Waa Tuma Sawda Khaalib :Waxaa Iigu Yaab Badnaa Maamadii Igu Tiri

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaah Qeyr

ความคิดเห็น • 137

  • @safiirkaislaamka
    @safiirkaislaamka  ปีที่แล้ว +20

    Fadlan Link Hoose Raac oo Subscribe U Saar Walaasheen th-cam.com/video/UERbQR9S5Qg/w-d-xo.html

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 ปีที่แล้ว +16

    Sawda waxaan odhan karaa kaalinta sheekh mustafe culimada soomaliyed kaga jiro ayay sawda kaga jirtaa dumarkeena somaliyed waa marwo umada kheyrka u sheegi karta oo qalbi fiican Allah haku xafido walashey

  • @user-ex7rj9sb7y
    @user-ex7rj9sb7y หลายเดือนก่อน +4

    Ma.wlahy sowda Bilan waa qofka kli ah een kahelo qisiyinkeeda❤ alaah yacizak❤

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 ปีที่แล้ว +6

    Sawda waa marwo Allah karaameeyay masha Allah walashey Isha xasadka Allah ha kaa ilaaliyo bi'idnillahi kareem

  • @fadumoisse6634
    @fadumoisse6634 ปีที่แล้ว +6

    Illahay ha xafido, haray u soco waxad tahay hoyo ardayada Alle ha ku garab Pablo, waxbarashada, Alle ha ku fudideyo.

  • @Islam-somli
    @Islam-somli 2 หลายเดือนก่อน +3

    Machallah wallahi wa marwo wanagasan oo caglile wan ku xidhanhy wan jeclahy Allah ha ku sharfo wll qali

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 ปีที่แล้ว +10

    Mansha allah qurux iyo sharaf iyo diin intaba ilaahay wuu kuu hibeeyay alaha ku xifdiyo huuno

  • @muunacrashiid365
    @muunacrashiid365 ปีที่แล้ว +4

    sawda waan daawadaa waana jclhy..😢alle ha xafido.😊

  • @abdirahmanadam8074
    @abdirahmanadam8074 10 หลายเดือนก่อน +2

    Sawda qaalib waa qof aad u qaali ah waana gabadhi somaliyeed oo xilkas ah

  • @cabdisamadsh.saalax394
    @cabdisamadsh.saalax394 ปีที่แล้ว +7

    اللهم صل وسلم علي نبينا محمد

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 ปีที่แล้ว +9

    Sowda allaha kubarakeyo gandhehena somaliyeed iyo wilashena inta xumnata social media ha kusogudbisa allaha soo hanuuniyo
    Safiirka islamaak jazakallahu kheiran wanaga umada somaliyeed aad usogudbinaysid

    • @bahaticollection5391
      @bahaticollection5391 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah wa gabar wanagsan kudayasho mudan walal elaah hakubarakeyo

  • @salmaaxmedsaid6312
    @salmaaxmedsaid6312 ปีที่แล้ว +3

    Sawda allh kuxifdiyo

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 ปีที่แล้ว +14

    Mansha allah Sawda soo dhowow farxad bay noo tahay gabadh daaci ah hooyo ah inay jirto ❤love

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan ปีที่แล้ว +6

    Manshallaha allaha ku barakeeyo anaga allaha nagu anfacdo iyagana alalha ku soo hanuuniyo kuwa wax ku qato wanada Iyo wacyigalinta quruxleydeena❤️👏
    Adna allaha ku barakeeyo sheekhena sida aad kheyr marwalba aad nogu soo gudbiso Manshallah 🙏👍

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon7381 ปีที่แล้ว +6

    MAANSHAA ALLAH
    SAWDA WAA GABADH WAXTAR U LEH UMADA SOOMAALIYEED
    RUNTII GABDHAHA SOOMAALIYEED WAXAAN BARNAAMIJYADOODA KA DAAWADAA SAWDA IYO FAATIMA MUNA
    ALLAH HA BARAKEEYO LABADAAS GABDHOOD

  • @xeeldheere6379
    @xeeldheere6379 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha barakeeyo dhamaantiin

  • @NimaShalle-eb3hn
    @NimaShalle-eb3hn ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 ปีที่แล้ว +3

    بارك الله فيكم

  • @jumcaaleabiib6753
    @jumcaaleabiib6753 ปีที่แล้ว +5

    mashaa. allaah walaal sowda aad ayaa umahadsantahay halkaa kasiiwad oo hadaalin

  • @mahamud1889
    @mahamud1889 ปีที่แล้ว +3

    Allaahu akbar allaahu akbar falilaahil xamdu wal mana

  • @jamaalnaasir1117
    @jamaalnaasir1117 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa allah allah hakubarakeeyo abaayo qaali

  • @rahmayussuf1538
    @rahmayussuf1538 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah sowdo Allow kuxafidh

  • @imaaahmed9862
    @imaaahmed9862 ปีที่แล้ว +4

    وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته
    jizakallahu qer Allaha idin barakeyo Insha Allah
    Allaha idin xafido dhamantiin Anakane Allaha naga dhigo kuwa qerka kudadalo yaa Rabi

  • @shukriahmed7769
    @shukriahmed7769 ปีที่แล้ว +4

    Maanshaa Allaah walaal Ilaahay haku xifdiyo ❤❤❤

  • @husseinismail-wy2xw
    @husseinismail-wy2xw ปีที่แล้ว +2

    Allah kubarakeyo

  • @aminoahmed9005
    @aminoahmed9005 ปีที่แล้ว +4

    Illahay amarkiis gabadhan markan arko waan farxaa Illahay hakudhowro sowdo.

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 ปีที่แล้ว +2

    Hortaa ayaan yaabnay abaayo, dadku waa in xumaanta jecel iyo in wanaaga jecel,markasta inta xumaanta jecel ayaa badnaan jirtay..horay usoco abaayo

  • @yuusufcabdicasiis8522
    @yuusufcabdicasiis8522 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah waa runted sawda

  • @maxameddhegacade4212
    @maxameddhegacade4212 ปีที่แล้ว +8

    ma sha allah wa gabar wanagsan

  • @hawahashi9894
    @hawahashi9894 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah tabaraka laah allow ku xafid adoo kalena noo badi gabdhahana noo hadee noona astur kuligood

  • @faadumodaahir9813
    @faadumodaahir9813 ปีที่แล้ว +2

    Mahdsanid wallshay illahay ha inoo asruro hablaheena oo xaqa ha fahan siiyo walaahi aduunka muslimka ahi way inaga yaabeen maalin dhawayd ayaan arkay kileb laga soo qaday tiktok Janel laga leeyahay Sudan ayaa aad looga hadlay inay bulshadii soomaaliyeed ay baba,day allaha inoo asturo caarka

  • @nasro8187
    @nasro8187 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah mansha allah

  • @subaneysubaney8994
    @subaneysubaney8994 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah

    • @dekahassan9324
      @dekahassan9324 ปีที่แล้ว

      Masha allah allaha ha idin barakeyo

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhey Sawda, اديت واجبك بأمانة وإخلاص. وبهذا العمل تنال الأمة سام المكانة وعال المنزل. يا سودة لاتخافي ولا تحزني الله معك. اشكرك شكرا جزيلا

  • @SAHROSIMAN-vk7bt
    @SAHROSIMAN-vk7bt หลายเดือนก่อน +1

    ilaahow qaatamo wangsan nagudil😢😢

  • @mouhyadinibrahim9025
    @mouhyadinibrahim9025 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa aallaahu illahy haku barakeeyo walal

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 ปีที่แล้ว +5

    asc maashaaallaah wllo soodhawoow

  • @axmedyare8913
    @axmedyare8913 ปีที่แล้ว +6

    إنا لله وإنا إليه راجعون

  • @mahamud1889
    @mahamud1889 ปีที่แล้ว +2

    Sharaf iyo karaamo korkaada ha ahaato walaasheey Sowda Maxamud

  • @f.n6491
    @f.n6491 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah TabarakaAllah

  • @husseinismail-wy2xw
    @husseinismail-wy2xw ปีที่แล้ว +2

    Ar gebededa majogtana Allah barakeyo

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 ปีที่แล้ว +9

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

    • @azma4456
      @azma4456 ปีที่แล้ว +1

      Salalaahu aleyhi wasalam ♥️♥️♥️❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️❤️❤️💯💯❤️❤️❤️‍🔥❤️‍🔥♥️♥️♥️♥️

  • @NessarHassan-ny9xr
    @NessarHassan-ny9xr 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc xabiibti aadban ku salaamaya xabiibtii ilaahay hakugu asturo

  • @yusufahmed-re9vh
    @yusufahmed-re9vh ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah walaasheen Allaha kubarakeeyo,maantana soomaalida kujirto media waxaa dhihi karaa waa intii xumeyd, Allaha soo hanuuniyo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +4

    Baraka Allah Tabaaraka Allah

  • @maxameddhegacade4212
    @maxameddhegacade4212 ปีที่แล้ว +7

    allah siyo waqti dher

  • @khadradaad6245
    @khadradaad6245 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allah haku barakeeyo sawdo

  • @jamaalnaasir1117
    @jamaalnaasir1117 ปีที่แล้ว +2

    Adiga iyo safiirka islaamka mashaa allah maasha allah

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 ปีที่แล้ว +1

    Sawda masha Allah qisaskada dhagayta xabibty.

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 ปีที่แล้ว +3

    Subxanal Allaah

  • @aaminaomer5102
    @aaminaomer5102 ปีที่แล้ว +2

    maansh alaa ilahay ha idinka abaaliyo anagan ha nagu anfoco

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sawda waa quf qaali ah ❤

  • @fathiahmed9428
    @fathiahmed9428 ปีที่แล้ว +10

    Shiikh allaha kubarakeeyoo gabar aan illahay dartii ku jeclahay ayaad soqabatay caawaa walhi TikTok aan saxiibkunaahay saan ujeclaahay allaha barakeeyo lkn gabdhaahaa soobadii waa buulshoo muuhiimadoodee

    • @maandeqxaaji8327
      @maandeqxaaji8327 ปีที่แล้ว

      wllshyda wexey iso xasuusisey wax aan ku dugto ma aqaani goordhow ayn ku maqley will dhalnyaro ah lkn inow barto waqti geliyo ma doonayo wllshyda Allah ha ku barakeyo inbadan waad dadaashey hore uwad

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 ปีที่แล้ว +3

    Allaahu akabar allaahu akabar allaahu akabar nebi muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw jeskallaah aamiin aamiin aamiin waa ciro Qaasho leh illaahayow jidka toosan nagu hanuuni

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 ปีที่แล้ว +1

    WALAL WAAN DHAGEYSTEY TAARIIKHDA AAD KU SOO KORTAY AAD BAAN KUGU FARXAY SIWACAN BAAD USOOKORTAY..M.TABAARIK

  • @hodanyusuf5342
    @hodanyusuf5342 8 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @habibahassan4057
    @habibahassan4057 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah sauda Allahakuhiftiyo mcnto

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +2

    Subxanalah

  • @cabduraxmanmaxamedxaaslana9395
    @cabduraxmanmaxamedxaaslana9395 ปีที่แล้ว +3

    Xaqiiq ayey ka hadlaysaa gabadhan waa runteed somalida badankeed xumaanta ayey jecelyihiin

  • @user-pp3xq1bp3v
    @user-pp3xq1bp3v ปีที่แล้ว +9

    Gabartaan kalaankeeda sheeg anagaa like iyo share usaaraynee

    • @saafiabdalla9448
      @saafiabdalla9448 ปีที่แล้ว +2

      Magaceeda ugu qoran

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib ปีที่แล้ว +5

      Sawda mahoud official wakaa chanelkayga wllo

    • @hiboabdullahi5350
      @hiboabdullahi5350 ปีที่แล้ว +2

      @@sawdamqaalib allaha kugu xifdiyo wall oo hakugu sugo wanaaga aakhiro iyo aduunba....baraha bulsha soo galinteenkiisu ma dhibyaree mid ku liibaanta oo miisaanka xasanaadka loogu daro waxay kasoo gudbiso meeshan allaha kaaga dhigo walaashy qaali

  • @amaalhassan3020
    @amaalhassan3020 ปีที่แล้ว +2

    Msha allaah wllsye sawdo

  • @asadaxmednuur3064
    @asadaxmednuur3064 ปีที่แล้ว +2

    waalal way lugonayan waxqabto male aan walal abo inader iyo told qabta lahayn

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 ปีที่แล้ว +1

    Jesakallaah khayrka

  • @AbdiNoor-ee5de
    @AbdiNoor-ee5de หลายเดือนก่อน +1

    Sowda. ❤🎉Hambalyo

  • @amaalgaraad1206
    @amaalgaraad1206 ปีที่แล้ว +8

    qiso yaab leh ba arkay halkee idin kala xiriiraa

    • @lulahmed1880
      @lulahmed1880 ปีที่แล้ว

      Asc abaayo macaanto sas ha dhihin maxaa yelay hadaad Quranka baratay waad maqashe hadayo waa minalahi sas ayaa u qoneyd edadas rabi haka rali naqde

  • @maxameddhegacade4212
    @maxameddhegacade4212 ปีที่แล้ว +5

    alaha xafido

  • @amalmohamed962
    @amalmohamed962 ปีที่แล้ว +1

    Kkk Ma Sha Allah, tan waan ka helay.

  • @maryanhassan3347
    @maryanhassan3347 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa alaah alaha I idin xifdiyo

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว +2

    Waaa teee gabadha khatraaaay qarantaan caddy qiimobadan dumaroo khayrbadan sedexaad yareey

  • @hassanmahamud3850
    @hassanmahamud3850 ปีที่แล้ว +5

    Asc akhiyoow salaan kadib horta adigu magacaa?

  • @RaageRaage123
    @RaageRaage123 3 หลายเดือนก่อน +1

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @NessarHassan-ny9xr
    @NessarHassan-ny9xr 9 หลายเดือนก่อน +2

    Hooyo waab ku jacalahy

  • @umumaida5085
    @umumaida5085 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah abayo

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada ปีที่แล้ว +2

    ماشاءاللہ

  • @user-ec8ej6cm7r
    @user-ec8ej6cm7r 29 วันที่ผ่านมา +1

    Maash aalh

  • @mahamud1889
    @mahamud1889 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaahu

  • @nimcomahamud1587
    @nimcomahamud1587 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabarakallah

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 ปีที่แล้ว +4

    SubhanaAllah very Sad, abayo macaan may Allah make esoy for you Ameen

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sawda Alle haku xafido walaal

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 ปีที่แล้ว +19

    ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WALSHY AMA WLLKY EE SOMAALIYEED ♥

  • @haleemahaleema-bm4lx
    @haleemahaleema-bm4lx ปีที่แล้ว +6

    ❤❤❤❤

  • @Hikma855
    @Hikma855 ปีที่แล้ว +2

    Dacwadii ayaa laga seexday maamada denbi malahan Jameecatu Tabliiq ayaa waxbadan oo midaas lamida og ee aan raacno oo baadiyaha diinta hala gaarsiiyo.

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 ปีที่แล้ว +4

    Waa runteed dadka kheyrka ma jecla

  • @farahmohamed6712
    @farahmohamed6712 6 หลายเดือนก่อน +1

    Saxadihin walashey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanismaciil4214
    @hodanismaciil4214 ปีที่แล้ว +4

    Scw scw scw scw scw scw

  • @munasaidchannel5767
    @munasaidchannel5767 ปีที่แล้ว +2

    Mashllh

  • @hodanabdulqadirabdulrahman1227
    @hodanabdulqadirabdulrahman1227 ปีที่แล้ว +2

    Walashey
    Somali Galbeed ma ilowday

  • @aminaabdiaziz2412
    @aminaabdiaziz2412 ปีที่แล้ว +4

    Habo alle haku barakeeyo

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 ปีที่แล้ว +3

    Masha alah

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 ปีที่แล้ว +1

    Walalo ilahay ha inaga qabto waxa kaa adeegaya shaydan baa u hagajinaya waxa xun xun

  • @yurubkulane2717
    @yurubkulane2717 ปีที่แล้ว +3

    Subxana allaah

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭😭ayadoon salaadii tukanin ma dhimataye????

  • @AbdirahmanHassan-xr6jo
    @AbdirahmanHassan-xr6jo 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waqisa. layab. lex❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤. iya. naxdin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤

  • @Shamso-dp1tg
    @Shamso-dp1tg 4 หลายเดือนก่อน

    ❤sawuday.aha.alha.akusharfoy

  • @nicmocabdi4575
    @nicmocabdi4575 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaha mamo

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 ปีที่แล้ว +2

    Waa runteed

  • @ziyaad-gooni_socod
    @ziyaad-gooni_socod 11 หลายเดือนก่อน +1

    😢😊

  • @hibaqhashi4649
    @hibaqhashi4649 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Masha Allah

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 ปีที่แล้ว +1

    Maxaad ulayaabi dad sidaas ookale way buuxaan iyo waliba dad kadaran

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 ปีที่แล้ว +2

    Geerida halaxasuusto marwalba