Maxaa ugu wacan xaalada Autism ee aadka ugu badan Somalida Maraykanka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Maxaa ugu wacan xaalada Autism ee aadka ugu badan Somalida Maraykanka.

ความคิดเห็น • 74

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 9 หลายเดือนก่อน +9

    Manshallah this guy knows what he is talking about 👍🏽

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 9 หลายเดือนก่อน +4

    Maansha allah.mar kasta waan ka fikiraa soomaaliya way u baahanyihiin in wasaarada waxbarashada wax laga bedelo

  • @awaibrahim7148
    @awaibrahim7148 9 หลายเดือนก่อน +3

    MashAllah ❤️❤️❤️ this man is very knowledgeable!!!

  • @dagansh5606
    @dagansh5606 8 หลายเดือนก่อน

    Maxamed inadeer Allaha kuu barakeeyo caqliga iyo cilmigaba I am proud of you

  • @luizzekomohamettthomeski5824
    @luizzekomohamettthomeski5824 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah waan idin salaamay madaxa Dugsiga amoud center inc Mohamed mohamuud Abdullahi iyo Wariye Abdisalaam Hereri.Adeer Mohamed mohamuud abdullahi aad baan kuugu hanweynahay hawsha baaxadda leh ee ka socota dugsiga, iyo sida hufan ee aad u caawinayso ubadka soo koraya ee hamiga nolosha ku hamiya. Waad ku mahadsan tahay inaad ka caawisay carruurta inay gaadhaan hadafkooda. Ilaahay ha idinla garab galo.

  • @user-lz2hd6gm1x
    @user-lz2hd6gm1x 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah, waan idin salaamay madaxa Dugsiga Maxamed Abdullahi
    iyo Wariye A/salaam Hereri. Xaqiiqdii, waa wax aad loogu farxo wax-qabadka
    iyo howsha ballaaran ee Dugsiga ka socota, iyo sida kartida hufan leh oo ay
    Soomaalidu uga dhex muuqdaan dalka Maraykanka, siiba Minnesota.

  • @hassanhadi897
    @hassanhadi897 9 หลายเดือนก่อน +1

    masha-allah aqoon yahan maxamed maxamuud cabdilaahi shaqa wanaagsan ayuu umada u hayaa gaar ahaan ubadka allaha ku xafido alaha kugu asturo

  • @luulmatan698
    @luulmatan698 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha alah walalkay Maxamed waxuu umada u horseeday rajo caruurtii guryaha lagu hayn jirey in loo hero.xal.caafimad ilaahay haku asturo

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 9 หลายเดือนก่อน +4

    Sideen soomaaliya u gain karnaa mashruucan.angu reer uk ayaan ahay

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 9 หลายเดือนก่อน +2

      dee gee haddaad awoodid, sidaan u gayn karnaa waa maxay? soomalida intay leeyiin qofkale hasameeyo ayay xeedho iyo fandhaal kala dhacayaan.

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahow inankaygii ii caawi caadilow, thanks hereri.

    • @WaayoArag.
      @WaayoArag. 9 หลายเดือนก่อน

      Aammiin. Eebbe ha caafiyo.

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo 9 หลายเดือนก่อน +1

      Aaaamiin Aaaamiin Allaha ka Dulqaado Culeyska insha Allah

  • @user-gc8ub5xu2w
    @user-gc8ub5xu2w 9 หลายเดือนก่อน +3

    Aniga waxaan qabaa in caruurta laga ilaaliyo tvga mobilka iyo waxyaabaha kale qaasatan caruurta xiliga dhalashada ilaa aay ka garayaan 6 sano

  • @mohamudaden3391
    @mohamudaden3391 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan umalenaya in lagu beerayo xanuunkas inta ay caloosha hoyada ku jiran ama isla markay dhashaan watch out

  • @jakuukakin1024
    @jakuukakin1024 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah

  • @mohamudnur8607
    @mohamudnur8607 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah shiine

  • @halimamohamed9074
    @halimamohamed9074 9 หลายเดือนก่อน

    Taalalada ilmaha aya keena nooc kastaba, from birth to 4yrs old. Please ilmihina hatalalina anigu ciyalkayga matalalin alxamdullilah

  • @asha3777
    @asha3777 9 หลายเดือนก่อน

    Maa Sha'aa Allaha
    Allaha xafido caruurta Somalida

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 9 หลายเดือนก่อน +3

    Ilmaha gaalada iyo cirbada hooda ka ilaal sada

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 9 หลายเดือนก่อน

    Maashalah Abdisalan Hereri Salaan Sare Inadr

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 9 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah jasaa akallaah

  • @user-cw8sr8vd2o
    @user-cw8sr8vd2o 9 หลายเดือนก่อน +1

    Canaaha geela xabad sowdada iyo kaluunka waa daawada ugu fiican ee autism ka

  • @FAYZal70000
    @FAYZal70000 9 หลายเดือนก่อน +3

    This is very useful and helpful video

  • @maxamedmaxamuud2631
    @maxamedmaxamuud2631 9 หลายเดือนก่อน +1

    M.a hereri wariye ruug cadaaya oo wax muhiima dadka usoo gudbiya sharaf iyo karaamo

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 9 หลายเดือนก่อน +3

    🥺🥺🥺.🥺 Yaa rabbi silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama

    • @ubahali-be7ls
      @ubahali-be7ls 9 หลายเดือนก่อน +1

      Walaal Allah ha noo wada gargaaree maxaad kuudaran .

    • @dagansh5606
      @dagansh5606 9 หลายเดือนก่อน +1

      Allaha kuu dhibyareeyo waxaku haysta Quraanka Akhari walaal Tasbiixda badi.

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 9 หลายเดือนก่อน

      Quranka akhri walal oo ilaahay bari insha allah waad liibaani doonta

    • @nrcabdi
      @nrcabdi 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@ubahali-be7lswalaal xaalad adag ayaan wajahayay. adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir
      *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
      Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
      ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

    • @nrcabdi
      @nrcabdi 9 หลายเดือนก่อน

      walaal xaalad adag ayaan wajahayay. adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir
      *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
      Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
      ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @nuuraxaamudismaaciil4312
    @nuuraxaamudismaaciil4312 9 หลายเดือนก่อน

    Mchallah tabarkalah

  • @ahmedmaow5710
    @ahmedmaow5710 9 หลายเดือนก่อน

    Louisville Kentucky

  • @youngblood6606
    @youngblood6606 9 หลายเดือนก่อน

    Very proud 👏

  • @moadam7003
    @moadam7003 9 หลายเดือนก่อน +1

    Make a video about hep c and Somalis. Mayo clinic did study, and it was found Somalis have more hep c ( 6%) compared to the general public rate (2%). Hep c can lead to liver cancer but it is treatable very easily if diagnosed in time. Thanks Abdisalan Harari.

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 9 หลายเดือนก่อน

    Caruur badan oo maskax badan ayaa iskuulka uga tegta daryeel la aan

  • @timowayne6993
    @timowayne6993 9 หลายเดือนก่อน

    Lack of good nutrition and vitamin D during pregnancy

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh 8 หลายเดือนก่อน

    Naagaha dhalay ilmaha qaba cudurro aad u daran. Waa naago cuna kiniiniyo daran si ay u dhalaan ilmo xanuuno badan qaba si ay lacag ugu qaataan ilmahaas SSI. Ka garo inta business beey noqoto. Lama daaweyn karo oo daawo malaha.

  • @motivatingandrelaxingchann4044
    @motivatingandrelaxingchann4044 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤🎉

  • @aminaali2651
    @aminaali2651 9 หลายเดือนก่อน

    Alaa wiilkeygaa u bahaan 😢meshaaan ilaahyoow naa cawii intayada haysataa caruur xaladaan ku sugaaan

    • @farhiyasaid697
      @farhiyasaid697 9 หลายเดือนก่อน

      Aamiin alaahuma Aamiin

  • @aliibrhim4573
    @aliibrhim4573 9 หลายเดือนก่อน

    Weĺl done

  • @mrsuhayb7018
    @mrsuhayb7018 9 หลายเดือนก่อน

    Lkn ciyalka 🇸🇴 somalia ku dhashaa cudurkani kuma dhacee ma kuwa qurbaha ku dhasha ayunba xanunkani ku dhacaa

    • @kaltuunabdullahi203
      @kaltuunabdullahi203 8 หลายเดือนก่อน

      See ku ogaatay iney ku dhicin kuwa soomaaliya ku dhasha?

  • @qadanismaaciil-hi7gu
    @qadanismaaciil-hi7gu 9 หลายเดือนก่อน

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 9 หลายเดือนก่อน

    Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @jaqafle
    @jaqafle 7 หลายเดือนก่อน

    Vaccine

  • @haniahmed7534
    @haniahmed7534 9 หลายเดือนก่อน

    Walal Hargeysa xageykaga tala Centerkano kale fadlan reply when you can Jazakalah

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 9 หลายเดือนก่อน

      Hargeisa maha meesho

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@nuurnuuraan8624 Ma adaa caruurtii laga sheekeynayay oo aan helin dhaqtar ah, qofka waxbaa loo sheegaa ama waala aamusaa.. bal wakaase maxaad sheegtay

    • @Degaliah
      @Degaliah 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@nuurnuuraan8624meshu wa hargeisa miyaa lagu yidhii? Yaab center kan oo kale bu ku iriii ee isdaji😂

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE 9 หลายเดือนก่อน +1

      ​@abdimuse7911 😂😂😂 walahay waan qoslay way waxan social media nagu haysta nus ayaa dhakhtar la'aan ku dhacday,

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE 9 หลายเดือนก่อน

      Hargeisa waa laga furay walaal gabadh qurbaha ka timi oo caruuteeda qayb ka ka mid ah xanuunkan qabaan ayaan ka daawaday tv waan raadin isha Allah waana kula wadaagi markaan soo helo

  • @mustafeawad5659
    @mustafeawad5659 9 หลายเดือนก่อน

    Caanaha Geela ayaa daawo u ah

  • @abdullahifarah6909
    @abdullahifarah6909 9 หลายเดือนก่อน

    Vitamin D hadduu Ku yar yahay dumarka uurka leh ayaa sababa autism ka....

    • @timowayne6993
      @timowayne6993 9 หลายเดือนก่อน

      Dadka madow waa inay qorax halan ama vitamin D qaataan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 หลายเดือนก่อน

    autism wa ilmo jin ama jin iyo insi iskudheehan waxana sababa jinku hawsha sadex buu ku ahaa marki shaqada qaranka socotay

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 9 หลายเดือนก่อน +2

      wax kalaa kuu sawiran ,

    • @Degaliah
      @Degaliah 9 หลายเดือนก่อน

      Ilahay idanki aduu Jin hakaadhalo

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs 9 หลายเดือนก่อน

      @@abdimuse7911 autism wa jinka sababa ee quraanka lagu daaweya wana dhal jin sikastaba ha ahaate waxan kulatalin laha dadka caruurtodu autism tahay inay miyiga soomaaliya geeyan dee qofku inu runta kaxanaqo maaha wayo dee ilaahayba abuura wuxu doono

    • @yussufabdi1084
      @yussufabdi1084 9 หลายเดือนก่อน

      Subxanallah

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE 9 หลายเดือนก่อน

      Walaal dhakhtar la'aan ayaa kugu dhacday waaka dr ku sheegayo ee leeyahay somalida waa lasii wada daayaa waana dayacan yihiin

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah