Qurux male Aduunyadu haddii Qaabkan loo wado maxaan kaga Qoslaa.. "Abwaan Timacadde"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • #Waddani_Somali_Tv# Qurux male Aduunyadu haddii Qaabkan loo wado maxaan kaga Qoslaa.. "Abwaan Timacadde"Qurux male Aduunyadu haddii Qaabkan loo wado maxaan kaga Qoslaa.. "Abwaan Timacadde"Qurux male Aduunyadu haddii Qaabkan loo wado maxaan kaga Qoslaa.. "Abwaan Timacadde"Qurux male Aduunyadu haddii Qaabkan loo wado maxaan kaga Qoslaa.. "Abwaan Timacadde"Qurux male Aduunyadu haddii Qaabkan loo wado maxaan kaga Qoslaa.. "Abwaan Timacadde"Qurux male Aduunyadu haddii Qaabkan loo wado maxaan kaga Qoslaa.. "Abwaan Timacadde"

ความคิดเห็น • 28

  • @ummaasiya722
    @ummaasiya722 2 ปีที่แล้ว +7

    Mashallaha allaha unaxariisto qabgirga allaha uwaasiciyo aamiin

  • @Gaanimedia273
    @Gaanimedia273 3 ปีที่แล้ว +6

    Alloow ku jannee qalas qalas dhalay alloow yaa gobonimo iyo murti ba sheegtay

  • @abdiganiolujog9020
    @abdiganiolujog9020 3 ปีที่แล้ว +9

    abwaaanka soomali ugu jclahay tima cade nin soomaalinimada ku dhintay aalow ku naxariiso

  • @nagibaskar6563
    @nagibaskar6563 11 หลายเดือนก่อน +3

    Nimankii Qadhaab ka u barteyoow qoomamaa xigiye, Ilaahoow kuu naxariiso Allah Cabdullaahi Suldaan aragti dheeraayaa wuxuu ka hadlayey wakhtigaasi fogaydaa waa Tuugtii Talyaanigu musuqa ku ababiyey.

  • @FADSO
    @FADSO 3 ปีที่แล้ว +3

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN.....

  • @user-wv9yd9jr7n
    @user-wv9yd9jr7n หลายเดือนก่อน

    😢.allaha.uunaxaristo.abwanka.wlee.tarikhbu.katagay.

  • @axmedjama4344
    @axmedjama4344 ปีที่แล้ว +3

    Allah haku naxaristo cabdilahi suldan timacade

  • @ahmedkhadar496
    @ahmedkhadar496 2 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan timace allah hkuu naxariisto adeer

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว +3

    Allya raxmee Time cade1960 1969 wan amusey buu yadhi aniga isku dirka soamligabyadii kama qay galin buu yadhi aa idin macanee markii kacaanka qabsadey buu kanacankii amaanaay lakina allaay raxmee hadii kacankii diyaarado ku garaci doono 1988 ma amaaneyn mida kale intaanu dhiman kacanka laftiisa wa ka hor yami marku faymey in afweyene somalinimo wadin ee Daroodnimo wado

    • @nagibaskar6563
      @nagibaskar6563 11 หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa oo hadalba wuxuu ku bilaabay Soomaali nimadii la qalay
      qayb kamaan galine, waayo 1dii Luulyo ayaa midnimadii Soomaaliyeed ee la rabay God madoow lagu riday oo nimankii reer koonfureed ee meesha loogu tagey waxay ahaayeen niman talyaanigii Tuugnimo iyo sida wax loo xado ka bartey oo aan wax kale la barin balse godkii madoobaa ee wakhtigaa 1960 kii lagu riday waxa ka dambeysay in 1991 kii godkii midnimadu ku bakhtiday inta laga soo saaro in si sharaf leh inta xabaal loo qodo iilka si fiican loo dhigo, hadaba qofkii Gabeygan si fiican u dhugtoow, ilaahay ha u naxariisto ee Cabdilaah Suldaan Timacade ayaa hadalba soo jaray in Soomaali nimadii iyadoo Silicsan ay Muqdisho ku Dhimatey 1991 kiina Somaliland si sharafle ay u aastay wa billaahi Tawfiiq.❤❤❤❤❤

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ha unaxariisto,

  • @shadiyashadiya4031
    @shadiyashadiya4031 ปีที่แล้ว +1

    Allaah hownaxariisto abwaankeena soomaaliyeed

  • @user-fc3rr8xv1q
    @user-fc3rr8xv1q 7 หลายเดือนก่อน +1

    allah hawnaxariisto

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 7 หลายเดือนก่อน

    Illahay ha’unaxaristo jannatul fardowsa ha’geeyo ameen

  • @musedhere5561
    @musedhere5561 ปีที่แล้ว +2

    Wani waa hal D laba D maaha iska sax channel ka magaciisa

  • @maxamuudrashiid6007
    @maxamuudrashiid6007 วันที่ผ่านมา

    Soomaalidii la qalay qayb kaman galin

  • @saidosmanaden8532
    @saidosmanaden8532 หลายเดือนก่อน

    QARANIMO IYO WADAN JACAYL IYO HUFNAAN INTABA LOOGA DAYDO YUU MUDANYAHAY AUN CABDULLAHI SULDAAN ( TIMOCADDE).

  • @shariif3040
    @shariif3040 2 ปีที่แล้ว +2

    iyagona wa cuqubadi ay kagalen naftoda iyo dintoda labadan Aadiga kabaabiiyay

  • @salmanrashiid6201
    @salmanrashiid6201 10 หลายเดือนก่อน +1

    ilahy hawo naxriisto indheer garad Somaliyeed waye abwanka kaliya eee Casri jahrlkii Aan lag hayn qabiil cay
    Hadan waa abwanka kaliya Ee qabyaald diid lagu Ogaa

  • @sacadyuusuf-bc2ne
    @sacadyuusuf-bc2ne 5 หลายเดือนก่อน

    Sacad.yuusuf

  • @shariif3040
    @shariif3040 2 ปีที่แล้ว +1

    dabadeena in Aad koqado . danbi fulinti waa dhaqan ay naftaado sharciyay satay marka iskawado waxa xigi donta wazahaqal badila kana zahuqan

  • @shariif3040
    @shariif3040 2 ปีที่แล้ว +1

    goorgi ruunbadane 3 xaladod ilaha aburkale ya nogoka sheegay 1 taa ugu huraysa danbi Aad idigu samaysay in Aad qaado od doldhiigto qof an shaqa kolahayn in Aad duuldhigto 2 talabad in Aad umadkale Aad garaysiiso in uleyahay danbiga 3 in Aad koqado danbigi wa habdhan

  • @shariif3040
    @shariif3040 2 ปีที่แล้ว +1

    واجعلؤا بيؤ تكم قبل

  • @user-nn4gm3bq8t
    @user-nn4gm3bq8t 6 หลายเดือนก่อน

    cabdi axmed muuse

  • @shariif3040
    @shariif3040 2 ปีที่แล้ว +1

    waxa lgayaba in anay jirinba waxa kodhama ma lagayaba