Halista Family Planning Ka Waxaa Gabdhaha Ku Qasba Ragga Ka Yimaada Dr's Rumana Rashiid !?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ธ.ค. 2023
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran......
    • Sh Umal Oo Daah Furay ...
    • 10 Xaqiiqo Oo La Yaab ...
    • Waa Kuma Sh Xambali Wa...
    • Bandhig Cajiiba Oo Hoo...

ความคิดเห็น • 67

  • @noorunalanooor
    @noorunalanooor 6 หลายเดือนก่อน +4

    Jazaaka ALLAhu KYRA Drs from London 🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Dagan721
    @Dagan721 7 หลายเดือนก่อน +6

    Allow ino daa Dr Rumaan Allow ku xifdi love her so mach

  • @maryamamuseadow9648
    @maryamamuseadow9648 7 หลายเดือนก่อน +3

    Jazaaka Allaahu khyr Drs

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 7 หลายเดือนก่อน +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    warunta Jizakallahu qer macanto illahey ha ino xafido gabadhahena mustaqbalkoda wiilal diinta yaqano illahey hanogu sahlo yaa Rabi yaa Allah

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y 6 หลายเดือนก่อน +3

    Man Allah drs mahadsanid

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 6 หลายเดือนก่อน +12

    Way ku sax sanyihiin inay isticmaalaan family planning ilaa ay iska ogaadan inay daacad yihiin

  • @salmanjama6663
    @salmanjama6663 6 หลายเดือนก่อน +3

    Maamada waa runteed Alha khayr ha siiyo

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah shiikh

  • @RuqiyoIbraahin
    @RuqiyoIbraahin 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid hooyo mcn ❤❤❤❤🎉

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ma sha Allah drs thanks

  • @SaSa-vh5fo
    @SaSa-vh5fo 7 หลายเดือนก่อน +3

    Maaasha alah drays khayrbadan alahakusiiyo

  • @fardowzaaliadan499
    @fardowzaaliadan499 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha good adevers ❤❤

  • @maxamefnuura7540
    @maxamefnuura7540 6 หลายเดือนก่อน +4

    Walahi waa runteed aniga hada waxa lay qaba sanad iyo sideed bilod waxna uma dhalin wayo wax badan ayan ka bartay

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG256 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤🎉Mashlh

  • @fardowsaabdi949
    @fardowsaabdi949 6 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi waxay maamada ka hadashay waa run

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa allaah kkkk

  • @xamsefadle300
    @xamsefadle300 7 หลายเดือนก่อน +3

    Alle haka cabsadaan

  • @kadrahassan2567
    @kadrahassan2567 7 หลายเดือนก่อน +2

    Aad baad umahad santahay Dr rumaan alaha kusharfo

  • @sokoreyaden633
    @sokoreyaden633 6 หลายเดือนก่อน

    That is the best way ❤🎉😊

  • @bintuomar3114
    @bintuomar3114 7 หลายเดือนก่อน +4

    mashallah ilahey hainoo xifdiyo dhaqtarada

    • @noorunalanooor
      @noorunalanooor 6 หลายเดือนก่อน

      Ameen yaa Allah 🤲🤲🤲🤲

  • @noorunalanooor
    @noorunalanooor 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha,Allah 😢😢😢😢😢😢 so so so sad Somalia 🇸🇴 man😢😢😢😢😢 women , women are soft, heartache man taking advantage

    • @notitle9941
      @notitle9941 6 หลายเดือนก่อน +1

      Kkkkkkkkkkk

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 7 หลายเดือนก่อน +4

    Wax walbo oo daco lkn sidee lodge u aqbalaaa
    Tankale mamo school nolasha kuma xirno ee waa un wax adunyo ku eg ee dalinyaro dinta inan xooga sarno Allah nagu hanuniyo tasaa adun iyo aqiraba na anfaceyso

  • @ardhoyahmed6189
    @ardhoyahmed6189 6 หลายเดือนก่อน +3

    Marka hore allah ku xirnada gabdho ..qofki allah isku xira waxba kama halawayan. Alxamdhulilah aniga xajigeyga USA 🇺🇸 buka yimid familkeyga ayu iga dontay si qurux badan .guri iyo dhahab wanka gatay .dahab 34gram ayan ka ibsaday .guri qurux badane wanka dhigtay ..hadana xas ayan ahay ilahay aya mahadas leh igu beegay qof wanagsan xasna ku laaman .marka iska bara Ragas marka hore ani iyo asaga wan is barnay .HIV WA halis gabdho pls nin ad cafimadkisa ogan ha gursan jecel kasto uqabto .cafimadka wa very important m.a mama Rumana thanks nd safiirka arimahan wa lo bahan yahan pls so badi .gabdhow. duceysta nin wanagsan ina heshan nacas yada ilahay hanaga qabto .aniga Nairobi xafada parkland ayan daganahay .OGADA RAGAA MA WADA XUMANTA balse inta xuun aya badan

    • @sumadqaran
      @sumadqaran 6 หลายเดือนก่อน

      34 ma waxba marka?? 2000xitaa ma dhama. Anyway illahay ha kuu barakeeyo

    • @user-ek6fo6pr4c
      @user-ek6fo6pr4c 6 หลายเดือนก่อน

      Maasha allah allah ku barakeeyo reerkaaga abaayo

    • @farahjamaa
      @farahjamaa 6 หลายเดือนก่อน

      @@sumadqaran sooma faraxsana Walalo ujeeda ka raac

  • @quruxdaaduwaaxijaabka6199
    @quruxdaaduwaaxijaabka6199 7 หลายเดือนก่อน +7

    Family planning hooyo caruur haysata kasoo hadal dheh xalqada dambe

  • @fardowsaabdi949
    @fardowsaabdi949 6 หลายเดือนก่อน +4

    Raga dibada ka imaaday ha la iska ilaaliyo walaahi way xumaadeen❤

    • @angrycustomers
      @angrycustomers 6 หลายเดือนก่อน

      maxaa inankastou caye??

  • @user-rj8os6nk6k
    @user-rj8os6nk6k 7 หลายเดือนก่อน +5

    Geesiyad runta u sheeg raga

  • @noorunalanooor
    @noorunalanooor 6 หลายเดือนก่อน +3

    Asc. happened to me in UK, thank you, mama appreciating the voice, the voice less that you speak for us as a woman, so many men stupid not all of them but some of them. From London uk 🇬🇧

  • @TheSlaveOfAllah1992
    @TheSlaveOfAllah1992 6 หลายเดือนก่อน

    ASC
    WALLAHI HADAALKAN WAA SAX GABARTA BEEN MASHIGEN.
    WAA KUWAN QUBA JUUGAN OO SAMEYNA

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 6 หลายเดือนก่อน

    ASC/my beautiful you are so funny you touch the reality 😊😊😊

  • @lulali6059
    @lulali6059 6 หลายเดือนก่อน

    MaashaAllah MaashaAllah mamada walaahi waa ay weexdey nimanka qurbaha ka imaadan sidaas ayey ula dhaqmaan gabdha wadanka lagu guursadey. Nin winter ka soo cararey nin ma noqdo, nin naagtiisa ka soo cararey nin kuuma noqdo, markuu America ku soo noqdo ayaa ugu danbeeyso.

  • @salalxirsi9185
    @salalxirsi9185 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa talo fican dr rumaano

  • @MohamudMohamed10
    @MohamudMohamed10 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maamadan waa wax garad

  • @fadumohagi2603
    @fadumohagi2603 6 หลายเดือนก่อน +1

    Dr's :Rumana waa Runtaa been ma adan sheegin, walee anaa good joog u ahaa. Laba gabdhood ayaa sidaas ka dhacdey.😊

  • @user-lx4nx2wp9d
    @user-lx4nx2wp9d 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waa runteed maxaa yeelay nin qayaano isocdo maxeey ku falee ilmahiisa. Ayadoo ninkale farxad iyo mustaqbal fiican sameesan karto

  • @halalinvestment8639
    @halalinvestment8639 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @sokoreyaden633
    @sokoreyaden633 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @oneride8228
    @oneride8228 7 หลายเดือนก่อน +6

    Gabdhaha soomaaliyeed waxaa garooba ka dhigay nimanka soomaaliya joogo. Qurbaha kaliya yaa lagu mashquulin. Kuwa gudaha jooga u isticmaala family planning

  • @marzuqadan5840
    @marzuqadan5840 7 หลายเดือนก่อน +5

    Allaah dr rumana ruun badana aniga walashey nin ayaa maharsadey mareykan ayu ka imadey walidka ayuu lacag ku indho sircadiye gabadhi hal garan o dahab ah xitaa umu gadiin hoteel ayu ku qabay 3 biil ayu la jogey marku tageyna wu so furey

    • @Haffyy
      @Haffyy 6 หลายเดือนก่อน

      Am sorry uur may uyelatay marka

  • @roodabille8859
    @roodabille8859 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaasi raggg maahaa
    Gabdhaha guurnaya ha istikhaaraysteeenn intaysan ugalin nimankaaas😂

  • @user-ol3iw9il6z
    @user-ol3iw9il6z 6 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 6 หลายเดือนก่อน +6

    Ragga qurba joogta ah waa bulaacad dumarow iska ilaaliye xataa caafimaadkood lama yaqaano fiira gaar uyeesha bulaacadahaas waxooda guur maahan waa daneesi famlly planing qaato 😂😂

    • @ardhoyahmed6189
      @ardhoyahmed6189 6 หลายเดือนก่อน

      Ha sas waye nimanka iska bara gabdho

  • @sokoreyaden633
    @sokoreyaden633 6 หลายเดือนก่อน +1

    👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻🌹🌹🌹🌹☹️☹️❤️❤️

  • @ummuintisaarchannel3655
    @ummuintisaarchannel3655 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wlh run ted waye

  • @FatmaMohamed-ym1rc
    @FatmaMohamed-ym1rc 6 หลายเดือนก่อน +2

    Dibaduu ka yimid ha idinka saarto nayaada. Saban adaga lagu jiraa ee is ilaaliya hablo maxaa yeelay halkan ayey dhooban yihiin ayago khiyaanaya dumarkaiyo ilmaha ragga qaarkod. Waxaan u sheegaya waraaba yaashas in la fahmey o bulshada ka daayan dhibaatada maxa yeelay dumarka iyo caruurta ma xamili karaan in laga dhuunto o aabo laan noqdo cunigii.

  • @fatimaosman339
    @fatimaosman339 6 หลายเดือนก่อน

    Nimanka diwada ka imaado hiv xitaa halaga baaro badanaa waa qawaan is illaaliya gabdhoow

  • @ramlaabdiaziz2706
    @ramlaabdiaziz2706 6 หลายเดือนก่อน

    Gabdhaha ma is tahilo in saan loo galo wallahi xaram caleyk😢

  • @noorunalanooor
    @noorunalanooor 6 หลายเดือนก่อน +7

    Free Palestine 🇵🇸 from London 🇬🇧🇬🇧

  • @oneride8228
    @oneride8228 7 หลายเดือนก่อน +2

    Kuwa dalka jooga oo la garaneyna ayaa jiro

  • @ubahyusuf9629
    @ubahyusuf9629 6 หลายเดือนก่อน

    Afkaaga caano lagu qabay ragga hadii gabdhuhu qaymo dhimis u sameeyaan maxay ugu ciyaaraan

  • @queenhijaaby3625
    @queenhijaaby3625 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sual mexey tehey iyadho gabar eh waali dhaalin family planning isticmasho dib maukenayo miya

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 6 หลายเดือนก่อน

      Waxay ka wadaa iyadoon waliged ilma dhalin oo ilmagaleenkeda yar yahay ayey isticmaalee taas caafimadkeda lid ku tahay

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 7 หลายเดือนก่อน +4

    Sheekadaba waxey ku koobnaan laheed nin adan isku hubin see ugursaneysaa isbiimo maxa keenay ma alaab baa tahy tan 2aad familyplan hadi laisticmaalo reraha sida caadiga isku qabo wax dhib kuma jiro ilmaha lagu kala korsadaa gaaido kujirto

  • @ayanmohamud2638
    @ayanmohamud2638 6 หลายเดือนก่อน +2

    What’s family planning?😭 did y’all mean birth control?

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 7 หลายเดือนก่อน +4

    Nin Somali xaaraan iyo xalal makalajecela muslinimada wa iskasheegtaan Dumarka lugubajiyaa wixi diin iyo dhaqan udana nimanka siday uabaxe maahmaahyada qalafsan ee un dumarka kusaabsan

  • @abdidahir1498
    @abdidahir1498 7 หลายเดือนก่อน +3

    Wax wanag ah kamad talin gurka hala fududeyo

    • @user-lx4nx2wp9d
      @user-lx4nx2wp9d 6 หลายเดือนก่อน

      Walaahi wanag way ka talisay. Inlais qayaayo wanaag ma aha oo gabar reer soo korsadeen dhulka lala gooyo. Guri la aan iyo cudur la iskuku daro iyo qalbi jab