allah ha unaxariisto soomalina alle ha usoo saaro kuwo ay ka dhab tahay wadanimada sida asaga qof walbo wuu dhimanaa waxaa liibaanay qof wax wanaagsan ka taga
Allaha u naxariisto jannadii fardowso allaha ka waraabiyo geesi iyo daacadnimo iyo wadanimo diin iyo dad iyo dal jecel isgu darsatay isgoo kale allaha na siiyo bedelkiisa isgana allaha ka awaal mariyo ehel janno allaha kaa dhigo aamiin aamiin aamiin
allaah ha u naxariisto marxuumka soomaalidi waxay amaantaa qofku markuu dhinto in tuu noolaa ayaanle maxuu sidaan uga faaloon waayay si uu ummadda ugarbgalo hadda kabacdi noo soo gudbi hal doorka samale soo bandhig si aan u garano
Alaha u naxaristo Nuur faarax xersi Wuxu aha Dona mid an qalbiyada somalida xalasha ka bixin isaga iyo Gesiyashi ka horeyaba #ilahay waxan Uga barya Janatul firdowso
Anigu waxaan qabaa markuu ka soo hor jeestay dawlad gobleeyada iyo systemka fadaraalka in ay Sumeeyeen reer Somalia ninkaa Habar yoonis idinka ayuu idinku baxay ee magta iska soo bixiya.
Masha allah illahay ha u naxariisto
Geesi Geesi dhalay Allah ha'u Naxariisto,,, kumannaan isagoo kale ah ayaa inoo jooga ee fursad hala siiyo,,,, Hadalkiisu aad ayuu ii dhex maray damiirkeyga ayuu kiciyay indhaheyga ilmo ayaa ku taagan waan ooyay,,,,,,,,
Aamiin. YAARABI. YAA. ALLAAH
Ilaahay haw naxariisto jannadii fardawza ha ku casumo Alle ayaa jecel Xaq yaqaanka iyo inta midnimada iyo macaanka soomalinimada garanaysa qabiil iyo qoys meel lagu gaadhi maayo Innaalilaah wa inaalilahi raajacuun samir adag qoyskii iyo soomaalinimadaba
Nuur sxbkeey ayuu ahaa, illaa hadda qalbigaa igu xanuunay walaahi
Allah ha u naxariisto nuur faarax
Allow Ku naxariso adeer
Manta sumcadadi iyo wajigagi wngsana ayan xamar Ku joga
allah ha unaxariisto soomalina alle ha usoo saaro kuwo ay ka dhab tahay wadanimada sida asaga qof walbo wuu dhimanaa waxaa liibaanay qof wax wanaagsan ka taga
Allaha u naxaristoo.naxiris janoo
Allah iloohoow unaxariiso qalbigeyga ayay gilgishay geerida halyeeyga wadaniga soomaaliyeed marxuum nuur faarax rabbiyow qabriga unuuri.
Nastexo Naruuro allahumma aamiin aadbaan uga naxay runtii geeridiisa
allaha u naxariisto qabrigiisa wasac allaha uga dhigo insh allah
Alaah anxristo noor farx amin
ALLAHU akbar ALLAHU akbar ALLAHU akbar ilaahow unaxriiso Rabiyoow
maanshallaah illaahayoow janadada kawaraabi inaalillaah wa inaa ilahi rajucuun somali waa ul iyo diir
Allaha kuu raxmado Nuur Faarax jannada Alle hakugu abaal mariyo
ilaahay haw naxariisto Adeerkay Nuur Faarax Xirsi
allaha unaxariisto wuxuu ahaa geesi soomaali jecel
ALaah waxaan kaaga baryayaa janadii fardawdo inii rabikaawaraa bi idini laah qabrigaaga rabii hanuuro ilaah idankii farxad Aakhiro cidii wanaagsan manoolaato oo nin walboo wanaagsan oo donida lagajecelhay Aakhiraa lagajecelhay ee janatu fardowso inshaa ALaah
allaha ha u naxariista muwadin soomaaliyeed weyan
Allah ha u naxriisto awalkiisa ma gudikarno alle ha awaalmariyo
Allah ha unaxariisto Marxuunka😢😢😢😢😢😢😢
Inaa Lillahi wa Inaa Ileyhi raajicuu , Allow u dembi dhaaf Janadaada geli Allahuma AAMIIIIIIIIIIN.Ehelkiisana sabar iyo iimaan ka sii.
alah haunaxariisto waa geesi somaliyeed
Allaha ha u naxariisto oo jannadi fardowsa ha ka waarabiyo Allah huma Amiin
ALLAAAH HAW NAXARIISTO QABRIGIISA HAW NUURIYO OO HAW WAASICIYO KITAABKIISA MIDIGTA HAKA SIIYO IRRIDIHII FIRDAWSA ALLAAH HAW FURO.
Alle hau naxariisto janadii fardowsana alle haka warabiyo Aamiin ya rabbi
Wuu ambaday ninkaasi ilaahay ha u naxariisto
inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, Allow u naxariiso marxuumka iyo inta kale oo ay dhinteen. aamin yaa Rabi
alle ha u naxariisto aamiin aamiin
ilaah ha unaxariiso aamiin
Ale haw naxaristo aamiin aamiin yaaa rabi
MASHA ALLAH ilahow janadii Fardowsa kawaraabi libaax libaax dhalay taariikhda way ku xusin wasiir
allah ha u naxariisto halyay somaliyeed ayu aha
RABBI jannatul firdawsa ha ku arsaaqo naxariistiisana ha ku casuumo
Allaha u naxariisto jannadii fardowso allaha ka waraabiyo geesi iyo daacadnimo iyo wadanimo diin iyo dad iyo dal jecel isgu darsatay isgoo kale allaha na siiyo bedelkiisa isgana allaha ka awaal mariyo ehel janno allaha kaa dhigo aamiin aamiin aamiin
allaha u naxariiisto janadii fardowsana allaha kawaraabiyo.
Allow unaxtiiso walalkeyna nuur janadii fardowsana kawaraabi
Allh ha u naxariisto, asoo kalane allh hanoo badiyo
inaal ilaahi wa inaahi rajucuun ilaahay haw naxariisto janadii fardawsa ala haka warabiyo waa nin dalkiisa iyo dadkiisa jeclaye
allow kuu naxariiso wadani waa loo dhashaa
Alllah aun my heeroo nuur faarah xirsi janatu fardoowsa aclaa baan illaahey uga rajeynayaa 😭
Ilaaheey ha u naxariisto, waxa uu ahaa GEESI walaahi, maalin ayaan kula kulmay dekeda MUQDISHO, isagoo wasiir ah, waxa uu canaanayay madaxda TURKEY, waxa uu yiri'' i tusa ninka diiday saxiixayga, waa ay kala carareen turkidii, digniin ayuu siiyay, maalintaas sida aan u farxay waligeey uma farxin, waxa uu ahaa nin qab leh oo isku kalsoon
allaah ha u naxariisto marxuumka soomaalidi waxay amaantaa qofku markuu dhinto in tuu noolaa ayaanle maxuu sidaan uga faaloon waayay si uu ummadda ugarbgalo hadda kabacdi noo soo gudbi hal doorka samale soo bandhig si aan u garano
allah ha nu naxriisto wlllky somaliyed
INTA WANAAGSAN ALLOW HANAGA DHAMEYN ASAGANA ALLAHA UNAXARIISTO AMIIIIIIIIIN🇸🇴💕💙🇸🇴
Allaah ha u naxariisto halyeyga inaga baxay.
Alaha u naxaristo Nuur faarax xersi Wuxu aha Dona mid an qalbiyada somalida xalasha ka bixin isaga iyo Gesiyashi ka horeyaba #ilahay waxan Uga barya Janatul firdowso
allah ubaxariisto qabrigana uwaasiciyo aamiin
Allah u naxaristo
nuur faarah wa in iskool AMA isbital loogu magacdaro
Allaha unaxariisto halyey buu ahaa qabrigiisa allaha ka yeelo beer ka mida beeraha janada
ilahey haunaharisto. janada ilahey ha ka warabiyo. Walahi I feel his Somalinimo. Somali hanoolato
Alle ha unaxariisto Runtii wuxuu shaqsi somaali ah oo xalaal ah alle ha u naxariisto
Inaaa lilah wainaa ileyhi raajicuun ?
Allah u naxriisto walaalkey
ALLAHA UNAXARIISTO ISAGA IYO INTII DHIMATAY.
alle ha mu naxriisto geesi somaliyed
Illahay haunaxariisto
Anigu ninkaas ma aqoon laakiin sida uu u hadlaayo waa wax qofkasta qiiro wadaniyeed ku abuureysa. Ilaahay naxariis iyo janno ha siiyo.
illaahayow cadaabkii ka xoreee illaahay ha unaxariisto wuxuu ahaa farkutiriska nagusiidabeeeyay
aamiin aamiin allaahuma aamiin
Alaha unaxariisto
Alle haw naxaristo wll
Allah unaxariisto
Allah ha u naxariisto
Alle hawnaxaristo aamiin aaamiin
🎉🎉
allow u naxariiso nin somali jecely ayuu ahaa
Allah yarxama fil jannah
Ilaahey haku naxariisto qabrikaa haku Nuuro
Allah unaxriisto walaalkeen Nuur
0
ilahi janada fardows ha ka waraabiyo
Alah yarxamaraximiin nin wanaagsan saliim ah oo somaliet ayuu ahaa!!!
Inaalillaahi wainaaillaahi raajicuun walaahi maudku waaxaq Allah yaaraxma raaximiin illahay su,aashaa qabriga munkar iyo munakiir ha u fududeejo janatulfardawso allaha u jiseeyo marxuunka helediisiina Samir iyo iimaan haka siiyo iyo soomaaliwanba oo aan aniguba kamid ahay meeshaa ayaa noowada dambeeyse kii soomaali iyo Muslim isku laayo iyo mid geesi ahba soow anigan illimoda ceshan kariwaayey soomaalida ayaa waxay kumaahmaadaa ninkii aragiisu kudeeqo ayaa oo tiisa kudeeqdaa marxuunkaas soomaalinimo iyo muslinimo iyo wadaninimadiisa ayaan u jeclaa walaahi markaan arkay sawirka hore aniga oon hubin in uu isaga yahay ayaa qalbiga i ilmeeyey subxaanallah illaahay kitaabkiisa gacanta midigta hakasiiyo walee nin qaaliya ayaa soomaali kabaxay ragu waaba isu leelaaye Allah yaaraxmu raaximiin!!
Somali lagu daalye alle haku naxariisto
ina lillaah wa ina illayhi raajicuun!
#FreeColdoon
Allah ha unaxariisto
Inna lillahi wa inna ilayhi raji'un إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعون ... May Allah have mercy on him. may allah grant him jannat ul firdous
Ihn
Erayga Soomaali waa aray aad u xun!!
Illaahayow Adaanu soomaalinimo kaa magan galnay
Allaha u naxariisto
Ilhy ha u naxariisto mar xuunka
Allah yaa raxamo we really lost hero
Sheer
الله يرحم المواطن الصومالي ال اول رحمة واسعة وأسكنه فسيح جناته ويلهم أهله وذويه الصبر والسلوان وانا لله وانا اليه راجعون
Allaha U Naxariisto, Qofka La Jecel Yahay Waa kii La Waayo, Midkan larabina waligii waa Ku hortaagan yahay
allow kunaxariiso
Allow kuu naxariiso
Rabi haw naxariisto ilaahay Qabriga haw nuuro waa xaq waa maalin ina wada sugaysa
Ninka warkiisa maxaa loo jarjarayaa
Ilaahay ha unaxriisto waa aabe somliyet oo wadani ah runtana ka hadlay.
waxaan siyaasiyiinya dhihi lahaa war niman yahow magac fiican iyo dhaqan fiican ha idinka haro qof aduunka ku hari majiree.
ALLAH HUNAXARISTO WAXU AHA HALYAY QADAN WAXA LAYIDHI CIDAN YAR IYO CALAFYARBA MARKI LAWAYA LAGARTA
Anigu waxaan qabaa markuu ka soo hor jeestay dawlad gobleeyada iyo systemka fadaraalka in ay Sumeeyeen reer Somalia ninkaa Habar yoonis idinka ayuu idinku baxay ee magta iska soo bixiya.
ALLAHA UNAXISTU AMIIIN AMIIIIN AMIIIN
Allah yarxamak
allow unaxariiso marxuumka
Waa nin hasal dhaxal gal ah somalida uga tagay
alle ha unaxristo
ayaanle wll halgankaagaga halkaa kasii wad inta quluuubtooda fcntahy a ku aqoonsanya in ad halgamaa tahay adban ugu xirnay hanooolato
walahay waka naxay geridisa wuxu aha dadka tiradayar ee aminsan wadajirka umada soomaaliyed illahaw naxariisti jano kawarabi geesibu aha
sareey guud maxamed ali samatar madan u tacsiyeen waxu ahay geesiyaashi somaliyed