Dhoodaan, Garnaqsi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ต.ค. 2014

ความคิดเห็น • 96

  • @worldwide9687
    @worldwide9687 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan aaminsanahay in aanu sugaanta Soomaalida aanu soo marin gabyaa Dhoodaan ka waynaa. Arinkaa waan aaminsanahay waanan aaminsanaan doonaa. Xataa jiilkii dahabiga ahaa ee silsiladdii GUBA ku wada jiray Dhoodaan wuu ka heer-sareeyaa.
    Waa aragtidayda.

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 3 ปีที่แล้ว +4

    Gogol dhigadka maah maahyadu waa gabayadaydaase
    Gucunkeeda maansadu halkay gacan togaalaynayso
    War waa guulaanti xididaysatiyo guurti laga yaabay
    Goljeex iyo madabo way helaan in ay ku goobaane
    Ma gartaan gibaankoo dhaniyo jaalay goray- ciile.
    Gabay Wuu ku awood sheegtay Qaryaan Dhoodaan Allahu akbar.

  • @mohamedjama8876
    @mohamedjama8876 3 ปีที่แล้ว +5

    ilahayow qabriga uwasici aderky Abdullahi dhodan janada fardosana kawarabi amen ya rabi

    • @nuuxckaafi-su4iq
      @nuuxckaafi-su4iq ปีที่แล้ว

      Aamiin kuligeenbuu ader noo ahaaye rabi ha janeeyo

  • @Mohamedhassan-sr1tb
    @Mohamedhassan-sr1tb 3 ปีที่แล้ว +15

    Inta wasiir dube so raacday like 😂

  • @ayaanlewajiofficial1662
    @ayaanlewajiofficial1662 3 ปีที่แล้ว +4

    Gabaygan markaan maqlo waan xiisoodaa abtigay macalin dhoodaan alla maxaa rag aduunka ka tagay allow khayrka na waafaji

  • @shafeecaar2521
    @shafeecaar2521 3 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay ha unaxariisto qaryaan dhoodaan

  • @ahmedcabdilahi2052
    @ahmedcabdilahi2052 4 ปีที่แล้ว +6

    Onkod galaw kadiday baa odhan geesinimodoon

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 4 ปีที่แล้ว +7

    Kurus geel sideed jira marbay guduri dhaantaaye
    Gududuudane mar buu ku noqdaa aar gaboodyo lehe
    Gandi weheshed baa kaaga roon xuunsho guluc dheere
    Gudcurkiyo cadadu waa midkaan gibilku saarnayne

    • @odaykasheekee6929
      @odaykasheekee6929 4 ปีที่แล้ว

      Gojaxada ka wayn ee guntiga lagu gufaynaayo

  • @malabadanemusic2023
    @malabadanemusic2023 4 ปีที่แล้ว +5

    Bari iyo galbeed xaajo waa
    Midun gawaan raace🤔AUN

  • @mohammedhassan3947
    @mohammedhassan3947 5 ปีที่แล้ว +4

    Illaahay naxariistii jano haka waraabiyo abwaan qaran dhoodaan

  • @AhmedOsman-mj4vd
    @AhmedOsman-mj4vd ปีที่แล้ว +3

    What a great poet/ May the Almighty have mercy on him

  • @yunismohamed7275
    @yunismohamed7275 2 ปีที่แล้ว +2

    Adeerkay baa aad u jeclaa gabaygan isagaa i baray ina fahansiyy afsomaligan wawayn hda anaa jecel
    AUN dhoodaan

    • @AhmedMohamed-tv6kr
      @AhmedMohamed-tv6kr 2 ปีที่แล้ว

      Anigana Abtigay oo dhintay gabayaana ahaa. Cajaa'ib. Hadda adigu waa inaad kuwa yar yar ee aad deriska la tahay haddii qaar abti ama adeer u tahay ku agjoogin bartaa. Bal gabaygiisa Duraaqsi ma wax loo dhigaa jira?

  • @bashirismail2730
    @bashirismail2730 3 ปีที่แล้ว +3

    Ninka waranka ila gadaya gacalkay modayay run badana abtigay dhodan ale ya raxma.😭

  • @libandahir7953
    @libandahir7953 ปีที่แล้ว

    WAA gabay dahabi ah. ILAAHAY ha U naxariisto abwaankii weynaa ee dhoodaan.

  • @ahmedabdi5805
    @ahmedabdi5805 5 หลายเดือนก่อน

    Nabsi guratay goor aad heshaba waana oi godobe

  • @heinzihamann2268
    @heinzihamann2268 4 ปีที่แล้ว +1

    allaha ha kuu naxariisto niñkaan gabadhuu jeclaa iyo gaarida u meher shay isna taydii iga guursadaan gacalkay moodaa

  • @abdifatahbaddel9546
    @abdifatahbaddel9546 4 ปีที่แล้ว +3

    Alle haw naxarasto cabdilaahi macalin Axmed (dhoodaan)

  • @abdullahalislamislamicstud5659
    @abdullahalislamislamicstud5659 6 ปีที่แล้ว +5

    Allah ha u Naxariisto abwaan dhodaan, nin xukmad badan ayuu ahaa.

  • @maymuundaen9932
    @maymuundaen9932 4 ปีที่แล้ว +2

    Alleh hownaxariisto yaarabi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hassanabdillahi4087
    @hassanabdillahi4087 5 ปีที่แล้ว +6

    Car dhuuxa somaliyey

  • @user-ug1su6ft2o
    @user-ug1su6ft2o 4 หลายเดือนก่อน

    Ilahayooow un udanbi dhaaaf

  • @MohamedYusuf-kn5xo
    @MohamedYusuf-kn5xo 11 หลายเดือนก่อน

    Hurgumo dharbaaxojin

  • @ciisedhabarey1913
    @ciisedhabarey1913 3 ปีที่แล้ว

    Alaha unaxariisto janatul fardowso alaha geeyo waxa uu ahaa abwaan fiira dheer ogaan mesha loosocdo markii laga gol roonaa ninkii aan ugarbeynayay asna gol libaax iigartaan gacalki moodaa waa hadal weyn

  • @khalifjama5754
    @khalifjama5754 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay gabaykas ninka yaqaan Buu aha abwaanki qarnitagay. Allah ha unaxaristo

  • @bariraabubarkar2011
    @bariraabubarkar2011 2 ปีที่แล้ว

    Alle hau naxariisto aaamiiin aaamiiin yaa rabi
    Aderkay Abdullahi dhodaan🥺

  • @maxamuudcumar2777
    @maxamuudcumar2777 4 ปีที่แล้ว +2

    Sawir
    Farasku wuxuumatalaa umadii soomaaliyeed
    Libaaxuna wixuu matalaa
    Would daraysihii siyaad bare

    • @abdirasaksalah3172
      @abdirasaksalah3172 4 ปีที่แล้ว

      Gelbi dhabad haddaad maqasho, waa xaalkaa uu farasku ku sugan yahay. Gilgilasho wax aan ahayn oo uu iskaga fujin karo ma yaqaan! Dhoodaan waa hjalka uu ka hadlayo. Soomaali gacmo ay ku haabato libaaxa kor kaga dagay ma haysan buu lahaa.

  • @megastarbest3436
    @megastarbest3436 2 ปีที่แล้ว

    Allow ku naxariiso..janadii fardowsa kugu bishaaree..isgoo kale qarnigii hal marbuu dhashaa...waaba hadii soomaali murti ku hartay.

  • @globaltravelagency2684
    @globaltravelagency2684 ปีที่แล้ว +1

    alow kuunaxariiso amiin yarabi
    🥲😭😭😭

  • @abdinoor9043
    @abdinoor9043 4 ปีที่แล้ว +1

    ilahow Ha unaxaristo

  • @najibwerar6117
    @najibwerar6117 ปีที่แล้ว

    Gonda-gooye ma ahayn waxaan kuu gardaadsadaye
    Nabsi guratay goor aad heshaba waana ii godobe
    Cajiib cabqarisanaya allaw ku naxariso

  • @bashiirhussein4135
    @bashiirhussein4135 3 ปีที่แล้ว +1

    Dodaan

  • @fuaadsulub2463
    @fuaadsulub2463 4 ปีที่แล้ว +1

    Illahay haw naxaristo Amiin Amiin Amiin

  • @abdisheikhahmedahmed4246
    @abdisheikhahmedahmed4246 2 ปีที่แล้ว +1

    Wonder full poem of betrayal

  • @user-xf4sp9zf4z
    @user-xf4sp9zf4z 6 หลายเดือนก่อน

    W is a lot to himmmm Rd Schwab C's different Jersey centering bucks😂

  • @user-xm1kf9xz8u
    @user-xm1kf9xz8u 2 ปีที่แล้ว +1

    illahayow unaxariso amiin amiin amiin

  • @maxamedyusuf5265
    @maxamedyusuf5265 3 ปีที่แล้ว +1

    kol haday gadhkaa iyo gadhkaa geesna qabanwaydo
    inaad gebi dhacdaa way xuntahay ood galgalataaye
    bari iyo galbeed xaajo waa mid ugawaanraace
    runweynaa allow kuu naxariiso

  • @ahmedabdi5805
    @ahmedabdi5805 5 หลายเดือนก่อน

    Wuu awaadhay

  • @maxamedyusuf5265
    @maxamedyusuf5265 3 ปีที่แล้ว +1

    maskii good ahaa iyo ninkii loo garqaadaayay!!!!!

  • @crashiid6224
    @crashiid6224 3 ปีที่แล้ว

    alle hau naxariiso janadii fardawsa.gee

  • @jamaaljr5796
    @jamaaljr5796 6 ปีที่แล้ว +1

    Alla ha u naxariisto abwaaan dhoodaan

  • @ahmeddahir559
    @ahmeddahir559 ปีที่แล้ว

    Alla maxuu ilaah xikmad siiyay allow kuu naxariiso

  • @maxamedjaamac6198
    @maxamedjaamac6198 8 หลายเดือนก่อน

    Mnshaa aallh

  • @MohamedYusuf-kn5xo
    @MohamedYusuf-kn5xo 11 หลายเดือนก่อน

    Dharbaaxo jin

  • @abdulahimalin8964
    @abdulahimalin8964 2 ปีที่แล้ว

    Dhoodaan Kor iyo hoosba Wuu noola hadalay Hadaan somali galbed naahy

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 2 ปีที่แล้ว

    Waw mansha alla adeer allow ku naxariso

  • @maxamedjaamac6198
    @maxamedjaamac6198 8 หลายเดือนก่อน

    رحمة الله

  • @mustafejaamac4236
    @mustafejaamac4236 2 ปีที่แล้ว

    Allha hunaxariisa

  • @hadihashi3935
    @hadihashi3935 2 ปีที่แล้ว

    allow u naxariiso adeer abdulahi gabay haduu micno lahaa waa dhameeyay

  • @abshircabdi4741
    @abshircabdi4741 6 ปีที่แล้ว

    allaha unaxariisto abwaanka.qarniga ayuu ahaa

  • @kuseyabdiahmed3175
    @kuseyabdiahmed3175 3 ปีที่แล้ว

    MandhaAlh

  • @sahalhassan8121
    @sahalhassan8121 6 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxriisto Abwaanka gabaygan waa kan ugu jclhay

  • @somsaid2116
    @somsaid2116 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay haw naxariisto

  • @inaguluyux
    @inaguluyux 4 ปีที่แล้ว +2

    Afwayne allow cadaabtii kabaha ha uga bixin muxuu Somali kala dilay eeygaasi.

    • @ahmedkahin4838
      @ahmedkahin4838 4 ปีที่แล้ว +4

      jahadii somali galmeed madaxwaynahiidii ayuu xabsiga dhigay Markan uu abwaan dhoodaan gabayga tirinhayo April 1974

    • @kingzafwaanzaid5438
      @kingzafwaanzaid5438 3 ปีที่แล้ว +1

      Alle haku cadaaabo adiga iyo wixii kula fakara gaalnimo kuwada dhinta😡🤲🤲🤲

    • @AhmedMohamed-tv6kr
      @AhmedMohamed-tv6kr 3 ปีที่แล้ว +1

      Xisaab aan yaray baa ku socota. Kuwa hadda talada raba ama haya ayaa inay wax ku qaataan loo baahan yahay. Waa ahaqsigaynu ognahay in uu xukunka boobay Soomaali is wada jecel. Maalintii dhacayna deriskii iyo walaalihii baa is cunay oo uu isku diray! Muxuu faaiiday? Qaxoontinnimo iyo ciil iyo gaajo ayuu ku dhintay.

    • @farxany2747
      @farxany2747 3 ปีที่แล้ว

      Dhoodan

    • @hadihashi3935
      @hadihashi3935 2 ปีที่แล้ว

      @@kingzafwaanzaid5438 khaain ayuu ahaa
      farmaajoo kale ah
      gabayga dhuux 😂😂😂

  • @musdafhidash8843
    @musdafhidash8843 2 ปีที่แล้ว

    Mxan mel islamarnay ninkas wayaaa argggggggggg

  • @axmedsuuley12suulay41
    @axmedsuuley12suulay41 3 ปีที่แล้ว +1

    Sifiican waan umaqliwaayay

  • @user-sz2jz6ww9h
    @user-sz2jz6ww9h 6 ปีที่แล้ว +2

    Wagabay wacan

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahow ku naxariiso

  • @gomeycadow9943
    @gomeycadow9943 6 ปีที่แล้ว +1

    gomey Cadow

  • @qarantoosiye1002
    @qarantoosiye1002 4 ปีที่แล้ว

    ALLE HAWNAXARIISTO

  • @kabaalxasan449
    @kabaalxasan449 3 ปีที่แล้ว

    Tamaan

  • @khaledeid818
    @khaledeid818 2 ปีที่แล้ว

    ilahay haw naxaristo

  • @afkapoi7929
    @afkapoi7929 ปีที่แล้ว

    Ninkaan ciribta qodaxda uga guraayey ee gunada siiyey

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 5 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxaristo

  • @maxamedcabdulahi6662
    @maxamedcabdulahi6662 6 ปีที่แล้ว

    allow unaxariiso abwan dhodan

  • @ahmedyare3882
    @ahmedyare3882 2 ปีที่แล้ว

    L0

  • @xasanciise1698
    @xasanciise1698 3 หลายเดือนก่อน

    Gabadhu jecla iyo ninkan garida umehrrshsy asna teyda iga guursadan gacalmodayay😂😊

  • @jamaaljr5796
    @jamaaljr5796 6 ปีที่แล้ว +2

    Alla ha u naxariisto abwaaan dhoodaan

  • @heinzihamann2268
    @heinzihamann2268 4 ปีที่แล้ว

    allaha ha kuu naxariisto niñkaan gabadhuu jeclaa iyo gaarida u meher shay isna taydii iga guursadaan gacalkay moodaa

  • @heinzihamann2268
    @heinzihamann2268 4 ปีที่แล้ว

    allaha ha kuu naxariisto niñkaan gabadhuu jeclaa iyo gaarida u meher shay isna taydii iga guursadaan gacalkay moodaa

  • @heinzihamann2268
    @heinzihamann2268 4 ปีที่แล้ว

    allaha ha kuu naxariisto niñkaan gabadhuu jeclaa iyo gaarida u meher shay isna taydii iga guursadaan gacalkay moodaa

  • @heinzihamann2268
    @heinzihamann2268 4 ปีที่แล้ว +1

    allaha ha kuu naxariisto niñkaan gabadhuu jeclaa iyo gaarida u meher shay isna taydii iga guursadaan gacalkay moodaa

  • @heinzihamann2268
    @heinzihamann2268 4 ปีที่แล้ว

    allaha ha kuu naxariisto niñkaan gabadhuu jeclaa iyo gaarida u meher shay isna taydii iga guursadaan gacalkay moodaa

  • @heinzihamann2268
    @heinzihamann2268 4 ปีที่แล้ว

    allaha ha kuu naxariisto niñkaan gabadhuu jeclaa iyo gaarida u meher shay isna taydii iga guursadaan gacalkay moodaa