Muriddi Golf- Dowladdu waxay burburtay 1991 ka hor

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 143

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว +19

    Dowladnimada soomaaliya waxay burburtay 1969.

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 2 ปีที่แล้ว

      Beenta jooji judaanle

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว +1

      @@saynabdaye7382 caruurtii booliqaran lagu soo koriyay waad u hadal eg tahay.

  • @axmeyxaaji5571
    @axmeyxaaji5571 2 ปีที่แล้ว +10

    Ayaanle wanku slmy papa.
    Sxbw prof: jawari inosoo wareyso aadbaan uxiiseyaa.
    Su’ashan iweydiii ( dhalinyarada dhalatay 1990 ) burburkii kadib maxad kula talin laheed.
    A~A.

  • @yasinmohamed1818
    @yasinmohamed1818 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa waraysigii ugu xumaa abid ee hanoolaato qaado.

  • @xaliimo5422
    @xaliimo5422 2 ปีที่แล้ว +3

    Sababihii burburka Somalia iyo qabyaaladda xoog saar si jiilka cusub ugu digtoonaadaan dhibaatada wadan naceeybka iyo qoqobka qabiilka. Thanks qalinku wuu ka saameyn badan yahay qoriga

    • @user-horo
      @user-horo 2 ปีที่แล้ว

      Waa run taasi

    • @mouseabdirizakmohamed3394
      @mouseabdirizakmohamed3394 2 ปีที่แล้ว +1

      Isagiiba dhiri galinaya waxad ka hadlayso bad u raac waraysiyadisi hore

  • @mruun2509
    @mruun2509 2 ปีที่แล้ว +5

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @24Sevendays
    @24Sevendays 2 ปีที่แล้ว +2

    Dadka muqdisho jooga 1991 bey moodan in ay Somalia burburtey. Dadka qaarkoodna waxay u burburtay 80kii wixii ka dambeeyay. Dadkan lakala iibsanaayo waa hore a la samaynaayey.

  • @Abdirahman_03
    @Abdirahman_03 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks muriidi iyo Ayanle
    🔥💯

  • @alil3574
    @alil3574 2 ปีที่แล้ว +4

    Saan naga dheh ayaanlow, ragii aaba u xiisnayee waraysigoodee. Mahadsanid intaad noo ajiibtau codsigeena, guul iyo horemar wacan.

  • @maganiyodiini4146
    @maganiyodiini4146 2 ปีที่แล้ว +1

    Wareysigiii ugu xumaaa awad aad qaado ayaanle waye kan ninkaan hadalkisa matoosna marba meel ayuuu galayaa toosi inad dhado ayey aheed

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 2 ปีที่แล้ว +9

    SOMALIA WAXAY BURBURTAY 1969 KII MARKII LA AF GAMBIYEY DAWLADII SHARCIGA AHAYD.. BUR BURKA STEP TO STEP BUU SOO SOCDAY MARKIII MILITERY WAXAAN AQOON UU LAHAYN FARAHA LA GALEEEN... REER XAMAR BUU KU LEE YAHAY SOMALIA KA WARAN SUUQA BAKARAHA MA TAGAAN

  • @AhmedAhmed-oh7by
    @AhmedAhmed-oh7by 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanlow millions somali oo goob joog ah codkarna ah aa jiree noo wareyso

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 2 ปีที่แล้ว +2

    KAN XALWAD IYO SHUSHUMOOW KA WAREEYSO SIYAASAD HA KA WAREEYSAN

  • @albakrimalmo4474
    @albakrimalmo4474 2 ปีที่แล้ว +2

    Hanoolato hore u soco

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 2 ปีที่แล้ว +1

    Hanoolaato waa taariiq anaga iyo kuwa naga danbeyyo anfici doontaaaaaa

  • @Sosman2248
    @Sosman2248 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanle facial expressions ka aad sameysid sometimes is priceless kkkk.

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanle waan kubaryaa kan waad ku qasaanray

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh Abba iyo wiilkiisa Sheekh Axmed, Allaha u naxariisto, labadaba abaal badan ayaa loo hayaa. Xusuusteeda Sheekh Axmed waxa uu geeriyooday 2001, halka aabihii uu geeriyooday 2008. Waxay ahaayeen indhihii reer Xamar Weyne iyo dadkii kale ee reer Muqdisho, ee aan dalka ka qaxin.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ปีที่แล้ว +3

    Shay walba hadduusan damiirka iyo akhlaaqda ka burburin ma burburo. Moraalkii iyo akhlaaqdii ayuu kaburburay dalku gaar ahaan dhinaca maamulka iyo maaraynta maaliyadda iyo lacagta waana meelaha umadi ka dunto welina lagama toobad keenin.

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 ปีที่แล้ว +1

    Kan mid waxbadan og maahin. Mid kale raadi oo carab Somalia ah

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanle sheekooyin qiimo badan aad soo deeysaa. Mahadsanid
    Waxaan aad u daneeynaayaa inaad wareysi ka keento xasuuqii Stadio Muqdisho 1989

  • @abdirahmanabukarali5361
    @abdirahmanabukarali5361 2 ปีที่แล้ว +4

    Hadal kiisa meeloo ka socdo iyo meel kale wan fahmi la.hay see waaye

    • @fartunhaji2577
      @fartunhaji2577 2 ปีที่แล้ว

      Anigaba sidaas oo kale hadalkiisa dhan waa fahmi waayey meel uu u socdo 😂😂

    • @abdirahmanabukarali5361
      @abdirahmanabukarali5361 2 ปีที่แล้ว +2

      @@fartunhaji2577 kkkkkk yaab wlh

    • @kayseomar
      @kayseomar 2 ปีที่แล้ว

      Ha’idin kugu taag naato.. 😂

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 2 ปีที่แล้ว +4

    Af SOMALI giisaaba cabsicabsi ah waamaxay

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 2 ปีที่แล้ว

    sxb maxaa lagaa jabshey guryihiina iyagaa tacbaan ah oo kaligopd iska dumaayay

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 ปีที่แล้ว

    Waa waxa ilaahada cuqubadu uga dhamaanwayday muqdixho

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 2 ปีที่แล้ว +1

    Great interview

  • @islowislow2003
    @islowislow2003 2 ปีที่แล้ว +1

    AYAANLE WAREESIG UGU XUMAAY OO AAN ARKO ENEDI . ANOO AH TAAHEERADA

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 2 ปีที่แล้ว

    Ayanle Xusein cabdi waxaa rabaa in kuu sheego anigoo yar baan wadanka Somalia ka qaxay. Marka aan kanalkaaga ku soo xirmay wax badan oo tariiqda Somalya aan fahmay. Hortaa waxan u malenjiray in dadkayga Somaya ay jihiin "Cawaan" cali beesten isku laysa qabiil.
    Lakiin waxaan fahmay in dadka Somaliyeed ay yihiin dad dulman. Ay dulmisay dawladoodii iyo Siyasiyiin wax ma garataa.
    MAHADSANID AYAANLE❤️

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 2 ปีที่แล้ว +1

    Kan wareysi maahan ee caajis kan afsomaligaaba dhibaaya 5 daqiiqo kabadan lama daawankaro

  • @Somali-One
    @Somali-One 2 ปีที่แล้ว

    *ha noolaato qabyaaladu, waa meherada isku dirka somalida*

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 ปีที่แล้ว +1

    Reer Xamarku waxay Somalia u yaqaanaan Xamar kaliya. 1978 ayuu burburka iyo xasuuqa dadka Soomaaliyeed bilowday. Maalinba qayb ayaa dalka gubanaysay ilaa Xamar 1991 la iskugu yimid. Reer Xamarka oo haystay ganacsiga hoose ee magaalada wax xiriir ah lama lahayn umadda Soomaalida. Jaa markii madaafiicdu Xamar ku dhaceen uumbay Ogaadeen in dagaal jiro.

    • @fatumahassan4812
      @fatumahassan4812 2 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa reer xamar wixi dabi ka galay aaqiro xisaab taalo ilaahey hana cafiyo

  • @alislaam9988
    @alislaam9988 2 ปีที่แล้ว +3

    wall ilaahay hakaa dhigo mid cim rigiisa cibaado ku shar xay aakhirana hoy ale hakaa ga dhigo janatul furdows amiin wall ha daa awoo do sabiscreeb iisaar 🙏🙏 thank you

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 2 ปีที่แล้ว +2

    DAL DHISAN DAD IS JECEL NABAD IYO CADAALAD DIMQURAADIYAD DALKEENA WAXAY LUNTAY OCTOBER 21 1969. DAL AAN SHARCIGII LAGU MAAMULEYN SEE U SII TAAGNAAN KARAA. KACAANKII XAARAANTA AHAA BAA SOMALIA MEESHA AY TAALO DHIGAY . AYAANLE HUSSAIN ABDI MAHADSANID SXB WELL DONE

    • @nimoaliaboubakar5341
      @nimoaliaboubakar5341 2 ปีที่แล้ว

      Wallahi warunta bal sureyso hadi usan dhicilahyn afgambigi wadanka halakeyay oo xukunka leysku bad badali lahaa sidey isku badaleen Adan cade c/rashid ila iyo maanta oo ah 2022 tolow xageen joogi lahyn malaha nuclear xataa wn sameysan lahyn anaga ayana naloo shaqeyn lah jah QADARALAHU MASHA FACAL

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 2 ปีที่แล้ว

      @@nimoaliaboubakar5341 WALAALO WAX WAKBA MELBAY KA SOO BILOWDAAN SOMALIA NASIIB XUMO UGA WEYN ASKARTII KACAANKA MA SOO MARIN. MARKAY ARKEEN IN DALKA BURBURAYO WAY SII BURNURIYEEN WAYNA KA CARAREEN MARKA ILLAAHAY UMMADDA SOMALIYEED QALBIGOODA HA ISKU CELIYO SI MUSTAQBALKA UBADKEENA U YEESHAAN DAL IYO DAD HAGAAGSAN.. MAHADSANID INA ABTI

    • @babukr3oslo104
      @babukr3oslo104 2 ปีที่แล้ว

      Hadana way joogaan wadanka waxow la dagi layahay waa ayaga alshabaab iyo kooxda nabar iyo naxdin oo isbahaysi ah

  • @awaysissa5919
    @awaysissa5919 2 ปีที่แล้ว +1

    Kan iyo musharaxa burka walaalo miyaa

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanloow dadka inaad nooc walba waraysato maaha, waar dadkii hurday ee waxooda lagu dul cuni jiray iyo cawaankii dalka qaxoontiga ku ahaa waxba may ogayne maxaad ka waraysanaaysaa????? Sxb dadkani dalka baad'bay ku jooogeen iyo xataa naagahooda oo laga dayn'sado,,,

  • @Liidibeacg65
    @Liidibeacg65 ปีที่แล้ว

    allow alla dadkan qiyamha xaqoda halayan cidkle siinkarto maleh

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 ปีที่แล้ว +1

    DADKAN KOOFURTA CUQUBADA UGU WAYN HAYSA WAA DULIMIGI AY KA GALEEN DURIAYDA BARKAYSAN IYO DADKAAS BANADIRIGA IYO ASHRAFTA WAA INAY MID MID U SOO BAXAAN WAYDIISAAN IN LA CAFIYO HADII KALE WELI AAKHIRO LAGU SUGAYA

    • @hodonabdullahi6382
      @hodonabdullahi6382 2 ปีที่แล้ว

      Wall umad badan ayey duwladu ugesteen dhibada ween ee kaligin maha ee ogsoonow

    • @inaqaladaadsaxaaye7336
      @inaqaladaadsaxaaye7336 2 ปีที่แล้ว

      Exactly. And he was Cammiil & JaaJuuz for the Fa_Qash_tii Af_Weyne & tii mingiste ina Xaar_Maajo.

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 2 ปีที่แล้ว

    Jareer cadcad waraysanayo aduunyooy xaalkaa be aaway somalidii dhulka lahayd

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxay la degi la dahay somaalia dulmi laga gala dadkii masakiinta ahaa subxaanala ilaahow adaa weyn

  • @islowislow2003
    @islowislow2003 2 ปีที่แล้ว

    Asc AYAANLE

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 ปีที่แล้ว

    Karantiino miyaa wariyaha maba fahmaayo

  • @shaarkayshaarkay155
    @shaarkayshaarkay155 2 ปีที่แล้ว +1

    Hello ayaanle fadlan ka hadal dhibaatada soomaalida ku heysato yurub, hadii ay noqonlaheyd dhanka shaqada, burburka qoyska, caruurta soomaalida oo loo isticmaalo in alaale iyo intii xun sida gadista drugska, dilka dadka aan waxba galabsan, baabuur gubista, polis dhagaxyeynta, mudaharaadyo aan sharci ku salaysneyn oo diinta loogu Soo dhuumananaayo.. caruurta soomaalida waxaa ku shaqeysta kurdida iyo carabta oo waliba dalaal ka ah. Dhanka waxbarashada dugsi hoose dhexe xitaa ma dhameeyaan. Caruurtaas dadkii dhalay ayaan halkaan ka baafinayaa.. Mahadsanid.

  • @mohamedalit168
    @mohamedalit168 2 ปีที่แล้ว

    Waxay dhamatay dawladnimada 1969

  • @daldeeqducaysan882
    @daldeeqducaysan882 2 ปีที่แล้ว +1

    Somalia waxay burburtay 69ki.

  • @ahmedalin
    @ahmedalin 2 ปีที่แล้ว

    Ayanle aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay shaqada bulshada u hayso.
    Waraysigan ma ahan mid xiiso badan.
    Ninkan waraysanayso wax badan kama oga waxa aad waydiinayso.
    Xata ma yaqaa meesha ay ka dagan yihiin magaada Xamar.

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 ปีที่แล้ว

    Dawladii waxay u dumiyeen kursiga markeena nooga kac dulmigii iyo qiyaamadii waata ilaa iminka laga bixiwaayey qof nabad kuseexdo lawaayey

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 2 ปีที่แล้ว

    Ilmaadeerayaal reer waqooyi baan ahayo lahjadan waan ku caajisay baramijyadana maaha qaar laga maqnaano karo
    Dhamaan waan fahmaya hadalka balse xiisihi ayaa lumaya

    • @morganghani.4969
      @morganghani.4969 2 ปีที่แล้ว

      Fuck qaldaan ka bax meesha.

    • @archialleli6516
      @archialleli6516 2 ปีที่แล้ว

      Alle ha ku daweeyo wll

    • @morganghani.4969
      @morganghani.4969 2 ปีที่แล้ว

      @@archialleli6516 Iska soco cuqdad baa ku haysa ,maxaa nooga sheegaysa saxara ka timid.

    • @English_Daily_Use
      @English_Daily_Use 2 ปีที่แล้ว

      @@morganghani.4969 sxbow adiga morgan waa kuu qoran yahay reer xamarne waa u egtahay see wax ujiraan 😁😁😁

    • @morganghani.4969
      @morganghani.4969 2 ปีที่แล้ว

      @@English_Daily_Use kacaan baan ahay weli ,sidiibaan aabe siyaad u Lee yahay hhhh

  • @abdirahmanabukarali5361
    @abdirahmanabukarali5361 2 ปีที่แล้ว +2

    War mayaqaano kan wuuku daaliyay se waaye

  • @bashakinjibaxo8829
    @bashakinjibaxo8829 2 ปีที่แล้ว +1

    Kani ma burka walaalkii baa

  • @maxamuudxaaji2909
    @maxamuudxaaji2909 2 ปีที่แล้ว +2

    Intaa yaa moog marka, somalia burburkeeda waxuu billoowday 21/ octobar 1969kii kolkaa oo uu dalku qabsaday nin askari ah oo aan siyaasad waxba ka aqoon weliba cuqdad iyo nacayb ay u sii dheerayd

  • @hassanrobleali6494
    @hassanrobleali6494 2 ปีที่แล้ว

    Dulmi weeyn ayaa laga gali?

  • @gabarwaalan
    @gabarwaalan 2 ปีที่แล้ว

    aniga oo ninkaan afsomaligiisa sifiican u fahmaayo .hadane wax uu sheegayo waxbo kama fahmin

  • @mimijannagale9724
    @mimijannagale9724 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa wareysi aad u adag. Su’aasha aad weydiineysa waxey aheyd oo aad ku soo celcelisay maxaa loo geystay dadkii reer banaadiriga? Lakiin jawaab guud ayuu bixiyey. Ilaahey xaqooda ha siiyo, Somaliya cuqubo ayaa socoto.

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 2 ปีที่แล้ว

    Xuriyad doon an aqoon xuriyad,iyo badbaadada shacabka oo gumaaday shacabka ceeb waynaa

  • @nurhassan1781
    @nurhassan1781 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ku laheen dukaan x/weyne ka hor 1990 waxa xasuusteyda ka go ila galabtii naag dhexdhexaad ah oo ilaa 45 sano jir ah shaanshi ah galabtii ayey hoos u so degi jirtay oo sheeken jirtay waxee ii sheegtay in waligeed ay San tegin Sanca, h/wadag, hodon waa la kala qaxay marku dagaalka dhacay waxee u qaxday kenya oo babuur ku tagtay qofkaas aan waligeed arkin taalada sayidka xamar ku dhalatay oo safar dhulka kenya ku tagtay yaa lo haystaa dhibaatadas waa USC iyo taliska siyaad bare

    • @inaqaladaadsaxaaye7336
      @inaqaladaadsaxaaye7336 2 ปีที่แล้ว

      Haddana $50 ayeey yurub ku qaadataa, weliba ku Qayishaa.
      Sidoo Kalena waxeey ka dhex boodaa Arroos_kasta.
      😅🤣😂😅😂🤣😅

  • @yayaabdi
    @yayaabdi 2 ปีที่แล้ว

    Reer xamar waa dad xadaarad weyn ku leh bulshada Somali.waa qoomiyad ilbax nimada Somali keenti...Sida Doqa magaalada Cadisiis al/muqdishawi. Iyo .Sida Halgamaagi caanka ahaa Dheere Haji dheere. Qarashi ugu badnaa ee SYL ee ku dhaqdhaqaaqi jireen.A.U.N dheere haji dheere ayaa waxuu ka qaadi qomiyawada reer xamar.

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 ปีที่แล้ว

      Adigu hadi aad tahay wariyeh ilama ahah in aad tahay wariyeh waxaad wax ku radisah waraysih qabil hadi aad isku shegaysoh wariyeh mad kah hadashid moryantah kulah qabilkah ah siday dadkah u boben xolih umadah iyo xasuqih moryantah aad lah qabilkah tahay

    • @yayaabdi
      @yayaabdi 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abobasement346 adiga waxad u baahan tahatyi.in Far Somali luugaliyo sxb kkkk

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 ปีที่แล้ว

    Siyaad Barre ayaa 1969 burburiye Somali since markuu boobay xukunkii

  • @naturallandscape757
    @naturallandscape757 2 ปีที่แล้ว

    janaalkii ugu qaalisanaa taariiqda dhabta ah 262 subribe ayuu maraayaa kan kale hees malaayacni waxtar laheyn cilmi lahyen 1 m subribe marka ma soomalidaa aqli yar janalkaan waa in xoogaa la saaraa waa fariin mihiim ah hanoolaato

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 ปีที่แล้ว

    Miskiiiin = dadkani ajaaniib wadanka ka ganacsan jirtay uunbay ahaayeen, afsoomaaligaa xataa dhib ku ahaa waana sababta Aanay waxba ula socon karay= Sharci xataa ma shaqaynayn ku lahaa!!!!!

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ปีที่แล้ว +1

    Qabiil wax isbidayey ayaa xukunka laga boobay kaddibna gaalo iyo cadaw ayey hiil kadhigteen si ay usoo ceshedaan xukunkii umadda kaddibna Siyaad Barre ayaa qoorta kawada jaray ilaa haddana weli may aarsan weligoodna arsan maayaan.

    • @Abdirahman_03
      @Abdirahman_03 2 ปีที่แล้ว

      Ma regime kii m.siad barre a hada no fanineysaa NIN ay dadkii DHAN ay naceen macalaa CIDIISA 😁😁

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 2 ปีที่แล้ว

    Xamar korontada iyo biyaha kamawada tagin dagmooyinka qaar biyaha waa u socday taas anigaa u soo joogay ayaanle

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 2 ปีที่แล้ว

    waxa isu yimi oo yidhi wax baan isku darnayna dad dowlada iyo dad aan dowlaadnimo aqoon dowladi baa kuwii aaan dowlada aqoon wadanki ku amiintay markasay noqden tuug khaayimiina garanayn nabada garayn cadalada garanay xaq muslimka sida wax loogu qaybiyo jhula xukuntay waa dadki yidhahden marka nin aan talin jirin taliyo kii talin jiray baa taga waana tageeen ragi talin jiray duriyadii wata intii kale isla bas beeshay

  • @morganghani.4969
    @morganghani.4969 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh ganacsigii Wuu halaabay.

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 ปีที่แล้ว

    Dawladii afweyne dulmi bay uga tagtay wadanka

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 2 ปีที่แล้ว

    Dagaalka wuxu bilowday 30 december 1990 kii, dadka waxay qaxa bilaabeen isniin 31 december 1990 kii.

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 ปีที่แล้ว

    Wixii tegay waa laga samir karaa hadii iminka cadaalad lahelo

  • @hassanrobleali6494
    @hassanrobleali6494 2 ปีที่แล้ว

    4.5 xal miyaa
    Anagoo og inaan Muslim ah.

  • @Mohamed-ip1vq
    @Mohamed-ip1vq 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadka reer xamar ku wa dad naxariis leh markii la kala cararaayey dadkuna is dhaafayeen iyagu biyo qabow ayey jidka la taagnaayeen o bilaash ah, waxay u ekeyd yowmal qiyaamihii la shegi jiray

    • @awaysissa5919
      @awaysissa5919 2 ปีที่แล้ว

      Mohamadow waa sax reer xamarka oo dhan ma aheyn reer shangaani ayey ahaayeen waxaan xusuustaa wadada cabdicaziiz iyo liido ka timaada ee isgoyska bangiga ganacsiga iyo shaneemo xamar ku timaada oo boqolaal kun oo shacab ah soo qaxey oo lugeynaya ayey fuustoyin biyo ah laamiga qarkiisa la taagnaayeen ayagoo dadkaas habqanka ah waraabinaya balse waxaan ad uga xumahey nasiibdarao reer shangaani waa reer xamarka cad cadka kaliya ee xaafadooda noqotey bilo ka bacdi furin leysku dagaaley xaafdoodiina duntey waliba si daran burburtey Allah ha u hiiliyo reer shangaani .

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 2 ปีที่แล้ว

      @@awaysissa5919 anigu reer muqdisho ma ihi laakiin muqdisho hadda way dhismaysaa marka laga reebo shingaani
      Waa maxay sababta shangaani loo dhisi waayay

  • @khlool28
    @khlool28 2 ปีที่แล้ว +2

    With respect Muridi cant make one full Useful sentence.. Please talk with someone else..

  • @mrali3601
    @mrali3601 2 ปีที่แล้ว

    Ilahow sharci iyo kala damayn law and order, haday faraha ka baxan cid walba way saamayn, marka bulshadu in ay istageerto oo xadgudub ka laga gilgisho, Qabiil iyo qowleysato waxba ma taro lkn sharci, wadan iyo umad

  • @zakakamayaya5224
    @zakakamayaya5224 2 ปีที่แล้ว

    Afsomaliga ayaan ka yaabay 😂😂😅😅 burco kaalay aan ku saxna

    • @dh.k363
      @dh.k363 2 ปีที่แล้ว

      Af soomaaligaas habarta baar saqajaan yahow

  • @siyaadoshow1433
    @siyaadoshow1433 2 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @mohamedhassan6556
    @mohamedhassan6556 2 ปีที่แล้ว

    hhhhh haddiba dadkii oo qaxaya aad aragtaye waa xili daad ku qaadayeba

  • @baashaal6778
    @baashaal6778 2 ปีที่แล้ว

    War saasan ahaan jirnay iyo saa aye eheed ha ku jirinee hada maxaa la qabtaa ka hadla qashin ayaa tihin

    • @English_Daily_Use
      @English_Daily_Use 2 ปีที่แล้ว

      Qashin adaa ah xooloyahow tariikkhda waa in wax laga bartaa adoo kale oo cawaan ah markuu wax fahmeynin ayeey umada dhibta kusii jirtaa

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 2 ปีที่แล้ว

      @@English_Daily_Use war naga tag qashinyohow 40 sanaad mooryaanimo iyo dhac ku jirtaa, taariikhda kuu dhiman maxey tahay

    • @babukr3oslo104
      @babukr3oslo104 2 ปีที่แล้ว

      @@baashaal6778 xanuunka u adkeeso adeer waqiiqda iska daay 😀

    • @baashaal6778
      @baashaal6778 2 ปีที่แล้ว

      @@babukr3oslo104 waryaa maraxoow niicda jooji 😀

  • @akremahmed7976
    @akremahmed7976 2 ปีที่แล้ว

    Kani muxuu aha afsomali mama garanaye

  • @ilovemywife1504
    @ilovemywife1504 2 ปีที่แล้ว

    Somaliya cadaalad daro ayaa burburisay, ilaahadana cadaalad daro ayaa jirto, burbur laga bixi maayo ilaa umada cadaalad loo helo

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan_loow maxaad u weey_diin_weey_day Sabbabta uu ugu shaqeey_naayey Fa_Qash_tii Tuugadda aheyd, ee Af_Weyne, sidoo Kalena uu u Taageeraayey mingiste ina Xaar_Maajo iyo FaQash_tiisii Tuugadda aheyd ?.

  • @ceelguduudceelguduud1961
    @ceelguduudceelguduud1961 2 ปีที่แล้ว +1

    Boring.

  • @sharma-hi3op
    @sharma-hi3op ปีที่แล้ว

    Reer xamarka isma caawiyaan xaasid waaye iga jooji faanka

  • @alil3574
    @alil3574 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanlow wadankaan waa la wada qaribay, xataa reer xamarka jilaaya inay yihiin dad la dulmiyay qaybtooda ayay ka qaateen bur burka dalkeena, soomaalida xooga u dhalatay xataa qaybtooda ayay ka qaateen. Sidee waa Nala dhihi karaa, kolkaasi ayaanu ka jawaabaynaa

    • @inaqaladaadsaxaaye7336
      @inaqaladaadsaxaaye7336 2 ปีที่แล้ว

      Weliba wuxuu Cammiil & JaaJuuz u ahaa Fa_Qash_tii Tuugadda aheyd, ee Af_Weyne iyo tii mingiste ina Xaar_Maajo.

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 2 ปีที่แล้ว +2

    War adigaa haya ayaanle xuseen dhibaa tadii 36 sano hadana xaloo hayn hada kadib adigaanu xalkaa wey diin waayo arinkiisii o dhan sidaa ulasoco wll

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 ปีที่แล้ว

    Mismanagement ayaa dhacday. Taas ayaa keentay biyaha iyo korontada in lawaayo

  • @Gstarxpress
    @Gstarxpress 2 ปีที่แล้ว

    War ninkaan aad waraysaneeso waaba baqayaa qof iyo magac iyo meel iyo waqti ma sheegi karo dadkii waxa waye lee ku hayaa.. 🤣😂😂 wax la hubo sheeg ama meel iska joog haduba baqayaa😳

    • @inaqaladaadsaxaaye7336
      @inaqaladaadsaxaaye7336 2 ปีที่แล้ว

      Wuxuu Qarinaataa Raadkiisa, yacnii in uu JaaJuuz & Cammiil u ahaa Fa_Qash_tii Af_Weyne iyo tii mingiste ina Xaar_Maajo.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ปีที่แล้ว

    Waddanku wuxuu dumay markii carab ay lugta nasooogelisay, ee nalaka dhaadhiciyey inaan carab nahay kaddibna dhinaca diinta ayaa laga weeraray dalka oo akhwaan iyo shayaadiin ayaa lagusoo fasaxay. Waxani dulmi iyo xumaan isbiirsaday oo sii badanaya ayey ahaayeen. Haddana jidkii ay kuduntay ayey haysaa waayo carabtii baaweli kumeeraysanaysa

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 2 ปีที่แล้ว +1

      Wixii kacaankii XAARAANTA AHAA AAMINSAN BAA MEESHA LA TIMID DALKA WAXAA BURBURIYEY AFWEYNE IYO WIXII SHARCIGA DALKA LAALAY OO KU XUKUN MAAYEY SIYAASADII QAYBI OO XUKUN DIL CAADAADIS MARKA SXB MEEL KALE HA NOO SAARIN DALKEENA WUXUU DUMAY 21 OCTOBER 1969 . MADDAXWEYNAHII FIICAN DALKIISA OO SHARAF IYO QIIMO LEH BUU KA TAGAA KII XUNA DALKII OO DUMAY IYO KII OO LA ISKU DIRAY HUBKIINA LOO QAYBIYEY BUU KA CARARAA .... CADYAHOW KU CUNAY AMA KU CIIDEEYEY

    • @AliHassan-hb1bn
      @AliHassan-hb1bn 2 ปีที่แล้ว

      @@trumpppl2024 majeerteen guskoodii meelna geliwaa ee dameerahaa lagudaray hageliyeen.

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 2 ปีที่แล้ว

      @@AliHassan-hb1bn daciifow yaa MAJEERTENIA AH OO AAD SHEEGI DEE MALAHA WAXOODA ADIGAA SHEEGAY OO YAQAAN DADKAA DAMEERAHA KU SHEEGAYSO WAA KUWII AFWEYNE 26 CISHO KU CAYDHIYEY FARMAAJANA ISKOO BAHDILAN AFKA CIID U GAKIYEY. MA SAMEYNKARTAAN ADIGIYO FAQASHTAADA DEE

    • @AliHassan-hb1bn
      @AliHassan-hb1bn 2 ปีที่แล้ว

      @@trumpppl2024 faqash guska dameerkaan u aqaan ee kuwardi

    • @nimoaliaboubakar5341
      @nimoaliaboubakar5341 2 ปีที่แล้ว

      @@trumpppl2024 walal ha u jawaabin kan wa mid stress ku dhacay miyirkina afweyne marku xukunka haystay ba ogu dambeysay

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 2 ปีที่แล้ว

    Dhageyse hee GOLOF WAREYSIGIISI

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 2 ปีที่แล้ว

    Hannoolaato
    Maxamed siyaad, maxamed siyaad
    War Dawladdaasi Tagtaye maxaa imminka la hayaa ,wixii tegey tiigsimaad malehe .

  • @mahamedabdi2046
    @mahamedabdi2046 2 ปีที่แล้ว

    Hawiyaha waxay waseen nimankii cadcadaa ee banaadiriga ahaa . Ayaanle soo sheeg arintaas.

    • @babukr3oslo104
      @babukr3oslo104 2 ปีที่แล้ว

      Dadka dhibaatada geestay ow sheegay waa la ayaqaanaa ee carada qarso