XUUTI OO DAGAAL BA'AN KU BAAQAY | WOQOOYIGA IS4AEL OO GOBANAYA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • #subscribe
    XUUTIYIINTA OO DAGAAL BA'AN KU BAAQAY | WOQOOYIGA ISRAEL OO GOBANAYA
    • XUUTI OO DAGAAL BA'AN ...
    GABAR SOMALIYEED OO QABSATAY BARAHA BULSHADA SI LAYAAB LEHNA ISKU DIFAACDAY
    Israel strikes Houthi-controlled port in Yemen after deadly drone attack on Tel Aviv
    Fuel depot, other facilities at Hodeida Port targeted in Israel’s first strike in Yemen, one of its farthest-ever actions, in response to months of attacks on country amid Gaza war.
    Drone explodes in central Tel Aviv, killing man and wounding several others
    Yemen’s Houthis to make announcement on military operation targeting coastal city * IDF says air force to increase patrols after ‘aerial target’ strikes without triggering sirens.
    IDF confirms ‘aerial target’ exploded in Tel Aviv, says air force to increase patrols
    The Israel Defense Forces confirms the blast in Tel Aviv over two hours ago was caused by a drone, saying an initial probe determined that “an aerial target” impacted in the coastal city.
    A military statement stresses the matter is under “thorough investigation,” after the drone managed to enter Israeli airspace without setting off sirens.
    The IDF also says the air force will increase patrols by fighter jets “to defend Israeli skies”
    “There is no change in the Home Front Command’s orders,” it adds.
    Biden suggests he could drop out of race if doctors tell him he has a medical issue
    US President Joe Biden indicates he could reexamine his decision to stay in the presidential race if doctors told him he had a medical issue, he says in an excerpt from an interview with BET News released today.
    Biden, who has so far been adamant that he would not drop out despite mounting concerns over his age, is asked if there was anything that would make him reconsider.
    “If I had some medical condition that emerged,” Biden says. ” If doctors came to me and said, ‘You got this problem, that problem.'”
    The comments, made in the interview recorded yesterday, mark the first time he has suggested that something could force him out the race. www.timesofisr...
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
    Trump says bullet pierced upper part of his right ear
    The former president has expressed gratitude for Secret Service agents who protected him and paid condolences to the rally attendee who was killed in the shooting.
    “Nothing is known at this time about the shooter, who is now dead,” Trump wrote on his Truth Social platform.
    “I was shot with a bullet that pierced the upper part of my right ear. I knew immediately that something was wrong in that I heard a whizzing sound, shots, and immediately felt the bullet ripping through the skin. Much bleeding took place, so I realized then what was happening. GOD BLESS AMERICA!”
    'I'm not going anywhere,' Biden says as campaign struggles
    Seeking to revive his struggling reelection campaign, President Joe Biden held a rare rally in Detroit on Friday, telling a cheering crowd he wasn't going to leave the race and warning that Republican Donald Trump poses a serious threat.
    Biden, 81, is trying to shift the conversation from his mental sharpness and a growing number of Democratic defections to the impact of another Trump presidency, as he tries to reboot his campaign after a shaky debate performance on June 27.
    "I am running and we're going to win," he said to a crowd that carried "Motown is Joetown" signs and chanted: "Don't you quit."
    SOURCE: • Video
    ⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.

ความคิดเห็น • 178

  • @hassanabadid2477
    @hassanabadid2477 2 หลายเดือนก่อน +33

    Please somali way awooda in ay diyaarado yeelato ambaa jibuuti airline….. waxan iyo wax ka daran. Waxaan aragnay lagu qasbaayo in ay iibsadaan ticket kale addis abeba dhexdeeda….
    Somalidu ha joojiso Ethiopia diyaaradeheega

    • @Mommazen
      @Mommazen 2 หลายเดือนก่อน

      @@hassanabadid2477 hadii diyarad ay ka soo harto xitaa maracaayo

    • @bilancabduqadir
      @bilancabduqadir 2 หลายเดือนก่อน +2

      Isku fakar ayaa nahey walaal

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 หลายเดือนก่อน

      Gabadhaas Allaha Subxaanahu Watacaalaa habadbadiyo, dhammaan Umadda Soomaaliyeed Allaha Subxaanahu Watacaalaa habadbaadiyo. Soomaalaay Ducadda badiya oo astaqfaarta badiya Umadda Soomaaliyeed Allaha Subxaanahu Watacaalaa hamideeyo.
      أللهم اللف بين قلوب الصوماليين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك اللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين.

  • @AhmedmohaHasan
    @AhmedmohaHasan 2 หลายเดือนก่อน +5

    Birit Somali TV waad mahad santahay sxb qaali Alle haku sharfo ifka iyo aakhiraba

  • @mawadomacalin3774
    @mawadomacalin3774 2 หลายเดือนก่อน +1

    MASHAA ALLAH C,XAFID
    SIDA WANAAGSAN EE AAD
    NOO DEEQSIISO WARKA NOOGU KALA DHIGDHIGTO
    MASHA ALLAH MARKALE😍♥️♥️♥️✌️✌️✌️👌👌👌🌹🌹🎉🎉🎊👑👑👑👑👑🫶🫶🫶😍😍

  • @rahmoismail8144
    @rahmoismail8144 2 หลายเดือนก่อน

    Ax ax ax Yaa Soomaalia ah noolaato ❤❤❤ Allahey.ha ku Xafido Cadbixafid

  • @zahruujaali1687
    @zahruujaali1687 2 หลายเดือนก่อน +2

    Cabdixaafid waad Mahadsantahay Runta ayaa ka hadashaa illaahay ha ku xafido

  • @faizoibrahim1697
    @faizoibrahim1697 2 หลายเดือนก่อน +2

    Yes that is right abdixafid I will support always you say ture

  • @SSS78781
    @SSS78781 2 หลายเดือนก่อน +4

    ❤❤❤ANIGA QATAR AIRWAYS 🇶🇦 AYAAN RACAA FROM USA 🇺🇸 TO Nairobi through Doha.

  • @rahh4137
    @rahh4137 2 หลายเดือนก่อน +4

    ❤Ilaahayow itus diyaarad Soomaaliyeed oo Shaqaysa ❤

    • @saeedbuni8104
      @saeedbuni8104 2 หลายเดือนก่อน

      Waad royoonaysaa adigoo soo jeedaaa

    • @ruqiyohusseinhayle1262
      @ruqiyohusseinhayle1262 2 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin yaa Rabbi

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 หลายเดือนก่อน

      Aamiin yaa Rabbi. Wey imaneysaa diyaaradd Soomaaliyeed oo aynu leenahay. Oromadda meesha ha isaga baxaan.

  • @rahh4137
    @rahh4137 2 หลายเดือนก่อน +4

    ❤Soomaalidu Waa gob oo gumaysi ma qaato❤❤❤❤❤

    • @Mahmed-td2bk
      @Mahmed-td2bk 2 หลายเดือนก่อน

      @@rahh4137 beenta iska daa waa dad liita oo diintoodii ka tagey waana gun aad u xun

  • @SalaadoMohamed-of3og
    @SalaadoMohamed-of3og 2 หลายเดือนก่อน +2

    Subax wanaagsan cabdi xafiid cadowga muslimiinta alle ha jebiyo meelay joogaanba.

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 2 หลายเดือนก่อน

    Allaah baa ka sarayee

  • @axmedaadanmacalinnuur7308
    @axmedaadanmacalinnuur7308 2 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa cabdow sida aad maanta uhadashay waligaa ku soco

  • @teatime6853
    @teatime6853 2 หลายเดือนก่อน +4

    Somaliya qowlaysato iyo dowlado shisheeye aya gacanta ugashey sidi Falastiin aye nala rabaan in meelkasto somali lagu gumaado 🙏🇸🇴🙏🇸🇴🇸🇴

  • @JooboowAbdiweli
    @JooboowAbdiweli 2 หลายเดือนก่อน

    Good idea brother

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maashallah GUUUUUL ❤

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waa runtaa ee adigu horta jooji kuwa aad waraysato oo caytamo siina kala fogeeya soomaalida ogoowna intiina waryayaasha ah yutuberada idaacadaha gaarka loo leeyahay hadaad joojisaan qabyaaladda oo aad noqotaan dad waxdhiso wadaniyiin ah soomaalida way hagaagaysaa lkn waxa dalka burburiyey waa saxaafad qabyaaladaysan iyo nin qori wato oo qabiilaysan ??
    Ilaahay jidka toosan hanagu hanuuniyo aamiin

  • @Geeseycade12umacaaisha
    @Geeseycade12umacaaisha 2 หลายเดือนก่อน

    Allaahu akbar

  • @AminaH-t7f
    @AminaH-t7f 2 หลายเดือนก่อน +7

    ASC.odeyaasha wadankeen duliga u horseeday "ALLAAHA" naga qabo masiibo "ALLAAHA" u keeno naga horwareejisa. Aaaamiiiin

  • @AminaIssa-q6k
    @AminaIssa-q6k 2 หลายเดือนก่อน

    Well Said Abdihaxid!!!!

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks cabdi xafiid😊❤

  • @mawadomacalin3774
    @mawadomacalin3774 2 หลายเดือนก่อน

    ILAAHEY HA XAFIDO HUNO
    C, XAFID WADANI DHAB AH
    ADIGOO KALE ILAAHEY
    BADIYO🙌🙌❤️❤️😢😢
    BALHAKA DAALIN INTAAD HELEYSO DAACAD KII UU SANGUB SHEEGAAYEY💔💔💔😢
    ILAAHEY SOOMAALI QALBIYADOODA IYO QUWADOODA HA MIDEEYO🙌🙌🙌WALAAHEY CALAMADAN LAWATO WEYNA KALA FOGEEYEEN 😩😩

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 2 หลายเดือนก่อน

    Subax wanagsan Cxafid warunta intas aaso shegtay wa in laga baxo Allaha nagu xafido adunka melkasto on kajogno dhamanten illahey ha mideyo somalida dhaman yaa Rabi Guleyso weliga Cxafid illahey haku xafido adiga iyo ehelkaga dhamaan Yaa Rabi

  • @abdi6533
    @abdi6533 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somalida waa inay joojiyaan raacida diyaarada ethopian airlane

  • @MaxamedAbdi-g2g
    @MaxamedAbdi-g2g 2 หลายเดือนก่อน

    Shukran

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 2 หลายเดือนก่อน

    Dadka baraaruji wallaal qali

  • @Mommazen
    @Mommazen 2 หลายเดือนก่อน +3

    Hadii Ethiopia 🇪🇹 airlines diyarad ka soo harto xitaa ma racayo waligeyna ma raacin iyadaba aduunyada ugu necbahay

    • @alcamaarifardo7334
      @alcamaarifardo7334 2 หลายเดือนก่อน

      Kula mid waligay maraacin ciilbadanaa😢

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 2 หลายเดือนก่อน

    YAA ALLAH SOMALI AIR NOO SOOCELI

  • @ahmedmaxamedcali2632
    @ahmedmaxamedcali2632 2 หลายเดือนก่อน

    Waaruntaa markato wax yar oobaraajun ah udir daliyarada sooshaalmediyaha qabyaalada kawado maoga dhibaatada aayahadambo reebeyso wàa mahad santahay horay usoco muwaadin dhab ah baatahay

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 หลายเดือนก่อน

    Cabdixaafi Med jaamacow subax wanaagsan cabdiyow waxaad u Cali celisaa nimankan baraha bulshada kawarama nimankan

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 2 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaas Allaha Subxaanahu Watacaalaa habadbadiyo, dhammaan Umadda Soomaaliyeed Allaha Subxaanahu Watacaalaa habadbaadiyo. Soomaalaay Ducadda badiya oo astaqfaarta badiya Umadda Soomaaliyeed Allaha Subxaanahu Watacaalaa hamideeyo.
    أللهم اللف بين قلوب الصوماليين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك اللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين.

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 หลายเดือนก่อน

    Aalah Haw gargaaro Reer Falastin
    Iyo intii Muslim ah

  • @Yuusuf-Adam143
    @Yuusuf-Adam143 2 หลายเดือนก่อน

    Assalaamu calaykum soomaaliyey,
    Horta waxba yayna qiiro jaban ina qaadin, itoobiya waa cadawga soomaalida no.1, soomaali waa u soomaali sidaas ay tahay soomaalidu waxay ka mid yihiin kuwa lacagaha ugu badan soo geliya. Sidaan xasuusto Hargeysa waxay soo geleysay top 10 keligeed iminkana waxaa ku soo biiray Garowe iyo Xamar markaa koley duruufo ayaa jira oo Hargeysa iyo Garoowe ethiopian airlines iyada ayaa gacan bir ah ku haysan doonta maadama Muuse iyo Deni wakiil uga yihiin, dadkuna shacabkuna wado kale haysan laakiin reer xamarow idinku waad naga fursado badan tihiin ee diyaarada kale raaca, insha allah anaguna mar ayaanu ka maarmi doonaa

  • @MaxamedAbdi-g2g
    @MaxamedAbdi-g2g 2 หลายเดือนก่อน

    ❤waa❤saxa

  • @XildhibaankaXaji
    @XildhibaankaXaji 2 หลายเดือนก่อน

    Waa kugu raacsanahay Wadanka Inaan Anan Gacanteena ku dumineeyna, inta 100_ka Calan aan Taaganay, oo Qabiil Iyo Qurun Nagu dhax jiro.
    ILAAHOOW Soomaali Qalbigooda Burcad Isku Mari

  • @Qaali12
    @Qaali12 2 หลายเดือนก่อน

    Subax lamid’ah wllo 😊

  • @melmi3299
    @melmi3299 2 หลายเดือนก่อน

    Mash Allahu waa Runtaa c

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 หลายเดือนก่อน

    Tolbeelay Dumarka Soomaaliyeed
    Yaa Inadiley Ina kufsaday ina qaxiyey
    1988 ilaahada Rag beelay Wiil iyo
    Walaal beelay

  • @soomaaliyahanoolaato3268
    @soomaaliyahanoolaato3268 2 หลายเดือนก่อน

    صّدٍقُتٌ

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 2 หลายเดือนก่อน

    Hadalkaa weriyuhu waa sax halkan waxa ina dhigey siyaasi somaliyed oo iimaan la oo aan xishoonayn qabiil iyo qudhun walaaqanaya ogaada somali wey jabeysaa waana la adoonsan hadaan fadhi dambe laga yeelan waxa ina heysta oo aynaan iska leexin siyaasiga iimaan beelay ee qbiilka dabada ku hsya shacabka somaliyed ee liita waxan leyahay inaha hor leexiya juwa uraya ee ina hor taagan run hadaan isu sheegayso ii sheega 33sano reerka horumar ku talaabsadey ee heysta maanta waxyaabaha asaasiga ah car i tusa ma jiro towfiiqda allah ha ina waafajiyo dhamanteen siyaasiga iimaan beelay waxan leeyahay allah ka cabso umada ka xishoo from awdal

  • @dahaboibrahim9159
    @dahaboibrahim9159 2 หลายเดือนก่อน

    Wanaagsan oo Wacan Dhamaantiin.

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 หลายเดือนก่อน

    Ciilka gabadha Soomaaliyeed ka muuqda tola ay dadka Soomaalida sheegta ee Ethiopia laga kari layahay haku quus qaateen

  • @bintusalah5449
    @bintusalah5449 2 หลายเดือนก่อน

    Waa sax. In laajooji. Diyaradaa. Haa laa. Dareemo

  • @mohamedali-qv9xq
    @mohamedali-qv9xq 2 หลายเดือนก่อน

    WAA RUNTA BR.🙏🏻

  • @xasancali438
    @xasancali438 2 หลายเดือนก่อน

    Walalky cabdi xaafid dhacdooyinkan maxaa kadanbeyn allaah og

  • @user-cm5cs7vg8c
    @user-cm5cs7vg8c 2 หลายเดือนก่อน

    Cabdi xaafid si fiican ayaad u sharaxdey marwalba fadlan arimahaan sidaan uga hadal ilaa inta ka as a,ayaan dulmiilayaadh

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 2 หลายเดือนก่อน

    C/xaafid 💯💯💯💯

  • @navazkasivic71
    @navazkasivic71 2 หลายเดือนก่อน

    Why madax isku jogena ayago meel isugu yimid oo arimahani siiba tan itopia oga tashan la’yahay. 😢
    Gacmo wada jir bey wax ku gooyan somalia ha-nolato ❤

  • @yusefahmed8903
    @yusefahmed8903 2 หลายเดือนก่อน

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @JehaanAbdiraxman
    @JehaanAbdiraxman 2 หลายเดือนก่อน

    Reer falastiin waa geesiyaal garab waayey

  • @FaadumaHasan
    @FaadumaHasan 2 หลายเดือนก่อน

    Israa,oil ha gubato maraykana chukka allaha lagooyo

  • @zahruujaali1687
    @zahruujaali1687 2 หลายเดือนก่อน

    Asc aniga waan kula qabaa in aan tikid aan laga goosan Itoobiyo

  • @mohamudabdullahiAbdi
    @mohamudabdullahiAbdi 2 หลายเดือนก่อน

    Asc my brother Wan kugartagan. Waxan Ku rajeyna guul Inshallah balsi sul mar mar 2 ayad labta waxan ubanah cilmigas 🤣🤣🤣✌️

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 2 หลายเดือนก่อน

    Libaax sidaas ayan kaa rabaa

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 2 หลายเดือนก่อน

    Good

  • @abdixayi8453
    @abdixayi8453 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaanka gabaygaa tiriyeya wuxuuu ahaa cabdi gorod.
    GABLAN TALO ADUUNEEY MAXAA TU WALBA LOO JOOGAY

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 หลายเดือนก่อน

    Subax wanaagsan A.hafid muuqaalkan xalay ayaan twitter-ka ka daawaday waana ethoipian airline.halaga waantoobo raacideeda anigu waxaan joojiyey 2016-kii

  • @najaxnajax4656
    @najaxnajax4656 2 หลายเดือนก่อน

    Waaba hadaan goosto ticket Ethiopian airline nijaasada aduunkaan ugu nebcahay, iyadoo raqiis ah ayaan ka doorbidey mid kale oo qaali ah neceyb aan u qabo AMXAAR iyo qurunkeedooda. Ilaahay sharafteena hanoo soo celiyo meel walbaan ku bah dilannahay.

  • @rahh4137
    @rahh4137 2 หลายเดือนก่อน

    Diyaarada Itoobiya Waa in la iska daayo oo aan la raacin

  • @amirmed3620
    @amirmed3620 2 หลายเดือนก่อน

    IMARA Heigh Muqdisho ha inoo naga dhisaan guryaha

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 หลายเดือนก่อน

    WAA RUUN.ANAGA IS BAHDILNEY IYO KUWAAN FASHILMEY EE WAXBAAN MADAXWEYNE AYAY LEE.

  • @cabdi.maxamedcumar
    @cabdi.maxamedcumar 2 หลายเดือนก่อน

    C/xafiid waa runtaada waayo anagaa isku kenay in dumarkeena sidas loola dhaqmo somaliyey hakaa sarto aniga waxan ahay landheere waxan nahay. Oooooooo+ooooooo

  • @Zbsb-r1s
    @Zbsb-r1s 2 หลายเดือนก่อน

    Jordan masar

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 2 หลายเดือนก่อน

    Wararka waxaan Ku Maxay xayaysiiska

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 2 หลายเดือนก่อน

    Diyaarada markiibaa lagatuurey inta jeegada laqabtey

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 2 หลายเดือนก่อน

    Waan kusalaamay cabdi xaafid

  • @muhuboelmi4662
    @muhuboelmi4662 2 หลายเดือนก่อน

    ha israacdo diidaye ha israamsatee daa

  • @abdirazakyusuf8799
    @abdirazakyusuf8799 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaad ku diidaye in aan diyaradooda laraacin

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 หลายเดือนก่อน

    Raga Soomaaliyed Axmed Gurey
    Waxa Bedeley Axmed Fuley

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ithiopiankan iyo waxooda haleyska daayo Gabar dad ah baa heshay

  • @foziaahmedhassan238
    @foziaahmedhassan238 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allaah wa runta Abdihafid

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaa diidaya inaad dalkiina ka dhistaan Kenya ma idinkaa leh

  • @fardowsa1895
    @fardowsa1895 2 หลายเดือนก่อน

    Halakas ayaan mareynaa walaalo

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 2 หลายเดือนก่อน

    Waa caloolxumo iyo ayaandaro ku dhacday dhalinyarada soomaaliyeed dhalinyarooy kakaca oo la iaada kacdoon shacab ayaa loo baahanyahay

  • @wiilgarasho8362
    @wiilgarasho8362 2 หลายเดือนก่อน

    Wariye cabdi xafiid gabadha waa is difaacday balse markii danbe shaqaalaha diyaarada ayaa gabadha wexee ku tuureyn banaanka

  • @edilmohamudahmed2189
    @edilmohamudahmed2189 2 หลายเดือนก่อน

    Sax🎉🎉🎉🎉

  • @HusseinWebo
    @HusseinWebo 2 หลายเดือนก่อน +1

    Af kaaga caan lagukh oo nabad ku joog🇸🇴

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 2 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaas xaq waxay u lahayd iyo aniga iyo adinka in aan raacno soomaali Airlines

    • @Qaali12
      @Qaali12 2 หลายเดือนก่อน

      Hadaba aynu dhexda u xirano sidan ku heli lahayn/ ku racilahay ( Somaliairlan). Cid kale oo laga sugaya majirte, hora loo yiri dal dadkisa dhista 😊

  • @CabdiraxiimFaarax
    @CabdiraxiimFaarax 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaalidu yeeysan raacin Diyaaradaha Ethiopian airlines,si guud ayay Itoobiyaanku waa dad neceb jinsiga soomaaliga.
    Raaca diyaaradaha kale ama Soomaali airline aan Dib usoo nooleyno.

  • @XildhibaankaXaji
    @XildhibaankaXaji 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs_Wwc
    Akhii

  • @Zbsb-r1s
    @Zbsb-r1s 2 หลายเดือนก่อน

    Waa faaiida la aan 3 wadan 1 masar 2 Jordan 3 masar waa dhabar jibinta islaamka iyo walibane Maxuud cabaas

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 2 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaas waxaa saas ugu gafay waa ragga iyo dumarka soomaaliyeed oo diidan in soomaali Airlines mar kale hawada iyo dhulka marto.iyo goo goosiga DHULKA

  • @haajiyaasiinhussein4506
    @haajiyaasiinhussein4506 2 หลายเดือนก่อน

    Dadka somaliyed iyaga wax iskugu waxan waayo waxad waxaynu nahay umad is hoos dhigtay itoobiyan

  • @ahmadosman4077
    @ahmadosman4077 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga diyaarada itoobiya 2 ba goor baan raacay lkn malinta badeena aay damceen anigoo in aay Kenneth turkish iyo qadar dhinana safarka fudud ee raxada sacadaha koi an lkn dalkeeyga ayaan u hiiliyay oo waxaan soo racay turkish waana inta kaliyeen awooda si aay faiido ay ani iga heshay aysan dalkeeyga ugu dhibin

  • @DPOzahraMacalinaxmad
    @DPOzahraMacalinaxmad 2 หลายเดือนก่อน

    Xaasidkaga had uu bato xiskaga ayaa la kulmiyaa somali ha isfahamto

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 2 หลายเดือนก่อน

    Tas ayaa xaxiiqo ah
    Abdixafiid

  • @haawowaheliye920
    @haawowaheliye920 2 หลายเดือนก่อน

    Saxiixwaay arintuwaakaweyentah gabdhayir Soomalidu hakatashateen itoobiya

  • @AbdiazizYusuf-gk1dy
    @AbdiazizYusuf-gk1dy 2 หลายเดือนก่อน

    Asc abdixafid waxaan rabaa in aan kuu sheego dhqankaan Ethiopia wey leedahey wax soomaali loola jeedo ma ahan waayo waxaan markhaati ka ahaan mudo laga joogo ilaa 8 months ayaa waxaa dhacdey anoo diyaarada Ethiopian airline ka raacey magaalada Diridawa oo ku socda Addis Ababa ayaa diyaaradii laga reebey laba nin oo fadhida labada kursi ee u horeeya diyaarada waxaana la fadhiisiyey labanin oo layidhi waa madax

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 หลายเดือนก่อน

    Asc wrwb

  • @CaashoHaji
    @CaashoHaji 2 หลายเดือนก่อน

    Qofki Diyaradkale heleyso ineey racdo waaye Tankale waa cilad badanyahin Diyaradahoda

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 2 หลายเดือนก่อน

    She could sue the airline 🇸🇴

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 2 หลายเดือนก่อน

    Shacabka somaliyed waa iney ka gadoodaan waxa Siyaasiyiintu ku hayso oo dulininmada iska qaadaan

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 2 หลายเดือนก่อน +1

    😳😳Ethopian Airline ayada maxaa Raaciyay somalidaan Damiir la aantaa iga wad ma Diyarado kalay wayday I don’t care 🤷🏾‍♀️

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 หลายเดือนก่อน

    WAARUNTAA C/XAFID DADKU WAA INEY WADANIYAD LA IMAADAAN QABIILKANA LA JOOJIYAA ILAA QABYAALADA LA JOOJIYAA DOWLADNIMADANA LA GARAB A dhibkaan laga bixi maayp

  • @Geeseycade12umacaaisha
    @Geeseycade12umacaaisha 2 หลายเดือนก่อน

    Illaahey hanaga saaro

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 หลายเดือนก่อน

    IMAARO XAYEYSIIS MIYAAD WELI WADAA WAR WAA DHAMAATEY SHEEKADAA SOOMAALI KENYA WAX UMA YAALAAN

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 2 หลายเดือนก่อน

    Dowlada hadey cunaqabteyn saari weydey shacabka soomaaliyeed waa inay iyagu cunaqabteeyaan oo aysan isticmaalin diyaaradaha iyo jaadka itoobiya.

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 2 หลายเดือนก่อน

    Diyaaradooda yaan la raacin cadowgeena waaye itoobiya

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliyeey raaca diyaarahada kale maxaad kufalaysaa urkooda

  • @umubilalaadan8272
    @umubilalaadan8272 2 หลายเดือนก่อน

    Anigu inaan hada goosto ticket ka Ethiopia Airways baan rabay waaka noqday