DAGAALKI 1AAD EE ADUUNKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.ค. 2020
  • Asc dhamaan asxabta sharafta leh.
    Raali ahaada waa idin kala soo daahay.
    Daawasho wacan
    Ha iga iloobin.
    LIKE SUBSCRIBE SHARE ♥️
    #ww1#hitler#war#history#20century#worldwar
    Macluumaadka
    www.amazon.com/The-First-Worl...
    global.oup.com/academic/produ...
    • How World War I Starte...
    • Who Started World War ...
    • Archdukes, Cynicism, a...
    Follow me on social media
    Instagram
    lifewithhamada?...
    Snapchat
    / mieraaj.hamada
    Facebook
    / mieraaj
    Email: mieraajhamada96@gmail.com
    Igu Caawi Inna muuqaalo fiican soo sameeyo
    / hamadaibrahim
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 330

  • @aminabdi1903
    @aminabdi1903 3 ปีที่แล้ว +136

    Qaab funny ah oo aan laga caajiseen waxna laga faa'iidaayo baad noogu soo gudbisay
    Thanks bro

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +21

      Amin Cabdi ku so dhawoow channelka 🙏🏽🤗❤️

  • @drabduqaadir7260
    @drabduqaadir7260 3 ปีที่แล้ว +70

    😂😂 wlhi maanta kugu so biiray qosol ayana u dhintay hore usoco nin iyo ayeyadiis an u baahanahay aya tihin

    • @naimonalka2801
      @naimonalka2801 3 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhhh anba hada kusoo biiray wlahi wan ybnhy yuotuper saana ina aleenahay ma ogeen 😂😂😂😂😂

  • @naazystories
    @naazystories 3 ปีที่แล้ว +63

    Best youtube Somali I never have seen

  • @cagid.8528
    @cagid.8528 3 ปีที่แล้ว +70

    Pls 1m garsiya 😖

  • @mohamudjibrilahmed1933
    @mohamudjibrilahmed1933 3 ปีที่แล้ว +28

    *a very energetic guy in terms of speech, hilarious, and very skilled editor as well. may you have a long life with full of enjoyments*

  • @MaryamandMohamedShorts
    @MaryamandMohamedShorts 3 ปีที่แล้ว +15

    Somali waxey ku mahmahdaa
    Sabarka waa geed xaraar lkn
    mirihiisa ayaa macaan
    Waxaan hubaa bishaan gudaheeda inaad ku gaari dontaa 10ksub Insha-Allaah anaa kuu balan qaaday

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +2

      Allah yacizak boqorow. Waa ku mahadsantahy hadalkaaga shrafta leh

  • @zhukraanalli5251
    @zhukraanalli5251 3 ปีที่แล้ว +6

    My teacher hamada ibrahim🥰🥰🥰

  • @masudogas6804
    @masudogas6804 3 ปีที่แล้ว +22

    My boi you kill it swear I start watching your videos today and you made my whole day fun

  • @Shabi7m
    @Shabi7m 4 ปีที่แล้ว +22

    Abooo caadi ma tihid..! Qof wax walbe ku fiican yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah👍🏿👍🏿

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  4 ปีที่แล้ว +2

      Allah yacizak masuul 👊🏾👍🏾😂🙏🏽

  • @khalidzomali5465
    @khalidzomali5465 3 ปีที่แล้ว +2

    Best youtuper for ever I have seen really I have benefited you pro

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 3 ปีที่แล้ว +7

    Runtii dagaalka aduunka 1aad hadaan fahmay macalinkeyga iskoolka waa i fahamsiin waayay oow dheere walaal jira mahadsanid
    Qaabkaan Soomaalida weey ka maqneed adaan nagu sii biiriyay
    Salaan sharaf

  • @ibraahim.abdulle
    @ibraahim.abdulle 2 ปีที่แล้ว +1

    Best youtuber somalia wllhi

  • @ibrahimdalbac5170
    @ibrahimdalbac5170 3 ปีที่แล้ว +8

    Funny ayd tahay zxp hore u soco keep going kuma oran karee 🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣🤣😂🤣😂

  • @kngbokar8504
    @kngbokar8504 4 ปีที่แล้ว +13

    هههههههههه
    والله انت وااااحشني

  • @maxamadamiin2223
    @maxamadamiin2223 3 ปีที่แล้ว +1

    wax badan baan kaa faa iiday ustaad thank you

  • @Fasaxayste
    @Fasaxayste 3 ปีที่แล้ว +2

    Yeah wad iga gadantaHay zxp keep going

  • @vincenzoff5339
    @vincenzoff5339 3 ปีที่แล้ว +2

    War ninyahow wapahay kuma xaqirayee somali best youtuber aa tahay ku soco wllka

  • @mojeeztoh4364
    @mojeeztoh4364 3 ปีที่แล้ว +1

    Best TH-camr wlhi❤

  • @kngbokar8504
    @kngbokar8504 4 ปีที่แล้ว +3

    اطلق من ينزل🔥❤️❤️❤️

  • @AhmedSaid-ub5jv
    @AhmedSaid-ub5jv 3 ปีที่แล้ว +5

    M.a keep going

  • @Drcabaastuuryare
    @Drcabaastuuryare 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walaal macaan

  • @khapip201
    @khapip201 3 ปีที่แล้ว +2

    waaaw😍 what a time😍 the 8th video🥰

  • @Hamimediagroup
    @Hamimediagroup 3 ปีที่แล้ว +5

    Screen shot kasii qaado macalin 100k hambalyo mar dhaw waan gaareynaa insha Allah 🇸🇴✊

  • @user-nr1ur5lv7m
    @user-nr1ur5lv7m 4 ปีที่แล้ว +6

    keep going ✊✊

  • @duniaabdulqadir9336
    @duniaabdulqadir9336 3 ปีที่แล้ว +10

    🧐Macalin hamaadi mahad sanid sida macalinka nofahan sineysid like 👍 😇

  • @7modsabah270
    @7modsabah270 4 ปีที่แล้ว +1

    كلامك كله صحيح استمر... مشتاقلك كلش اخوي 💞

  • @abdallaakwac7356
    @abdallaakwac7356 3 ปีที่แล้ว +28

    Waa aamini la ahay in aan intaan dhan ku arki wayo anii TH-cam dhax waregayay Ee Videoyal badan noo so gali 😁✊ waa kugu heesta abti 😂

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +5

      Boqorow waa ku mahadsantahy hadalkaaga shrafta leh 🙏🏽❤️❤️❤️

  • @kngbokar8504
    @kngbokar8504 4 ปีที่แล้ว +25

    والله انك أسطورة

  • @axmeddalqaf8286
    @axmeddalqaf8286 3 ปีที่แล้ว +1

    Form hossow wax badan Laga Faidaya wlhi hore u soco pro

  • @leejopubg2940
    @leejopubg2940 3 ปีที่แล้ว +9

    In wax laga faidystò mudn tahy legend

  • @kinga.8605
    @kinga.8605 3 ปีที่แล้ว +2

    No soo badi huno❤️💯👑

  • @updalla.mohamet
    @updalla.mohamet ปีที่แล้ว +1

    big fan ku ahay🌹🤗

  • @user-qp4ju7it1c
    @user-qp4ju7it1c 4 ปีที่แล้ว +6

    رائع وماحبيت الفيديو يخلص انسجمت بالمنتاج والتعليق كان شرح خيالي وبالتوفيق يامان ان شاءالله👍👍👍👍

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 9 หลายเดือนก่อน

    You made it easy and interesting. Thanks brother.

  • @hawaabdi7252
    @hawaabdi7252 3 ปีที่แล้ว +1

    👌 keep going bro

  • @Imraan53
    @Imraan53 2 ปีที่แล้ว +2

    very complicated nevertheless you made it seem very interesting. thanks.

  • @Shopping-online
    @Shopping-online 3 ปีที่แล้ว +3

    Meilleur canal 🔥👌

  • @epow_adde1
    @epow_adde1 3 ปีที่แล้ว

    Amazing bro 👏

  • @mahmetahmet1071
    @mahmetahmet1071 ปีที่แล้ว

    .duboo mikafin aya mataleysa saxib wanku wataa horey uu socoo

  • @DhaalMedia
    @DhaalMedia 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb sida wax uso jediso wlhi3 kahelaa horay usoco sxb

  • @mohamedabdiqadir8810
    @mohamedabdiqadir8810 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhy waa iska ka jeclahay🥰

  • @kngbokar8504
    @kngbokar8504 4 ปีที่แล้ว +1

    اشكرك والله ♥️

  • @ABUCADOOD77734
    @ABUCADOOD77734 2 ปีที่แล้ว

    After 1 year the topic top

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 ปีที่แล้ว

    Welcome back

  • @mokayta8332
    @mokayta8332 2 ปีที่แล้ว

    Nio zxb TH-camr fiican ayaad ahayd xita video yadada waan kusoo cesh ceshta😅
    Inaad soo laabatana waan rajaynaya best wishes🙏😁💙

  • @alisaidhassan9636
    @alisaidhassan9636 2 ปีที่แล้ว +2

    I appreciate your effort please tell as books we can read history you tell as.

  • @najiibahmed2445
    @najiibahmed2445 3 ปีที่แล้ว +1

    yo yo wait am i dreaming haha i love ur energi and how u speaking bro never stop

  • @mohamedzomal5629
    @mohamedzomal5629 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah
    cilmi badan ayaa kaa muuqda
    alla hakuu siyaadiyo

  • @Awesome-ww7zj
    @Awesome-ww7zj 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @888ph3
    @888ph3 3 ปีที่แล้ว +1

    Abtih wlhi hormar gadhays ila egathy eeh keep going zhp

  • @Abuyusuf7
    @Abuyusuf7 3 ปีที่แล้ว +8

    😂🤣qosol lgama caajisayo vedio yaashaada lagama caajishaayo😁✌️keep going bro
    100k subscribe insha alh

  • @sabiriinosman6713
    @sabiriinosman6713 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilove markad qoslesid🤩❤️hore u soco wllo

  • @capdiraxmaan3957
    @capdiraxmaan3957 3 ปีที่แล้ว +1

    Talanti lede hore usoco wllo

  • @alienboy4089
    @alienboy4089 3 ปีที่แล้ว +1

    Faido badn aan kahele meshn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 KEEP GOING BRO

  • @salmanmohamedulamin9130
    @salmanmohamedulamin9130 3 ปีที่แล้ว +4

    Hadan ayan kugu soo biriye si funny ah ayad u so gudbisay

  • @fethiasaqafmohamed8179
    @fethiasaqafmohamed8179 2 ปีที่แล้ว

    Waa daxiix oo af soomaali ah

  • @heartlessG640
    @heartlessG640 2 ปีที่แล้ว

    Sheesh 🥶 well done bro wllhi u killed it videogan wllhi waa ku raaxeysatey isku dey inaad video kasoo sameysid asalka soomalida meesha ay katimi hurdada ka kac maalmahan waxba kaama heyno🙏

  • @shuraxbiil1
    @shuraxbiil1 3 ปีที่แล้ว +2

    Vidioy yaashaada waan soo wada fiirsaday blse intaba waan ku qoslay kii ugu qoslka badnaa ayaan hda comenti kasoo bixi nayaa never give up pro horey usoco

  • @Omar_Fahad19
    @Omar_Fahad19 ปีที่แล้ว

    War sxb talk about the line of hands ✋

  • @cabdiraxiin_asad
    @cabdiraxiin_asad 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going pro

  • @abdikhayrcabas8144
    @abdikhayrcabas8144 2 ปีที่แล้ว

    Hhhh funny ayad thy wlhi saaxiib

  • @indheeyindheey8105
    @indheeyindheey8105 3 ปีที่แล้ว +2

    10/% ayan ka fahmy lkn warka igu socday 👏👏

  • @realwaryaaa7929
    @realwaryaaa7929 3 ปีที่แล้ว +24

    Dagaalka 2aad aduunka soo gali Masuul ado mahdsan 👏🏾Kaftan iyo Qosol Nasu kenya darte🤣

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +5

      InshaAllah masuul wa soo dadaala 😊👊🏾🙏🏽

  • @Yislim91
    @Yislim91 3 ปีที่แล้ว +1

    Channel kii ugu horeeyay aan wax ka FAA ido

  • @ayanahmed9483
    @ayanahmed9483 3 ปีที่แล้ว +3

    والله انت معلم 😍😍

  • @somalilyrics9507
    @somalilyrics9507 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi dagaalka aduunka koobaad information kiisa inbadan baan radinayey wlhi markaan adiga dawaday videogaaga wlhi waan farxay wlhi masanid

  • @AfricanTheArtist
    @AfricanTheArtist 4 ปีที่แล้ว +2

    Up🙏👑

  • @gurey-ology
    @gurey-ology 3 ปีที่แล้ว

    Mansh llh aqoonyahan sidee luuqad lagu baran karaa special english aad ayaa loogu baahan yahay waanu kugu qanacsanay😍

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 2 ปีที่แล้ว +2

    War niyoo waanku waayey videoga Big ban ka hadlayaay doonayay inaan kadaawado chanelkaaga lkn ugu dambeyn waxaan soo xasuustey tetalka ah Dagaalkii kowaad ee aduunka bay video ga Big ban aan kasoo dhex qadeynaa🤣🤣🤣

  • @7abdinasir7
    @7abdinasir7 4 ปีที่แล้ว +1

    Wax kale💙💙

  • @hawaabdi7252
    @hawaabdi7252 3 ปีที่แล้ว +6

    🤣🤣🤣🤣keep going bro

  • @mahiigaanchannel9367
    @mahiigaanchannel9367 3 ปีที่แล้ว +2

    Basaxiir wax ma qashid ee dagaalka labaad soo gudbi

  • @AI-018
    @AI-018 3 ปีที่แล้ว +1

    madax Wenaheega Gar iyo gardaro waa ku wataa🤗😍😍😍

  • @ibraahim.abdulle
    @ibraahim.abdulle ปีที่แล้ว +1

    I'm waching more than 5X

  • @nuurdiinaraa4589
    @nuurdiinaraa4589 2 ปีที่แล้ว

    Sxpo dhagaalada oo faahaahsan soda plz battle of jutland, somme,galipoli campaign 😁😁

  • @zakariaabdille5342
    @zakariaabdille5342 3 ปีที่แล้ว +6

    WHY DO I WATCH YOUR VIDEOS EVERYWHERE I GO HAHAHA...your explanation waa iga gadmeen niyow lol....DIFFERENT pc s....hamada it is me Ahmed..

  • @BAANABOI
    @BAANABOI 3 ปีที่แล้ว +2

    You are best boy

  • @badrihassen7527
    @badrihassen7527 3 ปีที่แล้ว +1

    From duriyo films please kii 2aad soogali
    Adoo aad Nooga sooxaqiijinaya documentiyada keep going

  • @ahmth167
    @ahmth167 3 ปีที่แล้ว +2

    Yuotuper wax hore lo arag la yimid

  • @MaxamedMukhtaar-d4h
    @MaxamedMukhtaar-d4h 14 วันที่ผ่านมา +1

    Hamadowwwwww Ciyaaraha (football ) See isku thin

  • @issackmohamudshido7015
    @issackmohamudshido7015 3 ปีที่แล้ว +1

    😂Ar sxb caadi bay igu socotay sheekadada

  • @muzamilbashir1898
    @muzamilbashir1898 ปีที่แล้ว

    Oow dheere intee ka baxde

  • @kooscilmi3143
    @kooscilmi3143 7 หลายเดือนก่อน

    Baso xiir maa ahyd

  • @salmamuuseali5305
    @salmamuuseali5305 2 ปีที่แล้ว +1

    😁😁😁😁😁 my second home Austria we love you 😁😁😁😁🤣🤣🤣😆

  • @mohamk7140
    @mohamk7140 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah bro cinwaano muhiim ah ayaa noo soo gudbisay waad ku mahadsan tahay lkn Russia qofka kle ka raayay waa jankis khan ama ciidamada tataarka

    • @rodanor8674
      @rodanor8674 3 ปีที่แล้ว

      Bilaa arxan cengis khan

  • @buukax9475
    @buukax9475 3 ปีที่แล้ว +1

    Pleas sooo badi tariikhda ilaahay baan kugu dhaarshee

  • @kifaaxcadeyabshir5880
    @kifaaxcadeyabshir5880 4 ปีที่แล้ว +2

    😍✌️✌️

  • @mohamedjido6913
    @mohamedjido6913 4 ปีที่แล้ว +1

    ♥️👍🏼

  • @happyworld7835
    @happyworld7835 2 ปีที่แล้ว

    Treaty of versailles

  • @rojojr1540
    @rojojr1540 4 ปีที่แล้ว +4

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @chanel143hussein9
    @chanel143hussein9 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa xage xafadan

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  4 ปีที่แล้ว

      Waa xafadeyda. Ku so dhawoow. 🙏🏽♥️

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 3 ปีที่แล้ว +4

    Funny wlhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mandeqmanka9712
    @mandeqmanka9712 3 ปีที่แล้ว

    M.a wlhi Laguma cajiso m.a

  • @diagodu4463
    @diagodu4463 10 หลายเดือนก่อน

    Good man😂

  • @user-jb5sc7mh8h
    @user-jb5sc7mh8h หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @nuuriinamire1153
    @nuuriinamire1153 ปีที่แล้ว +1

    @hamadaibrahim we miss you owdhere please come back 😢

  • @ceyniabukar502
    @ceyniabukar502 3 ปีที่แล้ว +1

    Runtiii waaaku wanagsnthy macalin nimada hamaaada🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙈🙈🙈🙈

  • @aed.9
    @aed.9 4 ปีที่แล้ว +4

    شرح لي قصة رهيب ي حمادة ❤️❤️

  • @mohaz9422
    @mohaz9422 3 ปีที่แล้ว +2

    Bro hadan awoodo 100k wan kusin laha wax badan baan ka faiday hamblyo haraja dhigin waliga i.a wad guulaysan

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +1

      Waad ku mahadsantahy hadalkaaga shrafta leh 🙏🏽♥️♥️

  • @abdiassis1438
    @abdiassis1438 3 ปีที่แล้ว

    13:52 hhhh😅😅😅