GALAB: Waa la is farasaaray mar kale!! Awlaadii iiraan ayaa maanta kuwii roobk uga dhigay gantaalo,

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 พ.ย. 2024
  • GALAB: Waa la is farasaaray mar kale!! Awlaadii iiraan ayaa maanta kuwii roobk uga dhigay gantaalo, Askar dhaawac iyo dhimasho ah oo laga soo qaaday xuduuda Lubnaan iyo warar kale.

ความคิดเห็น • 545

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 หลายเดือนก่อน +126

    Xalay ilaa iyo hada Aad baan u faraxsanahay wllh, gumaadka iyo dhibaatada ey Nagu hayaan ha dareemaan yahuuda, guul umatu maxamed Scw, Alluhu Akbar 🔥✊

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน +9

      Sxb wali indhaha maadan furin khiyaanada sxb 😂😂 Yuhuuda🇮🇱, Maraykanka🇺🇸, ingriiska🇬🇧iyo Iran 🇮🇷 sheekada wat isla ogaayeen oo waa loo sheegay meesha duqaymaha ay kuridayaan waan naloogu talagalay kuwa fakaday 200+ Gantaan oo wiliba la yidhi saldhigyada ayay duqeeyeen wax qarax laba’jibaarmay majirto cidna kumuunan dhiman 0 Dhimasho 😂😂😂 sxb shicibka kacdoonka Iran 🇮🇷 Iyo Lebanon 🇱🇧 ay abaabulayeen in la’inqilaabo dowladda Iran 🇮🇷 hadaynan jawaabin waana sababta uu nacaladda Naganyahuu uu shicibka Iran 🇮🇷 ula hadlayay sxb indhaha fur sxb oo caqliga fur fiiro dheerna yeelo 👎🏼 Yuhuuda 🇮🇱 Madfacay tuuraan cidna uma sheegaan kumanaan qofna way ku dilaan iyagoon cidna kala tashan laakiin Iran 🇮🇷 Madaxdooda waa shaqaale Yuhuuda looguna tala’galay sunniyiinta in lagu cabsi galiyo oo dowladaha Sunnida shiica lagu badalo walahi waana xaqiiqda laakiin Shicibka shiicada Dowladda meeshay u hagto ayay tagaan siiba odayaasha culumada ah laakiin shicibkana kuma faraxsana Sunni la’gumaado sxb waa khiyaano ee hurdada kakac Gazana Hamaas waa sababta Ay October uga qariyeen duulaankii ay ku guulaysteen sxb🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

    • @MazdaMaalim
      @MazdaMaalim หลายเดือนก่อน

      Wa runta sxb ani xita sas lee ufahme​@@IbiEntertainment

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy หลายเดือนก่อน +5

      Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam amiin yaa allaah waan guuleeysan doonaa

    • @MaxamedXuseen-x4p
      @MaxamedXuseen-x4p หลายเดือนก่อน +4

      Israail.waajabaysaa
      .
      Waanala.hubaa.laakiin.israiisha.carabta.ah.ayaawar.ka.joogaa.waxaase.udaran.kuwa.boqorada.ah

    • @MahamoudMousse
      @MahamoudMousse หลายเดือนก่อน +2

      Allahu Akbaar walilahi xamdi😂😂😂😂😂

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 หลายเดือนก่อน +18

    AAD AYAY IIRAAN UGA FARXISAY SHUCUUBTA ISLAAMKA EE XORTA AH MASHA ALLAH

  • @musaBISHAR
    @musaBISHAR หลายเดือนก่อน +4

    walhi xalay waxan faraxay farax an waligey farxin allah swt ayay usugnatay mahad idilked naxaris iyo nabad gilyo gorkisa ha ahato nabigen suban scw

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed หลายเดือนก่อน +27

    Naar naar halaga waraabiyo yuhuuda iyo maraakiibta reer galbeedkaba

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

      Sxb wali indhaha maadan furin khiyaanada sxb 😂😂 Yuhuuda🇮🇱, Maraykanka🇺🇸, ingriiska🇬🇧iyo Iran 🇮🇷 sheekada wat isla ogaayeen oo waa loo sheegay meesha duqaymaha ay kuridayaan waan naloogu talagalay kuwa fakaday 200+ Gantaan oo wiliba la yidhi saldhigyada ayay duqeeyeen wax qarax laba’jibaarmay majirto cidna kumuunan dhiman 0 Dhimasho 😂😂😂 sxb shicibka kacdoonka Iran 🇮🇷 Iyo Lebanon 🇱🇧 ay abaabulayeen in la’inqilaabo dowladda Iran 🇮🇷 hadaynan jawaabin waana sababta uu nacaladda Naganyahuu uu shicibka Iran 🇮🇷 ula hadlayay sxb indhaha fur sxb oo caqliga fur fiiro dheerna yeelo 👎🏼 Yuhuuda 🇮🇱 Madfacay tuuraan cidna uma sheegaan kumanaan qofna way ku dilaan iyagoon cidna kala tashan laakiin Iran 🇮🇷 Madaxdooda waa shaqaale Yuhuuda looguna tala’galay sunniyiinta in lagu cabsi galiyo oo dowladaha Sunnida shiica lagu badalo walahi waana xaqiiqda laakiin Shicibka shiicada Dowladda meeshay u hagto ayay tagaan siiba odayaasha culumada ah laakiin shicibkana kuma faraxsana Sunni la’gumaado sxb waa khiyaano ee hurdada kakac Gazana Hamaas waa sababta Ay October uga qariyeen duulaankii ay ku guulaysteen sxb Gaza ciidankooda Lebanon 🇱🇧 way’joogaan iyo Syria 🇸🇾 waana kuwa wax soo tuurtuuraya walahi Yuhuudu wayku jabi gudaha Lebanon 🇱🇧 sabab ciidan Hamaas ah ayaa kusugan oo hub koodu u qarsoon yahay oo sunni ah iskuma soo dhawaystaan guutooyinka kale oo gododkooda wuu qarsoon’yahay & buuro qarsoon sxb🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 หลายเดือนก่อน +8

    Maalmahaan murugaa na dishay haddase waa faraxsanahay 🎉🎉🎉 maasha allaah

  • @Geele_jire
    @Geele_jire หลายเดือนก่อน +13

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

      Sxb wali indhaha maadan furin khiyaanada sxb 😂😂 Yuhuuda🇮🇱, Maraykanka🇺🇸, ingriiska🇬🇧iyo Iran 🇮🇷 sheekada wat isla ogaayeen oo waa loo sheegay meesha duqaymaha ay kuridayaan waan naloogu talagalay kuwa fakaday 200+ Gantaan oo wiliba la yidhi saldhigyada ayay duqeeyeen wax qarax laba’jibaarmay majirto cidna kumuunan dhiman 0 Dhimasho 😂😂😂 sxb shicibka kacdoonka Iran 🇮🇷 Iyo Lebanon 🇱🇧 ay abaabulayeen in la’inqilaabo dowladda Iran 🇮🇷 hadaynan jawaabin waana sababta uu nacaladda Naganyahuu uu shicibka Iran 🇮🇷 ula hadlayay sxb indhaha fur sxb oo caqliga fur fiiro dheerna yeelo 👎🏼 Yuhuuda 🇮🇱 Madfacay tuuraan cidna uma sheegaan kumanaan qofna way ku dilaan iyagoon cidna kala tashan laakiin Iran 🇮🇷 Madaxdooda waa shaqaale Yuhuuda looguna tala’galay sunniyiinta in lagu cabsi galiyo oo dowladaha Sunnida shiica lagu badalo walahi waana xaqiiqda laakiin Shicibka shiicada Dowladda meeshay u hagto ayay tagaan siiba odayaasha culumada ah laakiin shicibkana kuma faraxsana Sunni la’gumaado sxb waa khiyaano ee hurdada kakac Gazana Hamaas waa sababta Ay October uga qariyeen duulaankii ay ku guulaysteen sxb Gaza ciidankooda Lebanon 🇱🇧 way’joogaan iyo Syria 🇸🇾 waana kuwa wax soo tuurtuuraya walahi Yuhuudu wayku jabi gudaha Lebanon 🇱🇧 sabab ciidan Hamaas ah ayaa kusugan oo hub koodu u qarsoon yahay oo sunni ah iskuma soo dhawaystaan guutooyinka kale oo gododkooda wuu qarsoon’yahay & buuro qarsoon sxb🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

    • @YassinAhmed-yx3ol
      @YassinAhmed-yx3ol หลายเดือนก่อน +1

      Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Xuttii haagolestoo Iraaq haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HaredDuale
    @HaredDuale หลายเดือนก่อน +3

    URDUN 1OOO GANTAAL HAKU DHUFTEEN
    allaha hoojo kuwa halabsanaaya gantaal yuhuud usocda
    Mey isu dhigaan caruurta falastiin kuwA lala dhacaayo
    Damiirlaawayaal kaboqaad yuhuudeed halagu jihaado
    Yuhuud raaca oo dhan

  • @Naste-ahmed
    @Naste-ahmed หลายเดือนก่อน +12

    Ilahayow. Baa’ba loo daray israail mid ay kuu dhaman lahayen ka dhig

  • @xilkasxilka932
    @xilkasxilka932 หลายเดือนก่อน +24

    Allow Yehuda jabi oo wllaheyn falastin ugar gaar😢

    • @OmarOmar-rw4he
      @OmarOmar-rw4he หลายเดือนก่อน +6

      🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @Amira_Abdalla
      @Amira_Abdalla หลายเดือนก่อน +3

      Aamiin 🤲🏻

  • @maxamedaden6332
    @maxamedaden6332 หลายเดือนก่อน +5

    Aadbaad mahasantahay nadadaara Waxan ka mid ahahay aadka murugaaysnaa ee hadda naftu kusoo noqotay waana guul wayn

  • @IsmaaciilGaaweeto
    @IsmaaciilGaaweeto หลายเดือนก่อน +13

    ALAAHU AKBAR horey ugala yaana lookala Hari yahuud waa jabtay Hala xoreeyo falastiin dhamaan dowladana marekanka uu Ku leeyahay saldhigyada dhaqdhaqaaqooda waa in lala socdaa loona diido hawada dowladana islaamka guul islaamka guul walaalaha islaamka

  • @Nuurka09
    @Nuurka09 หลายเดือนก่อน +13

    Allahu Akbar Yarabi guul I.a

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 หลายเดือนก่อน +13

    Waa lagu digtaa ruux haduu kuu daraan jiraye bagah ayeey ku tahay danyerka IYO qafir netalyahuu oo aan lasoo warin in qoorta loo xiray howsha waa wali

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 หลายเดือนก่อน +6

    Awlaadu way barakaysan tahay ❤❤❤

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha Alaah tabarka Alaah xaalka waa sidii aan rabnay Alaah muslimiinta mar walba aan ka baryeynaa inay gacn sareyan Alaahu Akbar guul insha Alaah

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y หลายเดือนก่อน +2

    Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 หลายเดือนก่อน +6

    Xalay illahada Wan faraxsanay ..
    ..Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar ❤

  • @AyaanSuldana
    @AyaanSuldana หลายเดือนก่อน +1

    Ilhyay ha ku rido urdun madafac minalaahiya amin masuuba ilhy idiinku rido urdinoow

  • @Nuur107
    @Nuur107 หลายเดือนก่อน +3

    Guuul ya Allah jab iyo hoog halaag ilaahey hagu rido yahuuda xasidiinta ah guuul palastine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 หลายเดือนก่อน

    Machallah Nadara show Press New xabein wanagsan from 🇩🇯 Gull gobonimo xiisbuulaah yamane iran Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw หลายเดือนก่อน +1

    Insha allaah insha Allah Gulagso gulayso muqaawamada guul guul yaa rabbi muslimiinta oo dhan

  • @fartun9503
    @fartun9503 หลายเดือนก่อน +6

    GUUL INSHA Allah❤

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 หลายเดือนก่อน

    قُلْ يَا عِبَادِيَ الَّذِينَ أَسْرَفُوا عَلَىٰ أَنفُسِهِمْ
    لَا تَقْنَطُوا مِن رَّحْمَةِ اللَّهِ ۚ إِنَّ اللَّهَ يَغْفِرُ الذُّنُوبَ جَمِيعًا ۚ
    إِنَّهُ هُوَ الْغَفُورُ الرَّحِيمُ)ِ
    Al-Zumar
    ( Ku dheh adoo madayda noftooda dul miyoow
    ( KUWA DANBIYADA SAMEEYA )
    ha ka quusanina naxariista ILAAHay ,
    ILAAHay wuu cafiyaa
    Dunuubta oo dhan,
    isagu waa naxariiste wax cafiya )
    ADEER XUSEEN

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 หลายเดือนก่อน

    MaashaAllah guul guul ❤🇵🇸❤🇱🇧❤🇾🇪❤🇮🇷❤

  • @CabdulaahiadanMcli-bb9ym
    @CabdulaahiadanMcli-bb9ym หลายเดือนก่อน +4

    Isha allah guul❤

  • @MaxamedDeeq-uj8eo
    @MaxamedDeeq-uj8eo หลายเดือนก่อน +6

    alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar

  • @SabahSalem-i4u
    @SabahSalem-i4u หลายเดือนก่อน

    Al lacna cala ru'asal Carab JUBANA
    Al nasr lil mouqawouma Insh-Allah
    WEEN AL SHACAB AL CARABI QUUMU XAAN AL WAQT

  • @mukhtaarmaxamed7165
    @mukhtaarmaxamed7165 หลายเดือนก่อน +6

    Waa Guul ficn✊️

  • @mohamedgabow7650
    @mohamedgabow7650 หลายเดือนก่อน

    MASHA- ALLAH! Yahuuda Allah hajebiyo.😊

  • @MaryamDirieAli
    @MaryamDirieAli หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabarakallah

  • @XalanesuldaanAli
    @XalanesuldaanAli หลายเดือนก่อน

    M.a allahu akber jecliya jabka yahuuda ❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur หลายเดือนก่อน +2

    Wcs nadaara show Guul shacabka .falastiin❤❤❤❤❤

  • @ahmedhajjialiow480
    @ahmedhajjialiow480 หลายเดือนก่อน

    In sha Allah guul guul

  • @sahraahmed6779
    @sahraahmed6779 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar ilahey baa mahad iska leh الاان نصرالله قريب ❤

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 หลายเดือนก่อน

    Allahu Akbar anigu illa shalay farxad baan ku jira Allah hajabiyo yahuuda iyo culufadooda. Allahayaw walaaleheen Falastine ugargar iyo iran iyo huuti 🤲🤲🤲

  • @xaliimocalinuur2169
    @xaliimocalinuur2169 หลายเดือนก่อน +2

    Mardhaw yahuud ayaa inta degnaanjirtay ayaa ladhihi donaa insha Allah

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi1278 หลายเดือนก่อน +1

    Baga alelahay Baga
    Yahuuda ha arkaan
    Xanuu ka dhimashad
    Dhaawaca iyo baaba
    Gubasgad sax cabaad wayan ilahay ha uhiiliyo
    Muslimiinta

  • @hodannur2268
    @hodannur2268 หลายเดือนก่อน

    Nagta Allah ha ka galiyo yahuud Inshallah dhaqso

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 หลายเดือนก่อน +4

    yahuud baabah insha Alaah

  • @mogadisho24tv50
    @mogadisho24tv50 หลายเดือนก่อน +1

    Iiraan guul wacan

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg หลายเดือนก่อน

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud mareykan cirib tir aamiin yaarabi

  • @MuseMucad
    @MuseMucad หลายเดือนก่อน

    Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda guul insha allhu

  • @CalixoorCigale
    @CalixoorCigale หลายเดือนก่อน

    Guuleysta dhamaan mulimiinta oo dhan insha allah xaqa udiiriika guul guul guul masha alaah

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h หลายเดือนก่อน

    Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul Iran 🇮🇷 ❤ guul islaamka ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mounahoussein-wo7qu
    @mounahoussein-wo7qu หลายเดือนก่อน

    ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️

  • @DacarIbraahim
    @DacarIbraahim หลายเดือนก่อน

    Alxmdulilah nusro. ale batimi wlahy❤❤❤❤❤

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 หลายเดือนก่อน +4

    Guulaysta Muqaawamada guul inshaAllah☝️🤲🏼🇵🇸🇾🇪🇱🇧🇮🇷

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน

      Sxb wali indhaha maadan furin khiyaanada sxb 😂😂 Yuhuuda🇮🇱, Maraykanka🇺🇸, ingriiska🇬🇧iyo Iran 🇮🇷 sheekada wat isla ogaayeen oo waa loo sheegay meesha duqaymaha ay kuridayaan waan naloogu talagalay kuwa fakaday 200+ Gantaan oo wiliba la yidhi saldhigyada ayay duqeeyeen wax qarax laba’jibaarmay majirto cidna kumuunan dhiman 0 Dhimasho 😂😂😂 sxb shicibka kacdoonka Iran 🇮🇷 Iyo Lebanon 🇱🇧 ay abaabulayeen in la’inqilaabo dowladda Iran 🇮🇷 hadaynan jawaabin waana sababta uu nacaladda Naganyahuu uu shicibka Iran 🇮🇷 ula hadlayay sxb indhaha fur sxb oo caqliga fur fiiro dheerna yeelo 👎🏼 Yuhuuda 🇮🇱 Madfacay tuuraan cidna uma sheegaan kumanaan qofna way ku dilaan iyagoon cidna kala tashan laakiin Iran 🇮🇷 Madaxdooda waa shaqaale Yuhuuda looguna tala’galay sunniyiinta in lagu cabsi galiyo oo dowladaha Sunnida shiica lagu badalo walahi waana xaqiiqda laakiin Shicibka shiicada Dowladda meeshay u hagto ayay tagaan siiba odayaasha culumada ah laakiin shicibkana kuma faraxsana Sunni la’gumaado sxb waa khiyaano ee hurdada kakac Gazana Hamaas waa sababta Ay October uga qariyeen duulaankii ay ku guulaysteen sxb Gaza ciidankooda Lebanon 🇱🇧 way’joogaan iyo Syria 🇸🇾 waana kuwa wax soo tuurtuuraya walahi Yuhuudu wayku jabi gudaha Lebanon 🇱🇧 sabab ciidan Hamaas ah ayaa kusugan oo hub koodu u qarsoon yahay oo sunni ah iskuma soo dhawaystaan guutooyinka kale oo gododkooda wuu qarsoon’yahay & buuro qarsoon sxb🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
      Warshadaha laqarxiyo waxaa laga arki lahaa ilaa jordan 🇯🇴 iyo Gaza 🇵🇸 iyo Lebanon 🇱🇧 wax dhacdayna qaraxyo iska dabadhacaa majirin oo holcayay saacado xitaa 2daqiiqo 😂 😂😂😂 DIYAARDO QARXAY QARAXA WUU SEDEX JIBAARMI LAHAA WALAHI SABAB SHIDAANKA KUJIRAA WUU KADUWAN TAHAY SHIDAALADA KALE QARAXYADANA FIIRIYA MEEL CIDLA AH AYAY KU DHACAYAAN WAANA HAL QARAX KALYAATA XITAA GAWAADHIDA LABA QARAX AYUU SAMEEYAA GAASKA KUJIRA DARAADEED 😂😂😂😂😂😂😂SIFIICAN UFIIRSADA YUHUUDA QOF KUMA DHINTO QARAXYANA LAMA ARKO IYAGOO DUUBAYA MARKA SABAB AYAA LOO ARKI WAAYAY MEEDADKOODA SHICIBKA SUBHANNALLAH 😂😂😂😂😂INDHAHA FURA SXBYAAL 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @CabdiwelixasanAxmad
    @CabdiwelixasanAxmad หลายเดือนก่อน +4

    Allhu akbar guul muslimiiney❤

  • @AhmadnurUmarshkh
    @AhmadnurUmarshkh หลายเดือนก่อน

    Guuuuuuul yaa Allah

  • @fartun9503
    @fartun9503 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah ❤

  • @MariamMaryamaHassan-mp5vh
    @MariamMaryamaHassan-mp5vh หลายเดือนก่อน

    Allah jabiyo cadga yuhuud waxbadan carurta qaza wey gumadeen matana waa gusha muslimiinta alla haguuleeyo aamin❤

  • @HiboMohamedOsman-w8x
    @HiboMohamedOsman-w8x หลายเดือนก่อน +2

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 หลายเดือนก่อน

    Urdun, Imaaradka, Baxreyn, masar etc wa A'yda sahnuuniyadda nagta aya laga gelin doona madxdoodana kuwa kale aya baddli doona inshallah

  • @HaweyaMohamed-or1qe
    @HaweyaMohamed-or1qe หลายเดือนก่อน

    Mashallh mahdlh

  • @IsaaqXaaji-s2s
    @IsaaqXaaji-s2s หลายเดือนก่อน

    Allahu akabar allah akbar

  • @NacimoAxmed-m2k
    @NacimoAxmed-m2k หลายเดือนก่อน

    Urdun ama jordan wa dowld u sheqesa yahuda waliba sibarer ah maqarsadan nacad haku dhacdo rabiyow iyaka oo dhulka lalasimay itus mabadhere

  • @MohamedTahliilmohamed
    @MohamedTahliilmohamed หลายเดือนก่อน

    waligeey uma farxin saan ufarxay xalay iyo saakay iyo ilaaa galabta waana jabka yahuuda allahubakbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar

  • @musaBISHAR
    @musaBISHAR หลายเดือนก่อน

    waxan urajeynaya walalahen rer iran guul jogta ah inshallah tacala❤❤❤

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 หลายเดือนก่อน

    Asdugana aad iyo aad baad ugu mahadsantahay warka khayrkaad soo tabinaysan

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e หลายเดือนก่อน +1

    Wallahi urdunta laftigeda halodhibo siay edeb uyelata
    Qaim iyo cawankisba melabala wada mariyaye
    Guuleysta inta cadawga jebisodhan guul insha allah.

  • @ru.storytimeanimation3103
    @ru.storytimeanimation3103 หลายเดือนก่อน

    Allahu akbr

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 หลายเดือนก่อน

    Masha allh xanuunka ay shacabka gaadhsiiyeen ha dareemaan yahuuddu
    Waan ku faraxsanhy gumeystaha yahuudda Wana jabkoodii incha allah
    Alx ilaahay baa mahdle mar hadii dhibka la dareensiiyay ❤❤❤❤❤❤

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkk mac sokor allaha jabiyo yahuuda dhulka kula gariir gahuuday Jizaakulaah Khayr nadaare

  • @RahmoAbdiAadan-c2w
    @RahmoAbdiAadan-c2w หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar muslimku ha guulaysto

  • @hassanmahamed9448
    @hassanmahamed9448 หลายเดือนก่อน

    Allaha akbar ☝️☝️🤩🤩🤩

  • @Xukundaous
    @Xukundaous หลายเดือนก่อน +1

    Allaaahu akbarr allahaw guulban karajaynaynaa guull guuull yaarabi

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 หลายเดือนก่อน

    Labo kulahaa labo insha allaah markay dhahan labada tan ayaa ugu yaraan kadhimatay insha Allah

  • @AdenAden0108
    @AdenAden0108 หลายเดือนก่อน

    Allah Akbar.Allahu Akbar Allahu Akbar,Yahuud allaw jebi

  • @hassanhusein3700
    @hassanhusein3700 หลายเดือนก่อน

    Labada yuhuudu sheegtay waa labaatan hala hoojiyo kufaarta mulimiinta guul aamiin

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 หลายเดือนก่อน

    M.allaah alle mhds

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 หลายเดือนก่อน

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين وادلت شركة والمشركين اعداك أعد الذين اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم جزاك الله خير الجزاء

  • @musaBISHAR
    @musaBISHAR หลายเดือนก่อน

    iraan haguleysato inshallaahu ❤❤❤allahuma amiin allahuma amiin allahuma amiin

  • @cadaviecadavie6971
    @cadaviecadavie6971 หลายเดือนก่อน

    Allah u àkber

  • @amaaljojoo898
    @amaaljojoo898 หลายเดือนก่อน

    Asc nadaara waad salaamantahay salan kadib waxaan uhambalyaynayaa 100% iiraan iyo owlaadeda waana waxlaga sugayaay awal waan xanaaqsanayn waana niyad xumayn sidau ukibirtay sahnuuniyaddu yuhuudda ah iyo isbucaan waxay dhubaato ugaysanaysay lubanaan iyo falastin hadaysan xalay ujawabi lahayn iyadaa usoo gali lahayd waxaan kale oo iraan kala talinaynaa inay dib isugu noqo oy isbaarto sirdoonkeeda waan dhaliilsanahay ha iskasoo calooshooda ushaqaystayaasha kudhex dhuumanaya intii danbe waxaan naga kaafiyay wixii xalay dhacay waxana oganay inuusan fudaydku waxba tarin ee ay laheleen meshay larabeen guul guul halagu wado sidaas waxba yaan lala harin markay 80 tuuran 800 halagu tuuro oo bariga halaga qabto hana la tirtiro maraykan iyo ingiris nimanku lama noolee idinku idinku dhex noolyihin arbacadii maanta waxaad bilowdeen sidaas halagu wado jaanisba yaan lasiin garaacu hakusocdo

  • @baabajuulow8344
    @baabajuulow8344 หลายเดือนก่อน

    WAA ILLAAHEY FADLIGIISA

  • @AyaanMahamed-e3h
    @AyaanMahamed-e3h หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid nadaara. Waa dabadhilif wadhigtay mclnkawayn waxaykamittahay carabtan ilkaha kudaawanaysa dhibka laguhayo ikhwaani falastiin.wayguulaysan falastiin iyo inta uhiilisay insha allaah

  • @IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt
    @IdirisibraahinCabdilaahi-vu6vt หลายเดือนก่อน

    Waxa iskudambi ah kiibasaasay nasrula iyo kasooriday gantaalaha iiraan labadaba alaha cadaabo aaaaamiiiiiiin aaaaamiiiiiiin

  • @AminaJele
    @AminaJele หลายเดือนก่อน

    Shukran yaa rabi shukran yaa jabaar

  • @RaxmaHassan-tk7pf
    @RaxmaHassan-tk7pf หลายเดือนก่อน

    Mashallaha ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @YussufBare-qy8sz
    @YussufBare-qy8sz หลายเดือนก่อน

    Hassen nasrulah Allha unaxaristo

  • @ayanlehhassanali
    @ayanlehhassanali หลายเดือนก่อน

    Guul inshallah

  • @AaminoSalaadyussuf
    @AaminoSalaadyussuf หลายเดือนก่อน

    waa mahadsan tahay mar walba waad Nala soo socodsiisaa wax ku dhCaya yahuuda waan jeckahay insane matlo jabka yahuudda❤

  • @IsaaqXaaji-s2s
    @IsaaqXaaji-s2s หลายเดือนก่อน

    Guul guuuuuul guuuuuul alxamdu lilaah

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 หลายเดือนก่อน +1

    Israiil iilka waa inay ku hubsadan mujahidiintu💪🤲🏼🇵🇸🇾🇪🇱🇧☝️🇮🇷🤲🏼🤲🏼

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 หลายเดือนก่อน

    Allaahu Akbar allaahu Akbar illaahow raxmaanoow raxiimoow Palestine iyo inta lajirta uhiili illaahow jabi oo gumaad yahuuda iyo inta lajirta illaahow raxmaanoow raxiimoow ay isreal kashalaydaa gumaysiga iyo isla waynida ay Palestine kuhaysay mudada dheer illaahow dhamaadkii yahuuda kadhig Aamiin Aamiin illaahow inta ashahaadata oo illahay iyo rasuulullaah yaqaan guuleeh Aamiin Aamiin

  • @AbdiGabre-y3c
    @AbdiGabre-y3c หลายเดือนก่อน

    Iiraan wax walba way samaynaysaa lakiin waxaa dhabarka ka tooganaya dawlado islaam sheeganaya ❤❤❤

  • @NimcoCaliIssac
    @NimcoCaliIssac หลายเดือนก่อน

    Xalee ila manta siiban u faraxsanahy AllahAkbar

  • @ibnuxaali4087
    @ibnuxaali4087 หลายเดือนก่อน

    Nadaar wariye ruug cadaa ah
    Mahadsanid

  • @suleekhamowliid9296
    @suleekhamowliid9296 หลายเดือนก่อน

    Alle hajabiyo yuhuuda allow ugargaar walaaladeena ladhibtaynayo

  • @aishamohamed5469
    @aishamohamed5469 หลายเดือนก่อน +1

    😂alaah baabi iyo waaxbadan ayaan kuseexde ciil ee farxad ayan kusexanaa inasha alaah

  • @ShukriShuuShuuAli-b6i
    @ShukriShuuShuuAli-b6i หลายเดือนก่อน

    Allaahu Akbar

  • @khaderyusuf9607
    @khaderyusuf9607 หลายเดือนก่อน

    Guuuul Guuuul Guuuul Guuuul

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah หลายเดือนก่อน

    Machaallah

  • @aminamohammad4534
    @aminamohammad4534 หลายเดือนก่อน

    ilaahow islaamka ugaragaara yarabi

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw หลายเดือนก่อน +1

    Illaahay ha hadeeyo urdun xagga illaahay ha tuso

  • @FaaySuudi-jz1uk
    @FaaySuudi-jz1uk หลายเดือนก่อน

    Guul iraan wa gulesaneysa insha allah❤

  • @NasraNoor-h2n
    @NasraNoor-h2n หลายเดือนก่อน

    Wali yaa isgaare yahuuda waxba u dhiman wali Allow Jabi oo Burburkeeyda soo dadaji yaa Rabi Rabi

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan9757 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah guul mslm

  • @MunoMursal-rf9qy
    @MunoMursal-rf9qy หลายเดือนก่อน +1

    Allaahu akbar. Manta wanfaraxsanahy

  • @CabdiNadiira
    @CabdiNadiira หลายเดือนก่อน

    Allhu Akbar allhu Akbar waa war farxad LeH❤🎉