Daawo Waxa maanta Meesha Kadhacay Gudoomiyaha iyo Xildhibaan Farha isgalin gaadhey kdb sharci yableh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 58

  • @seed3966
    @seed3966 หลายเดือนก่อน +11

    Gudomiye madoobe qof fiican maaha runtii 😎😎😎🌎

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 หลายเดือนก่อน

    Guddoomiyaha Baarlamaanku ma'am mid daacad u ah dalka,Xasan Sheikh waxaan ahayn iyo Fadlan lacag ku shubo.

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 หลายเดือนก่อน

    Dhibaatada ka jirta Baarlamaanku waa Xildhibaanada Wasiirada ah ee difaacaya boobka lagu hayo.

  • @AbdulahiSooraan
    @AbdulahiSooraan หลายเดือนก่อน

    Waa ku mahasan yahay aragtidisa xidhibaanku

  • @Gaashaanle-Sare
    @Gaashaanle-Sare หลายเดือนก่อน +1

    Ka bilow gudomiyaha ilaa xildhibaano hal qor oo aqoon iyo daacad lagu doortay kuma jiro. Xataa adeerkay oo sweden taxi ku watay ayaa iskaga jira parlamanka. Waligiis jaamacad ma tagin. Oday dhaqamed uu lacag siiyay ayaa geeyay meesha 😊

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 หลายเดือนก่อน

    Xayawaan xayawaan la hadlaya muxuu Badalaaa .danyeer danyeer.Nin waliba meel ayuu mushaharka qaataa .waana dhibaato?

  • @CqadirAxmedtiiffow
    @CqadirAxmedtiiffow หลายเดือนก่อน

    Gudomiyaha iyo wasirkan filin ayan u arka

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r หลายเดือนก่อน +1

    BAARLAMAANKU WUU AFDUUBAN YAHAY GUDOOMIYAHA KABILAABA OO ERYA ISAGA IYO XASAN SHEEKH MAXAMUD DALKA WAY DHECEEN BAL EEGA WAXAN NINKA RUNTA U SHEEGA WUXU KA XIRAYAA MIROPHONE KA.

  • @IseFarah
    @IseFarah หลายเดือนก่อน

    Xildhbanadu.xilaqbnayo..baa.waxaye..karabiner..gubo.karabane..waxani.

  • @AbdihakimKediye
    @AbdihakimKediye หลายเดือนก่อน

    War dalka Maraykan ma aha ee lacag Somali hala sameeyo

  • @BederBeder2
    @BederBeder2 หลายเดือนก่อน

    Dadku lahad layaa ma ingiriisba af somaligii me

  • @CaliGaas-z9h
    @CaliGaas-z9h หลายเดือนก่อน

    Meesha xildhibaano ma joogaan.
    Hadduusan waxba aqoonin in uu yimaado maba aheyn.

  • @aminamudhir4150
    @aminamudhir4150 หลายเดือนก่อน

    Meeshaas war ayey ku hayaan wasaqda laamiyada Airport dhaxdiisa, schoolada dowlada shacabka wax haloo qabto ragiinaan suudadka gashan wadanka lacag ayaad ka gurataan wadanka banaankiisa ayaa geysaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🏾dood qalalan wax ka soo baxin joojiya

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 หลายเดือนก่อน

    Baartlamaan xalaala maaha kuwani. Waxa ka buuxa daba dhiliif, caada qaatayaal iyo manaafiqiin wadama dibada sida itoobiya ku shaqaystaan.
    Wadankiiba ayaa lagu soo duulay oo weerar lagu haaya isna wuxuu leeyahay maraakiiba baa bada maraysa. Qudhun qudhun dhalay.

    • @mohomedusman862
      @mohomedusman862 หลายเดือนก่อน

      waa kuwa liita nin kaliitana madaxwayne u doortay

  • @raxmaabdillaahi6558
    @raxmaabdillaahi6558 หลายเดือนก่อน

    Dhaqanka baarlamaanaka waa in waxlaga bedelaa waliba dadka gadaal fadhiya ee markasta taleefanka kudhega fadla

  • @Kihkjc
    @Kihkjc หลายเดือนก่อน

    Waxani xildhibano ma aha er waa waxan aqonsharciyad iyo dababta uu mesha ujogo kuligod may aragtay sidan uhadlaya ilaahow kuwanl kusalid itobiyanka ay hosta ku watan

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 หลายเดือนก่อน +2

    DALKA WAA LAGADAYA EE RAALI MIYAAD KAGA TIHIIN

    • @gamilasaeed3847
      @gamilasaeed3847 หลายเดือนก่อน

      DALKA DAAYEE DADKIIBAA LAGADAYAA. OO XALLANE HAWSHEEDA KA SOCOTAA .
      DOWLAD DADKEEDA U SHAQEYSO ALLA HA INOOKEENO

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 หลายเดือนก่อน

    XILDH KU SHEEGA WAXBA LAGA AQBALI MAAYO EE HA ISDAALININA. WAXAA IDIN HAYSTA DAALIN MADOW OO XUN....!!!!

  • @AbdiAli-ss2kh
    @AbdiAli-ss2kh หลายเดือนก่อน

    Bal intaad isnoleysaan oo huursananta kabaxdan fadlan xil dhibanow yeesha karti aad wax kuweydiin kaetaan dadkan aad shegtay ee malaayinta dolarka wata

  • @qassima317
    @qassima317 หลายเดือนก่อน +1

    Gidigood waa tuugo iyo jaajuus oo daawo madooweeys islaa dhaaca 24/7 walahi wax wadanka kanaxaayo kuma jiraan 40 sano Qabiil iyo quruun iyo qaxooti nafaqo daro caafimaad daro school la’an Caku xildhibaan

  • @abdirahmanmahamed5164
    @abdirahmanmahamed5164 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaanada horta ma wax lookeenu umbay ka hadlaan iyagu wax wadanka dan u ah mayna keeni karin

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 หลายเดือนก่อน

    Sheekh shaydaaan Aaaden Madooobe maaanta Xildhbaaan ayaaa Helay

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 หลายเดือนก่อน

    WADAN DEGAN AYAA SHARCIGAN OO KALE LOO SAMEEYAA.!!!!

  • @mussefarah3550
    @mussefarah3550 หลายเดือนก่อน

    Balwaydii lacagtii aynu lahayn ee shilin Soomaaliga ahayd aaway malacago dad leeyihiin ayuu waxaasoo hadal ah kubixinayaa

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 หลายเดือนก่อน

    WAAR MEESHA MAAMUL BOOB IYO DHACA DHULKEENA OO WADAMO SHISHEEYE LADOONAYO IN DHULKEENA LAGU WAREEJIYO OO IYAGUNA SHILIMAAN LAGA SIISANAYA
    DANO UMADEED MAJIRTO EE ISKA QABTA AFDUUB WEEYE

  • @AHGaney
    @AHGaney หลายเดือนก่อน +1

    WAA MUDANE BARLAMAN MAYAQANO AKHLAKHDA IYO ADAABTA QOFKA XAFIIS MARKUU GALO AMA UU FADHIYO IN UU KOFIYADA BIXIYO OKIYALAHA BIXIYO HADUUSAN AHEYN MID ARAGTI AH ISAGOO KOFIYAD CIYAAL SUUQ SITUU MB BAAN AHAY LEYAHAY WARKA TAG DHEH MEESHA

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 หลายเดือนก่อน

    XASAN LACAGTA MALAHA SOO CELINAYAA??? MISE MIDKALE AYUU KU BOOBAYAA SIDAN!!!???

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 หลายเดือนก่อน

    Madoobe moryan moryan dhaleh ,tuug tuug dhaleh,xaram xaram dhaleh,dhoonfaar dhoonfaar dhaleh !

  • @AbdullahiSheba
    @AbdullahiSheba หลายเดือนก่อน

    Godoomiyaha ha u maleynina inuu wadaad yahay yuu idiin gabanin

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 หลายเดือนก่อน

    BELO, WAA MAXAY ABUUR? KALMADAASI WAA RABAANIYA EE MAAHA AADAMIYA EE JOOJI WASIIR.!!!! 5OOOOOO HADAANU QOFKUBA HAYSAN MAXAAD UGU GANAAXAYSAA??????

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi หลายเดือนก่อน

    Dadkan afsoomaaliga ku adag yay yihin 😂😂😂kkkkkkkkk

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 หลายเดือนก่อน

    halkaa waxad ka fahmeysaa xsan shekh wax walba inuu isku fuiqsadey lkn.alle ayaa ka weyn

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih หลายเดือนก่อน

      Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud maxaa ka galay arin dood ah ka dhacaayo golasha shacabka misa mucaarad nimada ayaa halkaa kaa gashay 😂

    • @cismaanxasan6555
      @cismaanxasan6555 หลายเดือนก่อน

      @@II-vd4ih xildhibaanku wax uu ku doodayo maxay yihiin sow xasan masoo saxiin bal dib ugu laabo wuxuu leeyhy intaa heshiid baa lasoo galey yaasoogaley heshiisyadaa maraakiibta badda taagan iney imaadaan yaa ka dambeeyay intaasoo heshiis lama horkeenin barlamaanka

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih หลายเดือนก่อน

      @@cismaanxasan6555 Sharciyada ama nidaamka dowlad nimada ma kala taqaan? madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud maahan sharci dajiye mana ahan qeeybta fulinta waxaa ka masuul ah xukuumada oo hogaaminayo PM Hamza Abdi Barre intaas markeey soo maraan wax waliba ayuu madaxweynaha leeyahay saxiixa sharciga waa sidaa.

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 หลายเดือนก่อน

    BANGIYADA OO DHAN NIN QUDHA AYAA LEH EE MALAGA QABANAYAA ????

  • @mussefarah3550
    @mussefarah3550 หลายเดือนก่อน

    Ninkani ma wasiirka maaliyadaa?

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim หลายเดือนก่อน

    Carab oo Manta somalida sidey uu quudh sanayan aad aragtan maraykanba uu qodey una ibiya inagana walaal Laden Turquie aya ino qodaya marka halaga mahad celiyo

  • @dheemanlulahajji9072
    @dheemanlulahajji9072 หลายเดือนก่อน

    Baarlamaankaa waxaa kudhex jiro kuwo badan oo Ethiopian iyp,Alshabaabku keensadeen oo rabo in dalka Somali labaabi,iyo hadaysan ayaga xukumayn war waxaan oo dhan waa cadow inyar baa xalaal ka ah ee lasoo qabqabto Tuugadaan

  • @AxmedKuraade
    @AxmedKuraade หลายเดือนก่อน

    Anfac waa ifahan thy ok😅

  • @AxmedKuraade
    @AxmedKuraade หลายเดือนก่อน

    Anfac ma waxaad anfacdaa sheekooyinka xalane kkkkkkk

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh หลายเดือนก่อน

    Barlamaanku muxuu uga hadliwaayey in lacaag loo sammeyo dalku leeyahay.

  • @saalimshariif3964
    @saalimshariif3964 หลายเดือนก่อน

    Kuwa gadaashiisa sheeko kale ku heysto cajiib

  • @fatima-c5s9q
    @fatima-c5s9q หลายเดือนก่อน

    marka hore lacag maleenahay?hadaannu leenahay dalka oo dhan maka shaqaysaa?mase la,aqoonsanyahay

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s หลายเดือนก่อน

    Xiliban ma aha kani wa khainu wadan qas wade ah

    • @Sahra-o2x
      @Sahra-o2x หลายเดือนก่อน

      Waankufahanay xasan tuug ina adeerkaa ah

    • @haniaden2700
      @haniaden2700 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkkk

  • @MohamedHassan-jt1xr
    @MohamedHassan-jt1xr หลายเดือนก่อน

    Waxaan doneyna dalkeenii lacagtiisa shilin somaaliga inaan helno goormaad kutala jertaan lacagteeni wadadanka inaad kuso celisaan lacagta ladhaqaayo ma aha lacagteeni walacag dowlada kale ay leyihiin halaga wardoono

  • @FaadumonuurRaage
    @FaadumonuurRaage หลายเดือนก่อน

    War kan waa xaasid gurigiisa lagama Baahno wa ninkii yiri naagaha nisdolarka ay kuxabaasho santiyaa laga jaraa

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim หลายเดือนก่อน

    Shidalka Dal walaal ah wada dood mâle tasi , Turquie 🇹🇷❤🇸🇴

  • @Aaaaaaa-c7y
    @Aaaaaaa-c7y หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkk

  • @abdimacalin4156
    @abdimacalin4156 หลายเดือนก่อน

    War waxaani dowlad maahane isaga kala yaaca dalka 3 sedax jaahilbaa dalka qabsatay balse in la idin abayuuso way idinku fiican tahay miyaydaan dooran xasan jaahil aadan lo?jir xamzo marxuum kuxigeeva ay idin tahay balaayo firinbi baarlamaan kaliito dalka waligii masoomarin

  • @qanaatuqurtubah
    @qanaatuqurtubah หลายเดือนก่อน

    Xoolahaan xagay kaa soo galeen?! Iyo xageed ku bixinee?! Sifadii Allah jideeyey looma warsanaayo, waxaa loo warsanaa Gaalaa tiri, waa boob, iyo banaysasho hantida Soomaaliyeed bilaash lagu banaysanaayo

  • @BederBeder2
    @BederBeder2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkk