Qiso Cajiib ah Guur 20 sano kadib maxa dhacay ?! 😭 Part 1 😱💔

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 56

  • @qarandoonyusuf1668
    @qarandoonyusuf1668 6 หลายเดือนก่อน +2

    (SCW) ASALAMU CALEYKUM WALAAL FADUMA BIYO DIIRAN IYO MILIX KU LUQ LUQO XABEEBTA WEY KU DEYN DOONTAA INSHA ALLAH.

  • @nimafarah5044
    @nimafarah5044 6 หลายเดือนก่อน +4

    walalyal plz murad ayan leyahay isoduceya in u Allah si daqsi aha iguso dadajiyo

    • @safiabdilahi
      @safiabdilahi 5 หลายเดือนก่อน +1

      ALLAH KU siiyo muraadkaga aamin

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 6 หลายเดือนก่อน

    Allaah awlaada bixiiya masha allaah nin fiican ayuu allaah sidda odayga oo kale masha allaah❤❤❤❤❤

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wkshy gacalo wan ku salaamay
    Caafimaadka Allah ha kuu saaidiyo Rabi kuma seexiyo Alxamdulillah ❤❤❤

  • @nimafarah5044
    @nimafarah5044 6 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga ogu horeya wax furo cwa qisadana

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allah haku cafiyo abaayo
    Cafi iyo cafimad ayaan ku rajaynayaa.
    Insha Allah ❤❤❤

  • @fathiyaaxmed1045
    @fathiyaaxmed1045 6 หลายเดือนก่อน

    Wcs wall Ilahay hakucaafiyo

  • @B-Abdull
    @B-Abdull 6 หลายเดือนก่อน

    Ilahow cudkaga kuso cili Amiin Amiin

  • @user-kr7dm9vj7f
    @user-kr7dm9vj7f 6 หลายเดือนก่อน +1

    Faduma muna waadla daahday aaw qeebti 2aad

  • @MHAJI100
    @MHAJI100 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs abaayo allah ha ku furo codkaga cafimat taam ah allah ha idin siiyo adiga iyo family oo dhan amin yarabi

  • @sahraismail3712
    @sahraismail3712 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid habo mcn qisoyinka quruxda badan od noso gudbisid❤

  • @faizamohamut8386
    @faizamohamut8386 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maalmahan qisoyinkii wanaga soo dahisay😢

  • @sweetamla2058
    @sweetamla2058 6 หลายเดือนก่อน

    Aniga iyo caruurtaba hergab ban lajiiifna ..Allah na caafiyo

    • @hanefa283
      @hanefa283 6 หลายเดือนก่อน

      Cadas mushaali kasameyso hargab dambe kuma dhibi doono

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 6 หลายเดือนก่อน

    Marka qolki soomalida gaalada ah joogtay kadib miyaa isku aragtay xabeebta allaah bari inuu sharkooda ka xijaabo adkaar tufo caab dhuunta mari baqra dhagayso habeen walba 3 bilood❤❤❤❤❤ allaah ha ku caafiyo cawrida sharka allaah ha inaga xijaabo

  • @nimcohusseinahmed5200
    @nimcohusseinahmed5200 6 หลายเดือนก่อน +1

    AllAH HA ku caafyo FM

  • @Mssskitchen
    @Mssskitchen 6 หลายเดือนก่อน

    Salaamad illahay hakuuyasiro

  • @yurubhussein1011
    @yurubhussein1011 6 หลายเดือนก่อน +1

    Fatima qurux❤❤

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 5 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم

  • @farhiomoalimmohamuud
    @farhiomoalimmohamuud 6 หลายเดือนก่อน

    Alle haku cafiyo habo mcn wllh dar alle ku jclhy❤❤❤❤

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 6 หลายเดือนก่อน +1

    Rabi haku cafiyo wll mahadsanid jasakallah khayr no so dhaqso in sha Allah hadad awoodo ❤❤❤❤

  • @najuucadey4062
    @najuucadey4062 6 หลายเดือนก่อน

    Alle hku cfyo xbbt Dr aad

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 6 หลายเดือนก่อน +2

    Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 6 หลายเดือนก่อน

    alle ha ku cafiyo gacalo

  • @shaalu5006
    @shaalu5006 6 หลายเดือนก่อน

    Illahey haka dulkado habo

  • @sulekhanuur4946
    @sulekhanuur4946 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ukhti manta ma xanuunsabtahay

  • @IfraaxSalaad-nc3dw
    @IfraaxSalaad-nc3dw 6 หลายเดือนก่อน

    Asc wllo codka cafimad taama alle haku siyo

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 6 หลายเดือนก่อน

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kusoceliyo codkaga inshallah

  • @osmanboukah1567
    @osmanboukah1567 6 หลายเดือนก่อน

    Rabi haku cafiyo wll qali

  • @ilhaamsaalax8802
    @ilhaamsaalax8802 6 หลายเดือนก่อน

    أسال الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيك ياأختي

  • @duniyokulan3158
    @duniyokulan3158 6 หลายเดือนก่อน

    Bismilaahi Allah kaa yasiro ❤

  • @user-zp6iq1vl9t
    @user-zp6iq1vl9t 6 หลายเดือนก่อน

    Allah ku caafiyo

  • @Dhigow
    @Dhigow 6 หลายเดือนก่อน +1

    Caafimaad alha ku siiyo queentayda dariska😂xalaalsha ah from uk❤

  • @fatimamohamed7076
    @fatimamohamed7076 6 หลายเดือนก่อน

    Allah haku caafiyo qaali🥰

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abayo alaha ku cafiyo hergeb miya codka alaha ku furo

  • @salmaabdirahman9310
    @salmaabdirahman9310 6 หลายเดือนก่อน +1

    Alahakucaafiyo walalo❤

  • @FaadumoSalaad-xe9eo
    @FaadumoSalaad-xe9eo 6 หลายเดือนก่อน

    Asc asxabey fatima muno aan boqol kun gaarsiino oo is garano iyadu dadka waxba ma weydisato

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 6 หลายเดือนก่อน

    Alah ka qado maami😢

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 6 หลายเดือนก่อน +1

    Naaga kula guursada waan kujacalahaya Waa sheeko qilaaya ah naaga nin hada naaga la guursada jacala majiro lakiin danaysi lee ladhihi kara

  • @fathiyosaid606
    @fathiyosaid606 6 หลายเดือนก่อน

    manshallah

  • @user-le3gf3jh3b
    @user-le3gf3jh3b 6 หลายเดือนก่อน

    Asc habibti codka marka dubeysay wuu ficna kadib hoos uu dhadhacay

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 5 หลายเดือนก่อน

    Alle codkaga haguu so fududeeyo

  • @duniyokulan3158
    @duniyokulan3158 6 หลายเดือนก่อน

    Asc walaashay ❤

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 6 หลายเดือนก่อน

    40 sano dumar Somalia lee najad iska jabiyo lee

  • @osmanboukah1567
    @osmanboukah1567 6 หลายเดือนก่อน

    Asc wr wb all

  • @Nasriinqoraxey
    @Nasriinqoraxey 6 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @ahmedjibril5355
    @ahmedjibril5355 6 หลายเดือนก่อน

    Asc Fatima Muna Channel
    Ilahay haku caafiyo
    Codkana Ilhay haku furo
    Aamiin

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 6 หลายเดือนก่อน +2

    🇵🇸🇸🇴👍💚

  • @farduusaxmed6006
    @farduusaxmed6006 6 หลายเดือนก่อน

    Ku so dar pls wl

  • @umumaajidmaajid6080
    @umumaajidmaajid6080 6 หลายเดือนก่อน

    Sallalaahu caleyhi wasalam ❤
    Allaaha ka dulqaado wll xanunkeyga ❤

  • @zeiruqagencies2928
    @zeiruqagencies2928 6 หลายเดือนก่อน

    Asc abayo Allah hacafiyo

  • @zeiruqagencies2928
    @zeiruqagencies2928 6 หลายเดือนก่อน

    Biyo khandac chumbi kuluqluqo

  • @Nasriinqoraxey
    @Nasriinqoraxey 6 หลายเดือนก่อน

    Asc