CAQABADDA DOORASHADA WAA FARMAAJO-DR CABDIKARIN AXMED CALI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

ความคิดเห็น • 234

  • @mahdino4339
    @mahdino4339 2 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allah Dr sifiican ayuu u dhigay ayaanle aad iyo aad ayuu u mahadsan yahay inuu soo casumo indheerada Somalia si Somalia u fahanto marxalada dhabta ee Somalia ka jirto

  • @falisissahak
    @falisissahak 2 ปีที่แล้ว +10

    Asc
    Ayaanle salaan sare iga gaarsi dr Cabdikariin waa nin mansha Allah allaha barakeeyo

  • @Hadhwadaagnews
    @Hadhwadaagnews 2 ปีที่แล้ว +6

    Realistic somali dhab ah he is neautral..
    Amazing.

  • @abdirazakhassan6361
    @abdirazakhassan6361 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayaanle horay u soco dadka caytamaya ha u joojin dacada hanoolaato wariye haysta majirto hanoolaato lafteedu hanoolaato

  • @abdulsheriff4810
    @abdulsheriff4810 2 ปีที่แล้ว +9

    Waraysi mayaale meesha,waa rag sheekeysanaaya.
    Nb.dr Abdikarim is very composed and well articulated. MachaAllah

    • @darishore814
      @darishore814 2 ปีที่แล้ว +1

      Qabyaaladiiste thy that’s why

  • @gomeyre6320
    @gomeyre6320 2 ปีที่แล้ว +8

    Farmaajo waxuu aamin san yahay xoog no doorasho villada waa in xoog looga soosaraa nijaaska

  • @24Sevendays
    @24Sevendays 2 ปีที่แล้ว +10

    Maxay Ku dhacday in markastey Mareexaan uu dawladnimada Somalia burbur u horseedo? Waa yaab. Reerku dhaqan xumada ma wàa ay Ka siman yihiin?

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 2 ปีที่แล้ว +1

      You should know their history that they love living in refugee camps to go to America and Europe after destroying the country just like Farmajo did when his uncle plunged the country into civil war by hanging on to power. They are also very apt to play victims while they are real troublemakers so as to get special attention from UNHCR offices.

  • @mahadahmed6375
    @mahadahmed6375 2 ปีที่แล้ว +7

    Well done, very balanced interview
    Really informative thanks again.

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 ปีที่แล้ว +5

    Waraysi sare su’aalo sare jawaabo sare.

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 2 ปีที่แล้ว +11

    Fidnoole farmajo waa qof aan qiimo laheyn runtii waana lugu qaldamay waana shaqsiyada ugu liidata ee xil dalka kaqabtay

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 2 ปีที่แล้ว +12

    Power hungry wow I love it

    • @jeimaani2024
      @jeimaani2024 2 ปีที่แล้ว +1

      Ereygan mesha ad kakentey ayan kafikiraye lkn muqalka markii an maraye
      Daqiiqada 22.54 ayan arkey 😜😅😅😅

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 2 ปีที่แล้ว +2

      @@jeimaani2024 🤔🤔🤔🤔🤷‍♀️🤷‍♀️🤷‍♀️🤷‍♀️

  • @arwaali4432
    @arwaali4432 2 ปีที่แล้ว +8

    Mashaa allah. Interview fiican oo xiiso leh buu ahaa. Dr waxa runta eey tahay buu ka hadlay. Jazahullahu kheeyr.

  • @engkuruu710
    @engkuruu710 2 ปีที่แล้ว +7

    Maashaa Allaah waa wareysi aad u fiican waane siyaasi aqoon yahan ah, indheer garad ah wax badan kala socda siyaasadda soomaalida waa halyey mudan in lagu daydo.

  • @ahmedsuleimanireland4385
    @ahmedsuleimanireland4385 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayaanle walal adigoo mahadsan suaasheyda waxaytahay dadka marwalbo aad Doctors kutilmaantid mid wadanka wanaagiisa kasheekeeyo ma arag ee hanoolato maxaa kaqaldan?

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 2 ปีที่แล้ว +9

    Best interveiw that i have everseen viva hanoolaato ayaanle ninkaanookale oo runsheegaa rugcadaaga ah soobadi wereysigiisa

  • @misterhanad7051
    @misterhanad7051 2 ปีที่แล้ว +7

    Mucaarad kheyr maleh
    War aan ka fikirno. Sidaa dowlad shacab Ka ay leeyihiin ku Heli laheen

  • @farhiyasaleh4946
    @farhiyasaleh4946 2 ปีที่แล้ว +3

    Hanoolaado maanta dhinac baad u janjeertaa
    Iska dhig nin weriyaha
    Oo dhex dhexaad ka hadlaaya runta laakin
    Hadalkaaga aad dib isu dhegayso

  • @de6236
    @de6236 2 ปีที่แล้ว +9

    Farmajo waa niin fashilme cebeysan
    Inutartarmo maaha ❌

    • @saidhalane9567
      @saidhalane9567 2 ปีที่แล้ว

      Go to school

    • @de6236
      @de6236 2 ปีที่แล้ว +1

      @@saidhalane9567 farmajo down 👎

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 2 ปีที่แล้ว +3

    Thanks for your sharing with us MR ayaale HUSSAIN abdi

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 2 ปีที่แล้ว +5

    Farmaajo wuxuu qaban waayey election sababtaaa waaaa jaahilnimo , greed , stupidity... farmaajo rerkisaaa baaa iyo aqli xumida reerkisa baaa ah kursigaaa adaa leh AMA dhaxal abahood oogaaa dhintey

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 2 ปีที่แล้ว +6

    Hanoolato waa barnamij aad ufiican horay usoco

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 2 ปีที่แล้ว +2

    Dr.Ckarim waa siyaasi runta aan ka gamban.

  • @kaydodowa4452
    @kaydodowa4452 2 ปีที่แล้ว +3

    Farmajo wuxuu dhagaysaataa oo kaliya xoogaga wadaniyiinta oo isagu intuu lacag siiyay uu kuyudhi i amaana, wuxuu moodayaa uun in dadku wada taageersanyahay. Wuuba iloobay inuu isagu xoogagan lacag siiyay oo uu imaana yidhi.

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 ปีที่แล้ว +4

    DR Cabdikarin si wanaagsan buu uga taariikheeyey khilaafka M iyo RW waana sax kaliya waxaa dhiman sharci laguma dhaqmo xataa hadii uu sax tahay.

  • @azizali7079
    @azizali7079 2 ปีที่แล้ว +2

    Hanoolaato waa meesha laga dumiyo somaliya fadal yaan la dawan ma aha dhexdhexaad

    • @asmamaxamed5289
      @asmamaxamed5289 2 ปีที่แล้ว

      Run hadi lashego ma smali dumisa kan camal aya nagu jiro side hormar ku garena

  • @jeenicaddemedia
    @jeenicaddemedia 2 ปีที่แล้ว +6

    Ayaanlow adigu ma sidan ayad doonaysaa inaanu kugu daawano dhexdhexaadnimo la'aantaas badheedhka ah war dhinac baad tahay oo waxad waraysataa dadka farmaajo ku mucaaridka ah kelya inta taageersan weligaa adigoo waraysanaya kugu ma arkin ee meeshaadu ma meel farmaajo laga mucaarido ayaad u furatay waa yaab sidaa haday tahay oo aad isleedahay waa lagu daawanayaa oo dadbaa kugu xidhnaanaya ogow dadka somaliyed sidaa oo dhan doqomo uma aha waa sida aad adigu u aragto sidaa haddaad ku sii wado waa lagaa yaacayaa hadaanad wax ka bedelin

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk adiga karti yeelo oo soo wareyso Farmajo kuwa jecel inuu waddanka xoog Ku haysto sidi faasiqi Afweyne ee 21 sano Afduubka waddanka Ku haystey

  • @lulali6059
    @lulali6059 2 ปีที่แล้ว +8

    Buugii siyad bare ayuu soo aqristey, kaligiis taliye waa kaligiis taliye oo kaliya🤣🤣🤣 war hala jiido farmaajo iyo kuwo villada ula joogaan ee talada qaldan siinayan waa qaa’in wadani yaal

    • @saidhalane9567
      @saidhalane9567 2 ปีที่แล้ว

      Go to school

    • @lulali6059
      @lulali6059 2 ปีที่แล้ว

      @@saidhalane9567 you go toschool for yourself. , xoolaxa shacabka inaa dhacdaan ayaa y barateen

    • @saidhalane9567
      @saidhalane9567 2 ปีที่แล้ว

      Rer badiye qabiil aminsan

    • @lulali6059
      @lulali6059 2 ปีที่แล้ว

      @@saidhalane9567 kkkk🤣🤣🤣 qabiilka midkaa u dhalatey ee mahan mid ad noqoneysid, anagoo qabiilkeena heeysano ayeyno wax wadaagi karnaa oo wadanka na wadaagi karnaa lakin waxaa xun kan ku dhahayo qabiil majiro hadana asiga hoosta kawata, marka qabiilku waa wax leeys ku garto ee qabyaalada ayaa xun. Barigii siyad bare xooga ku qabsanayey xilka ayuu yiri qabiilka ayeynu aaseeynaa markaa ayuu asiga na sargaal iyo taliye aan wax ba aqoonin ee xoog iyo indho adeeg wataan ayuu boliiska ka dhigi jirey oo cidahiisa ah, dadkii xamar ku dhashey ee meesha loogu imaadey markeey kolojka ka baxaan ayuu labo alifle ciidan u qorijirey taas ma cadaaladaa. Farmaajo sidii sii si lamid ah ayuu wadaa, lakin sidaas madhicidoontoo dadkaas siyad bare xiligiisa joogeen hada ma joogaan. Adigaas farmaajo gardarada ku taageerayoow qabiilkaa rabto ahaaw lakin waxaa dalka dan u ah in madaxweyne nimada qorey isku dhiibka ah in ay tahay mid la wada leeyahay ama wax fiican qabo ama iska dhaaf waa in aadan isku dhajinin kursiga taas na waa cadaalad nimada lagu qeeybsanayo wax tarka wadanka loona daneeynayo dalka iyo dadka, hadii dowlad nimo iska kala danbeeyn jirto waa in aadan duminin tastuurka dowlada ee loo dhigtey in madaxwyne kasto oo yimaado dhameeysto afarsano , intii afarsanadiisa sano lagu jiro na ee uu joogo sanadka ugu danbeeysoninuu qabtaa doorasho oo madaxwyne naha ka masuul yahay, waa na ay u furan tahay inuu isku sii sharaxo madaxwyne nimada Hadii uu robo in uu sii joogo xilka madaxwyne. Farmaajo intaas oo dhan ba ma uusan sameeynin, Markuu afartiisa sano dhaneeystey ayuu baarlamaanka la soo istaagey in baarlamaanka uu u sameeynayo mudo kordhin. Kadib markii dadka ku kaceen ayuu xilka ku wareejiyey reeysal wasaare rooble, marka farmaajo waxuu xal u arkey inuu sii joogo villada si uu mudo kordhinkiisa u dhameeysto. U sheeg farmaajo inuu buug cusub oo asiga u gaar ah inuu soo saarto, maxaa yeelay buugaan buugii siyad bare waayey, waa na la ogyahay meesha uu ku dhamanayo🤣🤣🤣, marka camoole dgagoole wax aan dhugsaneynin u sheeg dadka iyo dalka ha u naxo yuusan noqonin kii adeerkiisa ahaa ee ceel iyo burbur ugu tagey dalka asigoo xilka hayo 20 sano ayuu dagaal ka door bidey.

    • @saidhalane9567
      @saidhalane9567 2 ปีที่แล้ว

      @@lulali6059 adiga qalamaa tahay

  • @mohamedhashi5492
    @mohamedhashi5492 2 ปีที่แล้ว +3

    SOMALIDA KUWA AAN MADAXWYNHA SOMALIYA NOQON KARIN
    BAA UGU QAYLA BADAN
    ISKU DIR.MUSUQMAASUQ. BEEN.
    REE REE HEBEL. BANAANBAX. KIBIR
    QABYALAD. LAANDHRE. DHAC BOOB
    DEGAANKAN ANAA LEH.SHISHEEYE
    USHAQAYN. TV KAHADAL. QOFWALBA AQONYAHAN.
    WALAHAY ALLAAH HA U NAXARIISTO
    MAXAMED SIYAAD WAA MADAXWYNHA RABAY INUU XOREEYO
    SOMALI GALBEED. LAAKIIN
    LIBINTA SOMALI MAQUURAAN
    SUBXAANALAAH

  • @salmosalmo8591
    @salmosalmo8591 2 ปีที่แล้ว +2

    Ma sha Allah

  • @soulehassan
    @soulehassan 2 ปีที่แล้ว +1

    Hanoolaato Allaah ayuunbaa quluubta og waxka dhuumanayaana ma jiro, se dadka intaan wax ka qar qarin waynu isku dayi.

  • @mohmoudalisudi3201
    @mohmoudalisudi3201 2 ปีที่แล้ว

    Nimanka isa soo sharaxay shiikh shariif baa ugu danyar ilaa Dani . Iyo xasan hanti Dowlad boobe,Mr madoobe qabridahar ama Dani cumar cabdi rashiid , candirahman cabdi Shakur, hasan kheyr

  • @abdirasakhassan2392
    @abdirasakhassan2392 2 ปีที่แล้ว +1

    caadi mahan mansha allaah dr cabdi kariin

  • @zakizay4
    @zakizay4 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc hanoolaato. AYAANLE waxaan raadinayaa jawaab ah danaha dalka iyo dadka ma shaqsi eedeyntiisa ayey xalku ku jrtaa mise in doorashada qofkii loo dhiibay in lala xisaabtamo maxaa diidan

  • @aminamudhir4150
    @aminamudhir4150 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaalow waa runtiis farmaajo doorasho in uu qabto ma rabo,21 sano ayaa lad iidey 4 kasro kasro uu kadagaa kursiga umadaneh loo naxo🇸🇴

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 2 ปีที่แล้ว +2

    Rooble ayaa laga rabaa doorshada shacabka somaliyeed iyo aduunka oo dhan baa sugayo
    Farmaajo filinkiisii wuu dhamaaday

  • @munamohamed4809
    @munamohamed4809 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah I like it

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 ปีที่แล้ว +3

    FRMAAJO WAA WAALNYE KUWA ISKU CIIDYHAN MAA UU JAADAN
    INUU YAAHYE MAAJNUUN WAXBA
    KAALA OGAYN RAAGI HAADHAGI SYIAD BARRA UUTAALYAN LANGABYO CEELANYLE KHAALKALYE BAA VILDA UU DHAX
    FAADHYE

  • @lulali6059
    @lulali6059 2 ปีที่แล้ว +2

    Hada kabacdi hala takooro reer mariixan oo dhan oo kaliya xildhibaan bis haloo ogolaado, xil dhan yaa loo ogolaanin oo muqdishudhexdeeda , gobal kooda haloo dego kursiga kursi ayey ku waasheen.

  • @aliandi6710
    @aliandi6710 2 ปีที่แล้ว +2

    Caqibada waa siyaasiyinta calooshoda uu shaaqaystishay adiga ay kamid ah siyaasi matihid waar haka lugu arkay wasiir cidan wato Rw cidan wato waxaas ayad ino sheegaysa

  • @abduwahabwarsame1594
    @abduwahabwarsame1594 2 ปีที่แล้ว +2

    Siyaadiyiinta somaliyeed mawada danraadisbaa

  • @mohmoudalisudi3201
    @mohmoudalisudi3201 2 ปีที่แล้ว +2

    Socorata jaziira waa geeska Africa before Somali government fell down

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 ปีที่แล้ว

    Xoolo ayaanle kaas ha waraysan
    Qarandumiska u fadhiya Nairobi

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadkaan afgambi ma yaqaanin; afgambi wax qof shalay yimid-easy go ku sameyni karo ma’aha. 4years nin joogo afgambi horay ka sameyni karo kaas waa mid samada ka yimid. Sharci la afgambiyo meesha ma yaalo’ ciidan tabar leh oo wax afgambiyana meesha ma yaalo; waxa la afgambini rabo waa Somali’ ciyaarta ka daaya arayga afgambi’ kaas eray siyaasad magalo!

  • @darishore814
    @darishore814 2 ปีที่แล้ว

    Wow Walahi waa nin si waadix ah oo educated person ayaa uga fiideysanay wareysigaan

  • @maxamuudibrahimahmed1143
    @maxamuudibrahimahmed1143 ปีที่แล้ว

    waraysiga hanoolaato dhinac ayuu kararanyahay

  • @asmaahmed-xw3hm
    @asmaahmed-xw3hm 2 ปีที่แล้ว +1

    HAL TALAAN HAYAA MUQDISHO Qabiil KA UDHASHAY UUN HA UTALIYO SI MAR DANBE LAYSu QAB QABSAN

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 2 ปีที่แล้ว +2

    Somalia waxay u baahantay madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen.

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 ปีที่แล้ว +1

    Dastuurka dad shisheeye (Itoobiya, Kenya etc) ayaa u sameeyey, waxa loogu talagalay in Soomaalidu isku mashquulaan.

  • @faadumobadal7012
    @faadumobadal7012 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alh sifican buoga hadalay

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 2 ปีที่แล้ว +6

    Farmajo allah naga horwarejiyo balaayada

  • @fatumanoor9536
    @fatumanoor9536 2 ปีที่แล้ว

    Iskuduuduub aqoon la aan ayaa sal u ah soomaali allaha ugagaaro

  • @attakontitan2244
    @attakontitan2244 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaale warun arika Dr waxan umalyna in ninka maliki ladoortay eey maskaxdisi istakaty

  • @cqadarliibaan3558
    @cqadarliibaan3558 2 ปีที่แล้ว +1

    FARMAJO WUU NAGA GUULEEYSANAYE EE HAA NAGALA QABTA BEESHA CAALAMKOOY

  • @abdullahikhalif8689
    @abdullahikhalif8689 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninka aadwaraysani waxaadwaydiisa markuu uncda uahaa meeqaruuxbaaddishay

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 2 ปีที่แล้ว

    Asckm masha allaah

  • @ayanjama4133
    @ayanjama4133 2 ปีที่แล้ว

    Tuugadaan meesha kusheekaysanaya Qaran dumis baatihiin

  • @farhiyasaleh4946
    @farhiyasaleh4946 2 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo waxa uu waayey nin u qalma madaxnimada
    Niman wadanka boobaya ooiibsaday badii oo cadawga soomalia dabad ku wata wadan ma maa mulayaan

    • @asmamaxamed5289
      @asmamaxamed5289 2 ปีที่แล้ว +1

      Ya waye ninki dagadaha 4aha hal malin dhibay ninki halgamg somaliyed u dhibay cadawgis waxa asaga u galay ayaba kabadan

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 2 ปีที่แล้ว

    Ha noolaato tii joogtay baan marag u haystaaye.

  • @sahromohamed1749
    @sahromohamed1749 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan ka xumahay in aabah umada somaliyed maxamed siyaad allah u naxaristo in ad marwaliba rajim ku tilmanta isaga ka dib maxaad qabtan oo dhibato ka ahayan sida kufsi iyo dhac iyo dhuul bobka

    • @monahassan809
      @monahassan809 2 ปีที่แล้ว

      Kursi ku raaaga ayaa loogu yeeraa Rajiim ma ahan wax gooni ah oo loogu yeero kaligiis.

  • @mjamac5261
    @mjamac5261 2 ปีที่แล้ว

    Waa maalintii USC from slans

  • @qaliomar3421
    @qaliomar3421 2 ปีที่แล้ว

    Qabriga ugutaga Poland Allhi ha idcaadaado

  • @mohmoudalisudi3201
    @mohmoudalisudi3201 2 ปีที่แล้ว +1

    Ogaada sokaraata bosaaseey saaraantahay Muslim maaha dadka dagan in soomaali ku hadlaan lacking sokraata waa geeska afrika intay dowlada dhaxano dhicin saasay ahead sooomaalaay. Siyaasiyo ,aqoonyahan,muwaaddin, walahi bilaahi waa qariirada geeska afrika. Ninka aduun ku duursanayoow waa yeelkaa, imisaa soomaali ah oo dunno kali raacsan, tani waa boosaaso. Walaaalayaal

  • @shernm5551
    @shernm5551 2 ปีที่แล้ว

    Kana ma Dr hhhhhhh
    Yaahuu dr xaalqaado

  • @oy3165
    @oy3165 2 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato, Qabyaalada aad kuugu wayn. Lkn si aysan caanadu fahmayn baa u hysaa. DkB

  • @kheyrtohussain4191
    @kheyrtohussain4191 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxatahay

  • @YOONKA-BUULADATV
    @YOONKA-BUULADATV 2 ปีที่แล้ว +1

    Madaxda qaar kurasta ama xafisyada ay ka taliyaan waxey moodaan inay dhaxal u leeyihin.

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 2 ปีที่แล้ว

    Nin garan waayey ,wixii siyaad barre lagu beddeli lahaa auaa siyaadi nalooka dhigo

  • @zakizay4
    @zakizay4 2 ปีที่แล้ว +1

    Doorasho oo dhacdo ayey ku xiran tahay shaqsi walba waxa laga tabanayo dadkuna,aniga qaasatan waxay ila tahay danta dadka dad aan u danqaneyn ayaa hanqal taag daran wada dacaayadaha sabab umada looks gado karo halal yimaado

  • @zakariyeyahye5566
    @zakariyeyahye5566 2 ปีที่แล้ว +1

    Tol Dulloobay Oday Doora Laa,
    Loogu Dawgalaye.
    Maruun Baa Duqaydii Xumayd,
    Danabba Dhaafaane.
    Bal Dayooy Rag Caro Duuban Baa,
    Dib U Guhaadoone.
    Tol dulloobay waa tol talladda suuban
    seegaya;
    Aan talo keen iyo talo raac toona laheen,
    Aan towfiiq, tusmo/ tusaale toona laheen,
    Aan tiro mooyee, tayo/ tamar toona laheen.
    Waxaa dulliga ugu wacan madaxdii tolkaas
    oo aan garaad haggid laheen ama daacad u
    aheen dadkooda, waxaase dhici doonta in
    tolkaas diricyo u kacaan, kuwaas oo
    xumaha ka dhiidhiyi doonna/
    ka guhaadoon doonna.

  • @saidali2381
    @saidali2381 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah waa runti

  • @habonahmed1622
    @habonahmed1622 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Ninwen tahay ilahkacabso
    Qabiildhan mawadaxumo
    Aaqiradaada ucabso
    Qabricidnamakulagaleyso
    Labadamitirxasuuso

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 2 ปีที่แล้ว

    Dalka waa ku cusbaa lee illaaha ilallaah. ayaan iyo kan 2daan wey sheekesanyaan waa mucaarat iyo mmoryaan waaye 2 daan

  • @sahramuscrowhassaan5083
    @sahramuscrowhassaan5083 2 ปีที่แล้ว

    ASC XITA NAYROBI AYA LOGU DABAL DEGAY O AN U MALAYNAY HABENKAS INU INQILAB KA DHACAY WADAN KENYA O AN LA YABNAY MANA.KA MID AHAYN ANIGA DADKA RALIGA KA AHA LAKIIN ALLA AYA U SAHLAY WANA KU RACAY

  • @alimohamud16
    @alimohamud16 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadal waayeel weeye hadii farmaajo maqlaayo

  • @djwarya1139
    @djwarya1139 2 ปีที่แล้ว +1

    Sana wariye lagu yahay yaab saa adi jeceshahay ama amin santahay Ma ahane waa saa wadanka u dan ah iyo shacabka sana. Yurub iyo meel kala dambeen ugu imaday cajaaib

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo kursiga ayuu kuwaashay

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 2 ปีที่แล้ว

    Jalle siyaad madaxiisa allae ha ka shubo wuxuu noo sunneeyey in xukunka xoog lagu qabsado xoogna lagu heysto

  • @zakariyeyahye5566
    @zakariyeyahye5566 2 ปีที่แล้ว +1

    Ar Hooy Nin Doorran,
    Doorro Xaw U Dhahdeen,
    Dadkase Xaw U Dambaajiseen.
    Nin Wax Gartaa Wax Loo Galaa,
    Geed Waani Yaase Gardarraa.
    Al-loow Cadkaanoow,
    Ama Ku Cunnay,
    Ama Ku Ciiddeeyay.
    Doorrasho Haa, Afgembi Maya.

  • @user-tq2pu6nf8j
    @user-tq2pu6nf8j 2 ปีที่แล้ว

    Mucaaradka ayaa diidan doorashada oo hadba dhankii loo raaco ayay hadana diidaan oo ay yiraahdaan tan nama anfacdo ee umada ha lumin ayaanle oo dad udamqanaya umada ukeen waa hadii aydan adigu aheyn qof hayiin u ah dad aan somali aheyn

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 2 ปีที่แล้ว

    Odayga waa lageliyey suaalaha ,nin mucaarad ah iskamuu garan

  • @yassenomer8732
    @yassenomer8732 2 ปีที่แล้ว

    Wariyaha iyo odaykaan dhamaadkah .....uff 2 xaarami monafaqiin

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c ปีที่แล้ว

    Farmaajo Inoo Rooble Ku Wareejiyo Waxaa Ka Keentay Cabsi, Markii Villa Somalia 7 Dhinac Laga Soo Wareeray , Asagoo Shig Shigaayo Oo Hadlay Habeen Kii Dhahay Rooble Aaku Wareejinaa .

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 2 ปีที่แล้ว

    Oppos to farmaajo will give him more credit

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 2 ปีที่แล้ว

    Waa lo' buushe loo dhigo baarlamaanka soomaalidu.

  • @XMan-qu5kl
    @XMan-qu5kl 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanle has something against President Farmaajo

  • @saidamoallim5410
    @saidamoallim5410 2 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad farmajo waa xujo umada lo so diray ee alle haka qabto umada somaliyed
    Aaamin aamin

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo majnuun waqtigiisa kudhameystay Facebook iyo salaanta Abiy

  • @Lights.Upon.Lights114
    @Lights.Upon.Lights114 2 ปีที่แล้ว +1

    Hanooolaatoo caqli gaab inaa tahay wa ogoshahy inuu madaxweynaha wax magacaabi karo mana ogolid inuu wax ceerin karo

  • @mamalula1
    @mamalula1 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaa Buulaay uu Ka yimide luqadiisa maxaa u diiday afar sano oo Hargeysa laga soo shaqeeyay maa lahjada lagu badashaa ?????

  • @ibrahimosman5219
    @ibrahimosman5219 2 ปีที่แล้ว

    Doorashada yaa diidan M farmaajo doorasho ayuu rabaa lakin ha tartamin wax aqli galaayo ma aha

  • @luulxasan7549
    @luulxasan7549 2 ปีที่แล้ว

    wadaniyada iyo moqraatiyada maxaa isu keenay

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 2 ปีที่แล้ว

    Qeys ciribeey aaway

  • @marwoyusuf906
    @marwoyusuf906 2 ปีที่แล้ว

    Farmaajo ama waa inuu kursiga helaa ama waa in qofkasto waayaa oo dib loonoqdo

  • @abdullahikhalif8689
    @abdullahikhalif8689 2 ปีที่แล้ว

    Manin unc ahbaabawaraysanaysaakkkkkkkkkk

  • @farahjama1093
    @farahjama1093 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaad waraysanaysaa dadka waashay ee qabyaaladu dilootay ee dalkeenii burburiyay
    Ee Ayaanle sxb duligaas oo kale ha waraysan
    Dawladii asagaa burburiyay markuu xukunkii
    Dalka ay asaga iyo qabiil kiisu ku fashilmeen
    Ayuu hada dalkii markuu hagaagay ka xun yahay

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 ปีที่แล้ว

      Kanih yah yirih waa Aqonyahan ki la waraystabah waxan buh ka shekeyah intah nocan hadlayoh weliged somalih horumaraysoh runtah shek robleh wuxuu noqday tuug

  • @farttunafm3595
    @farttunafm3595 2 ปีที่แล้ว

    QOFKA MARKUU QABIILEYSTE YAHAY WAXAAD KU HARANAYSAA SIDA LABADAAN OO KALE MADAXWEYNAHA HADA JOOGA IYO MAXAMED SIYAAD BARE ALAHA U NAXARIISTEE BEEY ISKU XIRIIRINAYAAN HADALKOODA WAXAAY KU NOQ NOQAYAAN FARMAAJO WAA MAXAMED SIYAAD DULINIMADAADA UNBAAD NA TUSTAY IYO NACEYBKA AAD UMADAAS U QABTID

  • @sahramuscrowhassaan5083
    @sahramuscrowhassaan5083 2 ปีที่แล้ว

    MAR WAXAN IS IRAJDA FARMAJO WAXA UU RABA IN.MIQDISHO BURBURTO AMA WA NIN LA HAYSTA AH O AY HAYSTAN UGANDHESKA OO AY RERKISA U HAYSTAN SI USAN U BIXIN

  • @abdihayir6
    @abdihayir6 2 ปีที่แล้ว

    Dr and professor Somalia wa Sidan. Subxaana Allah karama Allahu bin Adam bil caqli

  • @Mamursal5
    @Mamursal5 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanle sxb qabyalaad weye waxa ku haya taana daawa maleh. Rooble doorasha umasocdo ee boob hanti ayaa kujirta,

  • @husseinxyz
    @husseinxyz 2 ปีที่แล้ว

    Waxa caado noqotay marka qofka dantiisa meesha ka waayo ama loo yeero waayo inuu caytamo.
    Ayaan lens waxa u dan ah inuu helo qof hadala wuxuu rabo ha sheegee