabdullaahi769 3 ปีที่แล้ว +1

    jasakallaah

  • @sadikibrahim7202
    @sadikibrahim7202 3 ปีที่แล้ว +2

    Scw scw

  • @bulshokoriye2702
    @bulshokoriye2702 3 ปีที่แล้ว +1

    68 qof ayaa suulka u laabay khayrkaan Sh Mohamed inala wadaagayo oo walaalaha channelkana noo soo gudbiyeen. Aduun hawli kama dhamaato. Alle SWT khayrka hana waafajiyo. aamiin aamiin

  • @mohamedabdisalan923
    @mohamedabdisalan923 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc wwb. Masha'alaahu.
    Anigu Sheikh Mohammed waan U duceeyn.
    1, Allahuma adqil sheikh Mohammed janatul firdowsa.
    2, Allahuma cidkasta oo sheikha dhibtay mar hore AMA dhib la maagan mar danbe. Ka qabo. Cidkastoo dhibtayna ballaayo ku salaad. Aamiin.
    Xusuusin walaalaha soomaliya.
    War sheeqa aynu U duceyno.
    Kana faideysano .
    Asc wwb.

  • @mohamedaxmed2717
    @mohamedaxmed2717 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @alihussein1432
    @alihussein1432 3 ปีที่แล้ว +3

    Walal wankuxeranhy beskaga wanakutagera Hana kacajisin

  • @qAbzzz
    @qAbzzz 3 ปีที่แล้ว +2

    Sha Allah

  • @user-le7rd8hh4u
    @user-le7rd8hh4u 3 ปีที่แล้ว +1

    7h

  • @samaancabdi3856
    @samaancabdi3856 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh walaahi aniga iyo caruurteyda xabsi gurigaan kujirnaa

  • @hamdimouminhassan9043
    @hamdimouminhassan9043 3 ปีที่แล้ว +5

    Illahow wiilkeyga is caafi

  • @khaalidhaaruun7610
    @khaalidhaaruun7610 3 ปีที่แล้ว +1

    Ogaysiis- ogaysiis waxa la ogaysiinayaa umada islaamka in hab online ah lagu baranayo quraanka kariimka ah sida adkaarta, ducooyinka, higaada, siirada, caqiidada. Iwm.
    Nagala soo xidhiidh what's appka: 0634829567
    By call: 0634829567.

  • @suqambi7591
    @suqambi7591 2 ปีที่แล้ว

    Nabiga scw xaasaskiisa waa la tashanjiray markii murugadiidi ugu xumayd soo wajahday ghaarul xiraa soo khadijah rac ma aysan ka samatabixin? Markii asaaxaabtu maqliweday amarkiisa soo xaaskiisu ma orag xiiro adigu ayagaa kugu dayan doonee. Axaadiith yaan si qaldan loo isticmaalin

  • @leylaaxmed5845
    @leylaaxmed5845 3 ปีที่แล้ว

    .

  • @You.m685
    @You.m685 3 ปีที่แล้ว +1

    Sual please qoofka hooyo iyo walalohi bila bilwalba ma sadaqa iitahay?

    • @abdihakimsaidali1368
      @abdihakimsaidali1368 3 ปีที่แล้ว +2

      Haa wll,si saan maqlay waa sadaqo

    • @SuldaanMedia
      @SuldaanMedia  3 ปีที่แล้ว +2

      Haa waliba sadaqo tan ugu qiimo badan weeye

    • @fays114
      @fays114 3 ปีที่แล้ว

      Weliba sadaqo Keliya ma ahanee waxey leedahay walidul saalixnimo iyo xiriir qaraabo nimo sadex darajo ayey ka faaido badan tahay

  • @drkofirow3678
    @drkofirow3678 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @RamloRamlo-kw4wf
    @RamloRamlo-kw4wf 3 ปีที่แล้ว +3

    Fiicana shiiqan koley wahaabi mahan

    • @SuldaanMedia
      @SuldaanMedia  3 ปีที่แล้ว +2

      Masha allah raaci walaashay

    • @RamloRamlo-kw4wf
      @RamloRamlo-kw4wf 3 ปีที่แล้ว +1

      @@SuldaanMedia masha allah allaha barakeeyo

    • @SuldaanMedia
      @SuldaanMedia  3 ปีที่แล้ว

      @@RamloRamlo-kw4wf dhamaanteen walal mahadsanid

    • @abdulahimousa8173
      @abdulahimousa8173 3 ปีที่แล้ว +1

      Wahaabi wax aqoon ma u leedahay wl?

    • @ahmedabukar6151
      @ahmedabukar6151 3 ปีที่แล้ว +1

      Diintu qeybo malahan waa muslim oo kaliya sunnadi nabigana qaata iska dhaaf wahabi suufi iyo takfiir diintu waa mid waana tii rasuulka na faray wll

  • @aminaawes1331
    @aminaawes1331 3 ปีที่แล้ว

    !نهههههههفهص

  • @umunahaar1340
    @umunahaar1340 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @khaalidhaaruun7610
    @khaalidhaaruun7610 3 ปีที่แล้ว +1

    Ogaysiis- ogaysiis waxa la ogaysiinayaa umada islaamka in hab online ah lagu baranayo quraanka kariimka ah sida adkaarta, ducooyinka, higaada, siirada, caqiidada. Iwm.
    Nagala soo xidhiidh what's appka: 0634829567
    By call: 0634829567.

  • @aminaawes1331
    @aminaawes1331 3 ปีที่แล้ว

    !نهههههههفهص

  • @khaalidhaaruun7610
    @khaalidhaaruun7610 3 ปีที่แล้ว +1

    Ogaysiis- ogaysiis waxa la ogaysiinayaa umada islaamka in hab online ah lagu baranayo quraanka kariimka ah sida adkaarta, ducooyinka, higaada, siirada, caqiidada. Iwm.
    Nagala soo xidhiidh what's appka: 0634829567
    By call: 0634829567.

  • @khaalidhaaruun7610
    @khaalidhaaruun7610 3 ปีที่แล้ว +1

    Ogaysiis- ogaysiis waxa la ogaysiinayaa umada islaamka in hab online ah lagu baranayo quraanka kariimka ah sida adkaarta, ducooyinka, higaada, siirada, caqiidada. Iwm.
    Nagala soo xidhiidh what's appka: 0634829567
    By call: 0634829567.

  • @khaalidhaaruun7610
    @khaalidhaaruun7610 3 ปีที่แล้ว +1

    Ogaysiis- ogaysiis waxa la ogaysiinayaa umada islaamka in hab online ah lagu baranayo quraanka kariimka ah sida adkaarta, ducooyinka, higaada, siirada, caqiidada. Iwm.
    Nagala soo xidhiidh what's appka: 0634829567
    By call: 0634829567.

  • @khaalidhaaruun7610
    @khaalidhaaruun7610 3 ปีที่แล้ว +1

    Ogaysiis- ogaysiis waxa la ogaysiinayaa umada islaamka in hab online ah lagu baranayo quraanka kariimka ah sida adkaarta, ducooyinka, higaada, siirada, caqiidada. Iwm.
    Nagala soo xidhiidh what's appka: 0634829567
    By call: 0634829567.