DIRISLE XIDHIIDH MAA NAGA DHAXEEYA // NOLOSHAYDA WAX KA BARO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • ASHWAQ SIRAJO, HABBOON,HABOON

ความคิดเห็น • 293

  • @Dirir-t1l
    @Dirir-t1l 9 หลายเดือนก่อน +30

    MaashAllah Haboon, adeer waa ku faraxsanahay Channelkaaga cusub, Dirisle wuu ku mahadsanyahay in uu filradaas kaala shaqaynayo. Waad leedahay talent kii aad channel sare ku samayn lahayd, kaliya dadka xaasidka ah oo rag iyo dumarba leh ha u istaajin!

  • @FowzaanAl-Junubi
    @FowzaanAl-Junubi 9 หลายเดือนก่อน +26

    Dar daaran hadaa lagu weydiiyo waligaa taqwada Allah udardaaran meelwalbo qofka joogo
    Rasuulka (SCW) Wuxuu yiri إتق الله حيث ماكنت واتبع السيْة الحسنة تمحها وخالق الناس بخلق حسنة

  • @ayaniita9386
    @ayaniita9386 9 หลายเดือนก่อน +26

    ❤2018 ilaa hada wanku jeclahay ashwaqeey😢wallhi qof wax xun ka shego marka comint ka aqriyo ciil i qabto😔gabadha hala fogeyo asxabeey ayado social media ku jirin cadow badan yelatay

    • @zuldaankoke984
      @zuldaankoke984 8 หลายเดือนก่อน +1

      Gabadh wacan bad tahay wllshay sad wllsha utageeriysid💯🙌🙌❤❤❤❤

  • @Musam377
    @Musam377 9 หลายเดือนก่อน +44

    Oldman is here for watching
    Adina wll ku sali nabiga scw ❤

    • @issehassen4203
      @issehassen4203 9 หลายเดือนก่อน

      Scw Scw Scw

    • @feizul.feisal
      @feizul.feisal 9 หลายเดือนก่อน

      SCW

    • @qadija
      @qadija 8 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw❤❤❤

  • @nasraibrahim5417
    @nasraibrahim5417 5 หลายเดือนก่อน

    Eedomacaaan Ashwaaq waan ku salaamay. Maasha Allaah Tabaraka llaah aad aad aad aa u qurux badan tahay Illaah hakula jiro aamiin yaarabi. Waxaan ahay Taadeerahaga.
    Eedomacaaan Filimkii Haboon inaba caadi ma,aheeyn sidaa u matashay.
    Eedomacaaan ku rajeyna caafimaad cimir cibaado leh aad Alle ku caabudo aamiin!🙏🏾

  • @BureqaAbdikani
    @BureqaAbdikani 9 หลายเดือนก่อน +6

    Ashwaq love you keep it up ❤ welcome back to TH-cam

  • @farhiyakassay5999
    @farhiyakassay5999 9 หลายเดือนก่อน +15

    Mashallah keep rocking mcnto 💚💚🙏

  • @IsmoIsmo-wb1hz
    @IsmoIsmo-wb1hz 9 หลายเดือนก่อน +6

    Hadii lay waydiinlahaaa
    Suaasha ah
    Talo na sii waxaan odhanlahaa
    Taladii nabigeena scw uu inokatagy salaada ilaaliya
    Waata kowaad
    Ta labaad waxna baro ILAHNA ka cabsada
    Somalida waxa kula talin lahaaaa
    Tikitok iyo qapiilka ka dhaafa

  • @ZakariyeMuhyadin
    @ZakariyeMuhyadin 9 หลายเดือนก่อน +6

    Mashaa allh wllshay Soo dhawoow wxd tahy qof wngsn oo caqli badan aqoon le mar kasta ku dadaal asturka

  • @hassanikram143
    @hassanikram143 8 หลายเดือนก่อน +1

    I love you Dumashi qali ❤❤❤

  • @ManAlone-px2hd
    @ManAlone-px2hd 8 หลายเดือนก่อน +2

    Welcome to you tube ishwaq 🎉 mi favourite actres haboon ❤wanko faraxsanahay ina halkan imatay❤❤

  • @fatxiyahonesty7165
    @fatxiyahonesty7165 9 หลายเดือนก่อน +11

    M.a ishawaq adi iyo islaweyni kala fog ilaahay haku Sharfo abayo❤❤❤❤❤❤

  • @munabihe4463
    @munabihe4463 9 หลายเดือนก่อน +7

    Masha Allah tabarakallahu dhaqanka ogadenka ee ficna wad wadata

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 9 หลายเดือนก่อน +12

    ALLAAH HAKUU SAHLO QOFKA AAD NOLOSHA KA RABTÏD❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂QURUXLEEY WAAD ISTAAHISHAA NIN WANAAGSAN

  • @milgodaad2680
    @milgodaad2680 9 หลายเดือนก่อน +8

    Welcome sister🎉❤❤ keep going 😘 vlog nooso badi queeen

  • @mariaabdla4063
    @mariaabdla4063 9 หลายเดือนก่อน +7

    welcome abyo habontayda youtupe ka abayo kuso dhawow san aminsanhy abyo wxa tahay gabar dulqad badan keep going xppti ilahy haku dayo byo quruxey youtupe ka ku bahan war ilma aderayalow haboon qurux aan 100k dagdag ku garsino si ay malasia uguso dalxisno❤

  • @suleimanzain1429
    @suleimanzain1429 9 หลายเดือนก่อน +4

    Unuka mininka mininkena waye 😂😂❤🌹✌️xalwada ciyowi dher ashwaq iyo dirisle🤝nikaxinana an maqalno diinta waa wax ween

  • @lovev1064
    @lovev1064 9 หลายเดือนก่อน +3

    She cute love her, and she very sweet ❤❤❤❤❤Huuno keep going ❤️❤️🌹🌹

  • @Nuradinpodcast
    @Nuradinpodcast 9 หลายเดือนก่อน +10

    Aad baan kuu taageera Ashwaaq , Soo dhawoow ❤

  • @marianhersi8539
    @marianhersi8539 8 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah waliga sidas ku soc waxan dhagestay jawabahga wan kugu soo berey markale mansha Allah Ashwaq

  • @nastehaa.abdullahi3988
    @nastehaa.abdullahi3988 9 หลายเดือนก่อน +9

    Jah gabar ogadeen ina tahay quruxdada ka Muqata ❤

  • @Fadumacabdi-i8f
    @Fadumacabdi-i8f 9 หลายเดือนก่อน +9

    Ashwaaq m.a wlshy keep going wnku jaclhy nolow❤❤

  • @queenayaanita9775
    @queenayaanita9775 9 หลายเดือนก่อน +2

    Welcome to TH-cam queen sister ❤❤❤

  • @Cabdiwaliaarka
    @Cabdiwaliaarka 9 หลายเดือนก่อน +5

    Su,aash Nog jawb Idris iyo haboon maxa in Ka dhaxeeyo❤

  • @LaylaXuseen-h5r
    @LaylaXuseen-h5r 8 หลายเดือนก่อน +1

    Guurkaagii ujoreeyay goormoo ahaa Igasoo jawaab suaashaas😊

  • @BisharYusuf-li2bz
    @BisharYusuf-li2bz 9 หลายเดือนก่อน

    Absolutely Mrs ishwaaq

  • @mohamud275
    @mohamud275 8 หลายเดือนก่อน

    Congra❤❤❤❤ new TH-cam

  • @mohamedbooyaax6391
    @mohamedbooyaax6391 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waan ku salaamay walaashiis waana ku taageersanaa Film kii Hodan laakiin waxaana Jeclayn Gabdhaha Sanka Durta

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 9 หลายเดือนก่อน +8

    Habon wee xishonesa wx kahelay hadalked qiimahada kor uqad❤❤❤😂

  • @wrestlingworld01
    @wrestlingworld01 9 หลายเดือนก่อน +9

    I love this girls 😢❤🎉

  • @aburaxma6546
    @aburaxma6546 9 หลายเดือนก่อน +6

    The best actress in the world ❤❤😂🎉😢😮😅

  • @mame608
    @mame608 9 หลายเดือนก่อน +2

    masha allah sister

  • @hamda135
    @hamda135 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah mashallah hobon think you

  • @ahmedraage3484
    @ahmedraage3484 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah quruxleey ayad tahay sister keep going

  • @Kibrani
    @Kibrani 9 หลายเดือนก่อน +5

    Camera 🎥 top editor 😮✍🏽

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 9 หลายเดือนก่อน +18

    Mashaalah ❤❤

  • @Duunioquruxchallenge
    @Duunioquruxchallenge 9 หลายเดือนก่อน +6

    My Sister ❤

  • @ሱማሌው
    @ሱማሌው 8 หลายเดือนก่อน

    Well educated and reer magal m.Allah you are my type

  • @Maamemaame854
    @Maamemaame854 9 หลายเดือนก่อน

    Welcome dume quruxbadan from jigjiga wan ku salamy

  • @Sufiya-s6r
    @Sufiya-s6r 2 วันที่ผ่านมา

    Mashaallha❤❤❤❤❤❤

  • @maslaxmoha7085
    @maslaxmoha7085 6 หลายเดือนก่อน

    Ashwaaq Umaqalanto 47k 1m ay uqalantaa❤

  • @IkerLiban
    @IkerLiban 9 หลายเดือนก่อน +4

    ❤❤macha allah. Wallal

  • @Cadnaan_AJ
    @Cadnaan_AJ 9 หลายเดือนก่อน +2

    Msh allh wll Ashwaq
    Kusoo dhawoow TH-cam 🎉
    Wad Kasoo Daahdey

  • @QueenCaato-rl1oi
    @QueenCaato-rl1oi 9 หลายเดือนก่อน

    Welcome to TH-cam 🎉

  • @abdulwahabkhalifa3053
    @abdulwahabkhalifa3053 9 หลายเดือนก่อน

    Iyaaah , Ashwaq/ Haboon , r U realy Ogaden ?? Waaw! Manshaalah, my sister waryaa dirisle this is another Ogadenian girl, after samixa , take care of her please,

  • @nashwamohamed-x2k
    @nashwamohamed-x2k 9 หลายเดือนก่อน +6

    abayo mcn ❤wlh wanku jeclahy farxad iigo nolow waxa thy qof uu ale u dhameeyay xigmad xishood ❤uumc

  • @ZURECHJUNIOR77
    @ZURECHJUNIOR77 9 หลายเดือนก่อน

    Welcome to TH-cam 🎉❤

  • @sowdocabdiraxman-bd5jf
    @sowdocabdiraxman-bd5jf 9 หลายเดือนก่อน +4

    Masha alaa hore usoco

  • @yasmingolden4675
    @yasmingolden4675 9 หลายเดือนก่อน +5

    Soo dhawow iskana ilali dhaqanka xun uu yaqano dirisle abdi oo gabdhaha intuu dhex galo qo qosol iyo wax mala yacni ah kadibna asaga lagugu shabadeyo oo lagu arko inad wada socotan hadhowna meshas uu suuq xiran uukugu sameyo sidii samiixa qaliil

  • @NimcoCabdiqadir-p8u
    @NimcoCabdiqadir-p8u 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allh quruxeeey

  • @helborone5756
    @helborone5756 9 หลายเดือนก่อน +1

    mashallah from dirisle family horey usoco 😍🥰😘

  • @sahraahmed2916
    @sahraahmed2916 9 หลายเดือนก่อน

    Aniga manta lee ku arke inadeer wan ku saare kuli guul ayaan ku rajaynaa waxan joga Nairobi kenya

  • @MaryanSaney-p5x
    @MaryanSaney-p5x 9 หลายเดือนก่อน

    My sister keep going for everything ❤❤❤❤

  • @issackabdi5768
    @issackabdi5768 8 หลายเดือนก่อน

    Which part of the world do u live

  • @naimamohamud8871
    @naimamohamud8871 9 หลายเดือนก่อน +2

    Good ashwaaq hadii aad sameysaty TH-cam waa suubisay cadeey ayo

  • @ninweyn556
    @ninweyn556 9 หลายเดือนก่อน +8

    M.a taageero xadka dhafen ku ahey😢❤❤

  • @abiyowfaqi4588
    @abiyowfaqi4588 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah

  • @XamdiadanDalmar-zl2ku
    @XamdiadanDalmar-zl2ku 9 หลายเดือนก่อน +2

    Welcome my sister wan jeclee in aad you tubka Ku soo biirto

  • @AyehMoumin
    @AyehMoumin 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ashwaq please flog noso doob 🎉❤

  • @professorabokorqaalib1075
    @professorabokorqaalib1075 9 หลายเดือนก่อน

    Welcome to you Tube
    Keep gn

  • @Idilabdi-y5m
    @Idilabdi-y5m 8 หลายเดือนก่อน

    M a ashwaaq waan kaheley sey oga jawaabyso suaalaha

  • @Sharafey
    @Sharafey 9 หลายเดือนก่อน +8

    Team ashwaaq guleysta ❤❤❤❤❤❤

  • @SharafowQoleyda
    @SharafowQoleyda 7 หลายเดือนก่อน

    Actress inaad noqto talo taan qaad wuu ku anfac
    1 boby shape inaad taqaanid oo dharka ku soo baxay xiro
    2 face shape taqaan inuu taraaxad ku soo baxay wll face shape wax ka caawina qaabka uu noqa make up , taraaxad io timaha qaab uu sameyn dad yaqaan uu tag
    3 personality nooc midab ku soo baxayo inaad gartay dadka shaqeyo waa jira
    4 waa inaad toobar gashay xaga jiliinka jiliinka hadal , jiliinka emotions, jiliinka xarakada taqaana jiliinka nooc walbo taqaana
    Film.aad jili doonti dhinac yada ka fiiri goobta lagu jiliyo ma quruxoon tahay , nooc sheekad ma hagaajisan tahay , nooc shirkad duubiso shirkad sumacd leh miyaa ama waa kuwa , iyo kuwa sheekada kula waa nooce
    6 sumacadaad waa markasto ilaalisa dadka la saxiipsid ka fiirso iyo dhaqmaad ina ka taxdirta
    7 routing iyo pranka markasto bulshad inta badan ma jecelo bulshad inta badan xiisan dhactooyinka caalamka , sheekooyinka ama qiso oo caalamka vlog ay jecel ihiin haddii routing jeceysh ahay waa inaa sida gabdhaha caalam uu soo duub sida soomaalida iska dhaaf waa iga talo views hoose uu dhaca
    Waxaa iga talo abaayo hormar wacan❤❤❤😊😊😊😊

  • @mustapheilkacaze7646
    @mustapheilkacaze7646 9 หลายเดือนก่อน

    WeLcome TH-cam Ashwaaq❤

  • @milgodaad2680
    @milgodaad2680 9 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉 welcome Channel ❤❤ keep going🎉🎉❤❤

  • @AbdiMahamoudAden
    @AbdiMahamoudAden 9 หลายเดือนก่อน

    Welcome ishaq, keep going my sister

  • @IqroibraahinCali
    @IqroibraahinCali 9 หลายเดือนก่อน

    Welcome to You Tube❤

  • @SahroGure
    @SahroGure 9 หลายเดือนก่อน +2

    welcome back abayo mcn ❤❤❤

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 8 หลายเดือนก่อน

    Manshaallaah ❤❤❤

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan 9 หลายเดือนก่อน +4

    Keep going sis

  • @khadanadan5196
    @khadanadan5196 9 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah🎉🎉❤

  • @SubeerMohamed-je4cf
    @SubeerMohamed-je4cf 9 หลายเดือนก่อน

    Drisle abdi wad isku so baxaysan lkn dad ku waxay u maleeyan will xun ee no Ilaaalu ❤❤❤

  • @AyehMoumin
    @AyehMoumin 9 หลายเดือนก่อน +2

    Wow barasho wacn ashwaq siraji❤

  • @aliibrahimabdiluckypoi2376
    @aliibrahimabdiluckypoi2376 9 หลายเดือนก่อน +2

    Wlcm sister

  • @ZakariyeMuhyadin
    @ZakariyeMuhyadin 9 หลายเดือนก่อน

    Idirisle waan ku salamayaa Ina abti ashwaaq igu salaan inagana gaadhsii in aan Jecalahay wxn joogaa jigjiga cadeey wxn wali hayaaa sawiradii filinkii haboon

  • @idilabdi7535
    @idilabdi7535 9 หลายเดือนก่อน

    Welcome to TH-cam sister quruxley❤

  • @Nani-abdalla
    @Nani-abdalla 9 หลายเดือนก่อน

    Wlhi Ashwaq wax bdana kasimanahy xaga dabecada. wna ka hele sida ula talisay gabdhaha One love🫶🏻

  • @AmusedDreamCatcher-jm5cj
    @AmusedDreamCatcher-jm5cj 8 หลายเดือนก่อน

    Azhwaq waliga cabdi risaqa Ha izka fogayn wayo wa wll qalbi xapxapa

  • @sahrodhuh340
    @sahrodhuh340 9 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah. Ishwaq sodhawow ilahay hakuxifdiyo walal. Dardaran satay hada Edxijabqntahay skabadalin sharafeey cafimad kunolow

  • @CaashoCabdulahi-x6c
    @CaashoCabdulahi-x6c 9 หลายเดือนก่อน +2

    Welcome sister

  • @vexzain7
    @vexzain7 9 หลายเดือนก่อน

    Where’s ma question
    I asked u how old are u

  • @siyadguelleh4588
    @siyadguelleh4588 9 หลายเดือนก่อน

    Horey usor my sister🎉

  • @jaaizaandthehthnow8000
    @jaaizaandthehthnow8000 9 หลายเดือนก่อน

    ❤ MUQDISHO CADEY KOORME IMANEY ABAAYO WAA NISALAME ♥

  • @lakiboy3586
    @lakiboy3586 9 หลายเดือนก่อน +14

    Gabdhaha somalida 90% wa single mother wa waxa an la yabay yahuu😅

    • @SumayaSaeed-d5i
      @SumayaSaeed-d5i 9 หลายเดือนก่อน +3

      Mhan gabadha Walasheeda dhashay ilmha hor cararka iskadaa😂

    • @zamiirahmuqtaar318
      @zamiirahmuqtaar318 9 หลายเดือนก่อน +3

      Maba ahan iyadu hada teeda kale haday tahyna maceeb baa

    • @FarxiyoCali-d3b
      @FarxiyoCali-d3b 9 หลายเดือนก่อน

      ayadaba tiri waan ahay beenta maxaa kugu wata​@@zamiirahmuqtaar318

  • @Pasra_pakistan
    @Pasra_pakistan 9 หลายเดือนก่อน +17

    Keep it up my girl ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @najmacabdi5366
    @najmacabdi5366 9 หลายเดือนก่อน

    Dirisle cabdi ❤is lagend

  • @FatumaFarah-z3z
    @FatumaFarah-z3z 24 วันที่ผ่านมา

    Wow ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SahroAlinuur
    @SahroAlinuur 9 หลายเดือนก่อน +2

    Maashaa Allaah ❤

  • @MaxamedIbrahim4669
    @MaxamedIbrahim4669 9 หลายเดือนก่อน

    🤩😍😮Masha allah👌👍👏🥰🎉💯❤👑😚

  • @LibanGandi
    @LibanGandi 9 หลายเดือนก่อน

    From your live❤

  • @SaqaaweAhmed-py9qv
    @SaqaaweAhmed-py9qv 8 หลายเดือนก่อน

    Dirisle lagend

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ashwaaq soo dhawoow waxa tahay gabar aktarad oo degan marka ku soo dhawoow youtube

  • @Ogaal26
    @Ogaal26 9 หลายเดือนก่อน +2

    First comment ❤

  • @HaliNur-r4f
    @HaliNur-r4f 9 หลายเดือนก่อน

    Thanks Abayo ❤

  • @abdinasirelmi7013
    @abdinasirelmi7013 8 หลายเดือนก่อน

    Dumashi horay u soco

  • @NimcoNimcoabdishakur
    @NimcoNimcoabdishakur 7 หลายเดือนก่อน

    Huno ogaden yad kathy??

  • @NaasirsheekhBade
    @NaasirsheekhBade 9 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah hno

  • @crixiinmaxamud3654
    @crixiinmaxamud3654 9 หลายเดือนก่อน

    Welcome to TH-cam

  • @AminaOsman-f4y
    @AminaOsman-f4y 9 หลายเดือนก่อน

    Welcome ashwaqey❤

  • @suleimanzain1429
    @suleimanzain1429 9 หลายเดือนก่อน

    Naga so gawiya ciyowi dher xalwadina aan cune jag ayaa isku tihiin sunada soo dedejiya lama aqiriyo guurk 🌹✌️