Fasirka riyada lacagta sida shilinka iyo doolarka iyo riyaalka iyo lacagta dahabka ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • Fasirka riyada lacagta sida shilinka iyo doolarka iyo riyaalka iyo lacagta dahabka ah, dadka aad bay u arkaan riyooyin la xiriira lacag sida shilinka ama dolarka ama lacag kale, lacagta warqadda ama lacagta birta ah dahab iyo qalin waxay ahaataba, marka riyada lacagta guud ahaan waa riyo fiican oo lagu fasiro khayr iyo maal, laakin tafsiirka riyada wuu is baddali karaa wuxuu yeelan karaa macne kale ka duwan macnaha ama fasirka aan soo sheegnay, daawo hadda muuqaalka video oo sharxaya dhamaan culimada fasirka riyooyinka waxa ay ku fasireen qofkii ku riyoodo lacag nin ama naag rag ama dumar naag uur leh iyo naag la qabo iyo gabar doob ah dhamaan qaabka loogu fasiro riyada lacgta haddii ay arkaan.

ความคิดเห็น • 33

  • @ibraahimgood4146
    @ibraahimgood4146 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allah

  • @cawadcusman5145
    @cawadcusman5145 7 หลายเดือนก่อน

    Icons and images 😍 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @axlaamabdi6710
    @axlaamabdi6710 15 วันที่ผ่านมา +1

    Shiikh kheyr fara badan alaha ku siiye waxaa ku riyooday anigo hooyadey ku dhahaayo hooyo adiga dartaa ayan iskaga dhaafay shaqooyinka dowlada hooyana ima jawabeyso kadibna isla riyadii waxaa arkay ano goob ama meel shaqo joogo oo lacag 35k oo dollar ah tirinaayo waliba waa kala tirinayay waxaana siiyay ruux aan aqoon u laheen isla markiiba qof baraha bulshada. Caanka ah ayaa agteyda so maray wuxuuna dhahay bacaawgaan siduu lacagtaan dhan ku shaqeyay shiikh gabar ayaan oo 22sano jirto isofasir riyadaas shiikh

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  15 วันที่ผ่านมา +1

      Riyada waxay tilmaamaysaa fursad fiican inay kusoo mari doonto oo aad ku liibaani doonto hooyadaadana ay raalli kaa noqon doonto

    • @axlaamabdi6710
      @axlaamabdi6710 14 วันที่ผ่านมา

      ​@@barta-aqoontaalaha irumeeyo shiikh adigane qeyr bdn alaha ku siiiyo

  • @WardaMohamed-u2l
    @WardaMohamed-u2l 7 หลายเดือนก่อน

    Sheekho khyr alle ha ku siye wax ku riyooday anigo lacag doller qof i siinayo ana garanan i so faris alle ha ka jizaa i siiye

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  7 หลายเดือนก่อน

      fasirka-riyada.daruur.com/p/shuruudaha-fasirka-riyada-dream.html

  • @fadumamuse1025
    @fadumamuse1025 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sheekh riyada lacgta birta ah ee djabuti laga isticmalo iyo warada kasmysn dolar iyo farangad ee jibout la istomalo waxan dhulka ka guranye Tani birha markan guurtaye hadan waxan guranaye Tani waraqadaha oo aaad u badan ilaaa goshydiii buux santahye mana guursan gabdh aye iso fasir khar ilahye haku siyee

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  10 หลายเดือนก่อน

      ws waa bishaaro riyada waxay tilmaamaysa mustaqbal farxad leh iyo nolol wanaagsan iyo nin deeqsi ah riyada lacagta faahfaahin dheeraad: halkan ka akhriso: www.daruur.com/tag/riyada-lacagta/

  • @FAADUMOXirsimire
    @FAADUMOXirsimire หลายเดือนก่อน

    Asc ww
    Shiiq allaha kudhowro 2daarod allahumma amin
    Waxan kuriyoday gabar habaryartey dhashay oo inan walalkey dhalay mel udirsatay waxan ku iri mel mayaqane maxad udirtay wexey igu tiri marku imado ayan baxaya waxan usocona dukan waxan kuleyahay manta wa qamis waxan kuracaya birito wa jumco dharban dhaqanaya sida cadiga melba ma aado inkasto aan daremayo in aan ubahanahay dukankas dan qasba iiga xiran kadib isla xiligi cabayadan sibtay jebkeda waxa kaso dhaca waxa aha hosteyda baaf biyo kujiro wixi jebka kasodhacay waxan maqlaya in uu kudhacay baafka waxan soobixiyay dhar aabahey leyahay jeb surwal ayan kahelay lacag kuduban tiish wan furay wana 9warqad oo ah doolar hadana waxan kahelay 2tiish ookala goniya midkiba waxa kujirta lacag somali bls waxan arkaya lacag eey kuqorontahay xisab dhinac taso aan maleyo nash qada eytahay 29 ila 31kow inkasto aad aanan uxasusan kadib aad uma soobixin madama ina habaryartey hooyo mcn mesha laga dhawyahay majecleysan ina tuso
    Sida cadiga wan kahela ilmahan siya bls doolarka ziyado ah sida darted ayan uga baqaya in ey arkan
    Iifasir shiiq allaha kudhowro allahumma amin

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      riyada waxay tilmaamaysaa baahiyo badan oo aad nolosha kaga bahan tahay laakin wali aan kuu hirgalin

  • @FadumoShariif-n4d
    @FadumoShariif-n4d 2 หลายเดือนก่อน

    Shekh waxan kuriyody anigo lacag badan bac kuwato o leh wa lacti meherkeygi

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน +1

      waa fursad qaali aad heli doonto ka faa'ideyso

  • @maryanfarah4923
    @maryanfarah4923 27 วันที่ผ่านมา

    Asc waxaan kuriyoday ano ilma ogoona lacagsinayo waxaan ahay marwo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  26 วันที่ผ่านมา +1

      ws waa wanaag aad qaban doonto Ilaahayna wuxuu kuu sahlayaa khayrka

  • @UmalkhyarCilmi
    @UmalkhyarCilmi หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh waxan ku riyodey ano lacag helay in yer bay aheyd kadib lacagti aya leyga qaadey oo qofba shegtey kdib waxa la isiisey lacag bdan aabo io dad kle ayaa isiyey ana lacagta wn qaybinayey qofkasta ayan siinayey wnan faraxsana fasirkedu wa mxy gabadh an gursana wan ahy

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      ws waa fursad muhiim ah kusoo mari doonto dad badan qaraaba ayaad wax u tari doontaa

  • @IbrahimAsoweh
    @IbrahimAsoweh หลายเดือนก่อน

    Cheikh wxn ku riyoday ano dhulka ka kuranaayo lacagta birta jabuti laka isticmalo ano faraxsan oo nin a karanayo ila kuranayo wxn ahay gabdh plz iso fasir

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน +1

      waa mustaqbalka aad heli doonto nin wanaagsan oo hanti leh

  • @IkraanMuuse-ho6zm
    @IkraanMuuse-ho6zm 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wxaan ku riyoday wiil aan habo u ahy oo 700 boqol oo dollar na siiyay anuu ii dhippay aba wlzhy wax ka siinyo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      gabar maa tahay ama hooyo?

  • @cajwaabdille.4506
    @cajwaabdille.4506 17 วันที่ผ่านมา

    Sheq waxan ku riyoday anigo lacag ban laiga xaday oo aad u radibaya oona ka murgay lacgtas xaasna waan ahay ifisir

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  15 วันที่ผ่านมา

      riyada waxay kaaga digaysaa dad kuu dhow oo laga yaabo inay ku qayaanaan

  • @raaliyomaxamidcabdi20
    @raaliyomaxamidcabdi20 ปีที่แล้ว +1

    Asc wxn ku riyoodey walashey ano qayaanayo

  • @Ikhlaseyyy
    @Ikhlaseyyy 5 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh waxa ku riyooday anigo lacag bdn helayo EVC PLUS ah aniga io familygega ku faraxsan iso fasir wlll mahadsanid

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  5 หลายเดือนก่อน

      ws waa farxad kuu soo dhow iyo nolol fiican

    • @Ikhlaseyyy
      @Ikhlaseyyy 5 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta alla ilahyow run iga dhig mahadsanid

  • @FAADUMOXirsimire
    @FAADUMOXirsimire หลายเดือนก่อน

    =shiiq waxan katagay cabayada waxan arkaya anigo majiijinayo biyana kadadinayo bls ma arkin dhaqitanka

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      riyada waxay tilmaamaysaa baahiyo badan oo aad nolosha kaga bahan tahay laakin wali aan kuu hirgalin

    • @FAADUMOXirsimire
      @FAADUMOXirsimire หลายเดือนก่อน

      Asc ww
      Shiiq allaha raxmanka hakudhoro allaha kugu arzaqo cilmi nafaca iyo camalmutaqabala adhalallahu cumruka allahumma amin

  • @IqroMohamud-jc1ho
    @IqroMohamud-jc1ho 2 หลายเดือนก่อน

    Asc shiiq waxa ku riyoday abahey o 100dollar iso diray tan 2aad ninkaygi hore o ano guri jogo asna sogalay an dhahayo inta maxa kaqabanosa asna u lacag duub ah o badan dollar ah ilabay 1mar horena wanku riyoday 3jeer

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      WS waa nimco iyo barwaaqo si fudud aad ku helayso