DEG DEG: Cabdi Qaydiid oo U Hanjabay Xasan Sheekh iyo Xasuuqii Lagula Kacay Beesha Habargidir oo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ค. 2024
  • Cabdi Qaydiid oo U Hanjabay Xasan Sheekh iyo Xasuuqii Lagula Kacay Beesha Habargidir oo
    cabdi caydiid,cabdi naasir caydiid,cabdiraxmaan caydiid,somalia,beesha habargidir,abwaanada beesha habargidir,taariikhda beesha habargidir,shirka beesha habargidir,beesha saleebaan habargidir,beesha cayr habargidir,beesha saruur habargidir,beesha sacad habargidir,puntland,wareysi
    ~-~~-~~~-~~-~
    Please watch: "DEG DEG Somaliland oo Weerar Ku Qaadi Rabto Gobalka Awdal Hub & Ciidan"
    • DEG DEG Somaliland oo ...
    ~-~~-~~~-~~-~
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 80

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 15 วันที่ผ่านมา +7

    Ader cabdow dhulja dawlada somalia lahayd dadka dhul bedel halasiyo dheh dawladu balse waxan sharci ahayn haku hadlin

  • @abdirizakhassan6979
    @abdirizakhassan6979 15 วันที่ผ่านมา +1

    Abdi Qeybdiidow ma isweydiisay Daaroodkii aad Qaxiotiga ka dhigtay oo ku kala shsn Qaaradood ma iswediisay in Maalin uun ilaah idinka abaalmarinayo mid ka banana sug insha alaah. Aamiin. Aamiin. Aamiin.

    • @user-ns7df1zk5k
      @user-ns7df1zk5k 15 วันที่ผ่านมา +1

      Cuqdada hg udhimo 😂

  • @macalindaud-daruiman
    @macalindaud-daruiman 15 วันที่ผ่านมา +1

    Awelba xoolaha xoolo lasoo dhacay bay ahaayeen
    Tuugna tuugbaa dhaca xasan sheekh guul
    War meesha ka carara waji madawyey
    Duqaan eega qaab daradiisa daalimka xaq dad muxuu qabaa

  • @mahamedqolfaa1079
    @mahamedqolfaa1079 15 วันที่ผ่านมา +1

    Cabdi qaydiid asagaa laxirayaa

  • @fadma638
    @fadma638 15 วันที่ผ่านมา +2

    Dadkan waa dadkii masaakiinta sh/hoose soo barakiciyey oo loo bixiyey barakacyaal😢 Nabsiga , hbgr ummada Somali ka gashay ma dhawa, dhulkooda dib ha looga celiyo waa la nasan la, yahay 😢

    • @zamzamqurux8691
      @zamzamqurux8691 15 วันที่ผ่านมา

      Hhhhhh h.g waa dad xaqooda dhacsa kara

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 15 วันที่ผ่านมา

    Mooryaantiii mogadisho waaa is iscunaysaaa

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 14 วันที่ผ่านมา

    9 Julay 2024.waxas muqdisho kadhacay Suunaawi ama dhulgariir.

  • @abdirizakhassan6979
    @abdirizakhassan6979 15 วันที่ผ่านมา

    Abdi Qaydiiday ma hadda noqotay Soomaali markii aad lsunaysay Daarood maxaa ahayd waa isweydiin u bashan Jawaab in kasto ilaah noo abbalguday masha alaah.

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 15 วันที่ผ่านมา +1

    Reer sacadna lug u laaban madaxda iyo maalqabanada ba dadkoda masaakinta ah lacagta u adeegsaday baal fiiri liiban shuluq yahuu

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 15 วันที่ผ่านมา +1

    Dabdamiska waa in wax laga qabto dad dag madax weeyni tolkaa hawiye waan ku nan nay ogow

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 15 วันที่ผ่านมา +2

    Alla yaa nin daarood ah ama dir ah ka dhigi lahaa madaxweyne maanta dagaal Qabiil ayay iclaamin lahaayeen

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 15 วันที่ผ่านมา

      Wllhi waa sidaas maanta Xamar waa lagu kala bixi lahaa lkn waxaa cadow ku noqdey ki ay qabiil ahaan u taageeraayeen. Xassan Bakhti u sujuude waa nin aan dal iyo dad midna u rooneyn oo lagu khasaarey. Waa nin xoolo urursi iyo dhul boob iyo dalxiis ku waashey. La mood noqonse waa. Qabyo ninkeedaa dhammeystira ma waxay in xitaa dadki dhintey la so faqo si lacag loo sameeyo. Qof gaajo iyo tuugsi ku korey waxaas baa lagu yaqaan.

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 15 วันที่ผ่านมา

    Cabdi qeeybdiidow maanta waxaan joognaa in dadkaagii aay xasan gurguurte iyo dameerihiisii aay ka adeegtaan taas lama qaadankaro ama iskadhiciya ama isdhiiba caaac looma baahnee

  • @muhumedosman6884
    @muhumedosman6884 14 วันที่ผ่านมา

    Xasan shiekh maxkamad halasootaago shacabka magdhow halasiiyo guryahooda iyo hantidooda

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 15 วันที่ผ่านมา +1

    Dhul ku dawladda saw ma lahayn, dadkan xooga ku deganaa ee weliba ku dacwoonaya dhul in la i siiyo, waxa ay ahayd in kiradii 35 sano laga qaado.bal iyagii baa in la dulmay iska dhigaya.
    In mar horeba xoog lagaga kiciyo bay ahayd, lacagna laga qaado , ma bixin karaan intaa oo sanadood lacagteedii ee bil walba lacag ay bixiyaan meeshay doonaan ha tegeene.

  • @abdirizakhassan6979
    @abdirizakhassan6979 15 วันที่ผ่านมา

    Abdi Qaybdiid ha ilaawiin in aad tahay dhiyacabkii Daarood layay waxaad heshay jawaab xagga ilaah kaama timid oo.soo dahday insha alaahna intaas waa ka sii.badan Di deg deg ah Qabqable Dagaalow.

    • @CabdirisaaqMahamed-ff6re
      @CabdirisaaqMahamed-ff6re 14 วันที่ผ่านมา

      Ficilkii aad sameyseen oo aad caasimada wada meed aadka fhigteen dadkii shacanka aad kaaro ku xasuuqdeen wixii dhacay dib u aqri intii aadan eedeen qof iska kaa celiyay warkaado waa maxaa la iskaga key celiyay

  • @muhudiinyusuf6900
    @muhudiinyusuf6900 15 วันที่ผ่านมา +1

    Soomali ma soo shawa wallahi!

  • @user-oo3yl2ry3c
    @user-oo3yl2ry3c 12 วันที่ผ่านมา

    Mooryaan waligii waa mooryaan dhulka Ma habargidir baa leh mise dhul baad ah baa rabteen

  • @cabdiwali2375
    @cabdiwali2375 15 วันที่ผ่านมา

    Habar gidir shaatigii dowlada loo adeegsadey anagu hadaa xawaadle nahay ishaan ku heynaa barakicinta iyo burburka uu abgaal ku hayo hantida beesha hg baqdina waa na gashey

  • @abdiosman335
    @abdiosman335 15 วันที่ผ่านมา

    Tilka waa aduu maanta maalintiina

  • @sahraali8379
    @sahraali8379 15 วันที่ผ่านมา

    Somaliya dadkaan baa kunool oo aaminsan wax aanay lahayn in ay ku dagaalaman, waxaa xigi doono ab ka ab weygoogayaan ilmaha sidaas lagu dhalay, dadka dhiban waa sax in la caawiyo balse lama wada caawiyo shacabka kuwa xooga leh baa xaq leh unfortunately. Dadka qaar maba lahan cid kumatasha dawlada oo sida larabo baa laga yeelaa.very sad 😢

  • @user-zf8cu1yd7c
    @user-zf8cu1yd7c 15 วันที่ผ่านมา

    Cadaladi ayaa so dhawahay qebdid oo leh waxan codsanaya waa waa kale oo noo bariyay

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 15 วันที่ผ่านมา

    Kuwii kabbalah lagu soo fagtay iyagana ka warsn

  • @cashojimacle8713
    @cashojimacle8713 15 วันที่ผ่านมา

    tanoo kale wax la qaato maaha in arin laysku ogaa hadana lagu soo dheelmado raga la soo adeejiyey waa rag ciil hayey xasan shiikh tan waa in ay hg kala xisaabtanto dadkiina maatadaa in la dhigo qorax aqli maaha tan dowlad maaha waa mid gaajo wado oon dhargeyn ilaahey umada ha dhaafiyo waa ku qasaarney xasan shiikh

  • @user-sk2sr2yr5l
    @user-sk2sr2yr5l 15 วันที่ผ่านมา

    Dadka waa lagu gambanayaa kuwaan hadlaya siyassad ayay ka raadinayaan dadka deganaan jiray dhulkaas mar hore ayay dadkooda dayaceen.

  • @abdiosman335
    @abdiosman335 15 วันที่ผ่านมา

    Hantidooda dheh deegaanka iyaga ma laha waa meel dowlda leedahay hadalka lal saar

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 15 วันที่ผ่านมา

    Wax badan ba laha Habargidir waa daalimin laakiin maanta iyagi ba dulman wana qalad sida dadka shacabka ah sida loogalo

  • @user-ef6rb1bw7j
    @user-ef6rb1bw7j 15 วันที่ผ่านมา

    Adieu waxii adgaysatay kawaran

  • @madaalayaashaqaran2407
    @madaalayaashaqaran2407 15 วันที่ผ่านมา

    Mudane xusuuso adigoo dowladaii kumelgaarka shacabkii tarabuunka ku burburisay ee halheys kuu ahaa bidaarteyda dag sidee hada isku waafaqey hadalkaaga

  • @user-tw7uk5ed5k
    @user-tw7uk5ed5k 14 วันที่ผ่านมา

    Hg culumo iyo wax garad ma laha miyaa oo xaaranta iyo xalaasha u kala sheegta Hg waa mooryaan tuugo aan xishoonin ee ka baxa dhulka dowlada

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 15 วันที่ผ่านมา

    Abdi qaybdiid waayo aragna waa tahay dadka waxaa laydinka rabay in aad kahadashaan meeshii lagay lahaa mar hore meesha waa meel dowladeed waxaana lasheegay mar hore in labaneeyo marka yaa eeda leh dadka waa dad dhiban dowladiina meesha waa rabataa umada yaana laysku dirin dhulka waa dhul wayn meelkale haloo raadiyo qaybdiid sidee wax kaa noqdeen

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 15 วันที่ผ่านมา

    Tuug asaga ma laga qaado Guriga bililiqada ah e wasaarada war faafinta
    Ilaa 1991 wuu dagan yahay

  • @maxamedaadan2745
    @maxamedaadan2745 15 วันที่ผ่านมา

    Arintaan ma kulula lkn waa la gaaday habargidir

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w 15 วันที่ผ่านมา +1

    Tuug

  • @user-tg5wr5ho3z
    @user-tg5wr5ho3z 15 วันที่ผ่านมา

    Tuugtuug dhaley inlaburburio waa waajib

  • @user-tw7uk5ed5k
    @user-tw7uk5ed5k 14 วันที่ผ่านมา

    Hg waa dad aan xishoonin tuugo mooryanimo diin laaweyaal iyo wax kasto masiibo ah isku raaca waa dhal shedaan

  • @Walaal2017
    @Walaal2017 15 วันที่ผ่านมา

    Waa Qabiil waayeel iyo saqiir isku wada caqli ah meesha ma isagaa iska leh Dal-xoreeya 2026 mar kale ilaah idinkiis Buuqa xaytahay

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b 15 วันที่ผ่านมา

      Guul guul 👍 birmade xasan sheeq cadowgiis hajabo

  • @MahadSaciid-wz5ob
    @MahadSaciid-wz5ob 15 วันที่ผ่านมา

    Awoowe yaashoda kudhintay unc darodkaqabsaden 1daarood ahaa habenwalba500 America loqaada500000 qof bush uogoladay aroos ahaayeen

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 15 วันที่ผ่านมา

    Maxad ka qabankarta 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 15 วันที่ผ่านมา

    Hhhhhh dadaa a oodin ku taagneyd kasoo fuqdey cuqdada Hg la dhinta,demdemiskana somaali oodhan ayaa deganeyd hg keliya ma deganeyn
    Mediaha ku nefisa calool mariidyaasha
    Hg waxa ilaahey ugu nimceeyey waa dad aan cuqdad aqoon waa dad lalgu dhex noolaan karo,waana dad wax iska celiya markey runta gaarto
    Allaha xafido meel ey joogaanba cadowgooda hoos mar walba

  • @user-ef6rb1bw7j
    @user-ef6rb1bw7j 15 วันที่ผ่านมา

    Adaabahadlaysi

  • @rocky4066
    @rocky4066 15 วันที่ผ่านมา

    Waxa uu dalka soomaaliya ka degi la'yahay waa labadan qabiil oo is eedeeynaaya iminka

  • @AliAhmed-qb2yy
    @AliAhmed-qb2yy 15 วันที่ผ่านมา +1

    abdiqebdiid calacalka daa ee dadka wax uqabo

  • @MohamudAbdi-qw8bf
    @MohamudAbdi-qw8bf 15 วันที่ผ่านมา

    Kani sow ma'aha ninkii suuqa bakaaraha ku laayey dumarka dahablaha ahaa.

  • @fadumaabdi9837
    @fadumaabdi9837 15 วันที่ผ่านมา

    Halkeee ku maqneyn. Kursiga ba eega adiga iyo inta kuraasta Sacad ku fadhiso.

  • @abdullahiisseabdi1987
    @abdullahiisseabdi1987 15 วันที่ผ่านมา

    Qeeyb diid
    Wadanka doowlad buu leeyahay amrka doowladana was inuu fulaa qabiilka aad ka dhalatayna waa ineey qaataan amarka doowlada

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 15 วันที่ผ่านมา +2

    Dadkii Soomaaliyeed ee dowladooda bur buriyey ayaa maanta kala cabanaya

  • @abdirahmanmoalim5562
    @abdirahmanmoalim5562 15 วันที่ผ่านมา

    Ciidanka meesha halaga qaado intooda balan waa siyasad wixi haro lagu leyn rabo meeshana looguso noqon rabo cidii kaa yeesho ayaase caqli xun

  • @theonlyman1405
    @theonlyman1405 15 วันที่ผ่านมา

    War farmajo so bax hawiye muqdisho iska leh maxà Laga daxlay reer muqdisho hada ma farmajo Mya jooga muqdisho I'm sorry farmajo viva 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-wt2kd4np6z
    @user-wt2kd4np6z 15 วันที่ผ่านมา

    Markii mooryaan aad madax ka dhigatid waa tan oo kale war noo dhaaf magaca soomaali

  • @ahmedw5
    @ahmedw5 15 วันที่ผ่านมา

    Qeybiid, nin warlord ahaa oo weliba qabilist ah.

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 15 วันที่ผ่านมา

    warka cabdi qayr diid wardalab leh ayuu u egyahay oo wax ka og xaalada dab dabiska lagu burburiyey tan kale cidii horay wax uburburisey waa in laburnuryaa bal ree hiloowlow hawiye diide oo soomaali diidee oo habargidir diidee oo xataa sacad diidee yaad gashaan laydin garan waaye

    • @Fadumaabdirahman22
      @Fadumaabdirahman22 15 วันที่ผ่านมา +1

      Marka hore sacad madaxda iyo ganacasadba lasagna qaaten liiban shulaqna dhulka ku kor ibdasaday dadka degan ee xaq u lahay wa shacab dawlada iyo madaxda ma tashay ba ee xaqa ka galin warka cabdikheydiidna wa wa khawada maqashi wanna ha u qaban siday Aniga I la tahay shavabka alle ha u gargaaro grab ha siiyo feel ka they're badan ha siiyo dawlada iyo madaxda sacad wa dhaliley ganacsada liiban shuluqna wa nin hunguri qaatay yahuu yahuu yahuu😂😂😂😂😂

  • @user-lt1xj4uu5q
    @user-lt1xj4uu5q 15 วันที่ผ่านมา

    HABAR GIDIR DOQONIIMADAN KUMAAN OGEYN XASSAN GUURGUURTE HALAFANASHO WUXUU BANEYSTEY DHIIGA HABAR GIDIR MIYAA LA'IDINFALEY WAA IN AAD WAX ISKACELISAAN

  • @khaliifsalaama88
    @khaliifsalaama88 15 วันที่ผ่านมา

    Dowladdu ma istaaiil baa shacabkina ma falstiinbaa madaxwaynuhuna ma Natanyahubaa

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 15 วันที่ผ่านมา

    Abdiyow farmaaja kadan beeyey in gurigaaga laweeraro iyo barakicinta dedkaas iyo kuwii qabuurahooda loogu daatey guul

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m 15 วันที่ผ่านมา

      kuwas farmaajo waad ku qarwaaysaan dameerehoow

  • @Hayaantraveler
    @Hayaantraveler 15 วันที่ผ่านมา

    Dowlad waa tii😂awaamiirteedu shaqayso

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 15 วันที่ผ่านมา +1

    Maasha qoor ku garabsiinlaheyd wada hadalka socday in shacabka la siiyo meel wanaagsan si sharaf leh ba liiban shuluq iwm ba dabo furfuray lacagta ku bixiyey dhibaatada shacab bar kicinta agoonta curyanka dadka jilicsan markan ka saaro qoor madaxda sacad kuwa saleeban cayr saruur wa hurdan xaalka shacabka wa la gobat yahuu

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 15 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkllllllkkkkkkkkkkkk
    H Gidareey nin baahani waxba kuuma gooyaa layidhi.
    AF wax cunayna xishooooooo
    Weeyi warka QAYBDIID iyo intakaleba

  • @sahraali8379
    @sahraali8379 15 วันที่ผ่านมา

    Ileen qaainimo lagama weynaado

  • @sahraali8379
    @sahraali8379 15 วันที่ผ่านมา

    Adiga iyo muuse sudi baa kaharay kuwii dadka laayay, weli waxaadan lahayn baad udagaalameeysaa adigoo intaa jiro.
    Waxaad leedahay baa dad lasiiyaa adeer.illah kabaq.

  • @halidmahamedbare2752
    @halidmahamedbare2752 15 วันที่ผ่านมา

    Meeqaa loo digayay , dhulka waa loo baahday ayagana malahan waay iska dageen , xagee ka yimaadeen oo awal aay daganaayen ? Qof walba meeshii uu ka yimid haku laabto dadkaan iimaan darana oo wax islaameed jeclaa

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 15 วันที่ผ่านมา

    Qeybdidow adiga ayuu xil kaa saaran yahay oo kursigoda ku fadhiya cidii wax u qaban karto ha u qabato maa keentay qaatil tuug ah sow ninkii ceydiid dilay ma tihid oo waxmatarw adigoo kale ah hg uma soo harin masiibo kugu dhacday oo ilaahey umada kaa hor wareejiyo

  • @husseinabdi6396
    @husseinabdi6396 15 วันที่ผ่านมา

    Nac nacda daa qeeyb diidow awalba dhulka dowlada ayaa laheyd hadana way ubaahatay dadkaasna mar hore ayaa loodigay

  • @hi-gn6my
    @hi-gn6my 15 วันที่ผ่านมา

    Odaygaan maba xishoodo, wixii uu dad laayay oo hanti lunsaday, haddana waa sii hadlaa. Wallee ceeb looma dhinto.

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 15 วันที่ผ่านมา

    Deganka ta seyey, ileen ceeb loma dhinto, warxeshoda reryahow, somali waxa ku noqoten book anan ba en

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 15 วันที่ผ่านมา

    QOFKASTAABA. GEEDKII. UU BEERTO. AYUU MIRIHIISA. GURTAA

  • @xaylecali7045
    @xaylecali7045 15 วันที่ผ่านมา

    dhulka dadki ay goofks u ahayd ee lagu dhalay ayaa nool wana reer murusada ah fowlada kala waregtay wana iska tagen lkn adiga waxad ledshay dad aya dhulkoda laga boobay sow mahan kuwi 1991 biliqada kuso dagay xasana waa tuug inuu gatuu raba marka waa 2 reer doqoma ah fowladnimdi u famay tuganimo iyo biliqo

  • @user-qx6lp2uy4u
    @user-qx6lp2uy4u 15 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkk meeqaad dad kudheelmaneseen ayagoo hairdo dileeseen dhaceeseen matiinaa idinxanuujisay horaad umad hurudo oon dareen dagaal sugeenaa kudheel majirteen ee adkeesta waakalkiina

  • @user-cw4ts8dy2g
    @user-cw4ts8dy2g 15 วันที่ผ่านมา

    Shalay naagtaada musqushaa farmajo ku jebiyay kama aadan hadlin,maxaad u hadli weysay shalay? kkkkkkkkkkkk

  • @user-wb4zq1kw5b
    @user-wb4zq1kw5b 15 วันที่ผ่านมา

    Bidaartayda daga miyaad hilmaantay

  • @abdirahmanhaio2701
    @abdirahmanhaio2701 15 วันที่ผ่านมา

    Adeer maaweelo waad qaatay ? Beenlooy macaca waabeen