Dr Ismaaciil oo khabiir ku ah lafaha ayaa mararka qaarkoodna beeraha Iyo xoolaha u baydha.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 280

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 ปีที่แล้ว +39

    barnaamijka beeraha aad baa u xiiseeya ,mahadsanid SAXAFI ABDISALAN HERARI🤚

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 ปีที่แล้ว +21

    Aad baan u taageeraa barnaamijyada beeraha iyo beeraleyda,mhdsanid salan hereri.

  • @abdisamedmohamoud146
    @abdisamedmohamoud146 ปีที่แล้ว +17

    Maansha Allah so beautiful garden.

  • @iglanmohamed6151
    @iglanmohamed6151 ปีที่แล้ว +16

    Mansha allah illahay hanokadaayo abdisalan hereri dadka somaliyed shaqo adag baad uhaysaa tusaale noolbad tahay walee ❤❤

  • @user-om4nx5qm4z
    @user-om4nx5qm4z ปีที่แล้ว +18

    Allaha u barakeeyo,waxan rajeyna xoolaha in aan rakhiis lagu dhoofin khaliijka😊

  • @maxamuudcadde2109
    @maxamuudcadde2109 ปีที่แล้ว +6

    Saliid aad u nafaqo badan hore ayaan u tijaabinay dhul dhan 10 hektar si fiican ayuu noogu soo go'ay masha allah alle hakuu barakeeyo beeraha gabal dayaha waa lagu shiidi karaa tan sisinta in kastoo hada la keenay makiinad gooni u ah

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah ❤Walee dhulka soomaaliyed ges ka ges waa barwaqo dad la an ayaa haysata dadkedi darag ayaa diley subxanallah. Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi

  • @OmaliMedia-zv1bs
    @OmaliMedia-zv1bs ปีที่แล้ว +7

    volume of the pond = Length x width x height
    = 60 meter x 60 meter x 4 meter
    = 14, 400 meter cubed
    1 meter cubed = 100 cm x 100 cm x 100 cm
    1 meter cubed = 1,000,000 centimeter cubed
    = 1,000,000 milliliters
    = 1,000 Liters
    Sidaas awgeed, volume guud waxa weeye V(total in liters) = 14,400 m^3 x 1,000 L/m^3
    Volume = 14,400,000 Liters
    Volume ku waxa weeye Afar iyo toban milyan iyo afar boqol oo kun Litar biyo ah.

  • @muznaahmed6968
    @muznaahmed6968 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah Allah beautiful frame 😍Best program ❤every episode we hear stories about Amazing Somalia people 😊
    Dr. Ismail keep going 👍
    ماشاء الله علي جمال بلادنا وجودة ارضنا اللهم بارك لنا فيها ويحفظها لنا

  • @buullebarre
    @buullebarre ปีที่แล้ว +8

    MASHA ALLAH TABARAKALLAAH WAA NIN WADANI AH JUHDIGIISA OO DHAN GALIYAY DADKIISA IYO DALKIISA

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 ปีที่แล้ว +10

    Mashallah the best program GOD BLESS YOU

    • @safiyowarsame50
      @safiyowarsame50 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @somali-techcenter6824
    @somali-techcenter6824 ปีที่แล้ว +12

    *Abtigay Dr Ismail Keep Going*

  • @Abdulkga
    @Abdulkga ปีที่แล้ว +7

    Dhismaha Hoteelada malaayiintu ku baxdo, waa in Dawladdu mamnuucdo, oo lagu amro inay dhanka beeraha ula kacaan , dhulna la siiyo. Dadka dhulka iska ootayna lagu khasbo inay beeraan oo umadda cunto usoo saaraan.

    • @samiraige4360
      @samiraige4360 ปีที่แล้ว

      Waaruntaa waan kugu raacsnaahay taas

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 ปีที่แล้ว +4

    DR ISMACIL CALI AW JAMAC DERIS BAANU AHAYN ISKU GURI KU JIRA XAMAR JIDIID GABADHIISA CURAD WAA YASMIN WAAN AQAAN DR ISMACIIL NIN AAD UFICAN WEEYE ALLAHA BARAKEEYO DR ISMACIL

  • @kowsarmahdi647
    @kowsarmahdi647 ปีที่แล้ว +6

    Wad mahadsanthy hereri markale dhakhtarka soo warayso xaga lafaha wolf ka khibradi Ma joogo wadanka corona Alle ha raajiyo inshaAllahu

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi2263 ปีที่แล้ว +5

    Allah ha kula garab galo
    Adiga iyo qofkasta oo allah garansiiyey

  • @loyalahmed8105
    @loyalahmed8105 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah runtii wan Jeclahay beeraha iyo dhulka quruxda badan

  • @calimoha_official
    @calimoha_official ปีที่แล้ว +6

    Runtii dooxada xabaale ❤❤❤waa meel dalxiis iyo dhul berasho ku wacan masha Allah

  • @shurealiim9996
    @shurealiim9996 ปีที่แล้ว +5

    Asc hereri aniga waxan ahay daqtarad,magaceygu waa safiyo,beraley ayan ahay,kenya marka imato isoboqo pliz

  • @fuaadsulub2463
    @fuaadsulub2463 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wa barmaamish ad u ficaan
    Marka lagu leyahay waxa iqabatay golcasta wa cadceed galabtii 3 :00 PM ila 5:00 PM

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha Allaaah Reerkii isaaq Aqoon yahankeedii ilbaxeedi Ganacsatadoodi iyo Madaxdodiiba wxy u Guryo Noqdeen Nolloshoodi Runta Ahyd Dhaqasho Geel iyo Beerro

  • @ahmedyusufdualeh4683
    @ahmedyusufdualeh4683 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah.. dalkeenna ilaahay ha innoo barakeeyo.

  • @bukhaarimuxammad9838
    @bukhaarimuxammad9838 ปีที่แล้ว +4

    ما شاء الله تبارك الرحمن.

  • @user-yi7hi1te4m
    @user-yi7hi1te4m ปีที่แล้ว +2

    Maansha alaah alaha haw barakeeyo c/salaamoow teleefankiisa maheli karta waayo garbadkaas baan rabaa

  • @maxamedsamriye3813
    @maxamedsamriye3813 ปีที่แล้ว +4

    ما شاء الله
    Doctor +good farmer

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv 13 วันที่ผ่านมา

    Cabdisalam.hareri iyo doctor ismacil wn salaamayaa Dr ismacil kudayasho iyo tusaale fiican weeyaan alle how barakeeyo beeraha ❤❤❤❤❤❤

  • @GF-fk4is
    @GF-fk4is ปีที่แล้ว +2

    Aadban u jeclahay
    Wana hamigayga
    Insha allaah

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he ปีที่แล้ว +3

    19:45 Masha Allah dhakhtarku waa kaftan wanaagsan yahay.

  • @cabdulaahicali11
    @cabdulaahicali11 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah alaha ku barakeeyo

  • @ayuubfaniin6703
    @ayuubfaniin6703 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 ปีที่แล้ว +4

    ماشاء لله تبارك الله
    مشروع ناجح

  • @hayaan2418
    @hayaan2418 ปีที่แล้ว +3

    Masha alh❤❤❤

  • @abdirashidkaruur5980
    @abdirashidkaruur5980 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah beeruhu waa muhiimada nolosha bulshada

  • @abdiqaniahmedmohamed6413
    @abdiqaniahmedmohamed6413 ปีที่แล้ว +2

    Mncha allah ❤🎉

  • @abdirizakmohamud9165
    @abdirizakmohamud9165 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wa riyadeyda beer nocas oo kale ah iyo tu ka wanaagsanba

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 ปีที่แล้ว +2

    Dr ismaaciil allah ha barakeeyo, waa nin dadka iyo dalkaba wax gashaday.
    Allah ha u barakeeyo xooga iyo xoolahaba,
    Cabdulsalam waa ku salaamay, odaygu waa ku xiijiyey allaylehe waa nin tababaran.

  • @barwaqosoran3134
    @barwaqosoran3134 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah
    Allaha u barakeeyo beerta iyo asagaba
    Hareri adna aadbaa u mahadsanthy barnaamijyada qurxoon iyo soo gudbintooda.

  • @abdourahmanomar9388
    @abdourahmanomar9388 ปีที่แล้ว +6

    Macha Allah hereri continuez ainsi en encourageant nos frères kandais❤

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 ปีที่แล้ว

      war heedhe, English kii ayaannu khaatiyaan ka taagnayne, afkankale somalida hannagu barin. intay "copy" gareeyaan intan ayay meel kasta dhigayaan. Soomalida af koodii magaranayo wax nacsiiyay.

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 ปีที่แล้ว +4

    M.a beeraha waan jeclahy🎉❤

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm ปีที่แล้ว +1

    Hereri waa wariyaha kaliya ee barnaamijadiisu i dhiiri galiyaan, mahadsanid wl Adeerkay Cawke saaxiibkii

  • @saalaxqaasimqaasim5826
    @saalaxqaasimqaasim5826 4 หลายเดือนก่อน

    HALHEYSKA CABDISALAAN HERARI : HAAYE,HAAYE, HAAYE, HAAYE , HAAYE,HAAYE ,HAAYE

  • @maxmedmuuse4653
    @maxmedmuuse4653 ปีที่แล้ว +3

    Abdisalaan wuxuu dhiirigelinayaa inay dadkeenu wax beertaaan waar ninka soomaaliyeey 1m aynu dhaafino

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 ปีที่แล้ว +2

    MASHAA allaah

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 ปีที่แล้ว +2

    Maashallah dr Ismail Guuleeyso, Waa hal abuur fiican.

  • @connoisseurification
    @connoisseurification ปีที่แล้ว +2

    Rageedi masha'allah. Dotoor oo tusaya Somalida wax kaficaan maleh xoolaha iyo beraha. Nosobadii Heteri dadka beraha iyo xolaha dhaqdaa...rer Qurbo baan neh. Masha'allah.

  • @jamalabdalla6459
    @jamalabdalla6459 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha alla rabbi ha ubarakeeyo

  • @dryusufqanimohamedabdi5737
    @dryusufqanimohamedabdi5737 ปีที่แล้ว +4

    Maansha Allaah. Dr.Ismaaciil wuu shaqeeyay

  • @sabriinsiciid4410
    @sabriinsiciid4410 ปีที่แล้ว +4

    ADEEERKAY MAASHA ALLAAH

  • @husseinyusuf9231
    @husseinyusuf9231 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah
    Very beautiful place

  • @gahnuggaydh6383
    @gahnuggaydh6383 ปีที่แล้ว

    Alxamdu lilahi rabil caalamiin Waa waxa illhay Nimco ilahay loogu mahad naqaa Allhayow noo siyaadi nimcadaa laxawla walaa quwata ilaa bilaahi caliyul cadiim yaa kariim yaa Al raxamaan yaa Al raxiim

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah , waa barnaamij doctor ismaaciil wuu dadaalaya runtii , laba hawlood oo muhiim ah ayuu qabtay waa caafimaad kii iyo waxbeerashadii cimriga iyo caafimaad kaba Allah haw barakeeyo

  • @maguled
    @maguled ปีที่แล้ว +7

    Maasha Allah, waa Diktoor ku dayasho mudan. Waar beeraha fasha, oo fakhriga tuura.

  • @mahbubmo
    @mahbubmo ปีที่แล้ว +12

    mashallah beautiful nature just good for the soul.

  • @shukriahmed351
    @shukriahmed351 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah alle habarakeeyo Adeero dr Ismacil cali aw jamac ❤

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah qurux badan waaye ❤🇸🇴🇺🇸

    • @badarsiciid3718
      @badarsiciid3718 ปีที่แล้ว

      Adeero ciyaarta naga daa waas arakaysaa inay meeshu tahay hargaysa duleed keeda wax kula caytama ayaad rabtaa laakiin anigu kula hadli maayo ee khaladka jooji yo xiniyo taabad ka 😂🙂😒

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh

  • @adangeydh7387
    @adangeydh7387 ปีที่แล้ว +3

    Mash alah cabdisalan nolow

  • @aliyusuf9055
    @aliyusuf9055 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah, Faahfaahinta cilmiga lafaha in ka dhex gashid maa heeyn

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv 13 วันที่ผ่านมา

    Msha allh

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 ปีที่แล้ว +1

    Saxafi Rug_cadaaya Abdisalam Hereri

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alah

  • @xafsaabdilaahi1273
    @xafsaabdilaahi1273 ปีที่แล้ว +2

    Maansh allah Dr ismaaciil alle haku xafido

  • @mamasoomaali
    @mamasoomaali ปีที่แล้ว

    Mansha allah thanks DR

  • @cumarabdikadir2624
    @cumarabdikadir2624 ปีที่แล้ว +1

    Wariye hareeri kanalkiisa waad ku faaidi masha alah wariyaha alaha noodaayo.
    Barnaamiskaan oo kale soobadi wariye waliba beeraleeyda weydii qarashaadka ooga baxay inay beersameeyaan

  • @abdifatahibrahim201
    @abdifatahibrahim201 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allh dadkii beerihii way fahmeen

  • @Kusoodhww
    @Kusoodhww 10 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah dhulka miro ku beero macdanta dahabka shidaalka muujiya

  • @rashkaabdirahim3987
    @rashkaabdirahim3987 ปีที่แล้ว +1

    dictor ismail mnsha allah 2002 ayuu i kabay mar aan garabka kajabay

  • @abdulkasem1398
    @abdulkasem1398 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah. dhulkeena nimcaa fadhida. Guul Somaliland.

  • @mo.ziyaad6216
    @mo.ziyaad6216 ปีที่แล้ว

    Doctor ismail bari horu i kabay alle haku barakeyo

  • @farxancabdiaadan8114
    @farxancabdiaadan8114 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah u barakeeyo

  • @fardowsomaalin953
    @fardowsomaalin953 ปีที่แล้ว +3

    Daadka xaabaale waxbadana maqlay❤

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 ปีที่แล้ว +2

    Masha laba legenba is helay Dr Ismail iyo hereri

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alah ader dr ismaacil wuu dedaalayaa alle ha barakeeyo

  • @user-mj8lu6lw3z
    @user-mj8lu6lw3z 6 หลายเดือนก่อน

    masha allah Dr Ismail wuxuu qabtay wax soosaar muhiim ah ,allah ha u barakeyo , waxa kale oo mahadsan C/salan oo wax wanagsan noo soo dira , kheyr badan allah ha kusiiyo Aamiin

  • @munanura3961
    @munanura3961 ปีที่แล้ว

    Aad baa loogu baahan yahay barnaamijyadan oo kale mahadsanid wariye

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h ปีที่แล้ว +2

    Waa Warey Cgle Ninkaan Dam lahayn waa Cirka u Tuur.baga baga Biyaha Roobka Biyo la wada leeyahay ....

  • @Mr.Beddal
    @Mr.Beddal ปีที่แล้ว

    Nolol qurux badan, oo aan buuq lahayn❤

  • @saleimanjibriil2047
    @saleimanjibriil2047 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ahay nin geel jire ah waxaan rabaa inan awr kii jamac karaaciin qaalin yar oo uu dhalay ka iibsado ee sxbow number kiisa ma ila xidhiidhin kartaa?

  • @maxamadcumar605
    @maxamadcumar605 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @ahmedthayto388
    @ahmedthayto388 ปีที่แล้ว

    Masha allha. Brmamujka aadbaa utageeraa 😍 sobadi.

  • @abdirahmanxuseen8199
    @abdirahmanxuseen8199 ปีที่แล้ว

    Dr ismaacil Ilaaahay ha xafido aqoon wayn ayuuu ulee yahay lafaha waana nin shaqsiyada wanaagsan maasha allah cabdisalam hereri wariye qaali ah barnaamijyo qiime badan ood jeclaysanayso dhulka somali degto ama dal somali joogto oonu barnaamij ka samayn ma jirto Ilaaahay cimraga ha udheereeyo caafimadkana haw daayo

  • @user-mn7kp3xj6e
    @user-mn7kp3xj6e ปีที่แล้ว +1

    Caga .jiid .ayay .nunahay .dhulkeenan. hadaynu .ku .dhaqaaqno .oo .aynu .beerano .itoobiyadan .aynu .daba .fadhino aynu .eegayno .hadii .maalin .ay .inaga .joojiyaan sida .khudaarta .iyo .wixii .lamidaba .indhaha .ayaynu .isku .qabanaynaa .oo .waa .laisku .yacaya .dad .badano .wax .beran .way .jiran .lakin .inaguma filna .beraha .aynu .ku .dhaqaaqno .markaynu .ku dhaqaqno .oynu .wax .la so .baxno .waynu .ka .marmi .karna .digtore .maanshalaah .alaha .ku .barakeyo . Bay

  • @bintucali7288
    @bintucali7288 ปีที่แล้ว +3

    Dr ismacil ilaahay cimriga iyo caafimadka haku raajiye lkn bukaanka hanjabaada ka daa adeer

  • @AxmedBajiyo
    @AxmedBajiyo 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkii is dhigtey dhashiisu qada wax beerashada ha lagu dadalo ❤❤

  • @moacadde5269
    @moacadde5269 ปีที่แล้ว +1

    Abdisalan Hereri Another Level Maraykan ilaa Miyi barnaamujyo wax tar le

  • @hassanwarso3764
    @hassanwarso3764 ปีที่แล้ว

    Mash Allah

  • @alinasto5083
    @alinasto5083 ปีที่แล้ว +1

    Adeerkey Dr Ismaciil labajeer inta lay geeyey ayuu igu dhahey.mar sadexaad hadaad igu soo noqoto anaaba kujabinaya hadal iyo waxaa loolama tago alle habarakeeye.

    • @mamaaasiyo7315
      @mamaaasiyo7315 ปีที่แล้ว

      Dr ismacil aad uficano ehelu khayran ku aqaaney qaybta jajabka digfeer buu kashaqayn jirey derina waanu ahayn gabadhisa yasmin malintey dhalatay waan ogaa xaskisa sahro nerslagen beey ahayd walaashiis milgo cali ninfican weeye intaan ka aqaan dr ismacil weli waa xoog mansha allaah

    • @vidasi7735
      @vidasi7735 ปีที่แล้ว

      😅adiga jabniin kaaga ayaa badnaaba Allah haku xafide , Haa odeygu waa legend

    • @ismacilcabdi603
      @ismacilcabdi603 ปีที่แล้ว

      zxp waa qoloma

    • @vidasi7735
      @vidasi7735 ปีที่แล้ว

      @@ismacilcabdi603 waa cidangale gaashaanbuur gaar ahaan reer xaamud weeye sxb

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman ปีที่แล้ว

    Barnamijyada beeraha wadankaa Waan jeclahay no so baadi insha Allah 😊😊😊😊😊✋🏽✋🏽✋🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @maxamedaadan8114
    @maxamedaadan8114 ปีที่แล้ว

    Maansha. Allah

  • @mohamedabdilahimohamoud4110
    @mohamedabdilahimohamoud4110 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah alle ha barakeeyo Dr ismacil

  • @mahamedganay5851
    @mahamedganay5851 ปีที่แล้ว

    Mnshlla

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Mahadsanid herari
    Waxan idin waydiiyey anigu waa yabanay ninkan herari
    Madadkii xaabala sida manta soomaliyuu joga berina use
    Malinkabna afrikada kale .
    Ninka haloo fiirsado waxan habeenki aduunka u qabiya
    Sorry walaal maskaxdaydan yari waykugu wareertay.

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว

    masha,allah

  • @faysalabdirahman405
    @faysalabdirahman405 ปีที่แล้ว

    mansha allah

  • @munanura3961
    @munanura3961 ปีที่แล้ว

    Mansha Allaah Alle haw barakeeyo

  • @user-ll8fo7vg9p
    @user-ll8fo7vg9p ปีที่แล้ว

    Maasha Allah dr.ismail iyo herari 🌾

  • @Qadafi-
    @Qadafi- ปีที่แล้ว +2

    Dr waa nin adag mashalah 🇸🇴👍

    • @roobleyare2351
      @roobleyare2351 ปีที่แล้ว +1

      Calankan xun mesha lagama yaqaano

    • @Qadafi-
      @Qadafi- ปีที่แล้ว +1

      Ilma yar ba tahay kuma jawabo karo

    • @Xaswawa-rz2et
      @Xaswawa-rz2et 10 วันที่ผ่านมา

      Kor calanka soomaliyeed.

  • @ahmedj671
    @ahmedj671 ปีที่แล้ว

    Dr ismail masha allah dariska xalasha ad ban u salamaya

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilahey ha ku barakeyo walalo dadka waxaad tusi wanagsan walalo