ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Maxaa Burburiya Kalsoonida Lamaanaha?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2015

ความคิดเห็น • 53

  • @anderiamo925
    @anderiamo925 6 ปีที่แล้ว +16

    She axmed alah haidinbarakeyo adiga iyo qayskaga waxan isleyahay sababta adigaiyo iyo xaskaga m.hibo ad iskugu faraxsantihin waxaweyan 2 carurad dhashen waqtibad naftina uhelikartan lakin qoysaska Somalida waxa iskahorkena wacaruur adubadan baladhalaya iyadon wax qorsha ah losameyneenin in awodloleyahy iyo inkale kadibna gurigi wuxu noqonaya daycare abaha halku xaskisa carurta latarbiyen laha wubaxsanaya
    xaski waqti imahaysu leyahay isagaba doodqaba wagabaru shirqolay o u badweyn ku turay o u kagasobaxsaday maqaxiyahay iskumaweliyan inta carurta lakalasexinayo halkas ninwalba kufaanaya 8 ama 10 caruuran leyahay hadu ilahay badbadiyo isaga dhalay oy ukoren haday halaban ama xabsi galaana rerki wankuqasay Africa rer kayaglelaya baydhahan hoyadi nafteday ilawaysa vitamin LA'an hurda LA'AN iyo nasasho la'an ba iskugu darsamaya talefanki sodhacaba wadnahay farta kuhaysa dacwada school iyo walwal ay galada kaqabta usi dher ilen carur an faraxsanen o waxayraban logadikarin vacation lageynaynin bay guri ciriiriya kuhaysata.
    akhirka depression ba kudhaca gabdhaha dhaqtarba lasexinaya dhibkaso dhan maxakenaya "qorsha la'an" qarabo an xalada qoysaska wax kaogenba dadka cayrsanaya haye rarka wax kusokordhay majira kiyara hada 2 sano waeyane marer galbedbad noqoten da'da ilamahaga iyaga kayaqana wexey taganyihi war halmarbay wadakorayan gabadha uur maledahay wali malixdii unba carurtada. yaa Rabi tiradu wamaxay maxola marlamali mar laiibgaynaya. "niman kufuraynin yusankuu rarin" ban maqlijiray, gabdhaha cafmadkoda hakafakaran hilibkoda yay cadaw u sayrinin waxay korinkarin itay dhalan iney jelasha kahor oyan aqlimaha dumaraw antashano dad wawayn banahe qofki naftisa daryela tukale waxtara.

  • @user-mk3rf2pg7v
    @user-mk3rf2pg7v 6 ปีที่แล้ว +2

    shukran jasakalahuqer wax badan ayaa inoo faa ideyseen

  • @mayom9372
    @mayom9372 5 ปีที่แล้ว +3

    Asc aad ayaan idin salaamey walaalayaal waxaan idinshegayaa wax aduunka ku qasaayo muslimiinta waa beenta ilaahey naga xaarantimeyey marka kalsooni maba jireyso hadaan beenta leyska dhaafin subxaana laah aniga waxaan ahey qof xaas ah walaahi anigoo ku dhaaranayo magaca rabigeyga subxaanuhu watacaalaa dhamaan ciyaalkeyga maanlintey bilaabeen iney hadlaan oona wax fahmaan kalmada ugu horeysay ee aan barey waxay tahay in beentu ay xaaraan tahay oo rabigena naga xaarantimeyey xataa waxaan ku dhahey laxamka khanziirka ma cuni karnaa maya markay igu dhahaan waxaan ku dhihi jirey sababa waxay igu dhihi jireen ilaahey aa naga xaraantimeyey markaas ayaan ku dhihi jiri beentana waa sidaas la socda ee qofkii been ii sheego aniga iima sheengi ogow ilaahey ku abuurtey ayaad been ka sheektey Alxamdulilaah ee waxaan lee yahay ibnu aadamow beenta iska ilaaliya wax walba ayey sababtaa beenta kalsoonida kaligeed ma ahan

  • @shamsoiloveuallh4664
    @shamsoiloveuallh4664 6 ปีที่แล้ว +4

    waxa tihin dad qurux badan Allh ha idin sharfo

  • @hayatwarsame441
    @hayatwarsame441 8 ปีที่แล้ว +2

    jasakal khar shikh dumarkaa waa inaay kalsoni kenaan anigu waxa igursaday niin runahanriina nolashiusa waxbadan anaa kabadalay markaa gabadhu niinka waybadalikarta niinkuna sido kale ansadalano inshalaa

  • @synbabdiadan9125
    @synbabdiadan9125 6 ปีที่แล้ว +6

    Msha Allaah Illahoow Isukiindaaa Oo Nookiindaaaa Aabo iyo hooyo kudayasho mudan

    • @hamdaali601
      @hamdaali601 6 ปีที่แล้ว

      Synb Abdi Adan sx Walahi 😘😍😍

  • @kingcause5289
    @kingcause5289 5 ปีที่แล้ว

    Manshallh sheekh Ahmed iyo mama hibo alle haydin xiftiyo cimrigina haydiin barakeeyo waxa tihiin lamaane kudayasho mudan wlh

  • @shamsamohamed3257
    @shamsamohamed3257 4 ปีที่แล้ว

    Mnsshllh walashey qali iyo Ahmed jowhar watkumaxasanitixin qodobkan add umaxan 💯🌹

  • @fadumofarah6963
    @fadumofarah6963 8 ปีที่แล้ว +2

    mashaa allaah jazaka allaah

  • @mamasihamcookingstyle5515
    @mamasihamcookingstyle5515 5 ปีที่แล้ว

    Runtaah xabiibti ilaahay haaidin xifdiyo adi iyo haajigaada aamin

  • @giirehokiyeh623
    @giirehokiyeh623 2 ปีที่แล้ว

    Mash allah allah ina barakeya waxan ina waydisanayaaa duco waxan gabdh lamanee sidian ah ina helo wa codsi wll jimcah sacad ku jirta ee la ajibo
    ducad insh allah iso duceyaa jiro joga💜💜💜💜 wan nijclahy wllhi

  • @umuahmed8078
    @umuahmed8078 5 ปีที่แล้ว

    Masha alla hibo iyo Ahmed alla idiin xafiido

  • @rayaanladan4420
    @rayaanladan4420 8 ปีที่แล้ว

    mansh Allah. jizaakalahu qeer. ustadad. ahamed. hibo

  • @sahroali7515
    @sahroali7515 8 ปีที่แล้ว

    shi axmed intaad sheegtayba waa muhim ah oo aan aragnay shukran wa jazaka llahu qeyran illahay hanaga dhigo kuwa qoyskena hagajiyo

  • @TheJama302
    @TheJama302 6 ปีที่แล้ว

    manshallah manshallah Allah yaxfidkum

  • @makiamein8359
    @makiamein8359 6 ปีที่แล้ว

    So badani video Abo dadka badan o dhalinyaro aya wax ka baranayo ilahay ha Ku barakeyo

  • @qaalidumar3725
    @qaalidumar3725 5 ปีที่แล้ว

    Alle ha isku kiin daaayo hooyo iyo aaabo kudayasho mudan😍 Allow anigana kasoo kale igu beeeeg midaaan isla gabowno

  • @mohamedhassann7384
    @mohamedhassann7384 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah Allaha idinxifdiyo

  • @miskiabdi4028
    @miskiabdi4028 5 ปีที่แล้ว

    Mnsh allh alle ha idin barakeeyo amiiiiiin

  • @qaalidumar9543
    @qaalidumar9543 7 ปีที่แล้ว

    asc alle aydin barakeyo aabo iyo hooyo wanagsan aya tihin

  • @nimcomahamed5183
    @nimcomahamed5183 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @nasranasra5737
    @nasranasra5737 ปีที่แล้ว

    Xage laydinka soo xiriira

  • @khadracali2013
    @khadracali2013 4 ปีที่แล้ว

    Maanshalaah

  • @mamkhayr5279
    @mamkhayr5279 8 ปีที่แล้ว

    Asc mansha Allah allaaha idin xafido

  • @kawsargaraad1298
    @kawsargaraad1298 4 ปีที่แล้ว

    Asc maamo iyo aabo aadpaan idin zalamayaa alle cimri dheer cipaado zuupan haydi ziiyo

  • @faizasiad739
    @faizasiad739 8 ปีที่แล้ว

    mash alha ♥ilahy ha idin xafido

  • @hibomohamud7580
    @hibomohamud7580 6 ปีที่แล้ว

    Mash Allah

  • @ibrahimzopo4770
    @ibrahimzopo4770 3 ปีที่แล้ว

    M. a

  • @ridwanabdikadir7060
    @ridwanabdikadir7060 8 ปีที่แล้ว +8

    aduunka been wax ka xun maleh ilaahay wax been sheega wax nooguma daro

  • @libanabduqaderali3980
    @libanabduqaderali3980 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Alah runti dadka benta way yarestan tosale ayago guriga jogo ayay iska ka dahayan maya waxan joga magalada xita haday jiren daruf ku qasbeso waxba skala qabsaden benta xita ilmaha ayay samenesa marky ku dahan carurta wan sexan raba hadi liga waydiyo ma jogo daha waba uu baxay camal subxanalah runti wax ficn iyo daqan ficn ma ahan arintas qofka muslimka ahna benta ma shago benta waxa lagu qana munafiqinta Alah ha haqa ha ina wafajiyo damanten

  • @faizasalaad9730
    @faizasalaad9730 2 ปีที่แล้ว

    Hada an dareemay kalsoonidar

  • @shamsoiloveuallh4664
    @shamsoiloveuallh4664 6 ปีที่แล้ว

    Thanks Allh ha idin sharfo

  • @neimanasser2440
    @neimanasser2440 8 ปีที่แล้ว

    Macha allah

  • @casanovamashaallahamiino3518
    @casanovamashaallahamiino3518 8 ปีที่แล้ว

    mashaa allah

  • @abdihassan1970
    @abdihassan1970 5 ปีที่แล้ว

    Gabadha shekadeedu waa aad iyo aad mid muhiim ah hayeeshee ninkan kheyr alaah siiyee mawaxbuu inoo faideynaa made qoluu diidanyahay?

  • @shukrimohamed7093
    @shukrimohamed7093 8 ปีที่แล้ว

    Sc jkqayr intuba waa dhab waxaa kahadasheen waa run ale ha na garansiyo xaqa wl

  • @naajbaeofficial1278
    @naajbaeofficial1278 6 ปีที่แล้ว

    Wakeeh

  • @fathiarabeofficiel1503
    @fathiarabeofficiel1503 3 ปีที่แล้ว

    Waruna walalo

  • @UmuMascud
    @UmuMascud ปีที่แล้ว

    Ninkayga naag bu gursaday sidas darted wan ka niyad jabay hada Danteyda aan firsada wang iyo naxaris nagama dhaxeyo SAS ethy inu ifuro marabo

  • @daaloomar9603
    @daaloomar9603 8 ปีที่แล้ว

    nimanka badankood sida ayay aaminsanyihiin

  • @HamseHamse-ge3wf
    @HamseHamse-ge3wf 10 หลายเดือนก่อน

    Kalsooni daradu waa cudur xun haddii qiimaynta meesha kabaxdo

  • @abdurahmanaidid6346
    @abdurahmanaidid6346 8 ปีที่แล้ว

    asc man shall ah

  • @tufaaaxtoosaan6106
    @tufaaaxtoosaan6106 8 ปีที่แล้ว

    asc walalayal ninka hadu maser badanyahay ama asaxabteyda usan rabin wey imaneysa benta in lagu rali galiyo adigo kabaqaya qofka dumarka ahna sidole

    • @libanabdi7651
      @libanabdi7651 7 ปีที่แล้ว

      Tufaaax Toosaan haduu maseer yimaado xali lkn ha ku xalin been
      tusale iskada asxapta uu dhibsanayo ama qanci

  • @kabow6921
    @kabow6921 6 ปีที่แล้ว

    Kani war ma aha! Waste of time.

  • @daaloomar9603
    @daaloomar9603 8 ปีที่แล้ว

    walaalo kitab guurka ka hadlaya oo carabi ah oo hadiyad a guurka ah ayaan u soo gaday nin kayga wuxuu sheegay in naagta been loo sheego