Burburki Soviet Union

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ธ.ค. 2020
  • Asc daawadaha sharafta leh. Ku soo dhawow channelka wll 🙏🏽♥️
    Subscribe. Like. Share. ♥️
    Macluumaad ⤵️
    en.m.wikipedia.org/wiki/Sovie...
    en.m.wikipedia.org/wiki/Karl_...
    en.m.wikipedia.org/wiki/Cold_War
    Social media ⤵️
    / mieraaj.hamada
    lifewithhamada?...
    / mieraaj
    vm.tiktok.com/ZSGeNNaf/
    Igu Caawi Inna muuqaalo fiican soo sameeyo
    / hamadaibrahim
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 324

  • @muhyadinabdikadir7476
    @muhyadinabdikadir7476 3 ปีที่แล้ว +39

    walal wllhi we need a lot of like this stories and the planets or the space please

  • @haajifathi1129
    @haajifathi1129 3 ปีที่แล้ว +25

    Tebin cusub o aan TH-camrs ka soomaaliyeed hore loogu aqoon iyo macluumaad tolmoon.
    Hor-u-mar waara Hamada zhp🖤

  • @abdullahomar1313
    @abdullahomar1313 3 ปีที่แล้ว +10

    لقد عاد حمودة الى القرية
    Ladies and gentlemen hamada 's in the building
    With full bag of stories and very important information I got love and respect to you brother.
    🤛🤜🙏

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +3

      My g. Same love and appreciation ♥️♥️♥️

  • @MaryamandMohamedShorts
    @MaryamandMohamedShorts 3 ปีที่แล้ว +12

    Big fan ‼️

  • @abdalaofficial3204
    @abdalaofficial3204 3 ปีที่แล้ว +20

    Caawa ano soo jedo wax soo dhigtee inta jiifo soo dhigi jirte😅

  • @badrihassen7527
    @badrihassen7527 3 ปีที่แล้ว +5

    Keep going legend realy we support we need a lot of this

  • @alaymani6002
    @alaymani6002 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid aw dheere ❤️❤️❤️❤️

  • @saadaqkaambe8411
    @saadaqkaambe8411 3 ปีที่แล้ว +13

    We need the history of Berlin conference

  • @mohamoud_8852
    @mohamoud_8852 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Owdheere Mahadsanid🤝

  • @djlion7450
    @djlion7450 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah my bro ad iyo ad ayaa u jecelahay baramijkaaga

  • @AxmedGaraadka
    @AxmedGaraadka 3 ปีที่แล้ว +5

    Walaal awdheere.
    Mahadsanid🙏
    شكرا لك 🙏

  • @abdiwahabhussein1861
    @abdiwahabhussein1861 3 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid xamaada soo badi muqaalada waxbadan ayaa laga baran karaaa sida quruxda badan aad usoo gudbiso taarikhda 🙏

  • @ahmedabdillahi3939
    @ahmedabdillahi3939 3 ปีที่แล้ว +3

    We are wait another video about ottman empire 😘🥰🥰 keep going pro hamada ibrahim 😇😇 masuul

  • @HAGAAJIYE24
    @HAGAAJIYE24 3 ปีที่แล้ว +1

    maasha allah awdheere nin khatar ah baad tahay horay uso co noo soo Badi video faaido leh markad wakhti Hesho keep going thanks you awdheere

  • @Awesome-ww7zj
    @Awesome-ww7zj 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @updalla.mohamet
    @updalla.mohamet ปีที่แล้ว

    big fan ku ahay🥺

  • @11stars26
    @11stars26 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin oow dheere barnamijkan waa ku hysta
    Aniga iyo kobkaygii dhaka weyne waa ku slanay 🤝

  • @slimboy38
    @slimboy38 3 ปีที่แล้ว +2

    Bro you are the best TH-camr

  • @dagan12349
    @dagan12349 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha wax bdn ayn ka ogaday 🥰

  • @iimaanhassan8095
    @iimaanhassan8095 3 ปีที่แล้ว

    Wax badan ayaan ka faiday bro keep going 👍🤛

  • @abdurahmanmohamedibrahimad1119
    @abdurahmanmohamedibrahimad1119 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wll qali
    Noso diyari qaabka researchka loo sameyo iyo habka ugu fican ee loo xifdiyo waxyabo badan 🙏

  • @abdelqaniothman1713
    @abdelqaniothman1713 3 ปีที่แล้ว +1

    m.a keep going ow dheere

  • @suhaypapiip6989
    @suhaypapiip6989 3 ปีที่แล้ว +2

    WLL TARIIKH AAN UBAAHNA AYD ISOO GALISEY
    THANKZ

  • @mohamedabshir3249
    @mohamedabshir3249 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going pro👍👍👍👍👍

  • @samsamjamal2106
    @samsamjamal2106 3 ปีที่แล้ว +2

    The energy for me😍😍.

  • @Cabaaye
    @Cabaaye 3 ปีที่แล้ว +1

    you are the best. mach weiter bro

  • @hormarmedia9634
    @hormarmedia9634 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah walaal Hamada ibrahim
    Nin fani 🤣🤣😂😂😂🤣🤣🤣😂😂😂

  • @filsancabdiraxman7675
    @filsancabdiraxman7675 3 ปีที่แล้ว +1

    🥰Aad ku tageera wlkey🥰🌻☀️

  • @inamohamud3677
    @inamohamud3677 3 ปีที่แล้ว

    I LOVE THE WAY YOU REPRESENT THE VIEWERS .FUNNY WALAHI..

  • @hindiafsomalimovie9284
    @hindiafsomalimovie9284 3 ปีที่แล้ว +1

    Awdheeere ninaan wato keep going videona naga so bdi

  • @dagan12349
    @dagan12349 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha waad mahaadsan thy

  • @beenmajr7359
    @beenmajr7359 3 ปีที่แล้ว +1

    Hamada keep it up

  • @qaadiroowjanale4316
    @qaadiroowjanale4316 3 ปีที่แล้ว +1

    Horay ayaa usoconey saa owgeed ow Dheere xidigaha ugu wanaagsan tahay

  • @mxmed5179
    @mxmed5179 3 ปีที่แล้ว +1

    From TikTiko 👌🏻👌🏻horay u soco

  • @bashiirburcichanal9822
    @bashiirburcichanal9822 3 ปีที่แล้ว +1

    Owdheere fany tahay

  • @nageeyeh1150
    @nageeyeh1150 3 ปีที่แล้ว +1

    Maanta waji cusub
    Keep going😍

  • @hassanmohamedhassan2191
    @hassanmohamedhassan2191 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa mawduuc xiisihiisa wato thanks awdheere👍
    Caawa inaaba mawduuc weyn kahadleyso waxaanba ku gartay
    Faanada cadaanka ah😁😁kaftan👏👏

  • @abdirahmanmohamud9082
    @abdirahmanmohamud9082 3 ปีที่แล้ว +2

    Bravo bro. Keep educating us.
    I would like to recommend to you to consider making a video about the Black hawk down. Try to educate us about the unfolding of that event. Thanks.

  • @abdilasiizi1126
    @abdilasiizi1126 3 ปีที่แล้ว +1

    awdheere wallhi waxbadan ayaan kaa faa iiday 🔥⚡

  • @agedow
    @agedow 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcz wll hamada 👏🏽

    • @abdinajiib6807
      @abdinajiib6807 3 ปีที่แล้ว

      A.Geedow Brother TH-cam wuu Ku tabay runti Soo labasho wacan

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว

      My brother soo labasho wacan

  • @DonZa-Mou
    @DonZa-Mou 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah

  • @hamadazola4043
    @hamadazola4043 3 ปีที่แล้ว +3

    Top Tier 🔥🔥👏🏾👏🏾

  • @munasaryare1919
    @munasaryare1919 3 ปีที่แล้ว +3

    Sxb tageero ku ahay keep going

  • @hassanantonio4262
    @hassanantonio4262 2 ปีที่แล้ว

    Asxaab badan youteba kaga baan gaadhsiyay taariikhda si qurux bdn baad uga waramaysa mrka
    Bro soo badi taariikhda dunida iyo islaamka ❤️💯🖐️

  • @jibriilak7169
    @jibriilak7169 3 ปีที่แล้ว +1

    Gar io gardaro waku wada wllka 🙏🙏🙏

  • @saadaqkaambe8411
    @saadaqkaambe8411 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going bro we need does history

  • @zayidmohamedy
    @zayidmohamedy 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend👍💗👏

  • @muhzinfootball61
    @muhzinfootball61 3 ปีที่แล้ว

    Talye hore u soco hanaga caajisin 🤴

  • @masudogas6804
    @masudogas6804 3 ปีที่แล้ว +4

    Hey buddy I'm so happy to see you wearing new t-shirt I see you get a lot of bucks 😂😂

  • @timaweynechannel3032
    @timaweynechannel3032 3 ปีที่แล้ว

    I am third person watched it

  • @abdinafacmahad964
    @abdinafacmahad964 3 ปีที่แล้ว

    aw Dheere tataarka iyo boqorkoodi Genghis khan war nagasii barnaamijka xiga thanks ❤️👏👏

  • @BossLadyBeautySkin
    @BossLadyBeautySkin 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah ❤️❤️

  • @munyetech
    @munyetech 3 ปีที่แล้ว +1

    Bro thanks in badan

  • @Sinipoi
    @Sinipoi 3 ปีที่แล้ว

    Aw dhere🤣 wad mahadsantahay bro sida fcn ii fahnsisay
    Run raba inan ku shego
    Adiga sxbow waxa dadka wax fahansisaa adigo ka qoslinayo talent ledhahay keep going 👏👏👏

  • @exoicequeen9192
    @exoicequeen9192 3 ปีที่แล้ว

    I'm your new subscriber hore usoco bro

  • @iidlemoalim302
    @iidlemoalim302 3 ปีที่แล้ว +1

    Waku wataa wll xiirane😂😂

  • @noradinnrd186
    @noradinnrd186 3 ปีที่แล้ว +1

    Awdhere wanku tagera 💯 wallhi
    So badi storyada noocnokala ah👍🙏

  • @mohamettkeynan4795
    @mohamettkeynan4795 3 ปีที่แล้ว +2

    MY teacher

  • @Ogoow143
    @Ogoow143 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan ku salamay zxbkey

  • @imaammaxamed7845
    @imaammaxamed7845 3 ปีที่แล้ว +2

    Big boss 💡💡❤️🇸🇴

  • @Muscabeid1
    @Muscabeid1 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhago jabse :)

  • @ismailyoung1639
    @ismailyoung1639 3 ปีที่แล้ว +1

    Bro Thanks soo jeedintaada waxbadan baan Ka faaiday

  • @hamsehadaari8745
    @hamsehadaari8745 3 ปีที่แล้ว +1

    Wnkutager wll

  • @ahmedmaxamed7483
    @ahmedmaxamed7483 3 ปีที่แล้ว +1

    qori kuu yaale aw dheere kkkk

  • @MOHAMMAD-wo1xy
    @MOHAMMAD-wo1xy 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb taariiqaha soo badi

  • @nuune2681
    @nuune2681 3 ปีที่แล้ว +1

    Owdheere ku aaminsanahy Ayeeyo igu salaan😁🤝 From xamar

  • @abdalla8426
    @abdalla8426 3 ปีที่แล้ว +1

    Owdheere ani maa maqnaan kara heee waan joogaa thanks

  • @abbascadde963
    @abbascadde963 3 ปีที่แล้ว +2

    Awdhere plz noso badi per week 2 videos

  • @c58pro50
    @c58pro50 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs bro information iican noosoo gudbisay thanks
    Lkn somali waa ibtilo ee qoriga albaabka korkiisa saaran VAR teeydaa sooqabatay 😀👊

  • @M.Kheyre
    @M.Kheyre 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs bro+teacher
    Wan ka so dahay videogan lkn wan ka helay 😍💯💚☑🌍

  • @suberjama9269
    @suberjama9269 3 ปีที่แล้ว

    Kp going bro wnku wataa

  • @mohamedabdullahi355
    @mohamedabdullahi355 3 ปีที่แล้ว +1

    ❤️😍👍

  • @yasminhassan9426
    @yasminhassan9426 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw dheeree 😂😂

  • @maymuunalihassan7292
    @maymuunalihassan7292 3 ปีที่แล้ว

    War like ta badiya waan ogahay in aad ka heshay muuqaalka haaheey dhaqso hee maxaa sugee ku dhufo 👍🏻

  • @wllmaanka2479
    @wllmaanka2479 3 ปีที่แล้ว +2

    Pro soo sameee dhig yada iyo nocyadoda ples

  • @mahadcajep3902
    @mahadcajep3902 3 ปีที่แล้ว

    Wr zxpow dalke jogta
    Me burco😅✊

  • @ayanlenasir1049
    @ayanlenasir1049 3 ปีที่แล้ว +3

    Awdheere wd salamantahay aaad! Adiga darta ama dawashadada Videogada aya sapaptay In aan 154 Students hortooda Presentation ka jeediyo, sppto ah Video ka mid ah kuwaga ayn information bdn ka hely aaaaad ayad u mahadsantahay wll! Before you got the 1M subscribes, Wcs iso qor😄🥴🥊

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +2

      Kun jeer wcs boqorow 🙏🏽♥️guuleyso

    • @ayanlenasir1049
      @ayanlenasir1049 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hamadaibrahim7424 sdo kale wll

  • @liibaansaciid4648
    @liibaansaciid4648 3 ปีที่แล้ว

    inshaallaah 5k Subscribe

  • @mohammedjimjam2666
    @mohammedjimjam2666 3 ปีที่แล้ว +1

    awdheere anagoo lawr ah baan kuwadanaaa👌
    kiib goowingi👈😂

  • @apdiraxamaanhaamid7592
    @apdiraxamaanhaamid7592 ปีที่แล้ว

    M.a wllo waana kaafaidystaa mar wlaba

  • @yallofilmkooban
    @yallofilmkooban 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaad u mahad sanid tahay owdheera waxan kaa codsan lahaa inaad ka soo hadasho burburkii #cusmaaniyiinta
    Sababt oo ah bilowgii sovietku waxa uu ahaa dhamaadkii cusmaaniyiinta 1922 ayaan filayaa
    Markle thanks

  • @liibaansaciid4648
    @liibaansaciid4648 3 ปีที่แล้ว +4

    23 lake iyo 23 comment mashaallaah hagarta dhaafa somalia weyn ee comment kabixi lake saar ee walalken aan u buuxino colomka ee shera dhaha somaliyey

  • @wllmaanka2479
    @wllmaanka2479 3 ปีที่แล้ว +1

    Pro soo samee dhig yada iyo noocyadoda ples. Awdheere

  • @zakicaganechannel8715
    @zakicaganechannel8715 2 ปีที่แล้ว

    Yaaa joogo away lipaaxii ow dheere

  • @khaalidgeeddi4284
    @khaalidgeeddi4284 3 ปีที่แล้ว +1

    Sirdoonadda aduunka soo maray, ama shabakadda mossad sirdoonadeedii noo soo diyaari.
    Sharfanid walaal.

  • @cabdicasiisaxmed8754
    @cabdicasiisaxmed8754 3 ปีที่แล้ว +1

    Hore usoco sxb wlhi wan ku taageersanahay fadlan noosoo kordhi muuqaalada

  • @maahirbanat1517
    @maahirbanat1517 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw dheere Slave Trade sida lagu joojiyay ka soo hadal ama King Leopold 🤩🙏

  • @ayuubliilove252
    @ayuubliilove252 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan please Videos noo soo badi

  • @user-mc1cz3oi6i
    @user-mc1cz3oi6i 3 ปีที่แล้ว +1

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @user-jb5sc7mh8h
    @user-jb5sc7mh8h หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @ruweydoabdulahiali6908
    @ruweydoabdulahiali6908 ปีที่แล้ว

    waamaxay qorika albaab ka saaaran

  • @amaalahmed9589
    @amaalahmed9589 3 ปีที่แล้ว +2

    Wcs warxma hhhh walhi saaid baan u jeclahay channelkaaga

  • @Squasar-g2x
    @Squasar-g2x 3 ปีที่แล้ว +1

    Videoga waa ficanyahay
    Lakin tarikhda col ban la ahay
    We need science ya hamada
    Waa codsi🙏

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว

      InshaAllah wll. Lkn waa inaa isku dardaro. Mar science mar taariikh 🙏🏽♥️😄

    • @Squasar-g2x
      @Squasar-g2x 3 ปีที่แล้ว

      Haa sasa fiican week na science weekna history sax somaha

  • @dalmarfbmideye9060
    @dalmarfbmideye9060 ปีที่แล้ว

    Hamada Xage Aaday Taliye 😢😢

  • @mohammedsaeed7178
    @mohammedsaeed7178 3 ปีที่แล้ว +2

    I learned Somalia from you, brother.

  • @mustafiabdi3443
    @mustafiabdi3443 3 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰🥰

  • @omaarmahad9128
    @omaarmahad9128 3 ปีที่แล้ว

    😀👀🙏

  • @deeqdeeq9032
    @deeqdeeq9032 3 ปีที่แล้ว +1

    Tataarka inoga so same macalin

  • @khalidfaraz
    @khalidfaraz 3 ปีที่แล้ว

    Aw dheere please wxn kaa codsnaynaa inD vedio soo badisiD

  • @FarasVideoProduction
    @FarasVideoProduction 3 ปีที่แล้ว

    Bro waxaan rabaa inaan wax badan ka ogaado sababta ay macaadiinta kala duwan muhiim u yihiin sido kale si gaara dahab ka muxuu muhiim u yahay quruxda marka laga so tago ma jirta sir kale ama wax uun muhiim ka dhigayo.
    Antimater waaa sheyga ugu qaalisan walxaha yadana bal wax kaso sheeg.
    Sidaa si lamid ah ma jirtaa macnaha antimatter oo kale wax u dhaw oo kale.