HABEEN: Soomaalida Teendhootinkii ay ka sameeyeen Gasa waxaa ka soo kordhay war cajiib ah, Culimada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 384

  • @mulkiabtidoon929
    @mulkiabtidoon929 2 หลายเดือนก่อน +5

    Shikh cabdi xayi jazakallah khayr gacalkow ilahayow cimriga iyo caafimadka iyo cibaadada

  • @umuamiiroumuamiiro
    @umuamiiroumuamiiro 2 หลายเดือนก่อน +8

    masha Allah allaw barakee umadeena guul iyo gobanimo sii rer flastiin insha Allah الا ان نصر الله قريب 🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴

    • @ObolesOboles
      @ObolesOboles 2 หลายเดือนก่อน

      Amiin ya rabi

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 หลายเดือนก่อน +29

    Somalida Dalkooda iyo qulubtooda Allaha midnimo xasiloni gaarsiiyo.

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ilaahay naxariistii jano haku casuumo dhamaan shuhadadii reer qasa ,rabiyow inta noolna sii amni iyo xasilooni daaim ah🤲🏻🤲🏿🤲

  • @MumtaasXasan1
    @MumtaasXasan1 2 หลายเดือนก่อน +4

    Allow caawi yaa rabbi Allow caawi yaa rabbi Allow caawi yaa rabbi Allow caawi yaa rabbi ❤❤falastiin

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 2 หลายเดือนก่อน +75

    Reer falastiin ilaahoow u hiili mujahidiinta Aamiin

    • @hakashakin3306
      @hakashakin3306 2 หลายเดือนก่อน +3

      ءامين ياالله.

    • @ObolesOboles
      @ObolesOboles 2 หลายเดือนก่อน

      Amiin ya rabi

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guul ummada soomaaliyeed

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Meesha lacagta lagu dirayo ku soo celceli dad badan ayaa rabo soomalida waa dad sadaqo badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedcismaan-pz8tx
    @maxamedcismaan-pz8tx 2 หลายเดือนก่อน +11

    أللهم انصر اخواننا المستضعفين في فلسطين

  • @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
    @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 2 หลายเดือนก่อน +8

    Nadara dadkena somaliyed ee kaalmada ka gaystay khayr allaah ha siiyo iyo nasri aad & aadbaan ugu faraxsanahay ta kale allaah waxa aan ka baryayaa midnimadii iyo karaamadeenii iyo cizigeenii in ay so noqoto yan baryayaa insha allaah

  • @mawlidmowga593
    @mawlidmowga593 2 หลายเดือนก่อน +16

    Allahu akbar dadka somalidu waa naxariis socota

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 2 หลายเดือนก่อน +38

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

    • @Abdinoor51
      @Abdinoor51 2 หลายเดือนก่อน

      Aamiin aamiin yaa allaah

  • @warsameabdilahi4495
    @warsameabdilahi4495 2 หลายเดือนก่อน +6

    ASC Nadaara. Alle ha xafido Falastiiniyiinta. Idinkana Alle ha idinka raali noqdo.

  • @abdirizackmohamed3688
    @abdirizackmohamed3688 2 หลายเดือนก่อน +14

    Reer falastiin ilaahoow u hiili mujahidiinta Aaaamiin yaa rabi

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 2 หลายเดือนก่อน +32

    HADII AAD AWOODO ALLAH DARTII
    IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamzayousuf8140
    @hamzayousuf8140 2 หลายเดือนก่อน +6

    Masha allah allaha idiin barakeeyo inta soo bixisay illahay wax khayrleh ha ugu badalo insha allaah aamiin aamiin aamiin yarabil caalamiin

  • @fardowsaabdi640
    @fardowsaabdi640 2 หลายเดือนก่อน +14

    Maasha Allah ilahey saqada ha naga aqbalo waa ku mahadsantahay farxad aad nala wadagtey insha Allah guul ilahey reer Palestine 🇵🇸

  • @mustafahussein5849
    @mustafahussein5849 2 หลายเดือนก่อน +15

    Nogusheeg inaan salameyno muqawamadha HAMAAS iyo waliba shacabka sharafta leeh ee GHAZA.

    • @ObolesOboles
      @ObolesOboles 2 หลายเดือนก่อน +1

      Aadiyo aad ❤❤❤

    • @ts7152
      @ts7152 5 วันที่ผ่านมา +1

      Waa sax

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid Mr nadaara iyo sheekh cabdi xayi

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 2 หลายเดือนก่อน +7

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @AbdulQaadir-o8p
    @AbdulQaadir-o8p 2 หลายเดือนก่อน

    Allaahuu akbar allaahuu akbar allaauu akbar guul shacabka somaiyed

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 2 หลายเดือนก่อน +3

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم حتي يروا العذاب الأليم

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 2 หลายเดือนก่อน +9

    Maasha allaah somalida waa dad gacan furan❤❤❤

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah
    Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs soomaali ilaahey kheyr ha siiyo rergazasana ilaahey ha guuleeyo wixii dhintay allaha u naxariisto inta dhaawacaa allaha caafiyo inta nabad qabtana allaha badbaadiyo gaaladana allaha jebiyo isbaheysatay aamiin

  • @ibrahimtoti-xn2oq
    @ibrahimtoti-xn2oq 2 หลายเดือนก่อน +13

    Xafiidullaah..Ahluwalia..🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 Qaasa..Amiiiiin..yaarabi

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 หลายเดือนก่อน +11

    illahow ugargaar falastiin aamiin Allah burbur iyo yahuud mareykan aamiin aamiin

  • @SaedoMoha
    @SaedoMoha 2 หลายเดือนก่อน +5

    Maan sha allaah ilaahay dadka soomaaliyeed barakee naftoodiyo maalkooda dawlad daacadana nasii

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waraysi qiimo badan buu ahaa ilaahay swt ajar iyo xasanaad hakaa siiyo sh abdi xayi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ObolesOboles
      @ObolesOboles 2 หลายเดือนก่อน

      Amiin ya rabi

  • @DahabomohamedSocdal
    @DahabomohamedSocdal 2 หลายเดือนก่อน +23

    Nadari iyo sheeq Cabdule xayi waad mahadsantiin iyo mumda somaliyed reer falastiiin dhibatada allaha ka dulkhado

    • @ObolesOboles
      @ObolesOboles 2 หลายเดือนก่อน

      Amiin ya rabi

  • @Ubaxabduqadir-w5e
    @Ubaxabduqadir-w5e 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah haa jabiyo cidamada yuhuuda iyo madaxdooda Allah ha kuriido rucbi iyo argaagax aaamiiiiiiiiiiin yarabi

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 2 หลายเดือนก่อน +10

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Nadaaro Adi iyo Sheikha iyo gudidaah Falastiin u xilsaaran khayr badan Allah haydinka siiyo 🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿 hoowsha fiican aad qabteen oo aad
    noosogudbiseen👏🏿👏🏿, Dadka masaakinta ee xasuuqu kusocdo waynu siiwadayna waxaynu uqabankarno, Shacabka Somaliyeed iyagana howguulaystaan🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊🏿✊🏿✊🏿.
    Illaahow jebi Yahuuda 🤲🏿🤲🏿🤲🏿 already wayba isdhiibeen, way ogyihiin inanay Maqaawimada waxba ka qaadaan, beentii ey wadeen Sahnuniyada way soo afxidhantay.
    Illaahow Guusha maqaawimada iyo Gaza siih 🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 2 หลายเดือนก่อน +1

    ألله اكبر ألله اكبر ألله اكبر اللهم أنصر أخوأنتا في فلسطين وفى غزة

  • @mohammedalichannel7293
    @mohammedalichannel7293 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah dadkas wax baxsaday meeshii ugu fiicnayd ee ay kusadaqaystaan dadkaas ilahay ajar iyo xasanaad hakagarsiyo

  • @NajmoXuseen-rt5ns
    @NajmoXuseen-rt5ns 2 หลายเดือนก่อน +2

    Walaahi somaali wa dad dhiigleh oo walaalnimo ayey wax kayaqaa an😢masha alllah allow sadaqada ka aqbal😊

  • @aarkayoung5398
    @aarkayoung5398 2 หลายเดือนก่อน +4

    M.a Allahu Akbar ilaah habad baadiyo wllheen free falastiin free falastiin ilaah ayan aga baryeynaaa

  • @tratraijonache5050
    @tratraijonache5050 2 หลายเดือนก่อน +6

    Inchallah somalia o nabada inchallah

    • @BaarriRabasaawi
      @BaarriRabasaawi 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waanu.u.aaridoonaa.ishaa.allash

  • @GeediCali-ut7fp
    @GeediCali-ut7fp 2 หลายเดือนก่อน

    Sh.cabdi xayi iyo intii lacagtaas la baxdey ilaah ha siiyo aad iyo aad ayaa u mahadsantihin

  • @ZamzamAxmed-l5d
    @ZamzamAxmed-l5d 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aamii Aaamiin Aaamiin Illahay khayr Badan Hasiiyo dadkaa Somaliyed ee Walaalahood Caawiyey❤❤❤❤

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 2 หลายเดือนก่อน

    Allah akbar Allah akbar Allah akbar

  • @suleekhamowliid9296
    @suleekhamowliid9296 2 หลายเดือนก่อน

    اللهم انصر اخواننا في الفلسطين

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 2 หลายเดือนก่อน

    Amin yaa rabil caalameen

  • @shugrimohamed2013
    @shugrimohamed2013 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @nourahmedhalanewakiil_caas433
    @nourahmedhalanewakiil_caas433 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aameen Aameen In Sha Allah Ilaah Haka Dul Qaado Dhibaatada Haysata Walaalahayaga Reer Falastiin Ilaahow Caawi Yaa Rabbi

  • @SharmaakeSharcoz
    @SharmaakeSharcoz 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤

  • @fadumosheekh3193
    @fadumosheekh3193 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah ilahey ha ugargaar reer falastiin

  • @amalkhayre6379
    @amalkhayre6379 2 หลายเดือนก่อน

    Allahuma aamiiiin

  • @aminaissa7307
    @aminaissa7307 2 หลายเดือนก่อน

    Ameen Yaa Rabb

  • @RayaanabuukarMaxamed
    @RayaanabuukarMaxamed 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah reer falastiin guuul

  • @saidaSalah-q7g
    @saidaSalah-q7g 2 หลายเดือนก่อน +1

    JazaakaAllahu kheyr

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 หลายเดือนก่อน

    اللهم انصرإخواننا في فلسطین یارب

  • @MohamedAhmed-go2cb
    @MohamedAhmed-go2cb 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 2 หลายเดือนก่อน

    M.allaah

  • @Abdullahi_abdi20
    @Abdullahi_abdi20 2 หลายเดือนก่อน +3

    Allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 2 หลายเดือนก่อน

    Wacaleekumasalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @buullebarakoow1077
    @buullebarakoow1077 2 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله

  • @Bakar.dawiil
    @Bakar.dawiil 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alahey qer hasiyo shikh cabdi xayi iyo inta kale

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 หลายเดือนก่อน +4

    ❤😂❤❤❤Allaahu Akbar ❤❤
    Allaha guuleeyo muqaawamada siiba Falastiin Guul 😂❤❤Dadka somaaliyeed na Ajir iyo xasanaad Rabbigeen ha siiyo 😂😂❤❤❤❤

  • @faadumaibrahim3335
    @faadumaibrahim3335 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allahuma amiiin yaa rabi amiiin yaa rabi shukran. Sh.😢🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇳🇱🇳🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 หลายเดือนก่อน +4

    Illaahow ugargaar walaaleheen palestine iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allaahu Akabar. Allah. Ha ugargaaro🇵🇸

  • @FartunCilmi-j8g
    @FartunCilmi-j8g หลายเดือนก่อน

    Ilaahayow reer😢 falasdiin ugargaar😢😢😢❤🇵🇸🇵🇸😢

  • @SahraRuun-j4y
    @SahraRuun-j4y 2 หลายเดือนก่อน

    Allaahu Akbar

  • @xamdiabdisalam-d7g
    @xamdiabdisalam-d7g 2 หลายเดือนก่อน +1

    Man shaa allah tabarakallah allaha barakeyo dadka wax baxsaday xolahodan allaha u barakeyo adiga iyo sheeq cabdi allaha idinka abal mariyo reer falastiina allaha u gargaro 🤲🤲🤲

  • @Qaali12
    @Qaali12 2 หลายเดือนก่อน +3

    Alaylahe wad ka ducaysaten ajir Alle ha idinka siyo, ayagana Alle ha ka dhacsho cadawga 🤲

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 2 หลายเดือนก่อน

    AALLAHU AAMIIN SHIEKH

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs.nadaara show. Allaaha ugargaaro.shacabka.falastiin.gasa

  • @AbdulQaadir-o8p
    @AbdulQaadir-o8p 2 หลายเดือนก่อน

    Amiin amiin amiin alloowuu ugargaar heer falaastiin

  • @ZaaliAli-ie3ku
    @ZaaliAli-ie3ku 2 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @maymuunmohamed4846
    @maymuunmohamed4846 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah illaahay haw. Gargaaro walaaleheen

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 2 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allaah

  • @nuurofarah
    @nuurofarah 2 หลายเดือนก่อน

    Shukran

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 หลายเดือนก่อน +4

    allaha barakeryo soomaali

  • @AsedDhere
    @AsedDhere 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay haa sahlo amuraha insha allah

  • @sahrakadawo9110
    @sahrakadawo9110 2 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks Nadaara hadii aadan soo gudbin lahayn maanaan ogaaneen mujaahid nadaara gurubkaaga nadaara show ee London waa wadeeynaa kaalmada inta qudus iyo Qaza gacanta cadawga kujiraan xataa nafteena waa udiyaar in aan aadno oo mujaahidiinta garab is taagno guuul💪🏽💪🏽🫢🇸🇴🇵🇸🇵🇸❤️❤️✅✅💚🌹🌹❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸

  • @dareenujoog6293
    @dareenujoog6293 2 หลายเดือนก่อน

    Allah u Barakeeyo ku wii la baxay Sadaqa

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 2 หลายเดือนก่อน +3

    i love falastiin yaa rabi ka dul qaad yahuuda eeyaha ah

    • @ObolesOboles
      @ObolesOboles 2 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin ya rabi

  • @SaciyomaxedCabdi
    @SaciyomaxedCabdi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa,allaah soomaali allow barakee inta la baxday sadaqada

  • @aarkayoung5398
    @aarkayoung5398 2 หลายเดือนก่อน

    M.a Allahu Akbar

  • @XawaCige
    @XawaCige 2 หลายเดือนก่อน

    Allow ugargaar rer farastin Allaw mar uun guusha sii isrealna masibo daran allha kukeno

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤Amiiiin ya Rab Allaha ween ha xiftiyo uma samalieyed Allaha u gargaro umada falastiniwinta

  • @Deeqoqaliif-x7g
    @Deeqoqaliif-x7g 2 หลายเดือนก่อน

    Maa shaa allaah ilaahow ugargaar falastiin

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h 2 หลายเดือนก่อน

    yaa allah u gar gaar walahen rer falastiin

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 2 หลายเดือนก่อน

    Maansha allah ❤❤❤

  • @MohamedAbdiAhmed-cr8bi
    @MohamedAbdiAhmed-cr8bi 2 หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar ❤

  • @ahmedfirato4247
    @ahmedfirato4247 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allaa dadkayga kheyrka jecel

  • @maryanapdi7123
    @maryanapdi7123 2 หลายเดือนก่อน

    Allah aboodiisa hatuso cadowga islaamka i.a way guulaysan GASA FALASDIIN 😢😢😢😢

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 2 หลายเดือนก่อน

    Machaallah

  • @mulkiabtidoon929
    @mulkiabtidoon929 2 หลายเดือนก่อน

    Allahuma amiin

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah illahay baa mahadas iska leh

  • @QaasimadamAli
    @QaasimadamAli 2 หลายเดือนก่อน

    ❤Allaahu Akbar ❤

  • @SomaliWeyn-n1j
    @SomaliWeyn-n1j 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allaahuma sali wasallam wabaarik caleyhi ❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @diplomancymustafeabdirahma5611
    @diplomancymustafeabdirahma5611 2 หลายเดือนก่อน +1

    masha allah calayk ❤❤ somalidu waa dad qani ah wlhi ❤❤ Allaha waxkawanagsan allow sii qof walba oo soomali ah oo Gazza gargar ka gaystay

  • @ObolesOboles
    @ObolesOboles 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhi Alle wuno naxarisanaya Hadi aan u naxarisano walalahen dhibatesan ee #Palestine,
    Alllahu Akbar

  • @hanadhaashi8945
    @hanadhaashi8945 2 หลายเดือนก่อน

    allah ha u gargaaro wallheen falastiin

  • @WadaniYare-p3m
    @WadaniYare-p3m 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alaahuakbar amiin musliminta melkasta jokta ilaahow guuleyai amiin😊😅😢❤😮

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 2 หลายเดือนก่อน

    Aamiin Aamiin Aamiin

  • @ZakariaMed-cg5hr
    @ZakariaMed-cg5hr 2 หลายเดือนก่อน

    Machallah walalah Somali
    Inchallah free palestin

  • @MaxamedShire-f6d
    @MaxamedShire-f6d 2 หลายเดือนก่อน

    Allahow ducada walalaheen reer ay no so direen midi aan ku midoobi lahayn allaha noga dhigo insha allah