Oomaar Barbar Oo Yidhi In Lay Qasho Ayaa La Rabaa🤔Classic Mental Break Down😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

ความคิดเห็น • 235

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  หลายเดือนก่อน +11

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407

    • @husseinabdul8290
      @husseinabdul8290 หลายเดือนก่อน

      Buuninka waa lagu waashaa oo waa gaaska Dumarka dhalaaya looga xanuun joojiyo hada Dumar iyo Waa wada cabaan.

    • @husseinabdul8290
      @husseinabdul8290 หลายเดือนก่อน

      Raga iyo Dumarka Waa wada cabaan Buufin gaas ku jira Dumarka Dhalaaya aa lagu Xanuun joojiyaa.

    • @AbdiEgeh-s4u
      @AbdiEgeh-s4u หลายเดือนก่อน

      Fadthiya. Absiye. I love. You

    • @11naa44
      @11naa44 หลายเดือนก่อน

      Wxn xasuusta malin u sara la hadlayey tiktok live ka wxu yiri beri an galkacyo joogay bn waashy hadana muddo kadib bu caadi noqday

    • @11naa44
      @11naa44 หลายเดือนก่อน

      Buufin wa balloon wx lagu shubo oo la dhuuqo maha shiishad

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 หลายเดือนก่อน +20

    One of the biggest lessons I learnt from my parents especially my dad is never ever expect anything other than good from Allah (sw). My dad always told us that there is nothing greater than the power of Allah sw and nothing bad is greater than his mercy and so always expect good from him because he say that his servants get what they expect from him and he is closer to us than our jugular vein. My mum would always say “qalibga waxa xun kailaali oo hasaadsan wax xun”. I’m a firm believer in the law of attraction and how your thoughts become your words and ultimately your actions. My duas are with him miskeenka.

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 หลายเดือนก่อน +42

    Somalian people are getting from bad to worse ..I'm living in England but I have stopped going to somalian places because every time I will go to them afterwards I feel very upset and bad mood.....may ALLAH protect omaar and all of us ameeeen

    • @proudcitizen4883
      @proudcitizen4883 หลายเดือนก่อน +4

      Waa Cuqubadaynu Dhexdeena Iskuhayno 😢

    • @user-nf5gn2ps5o
      @user-nf5gn2ps5o หลายเดือนก่อน

      Naag uqdadesan

    • @lixkaroonmahamood3544
      @lixkaroonmahamood3544 หลายเดือนก่อน

      Very sad walaahi

    • @nimam7846
      @nimam7846 หลายเดือนก่อน

      Yeah cause there so many bad thing going an that is why I am analytical person so I always ask my self why they do this and that cause when I am with other culture there is nothing.

  • @WhiteOreotastic
    @WhiteOreotastic หลายเดือนก่อน +10

    I'm one of those Somalis who don't go anywhere where Somalis are. My family almost made me mentally ill but Allah protected me and taught me to say "No". Irs always the people who can't say No or have the biggest hearts who lose their minds.

    • @Ms.4ever33
      @Ms.4ever33 หลายเดือนก่อน +1

      Whatever Somali people are, they're still your people. No need to run away from them. Set boundaries, teach people your limits and stick to your own limits. That way you're still around your people and not overwhelmed or dealing with things you don't have to deal with.

  • @deenahspace7754
    @deenahspace7754 หลายเดือนก่อน +15

    Every day sad news with our community subhanallah Ilaahow caafimaad sii Ameen

  • @beautiful1423
    @beautiful1423 หลายเดือนก่อน +16

    Am so sorry for that brother 😮😢😢May Allah ease his sufferings.and grant him shifaa

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 หลายเดือนก่อน +9

    Subxaanallah. Allah ha caafiyo wiilka! Ehelku wiilka haka gaadhaan intuu qabaasho leeyahay. Waxaynu u baahanahay in aynu macsiyada yarayno. Ilaahay u noqono . Aduunkan waxa aynu u joognaaa in aynu ilaahay raali gelino. Farhiya Allah haku barakeeyo walaal

  • @burco7626
    @burco7626 หลายเดือนก่อน +13

    Salaam, beautiful soul 💕
    We tend to lose the good people on substance abuse because I think they can't handle pain and injustice.
    May Allah swt help ease his situation. He needs therapy and rest.

  • @Hodaneey
    @Hodaneey หลายเดือนก่อน +4

    Subxana Allah rabi ha cafiyo xaqiiq walal in lakala carara fiican inta la is xumayn lahaa dad badan baa imaankoodu daciif yahay mida kale buufinta u sheegayaa dad ka way ku washan .
    Subxana Allah rabaw wan ka nagan galnay in aan dadka dulmino anakana nala dulmiyo xaqiiq iska waa hadal dayro ah lama yidhaah aba ku qabsaday walashay isagoo aad u xanunsan maalinaka laga bilaabo markuu noo sharaxay wan ka ilaaliya carabkayga .Sidaa dadka u waaniso jecliya shukran ❤❤. Imaanbad Ledaha rabi haku siyaasidiyo walal adoonkii amina rabigii ba ku filan

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 หลายเดือนก่อน +6

    Fadciya iimaan baa ka muuqda maansha allh ikahy hakuu siyaadsho
    Aaamin

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 หลายเดือนก่อน +5

    😢😢😢😢 Miskiin ,Hadii inta Lakaxeyo Diktor loo balamiyo Oo loo Sheego Dhibka haysta Marka caafimadkisa Labaaro Waxa Lasinayaa Dawo Dejisa Oo uu Seexanayo Hurdana Siinaysa wiil Halkan Nala jooga Dawo ayuu Qaata Oo Hada wuu Degen yahay Masha Allah Marka wuxu U bahan Yahay Dad Ehel Ah oo Sacida Miskiin Illahey Cafimad ha Siiyo Insha allah

  • @nimam7846
    @nimam7846 หลายเดือนก่อน +2

    May Allah give him shifa he is a good person I saw an interview with him lately and mashaAllah he is an honest and good person ❤

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi หลายเดือนก่อน +2

    Mansha Allah tabaraka Eedo maanta wax fiican baad noosheegtay khayr badan Alle haku siiyo Eedo fatxiya Aadbaan kusalaamayaa Aadbanad uqalbi jilicsantahay thank you so much

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 หลายเดือนก่อน +5

    Wuuqaqa yiray😢😢😢masakiin dawo🎉ayuurabaa🎉jimce .wanagsan inshallah❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍😍

  • @HawaOsman-x6w
    @HawaOsman-x6w หลายเดือนก่อน +3

    Maashaa alaah fatxiya you are smart tala Ted and kind, may Allah protect you from trials and tribulations! Ilaaheey dartiis ayaan kuu jeclahay!❤️❤️❤️

  • @fatimayassin7419
    @fatimayassin7419 หลายเดือนก่อน +4

    Qof aad u caqli badan ahaa kalsooni leh laakiin ilaa heshey u maleynaa uu la xanuunsadey subxaanalaah ilaahey ha caafiyo asaga inta muslim ah oo xanuunsan.

  • @mulkisaid8385
    @mulkisaid8385 หลายเดือนก่อน +6

    Ilahay hacafiyo xanuunkana haka sara qaado

  • @hana8824
    @hana8824 หลายเดือนก่อน +7

    Dadka waxa waalaa waa kuwa ugudhow xitaa fikradaha iyo horumarinta nafta kaad Kala sheekeeysataba wuukunecbaanayaa oo negative opinion kabixinayaa Maasha allaah ankee kuuma awoodaan 😢

  • @AK-lk6hc
    @AK-lk6hc หลายเดือนก่อน +6

    He needs plenty of sleep and bed rest then the prayer heals everything, we should take mental health very seriously.

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 หลายเดือนก่อน +2

      Yes i would also add he needs to go to the Miyi and go on a pure cad iyo caano diet. Ketogenic/ low carb diet has been proven to even treat Szchiophrenia read about it and camel milk is known to be a superfood that helps all sorts of neurological conditions like autism, Parkinson's, dementia etc. Medications for mental illnesses always makes me nervous because of the high risk of suicidal thoughts. 😲

    • @AK-lk6hc
      @AK-lk6hc หลายเดือนก่อน

      @@sunshineseaandvitamind8620
      excellent, that would be helpful for a distressed person like omaar

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 หลายเดือนก่อน +8

    Hoyaday aun umba dhihi jirtay somali somali wa uu sun iyo waabaay walahi waxan heer uu gadhi waynay wa xasidnimada iyo xiqdiga inaga buxa ilahayow na caafi

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali หลายเดือนก่อน +3

    Omar is a wonderful, humble person who needs help😢😢

  • @naimomohamed3787
    @naimomohamed3787 หลายเดือนก่อน +1

    Very beautiful advice and encouragement thank you so much. We love you so much sister

  • @HawaOsman-x6w
    @HawaOsman-x6w หลายเดือนก่อน +4

    Quraanka xataa wuu yaqaanaa waa xaafid ama waa sixir ama menta health

  • @NadiraMohamed-vt6us
    @NadiraMohamed-vt6us หลายเดือนก่อน +3

    Somali balwad bay isubwaashay allaha u gargaaro

  • @zahrahashim2870
    @zahrahashim2870 หลายเดือนก่อน +10

    Saan arkayo Omaar waa xanuunsanayahay ilaahay ha caafiyo
    Ilaahay ayaa na yiri haduu aduunak oodhan isukaa kaashadan waxna kuma yeeli karan waxna kaama ceshan karan
    Adkaarta oo joogto laga dhigto way ku badbadinaysa waa runtaa waa in lakala fogaado dadku dadkii ma aha

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 หลายเดือนก่อน +4

    I am sorry ina abti, oh I love him dearly, he was brilliant young man. He really needs help, but how is he going to receive. 😢😢😢❤

  • @misafaa2000
    @misafaa2000 หลายเดือนก่อน +4

    Allah ha caafiyo wallaalkeen

  • @saadaaboubaker5161
    @saadaaboubaker5161 หลายเดือนก่อน

    We have to believe Allah and pray our daily prayers 😥😥😥😥😥

  • @farhiamusa5460
    @farhiamusa5460 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey swt ha caafiyo wiilkaan walaal keen ah😪🤲💔aad baan uga xumahay waxa kudhacay😪

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 หลายเดือนก่อน +3

    Qaadan maayo qeeybta Eebahey miyaa Fatxiyaay ,Allahumma baarik abaayo mcn

  • @barlinhandule9346
    @barlinhandule9346 หลายเดือนก่อน +2

    Balata hda waxa socota maskaxda qofka ku dhufto somali ku babaday ilahay ha cafiyo hana u sakhiro amiin

  • @ayanyousef5175
    @ayanyousef5175 หลายเดือนก่อน

    SubhanaAllah Alle haw gargaaro oomaar dhib badan baa ka muuqata Alle ayana xaal og aan ducayno🤲

  • @Sarjipw
    @Sarjipw หลายเดือนก่อน +1

    I like the way you explain the topic

  • @deeqaosman1170
    @deeqaosman1170 หลายเดือนก่อน +2

    Quraan aayuubahan yaahay subxanalah

    • @ayanismael5684
      @ayanismael5684 หลายเดือนก่อน

      He is not well..
      Poor him 😢😢😢

  • @degmadahassan2620
    @degmadahassan2620 หลายเดือนก่อน +1

    اللهُمَّ لا سَهْلَ إلا مَا جَعَلتَهُ سَهْلا وَ أنتَ تَجْعَلُ الحزْنَ إذا شِئْتَ سَهْلا

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 หลายเดือนก่อน

    Hees faa'iida maleh ilaahey ummada arzaaqad ka kheyr badan ilaahey ha siiyo Oomaar ilaahey ha caafiyo

  • @naeemamualiida5270
    @naeemamualiida5270 หลายเดือนก่อน

    Ilahaya cafimada sareecan haku siiyo oomar

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan หลายเดือนก่อน +1

    Walaalyow Waliba waxay ay dhibateeyan dadka dacad ah ee qalbiga wanagsan oo kartidaa badan unbey radsadaan…hadana inta ugu badan Family yada iyo qarabada….yaan illahahayow umadan soo hadee!

  • @anshur100
    @anshur100 หลายเดือนก่อน +4

    Allaha caafiyo, Hore ayuu u waalanaa markuu joogay africa.

  • @deeqoali7949
    @deeqoali7949 หลายเดือนก่อน +2

    Hi he need long sleep waxa keena hurdada oo aan la seexan oo ka tagta week iyo wax ka badan marka dhaqter ayuu u baahan yahay oo aan la xareyn oo guriga lagu dhaqaaleyo daawada ilaa bil kadibna laga daayo normal ayuu ku soo noqanayaa insha Allah hafidutallah

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 หลายเดือนก่อน

    Farxiiya caawi hada caawin kartid❤❤❤❤❤❤❤ 😢😢😢😢

  • @user-vi1tp6kz5t
    @user-vi1tp6kz5t หลายเดือนก่อน +3

    Farxiyo wa boqarad qalbi jilicsan wad iga calol xumese abayo

  • @nimomohamed7188
    @nimomohamed7188 หลายเดือนก่อน +2

    Qu'Allah lui redonne la santé Insha'Allah

  • @LimoonHaji
    @LimoonHaji หลายเดือนก่อน +4

    Oo my GOD you very Beautiful Today and you have wings to Fly ❤❤❤🎉🎉 🎉😊

  • @Zakhiya
    @Zakhiya หลายเดือนก่อน

    Subhaanallah soomaali xaasidnimaa madhinaysa illaahay inankaa qalbiga ha ubogsiiyo

  • @Beehives24
    @Beehives24 หลายเดือนก่อน +4

    It is a Mental health crisis or doing too many drugs and nothing in between

  • @munamusa1222
    @munamusa1222 หลายเดือนก่อน +1

    سبحان الله العظيم فرحية والله ان الله أرسلك لي الصومالين الله يحفظك وربي يشفي عمر شفاء لا يغادر سقما بس لازم يروح مستشفى يفحص دمه يشوف ايش ناقص وايش في دمه ويبتدي علاج بالقران الكريم والا راح يضيع

  • @umuzeiynab4420
    @umuzeiynab4420 หลายเดือนก่อน +4

    Maskiin walalahi waxba iskuma quurno😭😭😭

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 หลายเดือนก่อน +1

    Innaa lilahi waa innaa ilahay raajacuun ilahay how gargaaro wiilka ciil baa halkaa dhigay allah farxiya habaryar maantan garow saday kalmadii aad odhan jirtay ee ahayd isma jeclidin ee kala carara habaryar wiilka yar waa laciilay waayo niman badan buu dhaafay sidaas Bay ku dhibayan

    • @11naa44
      @11naa44 หลายเดือนก่อน

      Mxu ku dhaafy u sameeyey

  • @samiramahmud4489
    @samiramahmud4489 หลายเดือนก่อน

    Sorrry every sad my bro Alla ha ku cafiyo xasidka Alle ha ka qaabto Amiinn😢😢

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 หลายเดือนก่อน

    farxiyo waa gabar qalbi fiican,weey iga oohisaywalahi,koleey aniga soomali gurigayga ma keeno, meelahaas makhaaydaha ayaan kula kulmaa,waa wada munaafaqad

  • @khadijamohamed9201
    @khadijamohamed9201 หลายเดือนก่อน +1

    walaalay armay dureen ama sixreen. hala quraan saaro oo halaga gaaro. aaway dadkiisii

  • @nim5-r1v
    @nim5-r1v หลายเดือนก่อน +1

    Dadaal ma rabaan iney sameeyaan oo isdhibaan, waxa kaliyey ku shaqeystaan waa fal iyo sixir, diin iyo dadnimo midna shaqo kuma laha.ufffff

  • @NasNasra-vo4ye
    @NasNasra-vo4ye หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay ha caafiyo schizophrenia baa ku dhacday waan is iri anba ilaahay ha caafiyo

  • @user-lg8gu6yq1c
    @user-lg8gu6yq1c หลายเดือนก่อน +1

    Ale Haku dawayo omar Waka xumahy dhibta ku haysta Lakin dawoyin qado wll ceeb maha xanunka maskaxado wa seda xanunada jidhka inta kale ku dhaca ookale😢😢

  • @deeqoali7949
    @deeqoali7949 หลายเดือนก่อน +1

    Hi farxiya this is hapen young lady and boys in the uni university waxaa jira wax yar oo lagu daro cabitaanka qofkana hurda la.aan ku rida ilaa week ama two weeks wllo waxa uu u baahan yahay in la daaweyo waxaa jira tablets laga baabinayo dhiiga waxaa uu u baahan yahay ilaa 8 week si dhaqso loo caawiyo hurdo badan ayey siinayaan

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray หลายเดือนก่อน

    SUBXAANALAAH. ILAAHOW DAALIMIINTA SHARKODA NAGA QABO. ILAAHOW CAAFIMAAD SII. AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭

  • @ahlanahmed8860
    @ahlanahmed8860 หลายเดือนก่อน +2

    Wiilkan wuu xanuunsanyahay

  • @deeqoali7949
    @deeqoali7949 หลายเดือนก่อน

    Wax sixir ah ma haysto wiilkan waxa jira hurda la.aan May Allah give him highest shifa Amen Amen Amen 🙏 🙌

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr หลายเดือนก่อน

    Allah hacaafiyo Haduu buko Ninkaa
    Dhalinta Yar iyo intii lamida

  • @haboon6195
    @haboon6195 หลายเดือนก่อน +1

    Fathiya habo vedio yada so yara gaabi adoo raali ah

  • @FaadumoMohamud-eq3de
    @FaadumoMohamud-eq3de หลายเดือนก่อน +3

    ilmada maceshan karo wiilkaa siduu uxanuusanayo ilaahow caafi

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 หลายเดือนก่อน

    I’m sorry from him with he go through my Allah give him quick recovery Amiin

  • @Caasha739
    @Caasha739 หลายเดือนก่อน

    Waa naxdin ilaahow caawi 🥲

  • @yazzyy0__
    @yazzyy0__ หลายเดือนก่อน

    Maa she allah qof damir leh iyo diin ayaad tahay allaha ku xafido farhia xaq ayaad ka hadashaa aan u duceyno miskiinkaan

  • @hassansaeed2161
    @hassansaeed2161 หลายเดือนก่อน +2

    Yaa HaLa Yaa HaLa Yaa Fathia

  • @fosiyaosman3457
    @fosiyaosman3457 หลายเดือนก่อน +4

    Inanka daroog ayuu qaatay

  • @HamdaIbrahim-vj4sb
    @HamdaIbrahim-vj4sb หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢omar ilahayow cafimad tamah si 🤲🤲🤲

  • @mulkisaid8385
    @mulkisaid8385 หลายเดือนก่อน +1

    Wall omaar wu xanuunsaday cafimad ahan waxasu wa wax u istusay

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 หลายเดือนก่อน

    Waan kugu bogaadinayaa farxiyaay heestaad barnaamijka aad ku firi jirtay inaad muxaadaro ubaddeshay❤❤❤

  • @zamzaminaaweys9093
    @zamzaminaaweys9093 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaas waxaa keeno buufinkaa laa caawaayo buufinkaas aad iyo aad ayee ugu xuntahaay maskaxdaa

    • @naeemamualiida5270
      @naeemamualiida5270 หลายเดือนก่อน

      Wllo adigoo mahadasan somali maxa lagu yidhaa

  • @sweetuntamedsoul4045
    @sweetuntamedsoul4045 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah Subhanallah Subhanallah 🙏🏻😞💔🙏🏼 it's very shocking habo Fathia

  • @zamzamabdi3009
    @zamzamabdi3009 หลายเดือนก่อน

    Walahay farxiyo waan kujeclahay

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l หลายเดือนก่อน +1

    Kuwii ganacsiga hadii aay isa sixraan maxaad ka fileysaaa kuwa heesa heesuhu waaba camalu sheydaan xumaaan oo dhan ayaa ku aruurtay 😢😢😢

  • @user-ue7mz3yr1j
    @user-ue7mz3yr1j หลายเดือนก่อน

    Iska aamu abaayo illhy ha caafiyo ❤❤❤

  • @honeyfarah9534
    @honeyfarah9534 หลายเดือนก่อน

    They destroyed the brother for life 😢😢😢😢😢😢

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 หลายเดือนก่อน +3

    Hadaan Naftayda lasaaxiibo Amaad waad waalantahay idhahdaan

  • @deeqoali7949
    @deeqoali7949 หลายเดือนก่อน

    Amen Amen Amen 🙏 🙌

  • @anabm.hussein7145
    @anabm.hussein7145 หลายเดือนก่อน

    Hadaladani waxaan fikayaa run ma wada ahaa ee waa xaalad nafsi ah

  • @MUNAA888
    @MUNAA888 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka dadka dila waa saan ookale inla laqalayo buu modaa markasoo cadaw iskaceli asagoo isleh buu dadka dilaa..😢😢

  • @user-lg3ry8ut1q
    @user-lg3ry8ut1q หลายเดือนก่อน +1

    Asc habo oohin baa ku sishey waxaad tahay qof qalbi fiican ilaah hakaa abaalmariyo anigaba adoo kale baan ahay we have something in common I love ❤️

  • @Dagan9322
    @Dagan9322 หลายเดือนก่อน

    So sad wlhi omar alha ha cafiyo

  • @fadumahussein4864
    @fadumahussein4864 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay havcaafiyo

  • @MohamedNasro-zt2lp
    @MohamedNasro-zt2lp หลายเดือนก่อน

    Ma rabo somali anigu qurbahan jogaa lkn ilmaheyga somali jacely ayan baraa iney kufanan

  • @Fadumo-nx4gy
    @Fadumo-nx4gy หลายเดือนก่อน

    Ka producers weeyi liibanku soomaki wiilkan was cerry bright isaga Isa soo saarey I met him once

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 หลายเดือนก่อน

    Allaha caafiyo miskiin

  • @kadroable
    @kadroable หลายเดือนก่อน

    Dhowr waxbaa isigu darmaday wllka, waan saan qabo;
    Il
    Maybe soo jeed badan
    Hadday balad jirto
    Inuu ka bugsoodaa waa sahal, hadduu Alle u noqdo
    Quraan badan la saaro
    Jadwalkiisana uu wax ka badalo'insha Allah'

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed5493 หลายเดือนก่อน +1

    Very said

    • @hodanhibo6984
      @hodanhibo6984 หลายเดือนก่อน

      Very sad sidaa u qor

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 หลายเดือนก่อน +1

    Awal waxan aha dadka qof jecel marka argay dadka
    Iney ku dhawacan un iney jecel yahin ba ka fogaday saxib waxa la ahay hoya iyo carurteyda

  • @naimaahmed6032
    @naimaahmed6032 หลายเดือนก่อน

    Habo 😂😂😂😂😂🎉🎉🎉❤❤❤Farxiya wuw wuuw miya kugu dhacday wayo abtiiga o ay
    Ka wadan qayla dhalan wa wareey😂😂😂😂😂😂bad la shogsantahay sidii amba sakay ugu dhacday bismilhah run ban amba modey Bismillaaha

  • @blizzthewiz604
    @blizzthewiz604 หลายเดือนก่อน

    Asc how can we help him, this breaks my heart urgent hospitalization

  • @misafaa2000
    @misafaa2000 หลายเดือนก่อน

    R Farhiya socodka iyo biyaha waa daawo rabbaani I ah Aniga waan isla sheekeystaa dhib kii maskaxda dhan wey dhamaan guriga Anigoo fresh ah ayaa imaadaa

  • @marianmohamed3937
    @marianmohamed3937 หลายเดือนก่อน +1

    Buufinka waa Nitrous oxide ama (laughing gas). He is hallucinated I think.

  • @hana8824
    @hana8824 หลายเดือนก่อน +2

    Eedadu waatan inay iwaasho doontay lakin ilaahay wuxuu ihaleeshiiyay inaan cawda ujaro oo wada block gareeyo iska daa family ga’e xitaa somalida waan kadhexbaxay caafimaadkuba waa inaad jarto cidkasta oo aan qalbigaagu ogolaan 😊

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 หลายเดือนก่อน

    Asc habo waxay ka ugu daran yihiin qofkooda waxtarka ee wanaagsan

  • @samsamyonis3012
    @samsamyonis3012 หลายเดือนก่อน

    Fatxiya cabsiiye habo waxa kugu jirta nafta aniga igu jirta oo kale inta badan kali socod baan ahay, markan muuqaalladaada daawanayo waxan dareema qof ila mid ihi inu adunka joogo wehel inan haysto camal.

  • @khadra-km6lq
    @khadra-km6lq หลายเดือนก่อน +4

    Waxey moodayaan xajka hadii la tago in danbi walba uu kaa dhaqmaayo.

  • @user-wh7pg8dn1p
    @user-wh7pg8dn1p หลายเดือนก่อน +2

    𝗜𝗻 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝗱𝗮 𝗸𝗮 𝗺𝗶𝗱𝗮 𝗱𝗶𝗶𝗻𝘁𝗼𝗼𝗱𝘂 𝗰𝗮𝗿𝗿𝗮𝗯𝗸𝗮 𝗺𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗮𝗳𝘀𝗮𝗻𝗮!

  • @khadarhassan4366
    @khadarhassan4366 หลายเดือนก่อน

    Aamin Allaha Caafiyo Miskiinka😢

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b หลายเดือนก่อน +1

    Xaggee guul looga gaadhi waaba dambiye