Wareysi: Mahdi Guuleed oo sharxay xukunka Maxkamadda ICJ

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 180

  • @FADSO
    @FADSO 2 ปีที่แล้ว +27

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN......

    • @kaahowarsamefaarax3317
      @kaahowarsamefaarax3317 2 ปีที่แล้ว +1

      U

    • @fadma638
      @fadma638 2 ปีที่แล้ว +2

      Cinwaankaaga waa maxay ?youtubka aad leedahay!

    • @FADSO
      @FADSO 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fadma638 th-cam.com/users/JabirAbdullahi

    • @munanuur2210
      @munanuur2210 2 ปีที่แล้ว +1

      Badda waaba fahamnee dhulkeena goormaa u doodeenaa oo aan heli doonaa

    • @munanuur2210
      @munanuur2210 2 ปีที่แล้ว

      Keenya maadaada dhulee laheen loo saxiixay in aay shidaal ka qoda karin halagu dara saxiixa

  • @yussufali1290
    @yussufali1290 2 ปีที่แล้ว +3

    12 ka miles Waan udhimaniinaa mustaqbalka marku militaryga Somalia soo labto kenya 1 meter uma ugalin xuug ayaan ku soo dhacsaniinaa 💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @diriyeabdirazaq4867
    @diriyeabdirazaq4867 2 ปีที่แล้ว +7

    Guul Mr Mahdi, Ilaahay ha ku garab istaago Wadani soomaali ah oo dhab ah masha allah!!!

  • @abdullahimukhtar4733
    @abdullahimukhtar4733 2 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah waa Allah mahadii inoo hiiliyey. war soomaaliyeey isu hiiliya qabyaada iska tuura oo uf dhaha.

  • @youssoufmed4793
    @youssoufmed4793 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah guul Mahdi gouled noolo Allah ha xiftiyo

  • @sucadahmedismail9218
    @sucadahmedismail9218 2 ปีที่แล้ว +7

    Maashaa allaah guul iyo gobanimo waarta dhamaan dhulkaga hooyo

  • @daadiryare839
    @daadiryare839 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah Mr mahdi wadkumahadsantihin shaqada ad uqabateen qarankena Somalia

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 ปีที่แล้ว +1

    110 mall - 11 Mall Masha Allah RW Mahdi Guled Guuleso Mudane Sifiican baad inoo Fahansiisay Guul Somalia

  • @fadumomohamed619
    @fadumomohamed619 2 ปีที่แล้ว +1

    Rabi waa xaqsoore Alxamdulilaah Somalia da ka shaqfysayna guuleysta ilaahey idinkiis

  • @mariamsheikh3143
    @mariamsheikh3143 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah mudane mahdi iyo inti kashaqaysay oo dhan alla haydin garabgalo Kenya waxay inaga haysata dhul hore lakin loga harimayo wananu ogsonahay hada anigu waxan jira 63 waxan kula dardarma ilamahayga iyo ilmahay dhalen Kenya iyo Itobiya waxay haystan dhulkeni marka qof waliba ta niyada gali

  • @abdirizakholand9070
    @abdirizakholand9070 2 ปีที่แล้ว +5

    Runta aan sheegno kenya xuquuq aanay lahayn oo somali leedahay baa nala ka siiyay

  • @dahirkanada4414
    @dahirkanada4414 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahdi wiil qooqaaaye weeye why
    Allah ha xifdiyo waa nin HR iyo hbenna
    Utaagnaa gusha Somalia ❤️❤️❤️🔥

  • @abdullahimukhtar4733
    @abdullahimukhtar4733 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah waa nimca Allah soomaali siiyey.soomaliyeey kaca oo cadowgiina usoo jeesta.

  • @hodancali228
    @hodancali228 2 ปีที่แล้ว +8

    Congratulations Somalia 🇸🇴 ❤️❤️❤️❤️

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah. Dr mahad guuleed fariid

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 2 ปีที่แล้ว +2

    XAQ MAAHAYN 12MAYL OO BADEENIYAA KENYA LA SIIYEY KENYA HADABAAL DEGTO SOMALIYA BADEEDII KENYA LOO GOOYEY DHULKA KU AADANA WEEY QAADANEEYSAA

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 ปีที่แล้ว +1

    Rw Mahdi Guled ilahay hakuxafido guleso

  • @axmeddhinbiil84
    @axmeddhinbiil84 2 ปีที่แล้ว +2

    Ururka alshabaab dowlada soomaaliya hs la heshiiso iyagaa ku filan ciidanka keenyana halaga saaro

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 2 ปีที่แล้ว +3

    GEESI GEESI DHALAY MDXWYNE FARMAAJO, REZAL WAZAARE KU XIGEENKA; DHAMAAN INTA KA QEYB QAADATEY MDXWYNE HASSAN SH. MOHAMOUD ALHAMDULILAAH

  • @mahdimohamed6695
    @mahdimohamed6695 2 ปีที่แล้ว +1

    Guul i iyo gobanimo. Mr Mahdi inkatoo
    Maxkamadu naqandhuufatay. Kenya intaas waxaa loo siiyay qaxooigii 30 sano deganaa. Iyo mucaawinadii laynasiinayey. Waa. SERVICE FEE.
    Nalajaarji gareeyay waa fikarkayga

  • @reusreus3560
    @reusreus3560 2 ปีที่แล้ว +3

    wax lagu farxo malaha lkn anagaa meshaas is dhignay

  • @hassanjama3051
    @hassanjama3051 2 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa Alla;wiil dhen garyaqaan wadani.

  • @hassanabdurahman6190
    @hassanabdurahman6190 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc somaliweyn alx mahadaa allaa iska leh tan xigta dacwada badda inmudaa ayey socotay hasayeeshee icj weynoo xakuntay 100kiiba 90 inta hartayne waxan filaa inlaga haridoonin oo dib usoo laabanee haduu eeba idmo

  • @kaicharkadijasirad5723
    @kaicharkadijasirad5723 2 ปีที่แล้ว +10

    Congratulations Mr. Mahdi Guuleed. Sharaxaado way cadahay wanaan fahanaay

    • @abdirisaqhasan8118
      @abdirisaqhasan8118 2 ปีที่แล้ว

      guuul Somalia 🇸🇴 ♥ ❤ 💖 😍 ✨

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 2 ปีที่แล้ว

    Dr mahad guuleed Khadar madax noosaartahay we love you all somali

  • @abdiwaliabdiwaeis486
    @abdiwaliabdiwaeis486 2 ปีที่แล้ว +2

    Raisul.wasaare Kuxigeenka mahdi guuleed qadar iyo somaliweynba waxaan urajeynayaa guul iyo gobonimo Nabad iyo Nolol

    • @cashawarsame6213
      @cashawarsame6213 2 ปีที่แล้ว

      Nabar iyo Naxdin waqtigoodi wuu dhamaadey cakuye diktaytarnimo badana

  • @faizamohamed1010
    @faizamohamed1010 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc ilaahey ajar haidinka siiyo. Waadadaasheen. Dowladeena. Garabkina allah galo

  • @adenmacquul2463
    @adenmacquul2463 2 ปีที่แล้ว +10

    Somali guul waqti walbo Insha Allah 🇸🇴❤️💯👏💪🙏

  • @abdiazizsalah912
    @abdiazizsalah912 2 ปีที่แล้ว +2

    Guuleyso mahad waa dadaashay

  • @ahmedeeqnur4047
    @ahmedeeqnur4047 2 ปีที่แล้ว +2

    Guul mashallah amazing
    Alhamdulillah

  • @roobleali4958
    @roobleali4958 2 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah.

  • @rbl-quran333
    @rbl-quran333 2 ปีที่แล้ว +2

    Anigu waxaan ku raacsan nahay haaruun macruuf in loo kale qeybiyey inta kale waa madadaalo

  • @fartunfarah2990
    @fartunfarah2990 2 ปีที่แล้ว +1

    Guul guul guul somaliya

  • @naadiamohamud2097
    @naadiamohamud2097 2 ปีที่แล้ว +2

    Mudane wa Maxy warkn ay wadan Somali maryoley oah in ay wali kenya heysato nus sabab Marka arinkn

  • @mustofaibrahimdiriye4247
    @mustofaibrahimdiriye4247 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallaha waa guul

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxay ila ahayd in dawlada somaliya markii horaba kasii hafeefatoo ay dhahdo wax aan maxkamada sharcigeega waafaqsanayn ma aqbali doonoo waayo maanta kenya waa loo hiiliyay waanan kasoo horjeedaa aragtida madaxda dawlada somaliyeed anoo tageersan n$n lkn arinkaas wuu hoos maray kenyana waa dabaal dagaysaa waan kaxumahay ficnaan lahaydaa anoo fadhiya kursigaa madaxwayne farmaajo waayo kenya waan buufin lahaa. Maxkamadu inay xeer cusub latimaado may ahayn.

  • @kilastube
    @kilastube 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc voa waxaan aamin sanahay intaa yar ee ay kiiniya ureebtay inay tahay naas nuujin siyaasadeed waxayna caqabad ku noqeysaa qaab fulineedka

  • @mowlidsheikh9066
    @mowlidsheikh9066 2 ปีที่แล้ว +6

    Out of the oil drills, how many oil drills did somalia took?. That is the most important part

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 2 ปีที่แล้ว +3

      Somalia will get most oil drills or blocks .I’m telling you Somalia got all the blocks Kenya dreaming .

    • @bashiiromarfarah4810
      @bashiiromarfarah4810 2 ปีที่แล้ว +3

      Somalia will get 100%, no mora chace Uhuuru really

    • @mowlidsheikh9066
      @mowlidsheikh9066 2 ปีที่แล้ว +2

      @@bashiiromarfarah4810 are you sure of that?. I don't think so. If so, why should the ICJ give Kenya a minor water without the resource?. Think back. That can't happen. Even if it is one, there must be. So reconfirm your information bro

    • @mowlidsheikh9066
      @mowlidsheikh9066 2 ปีที่แล้ว

      @@AhmedAhmed-tx6dj are you sure of that?.

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mowlidsheikh9066 ; I’m sure bro.I give you an easiest prove of about it; the court rule to rejected Kenya’s claimed our territorial water and also our EEZ ,which the an area major important blocks located ( remember the two biggest blocks Kenya dreaming are located our territorial water especially lower Jubba region and that water has equality or same as our the ground territory) .bro this needs more an explanation,but stay on confident what we got and believe me I have knowledge what I’m saying.thanks bro.

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC MASHALLAH WAA GUUL WAYN GUUUL ALL SOMALI PEOPLES HAMBALYO HAMBALYO THANKS MAHDI GULEED THANKS NABAD IYO NOLOL 😄🤣

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 2 ปีที่แล้ว +1

    Kani miyaanu ahayn kaba leefkii Walaweynta kalb, Kenya waxay tidhi xoog mahaysaan, Somalia na xoog mahayso oo Kenya ayaaba ilaalisa marka sida Falastiin meelaha ka qayliya cid idin garab taagana ma jirto oo cadaadin karta Kenya markaa wax lagu farxo meesha ma yaalaan mustaqbalkii hadii la helo nin yidhaa waar Kenya 25% ayaa la siiyey hadiiba meesha wax ku jiraan nafacleh sida saliida aynu ugu daro 20% waxa ku jira aynu ka wada faaiidaysano intii ay dhici lahayd in Jubaland oo kale goosato oo tidhaa anakaaba shuraako noqonayn markaa maxkamad ayaa wax ii xukuntay waxba laguma helo waa maxkamad lugooya ah . Maraykanka oo super power ah kuma jiro mana aqoonsana.

  • @qalinlecilmi7979
    @qalinlecilmi7979 2 ปีที่แล้ว

    انا صبر يحرمني أرسلني مستركار واضحةلا أرسلني بشيء وانا صبر في بلادي اعجبني انا طاقة مهدر لأجل ذالك لااخد بشي وانا تحدير باعداء كثير لا اجيب الا الموت لاليعيش الحريه وعنصرية واضحة وجرايم الحقوق الانسانيه وانا دراسة كاملة وأولادي كثير كل الحقوقي الإنسانية انقطاع الآن بعد الثروة وانا صبر في بلادي إصلاح في نفسي وأولادي أين هيأت الحقوق الانسانيه لتعاونوحبس وعضوان وسحن في مالي نصرمن الله وفتح قريب انشاء اللهخيرا

  • @mohammedalichannel7293
    @mohammedalichannel7293 2 ปีที่แล้ว +1

    Kenya waa cadowga aan maanta leenahay halis wayn ayey naguyihiin waa inaan meel ogasoojeednaa

  • @unknow.0015
    @unknow.0015 2 ปีที่แล้ว +3

    Dad dalkoodii laqaatay ee dabaal dagaya. Guushuu inuu sheegaayo waa macay. Calaamo alla kaa ifiyee. Ma anagaa wax helnay mise laga qaaday.🤬🤬😡😡

  • @abdiwalimahmedahmed1618
    @abdiwalimahmedahmed1618 2 ปีที่แล้ว

    War reysal wasaare waan salaamaya umada somaliyeed na hambalyo iyo salaan baad ka mudantahay lakiin siyaasin tu waa maxay waxan ay Mac mac maaninayan anoo garanaya hadafa guud ee badan iyo cida inaga dhacasa waa reer galbeed oo kiiniya dabada ka riixasa

  • @sahraxaajimire508
    @sahraxaajimire508 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahdi fariid baa tahaye soomaalilaand ictiraaf u raadi

    • @abdirizakabdallah2672
      @abdirizakabdallah2672 2 ปีที่แล้ว +1

      Asagoo Hogaaminaya Soomaaliweyn maxaa ku soocelinaya IIDOOR MARQAAN

  • @xidigta4552
    @xidigta4552 2 ปีที่แล้ว +1

    Waar nagata aamus nabar iyo naxdin 120kmeter iskuwareeg baad bixiseen soomaalia waxba kumey guuleysan. Maxaa usiiseen maxakamada maxaa ugayeesheen berito ayey Kenya soo rogaalcelinaysaa beriigii siyaadbare wadanka haystey bad mayhaweysan jirin Kenya

  • @RRAREEWING1
    @RRAREEWING1 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah Maha tiisa

  • @haleemaali7901
    @haleemaali7901 2 ปีที่แล้ว +1

    Guuuul

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 ปีที่แล้ว +1

    waa xududii ay kala sexeexdeen Italia iyo England hadaba Somaliland maxay u dacwayn wayday somalia ?

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 2 ปีที่แล้ว +1

    Kenya way naga guuleeystay sababtu waxeey tahay ma sheegan karni mar dambe in ay Kenya naga haysato NFD ama soomaalida dega nKenya oo ingriiska siiyay Kenya waxaan farta ku fiiqnay xadka aan leenahay kenya.

  • @umuabs8422
    @umuabs8422 2 ปีที่แล้ว +1

    Ani waxan layabanahay nin gurigiisi lagu qabsaday hadana laga qaday qeeyb kuqanacsan walahi somali mel walbo ba nilugu qabsadoona maxkamadu malaha SOMALIA SOMALI somali baleh ee naga daya

  • @ahmedmahamed161
    @ahmedmahamed161 2 ปีที่แล้ว +2

    labo jeer ayaa soomaliya ladurjiyay waxguulah majiran bartankaa lgudhufta beenale laalushbeey qaten

  • @JanankaUK
    @JanankaUK 2 ปีที่แล้ว +2

    Qofkii 1aad ee dawada waa aniga

  • @sali6052
    @sali6052 2 ปีที่แล้ว

    Marka hada waxa ino so hoyatay guul loxos ah
    Marka ragii gusha ilalinla ma jogan?
    Jawabtu haa
    lkn
    Somalidu waxay ku mahmahda geel ninkii laha dhacayo mala dhicin kara?waa
    Haa sababtuna nin walan walalkii aya u miyir qaba
    Macnuhu dadka wanagsan baa badan
    Guushu somalida way racday
    Wana loo dabadagay
    Masha allh

  • @seynabxuseen4444
    @seynabxuseen4444 2 ปีที่แล้ว

    waaaaaaaw.ilaahaa..kumahadsan.somali.igadhaliyay.guuul.somaliya.

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 2 ปีที่แล้ว +1

    HAARUUNOW WAXAAD RAADINAYSID MEESHA MAYAALAAN PROTHER, DHINAC WALBA WAA KA SOO MARTEE HADII QALAD AMA WXKLE KA RAAADINAYSAY WAAD KA WEYSAY, EE DOWLAD MUCAARAD DHULKAAGII HAKU WEYNIN.

  • @guletgulet3389
    @guletgulet3389 2 ปีที่แล้ว

    Mahdi Guleed,geesi baa tahay,Taariikhda Somalia ayaa ku xusi doonta insha Allah.

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 2 ปีที่แล้ว +1

    VOA WAA JAWAASIISTA REER GALBEEDKA ILAAHAY HAKAQABTO UMADA WAXAAN IDAACAD MA AHANA WAA JAWAASIIS

  • @anwarmaxamuud2216
    @anwarmaxamuud2216 2 ปีที่แล้ว

    Congratulations dalkeena

  • @MohamedMohamed-qx5jm
    @MohamedMohamed-qx5jm 2 ปีที่แล้ว +2

    Haruun macrufiyan beenale,orod meherad yeelo hadalkada qalafsan ee xanafta leh Kenya ula tag oo waydii wariye bililiqo inay HALF heleen

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 2 ปีที่แล้ว +3

    Ceelasha shidaalka iyo jaziiradaha maxa helnay maxase waynay

    • @cabdiqanikaka3101
      @cabdiqanikaka3101 2 ปีที่แล้ว

      Adi 2 ceel heshay ee 1000 fusto shidal ah oo deen ma isikartaa huuno

    • @wejdanaabdurahman5973
      @wejdanaabdurahman5973 2 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdiqanikaka3101 hadaa somali tahay yaa kaa xigo ceelasha shidaalka

    • @cabdiqanikaka3101
      @cabdiqanikaka3101 2 ปีที่แล้ว +1

      @@wejdanaabdurahman5973 tas benta aheyn cidnaga xigto maleh right just joke iga aheyd

    • @cashawarsame6213
      @cashawarsame6213 2 ปีที่แล้ว +2

      @@wejdanaabdurahman5973 saw kenya lama siinin wadhlo kkkkkkkkk

  • @ahmedyusufmursalmursal3596
    @ahmedyusufmursalmursal3596 2 ปีที่แล้ว +1

    Mr KhadarGuled VPM mahadsanid adiga iyo saaxiibadaa qaaliga ah Allaah ha idiin barakeeyo cizeeyyo

  • @abdulabdulahi8499
    @abdulabdulahi8499 2 ปีที่แล้ว

    Ma Aaminsani Iney. Meshaaas Cadalad kama dhacin wayoooo gaaal gaaal unbuuu. Uxaglin

  • @mohamedyusuf4020
    @mohamedyusuf4020 2 ปีที่แล้ว +1

    Kenya waa cadowga ugu weyn hada awal xogaa. Dimasho ayee ugataktay soomalia lakin wey badbaday.

  • @nasra8070
    @nasra8070 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxay tahay guusha uusheegaya iyo meelba madax loogaliyay Kenya cajiiib🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa 1925 heeshiskii fascist English iyo Italy

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 2 ปีที่แล้ว

    Biyihii badeena wuu gatay waliba noo sheegayaa waa guuilaysaray 15% biyihii badeena kenya ku faakaysanaysa

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 2 ปีที่แล้ว

    HARUUN TUFIYAN HADHIHIN MACRUF WAA RUFIYAN JAAJUS AH AMERICAN AYUU IS MODAA HA KU HADLIN SOMALIGA YAA RUFIYAN

  • @kilastube
    @kilastube 2 ปีที่แล้ว

    Mida kale kiinya waxay lugta kula soo gashay bada sixiixii c raxman c shakur

  • @Footballandgames386
    @Footballandgames386 2 ปีที่แล้ว

    Xabadhigii Afsomaligiiba wuu kugaran waayay!!!!!!!

  • @MohamedMohamed-qx5jm
    @MohamedMohamed-qx5jm 2 ปีที่แล้ว +1

    Anagaa xoog ku fulin doona in shaa Allah ee adiga dhinac raac Harun Macrufiyan

  • @cabdiqanikaka3101
    @cabdiqanikaka3101 2 ปีที่แล้ว

    12ka mile Eladhibay aya . Kujirto fahan badan halkas logabahan yahy but one day court kale walo ada hade ahalaheyd gordhaw ama gordambe

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 2 ปีที่แล้ว +1

    Guusha aad sheegani maxay tahay boqol kii ba toban ayaad lumisay baddaadiiye

  • @mohammodahmedmohammed6574
    @mohammodahmedmohammed6574 2 ปีที่แล้ว

    Guuuul iyo gobanimo Soomaaliyeed

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan aad iyo aad uga xumahay iyadoo inta gurigaygii la igu qabsaday aan xaqa u lahaa misana qayb ka mid ah la igala wareego aan ku faraxsanahay ka mas'uul ahaan.

  • @fadma638
    @fadma638 2 ปีที่แล้ว +1

    Adeeroow badh baa inaga maqan 😢meel madaxa ha loo geliyo !wax fiican ma aha 😤

  • @biggstone3573
    @biggstone3573 2 ปีที่แล้ว

    Macawis loo xiray uhuru keynyata badaan laguma keenin mahdi guuleed shaqo fiican baa qabatay rooble macawista iyo kastuumada uhuru keeyata

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 2 ปีที่แล้ว

    Rw mohdi guuleed md farmaajo afar sano markale markaan doorano kadib adaa next kudooranaynaa insha Allah you deceive president

  • @abdifataahhassan2778
    @abdifataahhassan2778 2 ปีที่แล้ว

    Xaduud-badeedka soonaaliya haddii si sax ah loo siin lahaa soomaaliya,kenya badiba uma harteen.

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 2 ปีที่แล้ว

    Haddii dawkada farmaajo aqbasha inay shacabka somali5a guul heshay qaa maya oi kani waa caaq iska hadlaya biyaha kenya la siiyey waa biyihii somaliyeed

  • @mahamudmahamed5711
    @mahamudmahamed5711 2 ปีที่แล้ว

    Marking horeba bada somalia ayaa lahayd hadana Konya waxbay inaga heshay

  • @faaraxwardere1823
    @faaraxwardere1823 2 ปีที่แล้ว

    Hadduu xaq iyo caddaalad ahaa maxaa qayb ka mid ah baddeennii loo siiyey Kenya, maxaadse hal marna uga hadli la'dihiin qaybta laga gooyey???

  • @tomfu1713
    @tomfu1713 2 ปีที่แล้ว

    Dhulkii ayaa nabad.ku lanahauy.bad bad ayeey kuleeyihin

  • @mahamudmahamed5711
    @mahamudmahamed5711 2 ปีที่แล้ว

    Maxkamadu awod uma lava inay linka qalociso

  • @johnyou4036
    @johnyou4036 2 ปีที่แล้ว

    Af-reer waqooyi assal ah, '' WAA RAFAD-KEY RAFANEYSEY'' 12:05 KKKKK

  • @sheekamirsab2292
    @sheekamirsab2292 2 ปีที่แล้ว

    Kenya hadii meel maddaxa aniga miyaa leygalinaa maxaa logatagay 12km

  • @mustaphdahir8962
    @mustaphdahir8962 2 ปีที่แล้ว

    Geesi geesi dhalay

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 2 ปีที่แล้ว

    Yaahuu bal wuxuu nala hor fadhiyo day

  • @MsHinda11
    @MsHinda11 2 ปีที่แล้ว +3

    Maxaa loo siiyey inta yar oo aad sheegtay oo badaas??

    • @zamzamaxmed8066
      @zamzamaxmed8066 2 ปีที่แล้ว

      hadii lasiin lahayxariiqda somalia iyo tanzania ayaa isku dhici lahaa kenya waxey noqon lahayd landlock sharciga maxkamada aduunkana ma ogolo wadan in landlock laga dhigo waxaa lasiiye in yar ay maraakiibta usoo maraan

  • @Sharbeela
    @Sharbeela 2 ปีที่แล้ว

    War bixin taa rabno waxay tahay meesha shidalka iyo gaaska ku jiro miyaa lo xug miyay kenya mise anaga leh meeshas bad bilaa gaas ah anaga marab no sida Arabiata u jifaan wilasheena ha u seexdan

  • @mahamudmahamed5711
    @mahamudmahamed5711 2 ปีที่แล้ว

    Xaq uma lava maxkamadu

  • @mahamudmahamed5711
    @mahamudmahamed5711 2 ปีที่แล้ว

    Adjusmentiga ma fahmin

  • @hawohussein2919
    @hawohussein2919 2 ปีที่แล้ว

    Haruun ukaadi niyohow waa waxayar

  • @mahamudmahamed5711
    @mahamudmahamed5711 2 ปีที่แล้ว

    Maxkamadu xaq uma laha qalocinta

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 2 ปีที่แล้ว

    Butihii badeena kenya ayaa la siiyey

  • @cashawarsame6213
    @cashawarsame6213 2 ปีที่แล้ว

    Mahdi Guleed waa caado qaate

  • @kaptanashraf2904
    @kaptanashraf2904 2 ปีที่แล้ว

    12 meyl isku Cel Celis way sii badaneysaa waa dhulweyn sidii larabay Uma anan Guuleysan 😅

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 2 ปีที่แล้ว

    Bbc waala ogaa in ay kasoo horjedo tiro isleg baa ladhahaa waalakala badhay ee ma lakala badhin

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 2 ปีที่แล้ว

    Somaliyeey baddii somaliya waa la biliqaystay oo in uno la wareegto dawlad gaarsiinta dadka iyo dalka iyo diinta somaliya dan ayaa inoogu jirta iyadoo gumaysi aan la aqbali karin: 1. Alshabaab iyo daacish iyo inta la u jeeda ah dalka argagixiso kama daynayaan iyo intaasoo kun oo kale shaatiga argagixisada la huwan al shabaab oo hadda uno u ooya markii la taabto oo la isku dayo in la baabi'iyo laakiin markii uno dalka gacanta loo galiyo ma haystaan geed ay isku qariyaan. 2. Baddeena iyo akhayraadka dalkeena uno iyagaa ka masuul noqon doona haday wax gaaraan waayo iyadaa shafka u garaacday inay somaliya balada haysata ka sabata bixin doonto oo muuse biixi cabdi iyo snm iyo garacyada iidoor cidna uma caga juglayn doonaan oo somaliya waan ka go'aynaa ma jiri doonto iyo cid kale toona oo madoobe cid danbe ma xoogi doono oo snm iyo garacyada iidoor cid danbe ma tarxiili doonto oo tukoraq danbe la iskuma qabsan doono oo waxaa la sugayaa oo somaliya lala sugi doonaa inta isku haysata dadka iyo dalka iyo diinta iyo dawladaha iyo ururada wata inay waayeel hawl iyo hadal iyo naf gab ah ay wada noqdaan oo ka dhamaadaan aduun oo intay fidneeyeen oo dhalinyaro ah iyagana la carbiyo oo maskaxdooda iyo maankoodaba laga saaro amaba laga tirtiro wixii qashina ee laga galiyey oo mana jirto uno cid kale oo looga dacwoonayo. Baddeena waa inaan banaan baxyo goor kasta ka samaynaa ilaa naloo soo cesho biyageena loo dhacay kenya oo u ay saxiixeen kuwa ku amray inay dadka somaliyeed u dabaaldagaan maalintii biyaha baddooda la dhacay oo kenya la siiyey oo taas waxaa kuu cadaynaya wadaadkii nfd oo reer nfd u sheegay "ha ku farxinina wax kasta oo ay icj badda somaliya ka soo sarto what a trader. Somalaay gumaysi ayaan ku jirnaa oo badeenii biyaheedii waa lana ka dhacay oo adoonta afrika oo wada jirta ayaa ina dhacday iyo gaalada iyo munaafiqiinta ku adeegata. Somaalaay biyihii baddeena waa la dhacay oo fadhi inooma yaal ilaa hal dhibic oo biyaheena ka mida gacanta shacabka somaliya loogu soo celiyo. Waxa inoo talo ah inaan shoobare wada samayno oo diidno go'aankii icj ee 12 mayl oo biyaha badeena u hibeeyey kenya oo afrika la doontay inay la dhacaan biyah a badeena oo lagu laaluushay madaxda afrika gaar ahaan kan sa'iir ugu horeeyo oo ah madaxweynaha sanadkaan ee "african union" kaas iyo kuwo madax african ah loo balan qaaday inay wax ku yeelan doonaan khayraadka ku jira biyaha bada somaliyeed oo caaqyo u taliyaan. Sidee mareexaan madax ugu doorateen somaliyeey miyeydaan ogayn afweyne siduu somaliya u galay oo ah halka somaliya maanta joogto dad iyo dal iyo duunyo iyo diinba oo mareexaan kasta rag iyo dumarba si fiican ula soo shaqeeyeen afweyne oo kan haatan yimidna ka sii daran afweyne oo wakaas farmaajo 12 mayl biyaha bada somaliyeed ka iibsaday kenya oo hadana ilhaaneeyey shacabkii somaliyeed oo uu ku dhahay war guusha kenya biyaha badeena ku qaadatay u dabaaldaga oo hadana ku lifaaqay maalintii awoowaysheen taageen calankeena cawaale oo kumanaan somaliyeed u naf waayeen ayuu ugu dabaalday biyaha badeena uu u dhacay kuukuuyada oo saaxiibadiisa ah ee kenya. Naclatulllaahi caleeyk. Tolka somaliyeedow, fadlan, ka kaca fadhiga oo inoo soo celiya biyaha badeena oo ogaada inaan helayno hadaan shoobare aan kala joogto lahayn samayno ilaa biyaha badeena gacanteena dib ugu soo ceshano oo haddii aan mudo shoobare samaynayno waa naloo soo celin biyaha badeena. hadii kale waa inaan kenya ku dhamaanaa oo qofna uusan naga soo harayn intaan biyaha badeena gacanta ku soo dhigayno oo inta ina ka hartaa manaafacaadsan doonto. No heshiis aan cid kale ka aqbalayno. Waa wareey war yaa somaliya war kenya ixsaan nooma galin oo waxay noo galeen uno ayaa ku masruufaysay oo dumarkeenii way kufsadeen iyo caruurteeniiba oo maalkeenii waa dhaceen oo raggeenii waa dileen oo hadana biyihii badeena ayey dhaceen oo farmaajo siiyey oo waliba ummadda somaliyeed isugu yeeray oo maalintii caleenkeena ugu aadiyey oo u sheegay inay shacabka somaliyeed u dabaaldagaan biyaha badeeda kenya loo dhacay. Naclatullaah caleeyk cawrusagee caqli xumaa.

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 2 ปีที่แล้ว

    Wuxuy xalay dhalay ka dhifayaa tuugtii badeena gatay oo uu ku jiro