Dr's Rumana Oo Sir Badan Daaha Ka Qatay Foosha Iyo Qalliinka Gabdhaha Lagu Sameeyo Dhaqaatiirta.....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ธ.ค. 2023
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
    • Sh Umal Oo Daah Furay ...
    • 10 Xaqiiqo Oo La Yaab ...
    • Waa Kuma Sh Xambali Wa...
    • Bandhig Cajiiba Oo Hoo...

ความคิดเห็น • 40

  • @Dagan721
    @Dagan721 7 หลายเดือนก่อน +5

    Mash Allah alle dartii ayaa u jeclahay dhaqtaradan alle haku xifdiyo

  • @xafsamucalimnuur
    @xafsamucalimnuur 7 หลายเดือนก่อน +5

    M.allah Allah xafiddo Aduun io aaqiro 🌹 Drs

  • @nastehafanah5805
    @nastehafanah5805 7 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah tabarakalllh Drs cilmi iyo cod kar ah

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah Dr’s allaha inoo kaa xafido 🤲❤️

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 6 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاءالله تبارك الله

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 7 หลายเดือนก่อน +8

    🥺🥺🥺 ~ ilaahayoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

    • @xafsamucalimnuur
      @xafsamucalimnuur 7 หลายเดือนก่อน

      Allahumma Aammiin yaa rabbi

    • @saynab7503
      @saynab7503 7 หลายเดือนก่อน

      Aamiin

    • @saynab7503
      @saynab7503 7 หลายเดือนก่อน +1

      .Asc wll xageed joogtaa

    • @nrcabdi
      @nrcabdi 7 หลายเดือนก่อน

      Abayo Muqdisho ayaa joogaa

    • @nrcabdi
      @nrcabdi 7 หลายเดือนก่อน

      @@saynab7503 abayo Muqdisho ayaa joogaa

  • @farhiyodheeman1492
    @farhiyodheeman1492 7 หลายเดือนก่อน +1

    Qaliinka waa wax qoran allah xagiisa 4 ilmood aan cadi udhalay kii shanad 5 aa leygu qalay waligayna fool imadhibin allaxam dulilah

  • @UmaAsmaa-kb7fm
    @UmaAsmaa-kb7fm 6 หลายเดือนก่อน

    Asc drs jazaakalaahu kheyran drs markaan qaato daawada faamili palayinka amay waxba igadhibee mida kale isama sano ayaan qaadan karaa daawada shukran walaashy

  • @user-rj8os6nk6k
    @user-rj8os6nk6k 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waa runteed gabadh baan garanayaa loo diiday qaliinkii sidaa ku wayday ilmaheedii wax dambana dhalin dhibadanaa soomaalidu

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 7 หลายเดือนก่อน +2

    Africa waa mashruuc waa run ee umada kadaya dhibka

  • @user-id1we1gn4u
    @user-id1we1gn4u 7 หลายเดือนก่อน +1

    Horta qadarta iyo siduu khayr ku jiro illàhba garanaya.haddana saasay ilaahay aayad quran ah wuxuu ku sheegay.فسالو اهل الذكر ان كنتم لا تعلمون.
    Marka hadlay dhakhatirtu isku racdo istikhaarayso illaahayba ku waafajinaya sidu khyr kuugu jiro

  • @umumawada1405
    @umumawada1405 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mamadan anay iga hadlesa curadayda daba ken ahed gbdhi igu xigtay fol a arkay ad u fol kululed 1sac folanayay wa qayliyay dhaqtarki ku boday iqal nurse ti wa diday 😂😂fol iguso orod ma ahan😢😢 3jir waye gbdhayda cunug dhalow wa nacay

  • @farhiyohashi236
    @farhiyohashi236 7 หลายเดือนก่อน +1

    Warunted anaa miskaha raga leh qalinku waa nimco marmarka khar

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 7 หลายเดือนก่อน +5

    Asc allaah hooyo kastaha ufududeeyo foosha

  • @user-sw4oz9ll3y
    @user-sw4oz9ll3y 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Masha Allah dr Waa ruun aniga ilmaheyga 1 Waa leygu qalay ilmihi labad waaxan aday dhaqtarka dowlada waxan ka cararayay qalin labad lkn hadane waa li qalay marka qalinka Waa xal Allah no kenay

  • @umumawada1405
    @umumawada1405 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ani curadayda daba ken owged la igu qalay Alxmdulilah

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 7 หลายเดือนก่อน +4

    Koley africa aaliinku waa mashruuc oo somaliya aad ayaa looqalaa

  • @user-tc7mb7fj9r
    @user-tc7mb7fj9r 7 หลายเดือนก่อน +4

    Ayeyo yashena iyo hoyoyinkena cadi ayeey kudhali jireen
    Canugaan iyo wadada ilahay ayaa iskutala galay
    Dhaqatiree hanaga walina xolaha maa qaliin kusamesiin