DALKEE LAGA KEENAY HUBKII AY FURTEN SHACABKA CABUDWAAQ,HALKEE LOO WADAY, YAA LAHAA, SHAKIGA JIRA.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • DALKEE LAGA KEENAY HUBKII AY FURTEN SHACABKA CABUDWAAQ,HALKEE LOO WADAY, YAA LAHAA, SHAKIGA JIRA.
    Disclaimer!
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and TH-cam
    © Color luts music and all graphics Motionarrays.com
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond TH-cam!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

ความคิดเห็น • 199

  • @warrior_566
    @warrior_566 3 หลายเดือนก่อน +27

    Mashaalah tabarakalah
    Ilaahoow bareekey reer cabudwaq aamin yaa Rabi

    • @mruun2509
      @mruun2509 2 หลายเดือนก่อน +2

      Amiin iyo Somaali oo dhan

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 3 หลายเดือนก่อน +24

    Sheekh Abdi Hirzy Iyo Suxufigeena Abdijaliiil 🎉 waan idin salaaney Mahadsanidiin 🎉

    • @CalimuseDhicisow
      @CalimuseDhicisow 3 หลายเดือนก่อน

      18:06

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน +3

      Ma kan caruuraa kufsadaad sheekh ugu yeedhay ha ceebayn sheekh yada

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@TogdheerBurco-x3pmarqatiga ilahey hortisa ka fur hadii aad Shahid ka aheyd

    • @MohamudIssa1
      @MohamudIssa1 2 หลายเดือนก่อน

      Rabbi ka cabso , shiikhana cafisweydiso ka hor intadan dhiman​@@TogdheerBurco-x3p

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 หลายเดือนก่อน +5

    Waan idiin salaamayaa Sheekh Abdi Herzy&Abdijaliil

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 หลายเดือนก่อน +6

    Sheekh Abdi Hersi waa halyey Soomaaliyeed oo run sheeg ah wadani ah ilaahay haku xafido from GK Garloogube ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ma waxa halya ah nin kii caruuraa kufsaday wiilal iyo gabdhaba kkkkkkk

    • @cabdishukridiiriye8857
      @cabdishukridiiriye8857 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@TogdheerBurco-x3psomalidu markay wax shegayso waxy u hadasha sidi in qalinka laga dul qaaday o an dambi laga qorayn o kale arinta aad sheikha ku tilmaantay wa wax wayn sharciga islaamkuna wuu cusleeyey sino qofka laguso eedeeyo afar markhaati ba lo jideeyey wa sunada nin iyo naag dhex marta
      Caruur waykasi daran tahay hadday wiil ama wiilal tahay waykasi dambi wayn tahay ,
      Qofka eedda sojeediyey haddu markhatiyasha keni waayana wa dambi wayn o la tilmaamay ciqaabtiisa,
      Su,aasha aanku waydinaya waxay tahay caddayn ma u haysa dambiga aad walalakaga muslimka ah kusoo eedaysay

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 3 หลายเดือนก่อน +17

    Xishood lagu gumoobaa jiree Goosta xubintiina 🎉
    Haddey Villasomalia Xishoon weydo waa Lays xiniin taaban

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 หลายเดือนก่อน +10

    Wariye Abdi Jiliil iyo
    Sheikh Abdi hersi Allaha idin xifdiyo
    Indheer garad ayaa tihiin
    Waad ku mahad santihiin wararka xaqiiqada ka tarjumayo

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 2 หลายเดือนก่อน

      ​@gaaxa3847fataal xasan dhiiqo ayaa isyiri farmaajo ku dayo oo sidii sii yeel saa la biliqeystey in sidaa loo kala dadnimo badan yahey ogow waa markaa taada kuu raacno

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 3 หลายเดือนก่อน +5

    Dawladda hubkeeda wuxu ka soo degaa dekadaha wadanka. Si qarsoodi ah ayuuna ku soo degaa, oo cidwalba laga qarinayo.
    1) waxa yaab leh hub shacab la soo dego.
    2) Waxa ka sii daran ciidan dawladeed oo hub shacab ilaalinaya.
    3) Waxa ka sii daran inay dawalddu hunaynayso qabiil.

  • @anasaxmedmacalin5387
    @anasaxmedmacalin5387 2 หลายเดือนก่อน +4

    Sheekh abdi hirsi iyo wariye abdi jaliil sharfanidiin❤🙏

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 หลายเดือนก่อน +7

    Illaaheey Hana Badbaadiyo 🙏🇸🇴😭👮

    • @Hidfhjccbxcbhc
      @Hidfhjccbxcbhc 2 หลายเดือนก่อน

      Naa hedhe siyaasada kujirta, laandheera tahay runtii sharafeey.

  • @ibrahimafgoye3408
    @ibrahimafgoye3408 3 หลายเดือนก่อน +3

    Asc Abdijaliil thank you so much

  • @musicofafrica2742
    @musicofafrica2742 2 หลายเดือนก่อน

    I love your work, bro. May Almight Allah continue blessing you

  • @seed3966
    @seed3966 3 หลายเดือนก่อน +5

    Asc 😎🦻😎 marnaba berbera kama soo digin hubkani xasan maxamud yaa ka masuul ahaa dowlada lacakteedii kasoo bixiyey nisa xasan iyo sanbalooshe kuwaas hala iska qabto 😎🦻😎

  • @SamanaCabadiy
    @SamanaCabadiy 2 หลายเดือนก่อน

    Maashaallah

  • @eastarfcn0876
    @eastarfcn0876 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa wadad sheikh ah hadana wariye ah oo waxbadan og. Hadana nasiib daro khaldkii dhacay ayuu sii walaqay mana oga shiekhu. Hubku ama rerkada gacanta ha ugalo ama rer kale…. Eee khatartiisa bas ah inad ka hadasho ku banaan. Hanoo wanaajinin hubka gacanta dadka galay, oo waliba 91kii hubkii lagala dhacay iyo kan farqi weyn aya udhaxeeya.

    • @caydiid15
      @caydiid15 3 หลายเดือนก่อน

      Kii la dhacay 1991kii iyo kan waxa ay ku kala duwan yihiin waa maxay? Inoo sheeg farqiga u dhaxeeya walaal.

    • @eastarfcn0876
      @eastarfcn0876 2 หลายเดือนก่อน

      @@caydiid15 dhibaato walba halbeegeda aya lagu cabira ama lagu dhaliilaa walale. Sheikhu tii dhacdaba in 91kii la keeno mahan. Hadad amin santahay 91ki iyo khaladki malinki dhaweyd dhacay waa iskumid marka wacdi galin ilahay ayad rabta.

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@eastarfcn087691 reerkiina ayaa dhacey kana reer kale ayaa dhacey farqi kale ma jiro

  • @HamdiMohamed-x1k
    @HamdiMohamed-x1k 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaah C/ jaliil I am so proud of you 👍 habaryar😢😢😢😢😅😅😅

  • @HamdiMohamed-x1k
    @HamdiMohamed-x1k 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah sheekh Abdi Hersi ilaahay haku hafido Masha allaah Sanbolilsha kow ka ahaa iyo dad adeer Hasan ku ay isku qaraabada oo aan rabin magaciisa. I am sorry my people 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @IbraahimBaxnaa
    @IbraahimBaxnaa 3 หลายเดือนก่อน +3

    Hubkaas waxuu la mid yahay hubkii shacabka waceysle loo qeybiyey hadalna kama jiro ama tuug ha lahaado ama kuwa dowlad baan nahayiraahdo ha lahaadeeno ha ku riyoonina aqliga gaabiska ah

  • @inasaedxasan6262
    @inasaedxasan6262 2 หลายเดือนก่อน +2

    دعاة على أبواب جهنم، من أجابهم إليها قذفوه فيها، قلت: يا رسول الله: صفهم لنا، فقال: هم من جلدتنا ويتكلمون بألسنتنا، قلت: فما تأمرني إن أدركني ذلك؟ قال: تلزم جماعة المسلمين وإمامهم. قلت: فإن لم يكن لهم جماعة ولا إمام؟ قال: فاعتزل تلك الفرق كلها ولو أن تعض بأصل شجرة حتى يدركك الموت وأنت على ذلك.

  • @haaroonmohamed27
    @haaroonmohamed27 3 หลายเดือนก่อน +2

    Yaa. Sheekh wa. Ku dawaadaa. Ama ku dhagaystaa. Waxaad. Ku. Hadasho. Waa. Macquul. Aqoon baa. IlaHay ku. Siiyay. Waa ku qancaa. Sidaad u. Hadasho. Qayr. Alaha ku. Siiyo

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekh abdi hirsi ,waa iga qosliyey War gacantayda yaa oodkaca ku cunay

  • @ffrtt8929
    @ffrtt8929 3 หลายเดือนก่อน +2

    الله يسعدك يا شيخ

  • @MohamuudaadanShariif
    @MohamuudaadanShariif 3 หลายเดือนก่อน +3

    Somalia 🇸🇴 ilahayow kaso gar yarapi ada wayno waxida

  • @raageegal7691
    @raageegal7691 2 หลายเดือนก่อน

    asc aad baan idin salaamay...war indhaha yaan la iska tirin...hubkaan hawiye baa lahaa ..kan mdxwyne iyo intii ku abtirsatada war hala diyaar garoobo hawiye ..cagta hala mariyo

  • @engthezack1
    @engthezack1 2 หลายเดือนก่อน

    Qabyaaladaystihii shaadhka culimada xidhnaa ee Daarood👌🏻

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha naga qabto tugada xasan gurgurte iyo Hamsa marxuum corruption government they wanted the tribe to be fight again 1991 lagu noqdo Allaha kuxafido Somaliya insha Allah sister from SSC Khatumo I support them they have to defend them home VIVA Mareexan Walalahay Curadka Darood keep going GUUL iyo gobanimo Insha Allah walalo✍ 💚khaliin kaga xaqa ku sheeg keep going🙏💯❤💐👍✌💯❤🦁🐎💐.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 หลายเดือนก่อน +2

    Hubka santan iyo lanbarkiisa mala barey tasbaa lagu oganayaa wana muxiim in lagasocadeyo mesha laga sogadey balaga helayaa dadka sogatey iyo dadka lacagta bixiyey iyo sherkada ama Bank lacagta wareejiyey intaas waa danbiilayash 18sno xasuqayey umada Soomaaliyeed Yan laga harin

  • @ShafieAhmed-md1fv
    @ShafieAhmed-md1fv 3 หลายเดือนก่อน +4

    Wala dal sumacadisa Ethiopia meel walba ka kufsatay ayan arkna ane waxey ila egtahay nadam xumada Somalia ka jirta in ay Ethiopia adunka tusaysa koley tijaboyin badan so socda rabiyo ceebaha astur

  • @usstarlogistics600
    @usstarlogistics600 2 หลายเดือนก่อน

    Waa arin Cajiib ah

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay balaayo idin xaaqda idiin keen intii dhagarta umad Muslim ah ku hawlan.

  • @abdifatahbashir
    @abdifatahbashir 3 หลายเดือนก่อน +2

    Anigoo Nairobi jooga qorigeyga Gaalkacyo ayu yalaa......

  • @MohamedMahmoud-wp8mj
    @MohamedMahmoud-wp8mj 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekha runtisa dadke xanujineso Dad cuqdad shakhsi aha aya ka buuxdo 😢😢

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 3 หลายเดือนก่อน +4

    Shacabku hub Dowlad leedahay ma dhacin.
    Dadku waxa ay qaateen waa hub Controbaan ah, Sharci darro ah.

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 2 หลายเดือนก่อน +3

    KaN sheekh Maaha waa Qabyaalladiiste, Ku Hadla Afka Reer, waa Munaafaq Qurbaha uga Yimid isku Dirka Beellaha somaliyeed filimkana ku Matalla sheekhnimo, iyo TH-camrnimo,waa Kooxda farmaajo, u QaabilsaN Media propagandada, umada Ayu isku Dirra, Hubka shacab dhacey Ma Jiro, Ee Malleeshiyo Reer Aya Dhacdey Jidkii uu Marayey Ayaana Loo Galley.

  • @GaaniMaxamed-p1h
    @GaaniMaxamed-p1h 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allhaa shiq

  • @farhansamatar6537
    @farhansamatar6537 3 หลายเดือนก่อน +2

    waxeey ilatahay hubkaan in Alshabaab loowaday Qabiil hubkaan magadankaro Gacansatadu Alshabaab ayeey wakiil uga ahaayeen waa in lasoo xiraa qofkasta oo ku lugyeesha

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 3 หลายเดือนก่อน +2

    10:10 Hub Diiwlad haduu ahaan lahaa. Dalka eey kasoo Gateen. Baa Xamar Ama u keeni lahee. Diyaarad Ama Marka.
    Ee Si Hib Tuug-nimo umasoo galeen.
    Waa hadii Sarci Doiwlad la yaqaan.

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 2 หลายเดือนก่อน

      Xamar ma dowlad baa ka jirta?

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 หลายเดือนก่อน +2

    Reer Caabuqwaaq hubkii Xasan Sheikh Qabaa'ilada u qaybinayey qaybtoodii ayay heleen wax dhib ahi ma jiraan

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ganacsatadaa Madax ah wadankaan

  • @TobanKabe
    @TobanKabe 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mareexaan ha noolaado hubkii jabuuti, iyo kilika (5)shanaad iyo Somalia ku heshiiska, ahaayeen EE loo waday (deni) iyo, (firdhiye) si beesha Isaac ee waqooyi degan loogu laayo?😂😂😂

    • @IsmailYuube
      @IsmailYuube 2 หลายเดือนก่อน

      Wa beenta hubka habargidir sacad ba laha waxana loo waday in lagu laayo leelkase oo mudug isku hayan

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay ka cabso dowlad hubkeeda xamar buu ka soo saga

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 หลายเดือนก่อน +2

    ilahay bah kah shifay hogamiyih Argagixisadah irir samaleh xasan moryan iyo museh oromoh iyo ismacil damer waxaan u shegayah marexan hubkah waxaa waday Argagixisadah u hogamiyoh xasan moryan sadiq johon iyo liban shuluq waxan u shegayah in aad dacwad kah gudbisan Argagixisadah

  • @Amina-m3h
    @Amina-m3h 2 หลายเดือนก่อน +2

    Soomaaliya waxay bulaacad hubba la iskaga soo dad iyo si ay Isugu dilaan dadkeeda foorara waayo waxaa la ogaaday inay soomaalidu yhn dadka ugu bdn aduunka ee caba dhiiga,

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 หลายเดือนก่อน +3

    HUBKA, SIDIISABA WUXU LEEYAHAY, ASTAAN CADEYNEYSA HALKA LAGU SAMEEYAY, SIDAAS AYA RAADKA LAGU HELI KARA.

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 3 หลายเดือนก่อน +2

    WAR. YAA. WALLAAHAN. .SOMALIYEED. NIIMAAN YAHAOOW. SHAKII GUU WUXUU. KU BIILAAM EEY. WA MAR KII. WALAAL.KEEN. SADAQ JOHNE. UU.GUURSADEE. GABARTA MADAXWEYNAHA. QARAN KEENAA. DJIBOUTI 🇩🇯. AL XAJII IISMACIIL CUMAR GEELEE. AYEEY. UUMMADII. SOMALIYEED. SHAKII WEEYN. KA QABAN.

  • @abdirashidhajir5071
    @abdirashidhajir5071 3 หลายเดือนก่อน +1

    “ Nin ku nool Mudug raganimo ayuu ku daganyahaye, qofna qof ooma naxariisto Mudug”😂
    Sh. Cabdi Xirsi caadi ma ahan.

  • @bezani
    @bezani 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hassan iyo dawladiisa waa fashilmeen, ilahay umada ha dhaafiyo🤲🏾

  • @ahmedadanmahamed5105
    @ahmedadanmahamed5105 3 หลายเดือนก่อน +3

    Anigu waxaan shihi lahaa in lasoo wadda celiyo hukii dawaladdii somaliya ee m mahamed siyad bare Aya lahayad dhamaan

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hubka jubti Ethiopia waxa ka so ibisaday xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantis liban shuqul mahad sanbolshe marxun xamza argixisada damajid waxa lo waday iney dadkas isku layan weyn fashian tay waxa fashiley shacabka somaliyad ee reer cabudwaqa labo gaari oo hub ah iyo labo gala oo gaari hub ah waxa fashilyey shacabka somaliyad ee reer hiiraan

  • @HassanBarre-b3c
    @HassanBarre-b3c 3 หลายเดือนก่อน +5

    Hubkaan xaqiiqdii alshabaab ayuu usocday waxaana caddeyn u ah alshabaab waa go doon gaar ahaan galgaduud iyo mudug kuwa joogo waxaana dalaal ka ah rag ganacsato ah tankale hubka dowlada hadey leedahay maxaa udiiday dekehada ay maamusho inee ka soo degaan marka ummada yaanan lamaran habaabin midna iga qora alshabaab waa kuwii aargoosto oo caabud waaq isku qarxiyo allah waxaa ka baryaa dhagarta mooryaan diimeedka in ummada ka qabto

    • @baadodhugad4157
      @baadodhugad4157 2 หลายเดือนก่อน

      Caqli Xumidaa Shabaab hadduu leeyahay maxay Dawladdu u wadaa, Dawladdu Shabaab ma laynaysaa hubna masiisaa?

  • @CabdinasirCali-mt7th
    @CabdinasirCali-mt7th 3 หลายเดือนก่อน +2

    Abdi jililow reply 👍

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 3 หลายเดือนก่อน +1

    IAM SOMALI MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND. ??? SHEEKO. RAQIISA. HANOO SHEEGIN. MA ITOOBIYA. MISE. SOMALIA 🇸🇴 SOMALIDA. DAGAN. DAL KA. SOMALIA 🇸🇴 WAA QABIILO. SHEEG QABIIL KA. MAGICIISA. HANOO SHEEGIN. WAX. LAND LADHOHO. ADEE. AMA. WARE. AHAW AMA. WADAAD. AHAW.

  • @osmanarrehomar2082
    @osmanarrehomar2082 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 3 หลายเดือนก่อน +3

    Hub sharci dara ah dowlada Uma bash a xor bay u tahay xamar baa la’ga soo Dakota’s beenta dhaaf

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 2 หลายเดือนก่อน

      Dowlad haku sheegin kooxda maafiyada ah magaca ayey dowlad ka yihiin ee dhaqanka dowlad kama aha

  • @Tuxtux_Alhaadi
    @Tuxtux_Alhaadi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Laaxowla gacantey ayaa wax ku cuney aaa 😂😂

  • @inasaedxasan6262
    @inasaedxasan6262 2 หลายเดือนก่อน +2

    الاخون المسلمون لا يفلحون

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 หลายเดือนก่อน

    Mareexaan daacad buu dawlada u ahaa ,lkn dawlad aan waxba xiriirinaynin ayaa ilaahay hadiyadan Mareexaan uga soo qaaday ,awilba Mareexaan hubkaas unbaa ka dhinaa ,marka gacan wanaagsan buu hubkaas ku jiraa,ma la is waydiiyey hubkaas haduu iska gudbi lahaa,ilyn hada daacadnimada Mareexaan buu ku kashifmayee

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 3 หลายเดือนก่อน +3

    Xasan Sheikh wuxuu taagan yahay>>>> Gacanteyda yaa wax Ku cunay!

  • @ahmedmoalin6469
    @ahmedmoalin6469 3 หลายเดือนก่อน +4

    SHEEKH ABDI HERSI - SXB Itoobiya iyada ayaa si iskeed ah hubkan somaaliya u soo gelineysa si xasilooni daro uga abuurto beelaha dega xuduuda mudug iyo galgaduud..... si ay u hesho fursad nabad ah ay kula wareegto xeebaha bada cas ee lowyacado..... si dowlada somaaliya loogu mashquuliyo amniga colaado cusub oo gudaheeda ah...

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe 2 หลายเดือนก่อน +1

      $17milion dollars weapons c'mon unusual suspects hasan munaafaq he was the biggest weapon dealer 😂😂😂😂

  • @diplomancymustafeabdirahma5611
    @diplomancymustafeabdirahma5611 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hubkaas gacanta shacabka galay wuxuu halis ku yahay dadka soomaaliyeed oo in argagixisadu lacago badan ku iibsadan oo hadana dib ugu xasuuqan umada soomaaliyeed dawladuna ha keento cidii dalka dhipka inta leeg soogalisay

  • @mohameddahir-cb8ni
    @mohameddahir-cb8ni 2 หลายเดือนก่อน

    ASC SALAN KA DIB SHAKI KUMA JIRO WAANA RUN DHAB AH HUBKA JABUTI YAA SO DHIBTAY WAXA LO SO DHIBAY SADAQ JOON, UJEDKANA WUXU AHAA IN DEKEDA GARACAD LAGU WERARO BALEEN [ B] WUXU IN PUTLAAN LAGU WERARO

  • @MahadcabdiMuxumed
    @MahadcabdiMuxumed 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤ 0:20

  • @somalioutlet
    @somalioutlet 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dal laga shaqeysanaayo waaye soomaaliya waa ku daayay ka tashada.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 หลายเดือนก่อน

    MAA SOMAlILAND BAA HUUBKA SII SOO DHAFI LAHA

  • @ismacilaxmadcali15
    @ismacilaxmadcali15 2 หลายเดือนก่อน

    sxb abdi Jalil youtub sidee loo sames taa

  • @daudhalane-wy2dt
    @daudhalane-wy2dt 2 หลายเดือนก่อน

    BBCSOMALI AYA WAXAY SHEEGTAY 15/6/2024 in dawlada mareykanka ay saadaalisay xld somaliya amaankeeeda waxayna sheegtay in dalka aylawareegayaan kooda dagaalamayaasha sida afgaanistaan. Tankele dalka somaliya hubku waa soogalayey waana laysku leynaayey ilaa 1991. Sidaas darteed qabiilada somaliya waahubeysan yihiin. Yaa siiyey hubka???? Daw

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 3 หลายเดือนก่อน +2

    Beenta dhaaf madexw prof xasan shiekh qof uu lahadlay ma’leh magaca sheegi laheed

  • @Kadura10-o1n
    @Kadura10-o1n 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb barnaamin kasoo sameey qaabka lacagta loo lunsado dadka dowlada ku jiro una geestaaan wadamaa shisheeye u investment gareestaan soona raadi dad xog ogaal ah

  • @AbdifitahOsmanyare
    @AbdifitahOsmanyare 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dambi mahan kulaha waxasaa wareesanee

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 2 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia sokor iyo dhar yar maso gelin kartid, boorsadaada waa la baaraa, lakiin labba gaariyo hub lama baarin?

  • @alitogtog6212
    @alitogtog6212 2 หลายเดือนก่อน

    God save me

  • @user-mn5fl5fh1y
    @user-mn5fl5fh1y 2 หลายเดือนก่อน +1

    Odeygaan xirsi marmara bey kahoostaa hubkii macawuleyda halbeela lasiiyay muukahadlo oo qabiil sigaara loo hubeeyay

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qabyaalada baa ku qaaday aaway doonto aad bartay?

  • @abdulahihassanjimale8149
    @abdulahihassanjimale8149 2 หลายเดือนก่อน +1

    SHEIKH UGU BEENTA BADAN EE AARKAY

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 2 หลายเดือนก่อน

    Meesha dowlada kama jirto, see hub intaa la eg wadanka loo soo gelin karaa, maxey ka ogyihiin xuduudyada wadanka, hadey Ethiopia isku hubeyneyso.

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 2 หลายเดือนก่อน

    Anigu waxaan leeyahay aloow roob iyo nabad keen

  • @samaleofficial
    @samaleofficial 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maxay tahay laba labadaan uu odeygaan wayn ku hadlaayo

  • @_22260
    @_22260 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hubkaa ethiopia 🇪🇹 baalaga keeney godey baalaga soorarey

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waakaa munaafaqii aysomaliland kaga dhegteye

  • @youngmoha5759
    @youngmoha5759 2 หลายเดือนก่อน

    Kheyru masuulnimo ka weyn ma jirto walhi waxaan dalka maamulo dowlad maaha waa maavio

  • @axmedsheikh220
    @axmedsheikh220 3 หลายเดือนก่อน +2

    saa isugu camirteen aaba ka helay ama dowlad halahaato ama qabiil ha lahaadee haddaa qabsateen qaylada maxaa waaye

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 3 หลายเดือนก่อน

      Adoonta hawiye ayaa lgu diganayaa

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kilnka lga keenay oo inbadan baa la uruninayay

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xaqii baa meesha ka adeegay.

  • @AbdulkadirHirsiAli
    @AbdulkadirHirsiAli 2 หลายเดือนก่อน

    Hubkaan waxaa iska lahaa oo soo iibsaday, dowladii Farmajo waxaana u hayay dowlada Ethopia. Hadda waxaa laga soo gatay group kii Nabad iyo Nolol. Hadda lama yaqaan cidda ka soo iibsatay balse waxaa la leeyahay ganacsato ayaa loo badinayaa.

  • @ShuceibIbrahimmohamed
    @ShuceibIbrahimmohamed 2 หลายเดือนก่อน

    Sheikhaan wareysigiisa ma dhamaado mia xrfw😂😂

  • @mrjamac
    @mrjamac 3 หลายเดือนก่อน +3

    HASSAN XAASID AYAA HUBKAAS KA DANBEYEY IN AY UMMADA MUSLIMKA AH ISU DHAMAYAAN ALLOW U SAHAL SHACABKA SOMAAYEED

  • @NurRoble
    @NurRoble 2 หลายเดือนก่อน +2

    Faramaajo ayaa ka danbeeyo raashin miyaa hubshacab bobayo kkkk

    • @IsmailYuube
      @IsmailYuube 2 หลายเดือนก่อน

      Mxa shegesa 😂 hubka ay habargidir soo rarten farmajo maxa ka galay

  • @CismaanBarre-ny2mb
    @CismaanBarre-ny2mb 2 หลายเดือนก่อน

    Guanacasto lama dhaho ee waa maafiyada kashaqeysata somaalia iyo dadka dhiigooda

  • @leylakarani1418
    @leylakarani1418 2 หลายเดือนก่อน

    Wax lashegayo waxba kama jiri hubkan waxaa gadey dowladii hore waxana loogu tala galey in lagu fadhilinayey dowlada iyada oo logu danleyahay in hubkaqadistii loogu fashiliyo marka wax is og itobiya iyo dowladii hore marka yaan laga warwareegin

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 3 หลายเดือนก่อน +1

    oo iimaamku ma waxuu ka shaqeeyaa qabyaalada iimaamkoow xaal qaado😅😅

  • @halimoyusuf8537
    @halimoyusuf8537 2 หลายเดือนก่อน

    Hubka Jabuti ayuu kayimid

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh TAATAABTE Mj oil 🛢 saliid qumbe munaafaq ey ey dhalay

    • @Dirkawaaye
      @Dirkawaaye 2 หลายเดือนก่อน

      Oohinta iskadaa adheer.. xaqdaro hub aa dad kuleen rbteen ilaahay idinku fashilay

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hubkan amaa tigrey laga keenay

  • @MohamedSalah-yh1cl
    @MohamedSalah-yh1cl 2 หลายเดือนก่อน

    Hubku wuxuu kasoo dagay dekeda berbera, waxaana uu kusoo dagay magaca Ciidamada Dalka Ethiopia wuxuuna toos uga soo wareegay gudaha Dalka Ethiopia, waxaana soo fududeeyay Taliyaha Ciidamada Ethiopia oo ka dhex arkay faaiido Siyaasadeed oo ay Soomaali hubka isku gumaamado si ay si fudud ugu gaadhaan danahooda Soomaaliya

  • @barlin1622
    @barlin1622 3 หลายเดือนก่อน +1

    ✌️✌️✌️💙💙💙💚💚💚❤️

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi 2 หลายเดือนก่อน

    Barbera caqlimahan na ga badal please

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 2 หลายเดือนก่อน

    HUBKA XASAN AYAUWADAY NIMANKI UU CIDAMADA UMISHIMIJIRAY

  • @adenhusseinmohamed2980
    @adenhusseinmohamed2980 2 หลายเดือนก่อน

    Waa beentii ugumacquulsaneyd

  • @alihassan-kh7kb
    @alihassan-kh7kb 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kor waa in aan ay yiraahdaan abii axmed ayaa afduub u soo dhiibay, hoosna waa in aan cadaalada gayno kuwiidaway

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 2 หลายเดือนก่อน

    caadudwaaq kaliya maahan ee balmbal iyo dhabad ba waa laga helay hubkaas

  • @abdullahihassan4734
    @abdullahihassan4734 2 หลายเดือนก่อน

    Walahi waa ayan daro in u ninkan kaso muqda shshadaha waxaa cad ninkan in u dhibato u gaystay bukaan jifay wardka u ka shaqaynayey anigana ma shegin idacad calami ah BBC ayaa kahadashay Ninka saas ah maba ahan in Bulshada u wax u shego wa wadan baow ya ku leh umadan ilaah ba u maqan