FADUMO "3-JEER AYUU WADNUHU I ISTAAGAY'' MUCJISO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.ค. 2021
  • HOOYO SOOMAALI YEED OO DHAKHAATIIRTU AY U QABTEEN ''72-SAAC GEERI IYO NOLOL'',. ILAAHAY QOF UUSAN DILIN MA DHINTO, WARAYSI ROOXAANTIISA WATA DAAWASHO WACAN.
    DDespite all the difficulties and hardships she faced she has achieved her dreams of being a businesswoman and fashion designer. She will be taking part in London Fashion Week this year. This shows that if you are determined, work hard and put your trust in Allah you can achieve anything no matter what life throws at you. We wish her all the best and are grateful she shared her story with us.
    If you also have a story worth sharing, please do not hesitate to contact me. on whatSapp +447377641823

ความคิดเห็น • 307

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  3 ปีที่แล้ว +31

    Gabadhii xiratay Dharka Calanka oo La Dili Rabo😭
    th-cam.com/video/_8nH7rpBhCk/w-d-xo.html

    • @zainabhassan3823
      @zainabhassan3823 3 ปีที่แล้ว

      Pwqt

    • @naimam.9551
      @naimam.9551 3 ปีที่แล้ว +3

      Waa in soomaali arinkan ka gilgishaan waayo wax la,eegan karo maaha

    • @zamzamzamsam6108
      @zamzamzamsam6108 3 ปีที่แล้ว +2

      Cidna maydiline Waligaa Hadal xumo haladaba socon umada

    • @abukarhassan1157
      @abukarhassan1157 3 ปีที่แล้ว

      Abdihafid wax walbo waqtigeedda ayeey leeddahay aduunka weey dhacaan waxaan camal

    • @razmi4568
      @razmi4568 3 ปีที่แล้ว

      Allaha ku caafiyo abaayo insha alllaah waa ka soo kacee 😍

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha alllah Guuleyso Hoyo somaliyed oo karti leh baa thy
    Ilahay haku barakeyo maamo
    Hoyoooyinka ilahay wuxuu siiyey awood iyo karti ❤️❤️❤️ alxamdulilah proud to be somali🇸🇴❤️

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 3 ปีที่แล้ว +5

    😭😭😭😭😭alxamdulilah alow adaah mahad leh alow kusiyaadi caafimadka hooyo dhaman alow ana iyo inta ilamid ah alow janada ugubisharey hooyo yinkeyna 🤲💞💞❣dhibtay

  • @sabiriinhabib2109
    @sabiriinhabib2109 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow caafimad buuxa sii oo markale lugaheeda ku isdaaji.., shes best of the best

  • @themoonlight3889
    @themoonlight3889 3 ปีที่แล้ว +2

    Walalo Abdihafid I hope to see you one day you and your beautiful family I work in Dubai airport I will be soooooo happy to see you there with your family 💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐

  • @shakatachannel1729
    @shakatachannel1729 3 ปีที่แล้ว +9

    Allahu akbar alx allah waxaan ka baryaa mama fadumo socodkaeeda in allah uso celiyo

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 3 ปีที่แล้ว +6

    Alaahu akbar ilaahoow caafimaad ku sii walaahi waa arin lagu cibro qaato 😢😢

  • @hooyadamaanta6220
    @hooyadamaanta6220 3 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllaah ❣ Mama ku dayasho mudan Ilaahey dambi dhaaf hauga dhigo xauunka ay martay. Hamigeeda na Allaah u rumeeyo. Thank you Abdihafid for sharing this amazing mom's story with us.👏👏🙏🙏🙏🙏❤

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 3 ปีที่แล้ว +12

    Intuu qofku caafimaad qabo qofkale ayaa xanuunsanaya ilaahay inta dhiban haka bixiyo dhibka

  • @abdixuud9978
    @abdixuud9978 3 ปีที่แล้ว +12

    اللهم لك الحمد ولك الشكر.
    Maamada Allah u siyaadiyo Cafimaadka.

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 3 ปีที่แล้ว +16

    Walaal kadaa waxaad goygoynesa markasta ee bilawga videoga, sidakale waa Masha Allah.
    Mahadsanid

  • @sadiamohamed6398
    @sadiamohamed6398 3 ปีที่แล้ว +3

    ilaahey mahadsan ilaahey dila baadhinta aniga 2004 Dubai wadnaha ayaa igariiray xaalad ugudanbeysay istaago dhaqtarka mara cad ayuu isaaray ashahaado waad dhimaneysayaa qolka medka ayeey igeeyeen alxamdulilaah waan sonaxay ilaahadane wan nabadqabaa alxamdulilaah

    • @sabirin-iq1pz
      @sabirin-iq1pz 3 ปีที่แล้ว

      Allah ku siyadiyo caafimaadka abaayo

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 3 ปีที่แล้ว +12

    Taasi waxey cadeyneysaa Ajasha Gacanta Rabi iney ku jirto Isagana uu Go'oomin karo xiligey baxeyso iyo xiligey jogryso 🤔 Alxamdulilaah calaa kuli xaal

  • @MrSultaan99
    @MrSultaan99 3 ปีที่แล้ว +13

    Maasha Allaah, Dhexda xiro, naag nool waaba tahaye.😊
    Allaah hakula garab galo riyadaada.

  • @rayanacookingchannel4756
    @rayanacookingchannel4756 3 ปีที่แล้ว +11

    Allah subxanahu watacalaa qofna uma wayin c,fimaad insha allah wey c,fimadaysa

  • @Itz.me_idil
    @Itz.me_idil 3 ปีที่แล้ว +17

    Qof aduunyo calaf uga dhimanyahaad ahayd wllo illahay mahadiis inaadan imika isku filantahay reerkagana dhaqankarayso

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 3 ปีที่แล้ว +3

    Alxamdulilah
    Ilaahay baa mahad leh 🥰🥺 ilahay cafimadka iyo cimriga hakuu siyaadsho maamo

  • @ayanollal7099
    @ayanollal7099 3 ปีที่แล้ว +2

    Subhana xayuladi la yamut 🤲

  • @sharmakefarah7485
    @sharmakefarah7485 3 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanalaah alle ayaa wax kasta ka weyn oo ka amar weyn

  • @saidali7233
    @saidali7233 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah akbar allah akbar allah akbar caafimaad buuxa Allah ha ku siiyo quraan is saar insha allah

  • @kaltumguhad960
    @kaltumguhad960 3 ปีที่แล้ว +2

    Walahi waa qisa cajiib ah

  • @zhukrijama7989
    @zhukrijama7989 3 ปีที่แล้ว +4

    Subxanallah quranka kudadaal qasatan sura baqara insha allah lugahagana raba gacanta kuya ayaga waxba kama oga

  • @yaaasalaamu1320
    @yaaasalaamu1320 3 ปีที่แล้ว +8

    😭😭😭😭 inta xanunsan sideyda allaha caafiyo rajada rabigaa haka quusan illahey isku xer

    • @qureshcolow1898
      @qureshcolow1898 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiin yaa rab

    • @nehaapnehaap3475
      @nehaapnehaap3475 3 ปีที่แล้ว

      Naima halke laka haya abayo

    • @farxiyaxasan811
      @farxiyaxasan811 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilahay haku cafiyo walal adiga iyo dhaman inta xanunsanaysa

    • @nuuraaxmed5830
      @nuuraaxmed5830 2 ปีที่แล้ว +1

      Illaahy caafimaad Hayna siiiyo adi and ani iyo intii kalee xanuunsanba 🤲🏻

    • @yaaasalaamu1320
      @yaaasalaamu1320 2 ปีที่แล้ว

      @@nuuraaxmed5830 amiin gacalo

  • @aminachannel8191
    @aminachannel8191 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Allah Akbar 😭😭😭😭☝️☝️☝️☝️😢😢😢

  • @sadiasheikhmohamoudyussuf9462
    @sadiasheikhmohamoudyussuf9462 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah tabaarakallaah

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 3 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo mcn cagahaaga Allaha kuu furo oo Rabbi haku istaajiyo markale InshaAllah

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 3 ปีที่แล้ว +7

    Waa gabar ilahaygeeda umahad naqeyso ku faraxsan iney cuntada karsan karto ogna waxey shalay so martay ilahay inta udhiman ha'udhameatiro adunka dhan waa imtixan kuwi ka gulesto allah naga wada dhigo

    • @somaliboy37
      @somaliboy37 3 ปีที่แล้ว

      Cajiib wlhi .. Dadna ayagoon dhib heeysan ayeey Hami aduunyo isku dileen

  • @munaabdi4435
    @munaabdi4435 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay cafimaad deg deg ha siiyo amiin ya allah

  • @nadiracabdi1926
    @nadiracabdi1926 3 ปีที่แล้ว +1

    Mzha allh waa mamo dadaashy motivation bey anagana noo tahy wax walba waa dadaal kuma xidhna qofka aad tahy

  • @habonmuse9150
    @habonmuse9150 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha alaah caafimaad taama alaha kuu dhameys tiro ilaahey qatumadena qatumo qeyr alaha ka dhigo

  • @kowtharabdiwhab3152
    @kowtharabdiwhab3152 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah hoyadey ayeey isku magac yihiin fadumo farah masha allah

  • @hooyomacaan5911
    @hooyomacaan5911 3 ปีที่แล้ว +4

    Subxanallah walhi maamadan iimaan keeda aad buu u adag yahay baarakallaah, alle caafimat haku siiyo inshaa allaah

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan6301 3 ปีที่แล้ว +23

    Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 3k igaariiya

    • @omarwabi168
      @omarwabi168 3 ปีที่แล้ว +1

      Cafimaad tame ilaahey ha siiyo aamiin

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 3 ปีที่แล้ว +17

    Subxaanallaah, Fatima Walaal My Allaah Swt grant your Wishes and your healthy insha Allah

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah akhaber maashaa Allah subxaanlaah

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 3 ปีที่แล้ว +2

    Alaha kuu caafiyo lugaha

  • @inaali8861
    @inaali8861 3 ปีที่แล้ว +3

    Subxana Allah waa qiso cibraqadasho leh cafimadka allaha kusiyey markasta umahadceli habo

  • @caishacuud7830
    @caishacuud7830 3 ปีที่แล้ว +6

    Awoodo dhan rabi ayay u sugnaatay alx alx alx .
    Allah nasiiyaya iiman iyo ku xirnana dhaba. Alx alx alx.
    Wax walbo ee maqluuqa mustaxiil la ag ah allah awood ka weeyn baa u sugnaatay. Subaxnallah

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 3 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah Tabaarakalaah
    hooyo aan quusan ee dadal badan guulso baan le yahay

  • @abdurahimmohamedyousuf8395
    @abdurahimmohamedyousuf8395 3 ปีที่แล้ว +1

    MAASHA ALLAH ABAAYO CAAFIMAAD BUUXA ILAAHAY HA KU SIIYO IYO INTII MUSLIM AH OO DHAN SABARKANA BADI INSHA ALLAH

  • @kaltunfarah856
    @kaltunfarah856 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashallah Ilahay garabkaaga ha galo

  • @Ismahankhalif
    @Ismahankhalif 3 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa Allaah abaayo hore u soco oo guulayso.

  • @saharamohamud8417
    @saharamohamud8417 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah Fadumo may Allah bless you and your business good luck. 💐

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah horay u abayo, C/xafid mahadsanid.

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 3 ปีที่แล้ว +4

    Alxamdulilah wallo ilahay lugahaga hakuhu socodsiiyo isaga awood badane ahe

  • @khadramohammed3657
    @khadramohammed3657 3 ปีที่แล้ว +8

    Allahu akbar ilahayba wax dila awoodisa ayuu na tusaya alaxamdulilah shugran yaa rabi

  • @mohamedhassanaden6855
    @mohamedhassanaden6855 3 ปีที่แล้ว +3

    Subxannallh ilahay ayaa xumaan ka nasahan wax uusan raali ka eheen ma dhacaan gaal wa is daalinayaan😌

  • @umumahamed717
    @umumahamed717 3 ปีที่แล้ว +1

    Wallee waa cajiib story, masha Allah Allah ween ayaa u gargaaray

  • @sammie1163
    @sammie1163 3 ปีที่แล้ว +4

    Alle ha ku caafiyo abaayo faadumo guuleyso hore u soco qaali. Alle garabkaaga ha galo aamiin.

  • @XogtaCaafimaadka
    @XogtaCaafimaadka 3 ปีที่แล้ว +4

    ICU ( Intesive Care Unit), waa qeybta daryeelka gaarka.... dadka xaaladoodu culustay ayaa lavu hayaa, ama u baahan daryeelka gaarka maaha dadka rawaxaya ama dhimanaya.

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah cabdi Xadiis ilaah ha caafiyo Amin Amin♥️❤️♥️❤️🇸🇴 we love u like ku yaaca

  • @Dugsiiye2002
    @Dugsiiye2002 3 ปีที่แล้ว

    Jazakalah al khaire Abdulhafid

  • @abdirahmaan3600
    @abdirahmaan3600 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Alle ha caafiyo maamo Faadumo

  • @marianm936
    @marianm936 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha HORAY AYAAD U AHAYD QOF 20 QOF KA QIIMO BADAN💞💞💞💞💞

  • @marianm936
    @marianm936 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah faadumo ilaah hakuu saaidiyo caafimaadka 💝💝💝💝💝💝💝

  • @hodanh4275
    @hodanh4275 3 ปีที่แล้ว +5

    Subxaana Allah , Awood ilaahay baa leh.

  • @hfm9834
    @hfm9834 3 ปีที่แล้ว

    Alxmdulilaah calaa kuli xaal. Faduma Farah good luck swty you're inspired me Ilahay lugahaga ha ku soo celiyo.

  • @sadiomohamoud1603
    @sadiomohamoud1603 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa illahay awoodiisa illahay caafmaad buuxa haku siiyo Habo

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial6489 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going pro ❤🤙🙏

  • @mohamedhassan-xl7lf
    @mohamedhassan-xl7lf 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalah alx ilahay caafimaadka haku siiyo ninkii ilahay dilaa dhinta

  • @zhukrijama7989
    @zhukrijama7989 3 ปีที่แล้ว +2

    Insha allah waad kusoconin ee quranka kudadal illahay lugahaga hakuu furo aamiin

  • @maryammoh1450
    @maryammoh1450 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana llaah illaahay ayaa waxna dila waxna nooleeya illaahay wll caafimaadka illaahay hakuu siyaadiyo maasha allaah illaahay inaga dhigay islaam

  • @sammie1163
    @sammie1163 3 ปีที่แล้ว +4

    Guuleyso cabdixafid alle ha ku xafido.

  • @fardowsoiskufillan
    @fardowsoiskufillan 3 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الرحمن ربي يحفظك حبيبتي انتي وعائلتك

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 3 ปีที่แล้ว +2

    Alxamdulillah alxamdulillh Alxamdulillah abaayo Allah waxan kaaga baryayaa inuu xoogaaga kuubarkeeyo

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay cafimadka ha u ziyadiyo walasheen qadarta ayay aaminsantahay alxm🙏 wana muslinimada iyo imaanka hadana wax ka maqan malahan masha allah 💕💕💕🧕

  • @asmaalicigal3308
    @asmaalicigal3308 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallaah waxwalba way kuhadlaan gaaladu ilayn waa waxaan ilahay aqoonsanayne

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah. Allah haku caafiyo

  • @fadumohassan9108
    @fadumohassan9108 3 ปีที่แล้ว

    Mashaalla Fadumo alla ha ku garab galo oo caafimadka ha kuu siyadiyo sabirkaga weyna alla ha kuu adkeeyo istiilku waa wax muhima 👏🌹👍

  • @kadraabdi2744
    @kadraabdi2744 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah allah baa mahada keh walalo Allah haku xiftiyo quruxey cafimadkan hakuu siii siiyaadiiyoo

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan6872 3 ปีที่แล้ว +6

    Allah inta kuu dhiman haku dhamaays tiro cafimaad ayaan allah kaga rajaayn

  • @saadaomar7957
    @saadaomar7957 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah SWT hakuu siyaadiyo caafimaadka iyo nimco walaba ood haysato. aamiin yaa Rabbul caalamiin.

  • @dhawrsanadanchannel4523
    @dhawrsanadanchannel4523 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah cafimadkaga Allah ku siyadiyo ilahey waxan kaga baryeyna inad lugahaga ku istagtid insha allah mardhow amiiiiin amiiiiin

  • @keyfarashid4026
    @keyfarashid4026 3 ปีที่แล้ว +1

    alxm momo inta hadhay allah ku rumeeyo

  • @marwamiskiofficialchannel770
    @marwamiskiofficialchannel770 3 ปีที่แล้ว +2

    waan u ducaynaynaa maamadaas allah markale cagaheeda ha ku istaajiyo.

  • @habibofarah5901
    @habibofarah5901 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allh guulesta dhamatin

  • @ayanalimohamed3408
    @ayanalimohamed3408 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah Alaha ku siyaadiyo caafimaadka aamen

  • @gabdaaogushidangabdhaa545
    @gabdaaogushidangabdhaa545 3 ปีที่แล้ว +4

    Allha cafimd tamah siyo wa hoyo somliyed Amin ya Allhaa🤲🤲🤲

  • @luulhassan7154
    @luulhassan7154 3 ปีที่แล้ว

    SAX WAA MARKUU QALBIGA ISTAAGAY AYEY KU QABANAYAAN D.C. SHOCK
    IYO MEDICATION QOFKUU CIMRIGIISA WELI YAHAY AGAIN QALBIGU WUU SHAQEEYNYAA SUBXANA ALLAH ' ILLAH CAAFIMAAD taam AH illah ha ku siiyo 'INSHAA ALLAH
    ONE DHAY WAAD ISTAAGI

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah Allaha kuu Sakhiro Cafimaadka iyo wixii aad Jeceshahay oo Kheyrku kuugu jiro inshallah.

  • @ts7152
    @ts7152 3 ปีที่แล้ว +2

    Faaduma faarax Allah ha ku xifdiyo walaashay qaali ah caafimaad taam ah baan ilaahay kaaga rajaynayaa

  • @kaltumaali1550
    @kaltumaali1550 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah Allah haku siyadiyo walalo

  • @LADYROSE124
    @LADYROSE124 3 ปีที่แล้ว

    Asc waa fariid hore u soco wll

  • @munirahussein6722
    @munirahussein6722 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah tabaraka

  • @saanichannel8732
    @saanichannel8732 3 ปีที่แล้ว +5

    walalayal waxan ahay walalkin pleasa isoo boqada dhamantiiin

  • @xakiimoshiiq154
    @xakiimoshiiq154 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah illaaheey ha u fududeeyo walaasheey

  • @khadramahamud5977
    @khadramahamud5977 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc Hooyo macaan😍😍😍😍✋👍

  • @nalafiidso678
    @nalafiidso678 3 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo caafimaaad Taaam Ah Allha ku siiyo 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdallekaynaan7554
    @abdallekaynaan7554 2 ปีที่แล้ว

    ASC waa Masha Allah Masha Allah illahay baa waxa dilo qafka waa qof waxa badan soo aragtay

  • @ishqyboy
    @ishqyboy 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah ku caafiyo mamo faadumo guul aya ku rajeynaya Insha Allah 👏

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaha keep going walkey mama allaha ku cafiyo insha allaha keep going walkey

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha.allah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ramlaliina4416
    @ramlaliina4416 3 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar Allaha kucaafiyo maamo illahy ayaa qafuuru raxiim ahee illahy danbi dhaaf hakaaga dhigo

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 3 ปีที่แล้ว

    Walalo fatuma ilaahey haku cafiyo taqadirtu qarkod wey danbaban dadkana wey sasiyan qar kuwa ilah kuxiran masasan marka iinsha alah wad cafimadi ilahey idankii muslinkoo dhan wixii jiran aloow cafi asc

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa alaah ilaahay ha usiyaadiyo caafimaaadka aamiin aaamiin

  • @deeqakhaddiib2985
    @deeqakhaddiib2985 3 ปีที่แล้ว

    walhi wa xanun alle ha cafiyo mama gabar walashey o iga yar aya side cml uxanunsatay weyna ka cafimaday alxamdu illah

  • @saadaomar7957
    @saadaomar7957 3 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa Allah tabarakalah , waankuu farxsanahay walashay.

    • @maryanomar777
      @maryanomar777 3 ปีที่แล้ว +1

      Mashallah Mashallah edo

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ilaahow caafi maamada

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah, Ilaahay caafimaadkeeda ha u soo celiyo

  • @munahassan880
    @munahassan880 3 ปีที่แล้ว +3

    Alxamdulilaah allaha usiyaadiyo nimcadeeda