GABAYGII // LIKAACO // MAQAL & QORAAL WADA SOCDA, ABWAAN CABDULLAAHI MACALLIN AXMED DHOODAAN, EHUN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 79

  • @murti-dhuuxmedia4276
    @murti-dhuuxmedia4276 6 หลายเดือนก่อน +3

    Alle naxariisti janno haka waraabiyo garyaan cabdullaahi macallin axmed

  • @liibandayib918
    @liibandayib918 5 ปีที่แล้ว +13

    maskaxdii aaba yaasheen allaaah ha uwada naxariisto, dhalin yaro fadlan gabayada suugaanta hala dhageysto.

    • @mohamedmuse3141
      @mohamedmuse3141 5 ปีที่แล้ว +1

      Likco (Lagdin) legdinta horteed ban oga lebabaka imuday

    • @haboonsuleiman9234
      @haboonsuleiman9234 4 ปีที่แล้ว +1

      🤲Ilahy ha u naxariiso abwaan dhoodaan
      Shubaal aan u liqdaraa Waxan kor isuloohaaaba.................
      .........
      Leecaan darteed bay kolkaa adhaxdu liicdaayee

  • @khadarproduction9333
    @khadarproduction9333 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabayada abwaanka gabaygan ban ugu jeclhy Alle ha u naxariistee abwaan qaali ah buu ahaa

  • @khalidkhadar4480
    @khalidkhadar4480 3 ปีที่แล้ว +10

    gabaygan waxa tiriyey abwaan cabdilahi macalin dhoodaan sanadkii 1972 markaas uu la qabtay tartankii fanka somaliyeed oo ay ka qayb galeen dhamaan bahda fanka iyo suuganta taas oo lagu bixinayey darajooyin muujinayey sida loo kala fiicanyhay ka dib abwaan dhodaan waxa lasiiyey darajo hoose oo aanu u qalmin oo ah darajada c madama uu ahaa abwaan si weyn uga soo horjeeday nidaamkii maxamed siyaad darajadaas ayey dad ku farxeen oo ay la dhaceen madama uu ahaa nin heerkaa ka sareeya ka dib ayuu tiriyey gabaygan macnaha badan leh ,

    • @shafeecaar2521
      @shafeecaar2521 2 หลายเดือนก่อน

      @@khalidkhadar4480 wax aadan garanayn lagama hadlo

    • @aliibraahim4538
      @aliibraahim4538 2 หลายเดือนก่อน

      @@khalidkhadar4480 gabay kasta iyo hees kastaa oo xiligi dowladii militiga la tiriyey waxaa lagu dhihi dowlada ayey ku saabsaneyd😂 war xishooda

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 3 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan dhoodaan ilaahay ha.unaxariisto wuxu kamid yahay abwaanadii murtida badnaa siga iyo abwaan timacade ilaahay ha.unaxariisto dhamaan tood from hargeisa somaliland

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b ปีที่แล้ว

      Kkkk ma dhodan baaa sland ka soo jeedaaaaaaa

    • @diiniahmad4298
      @diiniahmad4298 ปีที่แล้ว

      Kililka ayuu kasoo jeeday ilaahay ha unaxariisto godkana ha unuuro

  • @abdyfitahjanaaleabdyfitaah2536
    @abdyfitahjanaaleabdyfitaah2536 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto abwaanka in badan jiilka maanta waxpa kama fahmaayaan kaliya kuwa aad u yar ayaa wx uga baxaayaan

  • @Qaasaali123
    @Qaasaali123 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay haw naxariisto Abwaan dhoodaan

  • @wiilwanaaagsan6794
    @wiilwanaaagsan6794 5 ปีที่แล้ว +6

    Abwaanka wada murti xigmaawi ayuu ahaaa Allaah yaa raxma dhoodhaan
    Wxaan ku xasuustaaa gabaygii galaal xoor ee qiimaha badnaa

    • @SSGEESKAAFRIKA
      @SSGEESKAAFRIKA  5 ปีที่แล้ว +1

      Walaal gabaygaa, oo cod ah waan waayay. Isagoo fasiraya unbaan arkay. Ee isagoo cod ah ciddii igu caawisa waan u ducayn lahaa idamka Eebbe.

  • @mohamedyusuf1770
    @mohamedyusuf1770 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow kuunaxariiso runtii murtidaad nooga tag tay waxa baaqi ku ahaan doontaa qulbta umada somaleed

  • @ramlocabdi3635
    @ramlocabdi3635 6 ปีที่แล้ว +3

    Ah!! ILAAHOOW naxariistii jano gee abwaan dhoodaan ilaa iyo hadda markaan dhagays'to tixdan likaaco oo ka mida noocyada mala awaalka waan ilmeeyaa hadaanan is moogaysiin waxaan daawadaa halka uu u jeedka dhigayo!!!!!!

    • @yaasirabdi6494
      @yaasirabdi6494 6 หลายเดือนก่อน

      Amaan laydhaa gabay raaciyeen
      Luuqda kor U saydho
      Dadku luqunta hoogaamiyee
      Dhagaha laa"laadsho❤

  • @siciidkooshin5472
    @siciidkooshin5472 5 ปีที่แล้ว +7

    Abwaankii soomaaliyeed ilaahay ha unaxariisto

  • @haboonsuleiman9234
    @haboonsuleiman9234 4 ปีที่แล้ว

    Ilahyha unaxariiso abwaan dhoodaan
    Ilaa Hada Waxan raadiya
    Gabayga abwaan ka ee
    QULUBAA GEDI
    plz cidii garanaysaa ha soo sheegto

  • @alphalab-jm3wi
    @alphalab-jm3wi 6 หลายเดือนก่อน

    alle ha unaxariisto abwaanka

  • @bariraabubarkar2011
    @bariraabubarkar2011 6 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah ilahay kuu naxariiso abwaan wadani ah Abdulahi

    • @deromar4803
      @deromar4803 3 ปีที่แล้ว +1

      Allah! WAA NASRA QURUX 🤣 SUGAANTANA WAD KU ROONTAHAY WAA QODOB KALOO KUGU SII JECLAANAYO AWAL BAAN DHOWR QODOB OO WACAN KAA ARKAY KUGUNA QAATAY 🤣😉 I WOHN IN WIEN OIDA

    • @bariraabubarkar2011
      @bariraabubarkar2011 3 ปีที่แล้ว

      🤣😜👌

    • @bariraabubarkar2011
      @bariraabubarkar2011 3 ปีที่แล้ว +1

      Thank you der Omar

    • @deromar4803
      @deromar4803 3 ปีที่แล้ว

      @@bariraabubarkar2011 adaa mudan shrafey raga kuu hanweynee kugu xisabtama ku jiraah🤣🤣

  • @geeljiredabadhoon7957
    @geeljiredabadhoon7957 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku naxariisto legend

  • @iilwaadmohamed9293
    @iilwaadmohamed9293 6 ปีที่แล้ว +2

    waa abwaan an laga fa ideysaan ilahey haa u naxaristo

    • @Qalafe
      @Qalafe 5 ปีที่แล้ว

      Waa sidaaay kula tahay

    • @hassanahmed6738
      @hassanahmed6738 3 ปีที่แล้ว

      Waan ka faidaysanay o murtidisii waa tan aad dhagaysanayso

  • @khiyarcabdinasiir6136
    @khiyarcabdinasiir6136 5 ปีที่แล้ว +3

    Adeerky ilaahayoow unaxariiso

  • @califaarah910
    @califaarah910 ปีที่แล้ว

    Likaaco ereygaa waan fahmi waayey

    • @khadarxujale2840
      @khadarxujale2840 9 หลายเดือนก่อน

      Likaaco waa sir ama been

  • @adenm0hamed97
    @adenm0hamed97 6 ปีที่แล้ว +3

    Allaha.unaxariisto

  • @mohamedabdulahi6324
    @mohamedabdulahi6324 9 หลายเดือนก่อน

    Gabayga biyo dhicisu
    Wuxu yahay in somalidu
    Eey guul iyo hormar gaarin
    Mid dhimitayna an aheyn
    Oo meel dhexda tagan thy

  • @xamsexadarih1145
    @xamsexadarih1145 4 ปีที่แล้ว

    Elle hownaxariisto

  • @hassanjuba9624
    @hassanjuba9624 5 ปีที่แล้ว +2

    Adeerkey Allah kuu naxariisto

    • @soomaalisoomaalidhalay6687
      @soomaalisoomaalidhalay6687 4 ปีที่แล้ว

      Dhoodaan miyaa adeerkaa ah

    • @ahmedmohamed-ng2ib
      @ahmedmohamed-ng2ib 4 ปีที่แล้ว

      Ninkan taariiq in laga reebo ayay macalin ayuu af soomaliga ku ahaa

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b ปีที่แล้ว

      Dhoodan see adeerkaaaa kubnoqdey dds buuu ka soo jeedaa

  • @Xulkaqaraamka
    @Xulkaqaraamka ปีที่แล้ว

    Abwaan Abdullaahi dhoodaan AUN

  • @Abasanjo
    @Abasanjo 6 ปีที่แล้ว +1

    alaha u naxariisto

  • @AhmedMacalimMohamed
    @AhmedMacalimMohamed 2 ปีที่แล้ว

    Bismillah Halxabo kamafahmin

  • @worldwideshow3
    @worldwideshow3 6 ปีที่แล้ว +3

    Waxbadan ayaan radiyey thanks

  • @qooryare705
    @qooryare705 ปีที่แล้ว

    Laanbadh maxow ugala jeedaa abwaan ku

    • @muqaxwe
      @muqaxwe ปีที่แล้ว

      Laan kala badha ama kala qaybisa macnaa fariidna ma ihi nacasna ma ihi waa mala awaal. Laantu waa laanta geedka.

  • @bedelmoh1313
    @bedelmoh1313 4 ปีที่แล้ว +1

    Abwaanka u duceeya lagama faa'iidaysan lkn

  • @kilwomoha3688
    @kilwomoha3688 6 ปีที่แล้ว

    Sifada gabayga waa qaban la.ahay alyacni sharaxadiisa goobo waan wayay

    • @SSGEESKAAFRIKA
      @SSGEESKAAFRIKA  6 ปีที่แล้ว

      Soo sheeg wixii aan kugu dhaanno waannu kuu kordhin idamka Eebbe. Waxaan garan waynana cid innagu dhaanta aan raadinno idamka Eebbe.
      MAHADSANID.

    • @SSGEESKAAFRIKA
      @SSGEESKAAFRIKA  5 ปีที่แล้ว

      Waad Ku Mahadsantahay Fahanka Aad Fahantay U Jeeddada Gabayga.

    • @adanjama7617
      @adanjama7617 5 ปีที่แล้ว

      @@haligrondin6821 aad iyo aad ayaad ufantay gabayga iyo ujeedka ilaa xad gabaygu qof kama hadlayo qoomiyad ayuu ka hadlayaa

    • @adanjama7617
      @adanjama7617 4 ปีที่แล้ว

      wll waa labo qaybood mid waa somali galbeed midna waa somaliya.mida hore waxuu dhaliilayaa quwada iyo tayada somali galbeed oo aan hana qaadin tan dambe waxaa dhaliilayaa dowladii somliyeed ee xiligaas jirtay iyo sida ay u wajahday arintaan iyo siyaasad xumo jiray oo waa nin ceelka salkiisa dhurayo hadana dhoobada sooraaciyey marka kooda uu udhuraayo biyaha ayuu sooraaciyaa oo yacni dowladii waqtigaa jiray cadaalad ka samayn duulaankii Ethiopia ee waxay ahayd qowda ma qashii waxna haw qaban mahadsanid

  • @mahadomar7099
    @mahadomar7099 ปีที่แล้ว

    Alle hakuu naxariisto adeero

  • @siciidkooshin5472
    @siciidkooshin5472 5 ปีที่แล้ว +2

    Likaaco waamaxay maxaa laga wadaa tolow abwaan laga faa idaysa waayay iga dheh

    • @haligrondin6821
      @haligrondin6821 5 ปีที่แล้ว +1

      Asc
      Walaal likaaco waa marka leebka aad qaansada saarto eed ganitaan la rabtid

    • @abdirahmanmohamud9082
      @abdirahmanmohamud9082 4 ปีที่แล้ว +1

      Likaaco waa shiish

    • @oscarlee6989
      @oscarlee6989 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaal likaaco waa jees jees .

    • @salaadzamzam392
      @salaadzamzam392 2 ปีที่แล้ว +1

      Hadal jees-jees ah
      Xigasho
      Aw Hoodaar

  • @worldwideshow3
    @worldwideshow3 6 ปีที่แล้ว +1

    Soomalida lix jeer bay gubaan, maxalagawaada ii sheeg

    • @worldwideshow3
      @worldwideshow3 6 ปีที่แล้ว

      Thanks I appreciated

    • @adanjama7617
      @adanjama7617 5 ปีที่แล้ว

      abdi noor somalidu lixjeer bey gudaan libinahaygiiye
      Wuxuu kawadaa sida aan wax ugu sheegayo wax uma fahmaan oo way is moogaysiiyaan

    • @adanjama7617
      @adanjama7617 4 ปีที่แล้ว +2

      wuxuu ka wadaa sida aan wax ugu sheegay uma fahmaan
      oo waa dad nin door kooda liida ama aan wax ka qaadan
      tankale gabayada dhoodaan waxaa laga samaynkaraa qodobo wax ku ool u' ah
      dad iyo dalka wax u tari lahaa hadii eray bixin laga samayn lahaa tankale
      afka somaliga nax wihiisa aad ayuu uyaqiinay dhoodhaan allaha uraxmado

    • @haligrondin6821
      @haligrondin6821 4 ปีที่แล้ว

      Walaal soomaalidu lixjeerbay gubeen libinahaygii wuxuu uga jeedaa sida ay somaaliya uga waayeen marar badan waxay ka sugaayeed.

  • @bariraabubarkar2011
    @bariraabubarkar2011 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @cabdimajiidmaxamed8151
    @cabdimajiidmaxamed8151 3 ปีที่แล้ว

    Cabdi

  • @abdiazizmohamed2263
    @abdiazizmohamed2263 4 ปีที่แล้ว

    Erayga likaaco Abwaanku muxuu uga jeedaa(micnihiisa)

    • @oscarlee6989
      @oscarlee6989 3 ปีที่แล้ว

      Waxa and lamicno tahay jees jees

    • @oscarlee6989
      @oscarlee6989 3 ปีที่แล้ว

      Jees jeeska hortii baan ogaa..... likaaco waa jees jees

    • @salaadzamzam392
      @salaadzamzam392 2 ปีที่แล้ว

      Hadal jees-jees ah
      Xigasho
      Aw Hoodaar

  • @worldwideshow3
    @worldwideshow3 6 ปีที่แล้ว +1

    Sarman ,maxaladhahaa meaning

    • @cabdullaahishire2474
      @cabdullaahishire2474 6 ปีที่แล้ว

      Sarmaan haddaad u jeeddo waa geed magicii.

    • @oscarlee6989
      @oscarlee6989 3 ปีที่แล้ว

      Waa geed magaciis walaal waxaa lagu cugtaa dhiilaha ama haruubka dadka reer miiga waa ey yaqaaniin mahadsanid

  • @ahmedibnuibrahim7387
    @ahmedibnuibrahim7387 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabaygani wuxu ku socdaa itoobiya

    • @heegaaleabdi7835
      @heegaaleabdi7835 4 ปีที่แล้ว

      Maya Ethiopia kuma socdo ee Nin Somaliya shaqada ka eryey ayuu u tiriyey.