Qiso Cajiib ah, gabadhi udhalatay ayu masaajid ku tuuray Irak 🇮🇶 😭💔

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 53

  • @ummosaara580
    @ummosaara580 ปีที่แล้ว +5

    Adunka waxnad filayn aya ka dhaca allew khayr ka na garansi ama 🤔🥹wll gacalo fatima muna iyo qoykagaba Ciid Mubarak ❤❤runti qiisaskaga kama cajiso ❤🥰 inntayar dulmi ayu ka galay abahed mantan isagi aya u bahday Subxanallah 😢

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 9 หลายเดือนก่อน

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.
    ما شاء الله تبارك الله.
    الله يحفظكم ويبارك فيكم.
    شكرآ اختي. جزاك الله خيرا

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 ปีที่แล้ว +3

    Gabar yaa ka fiican

  • @fadumoelmi8579
    @fadumoelmi8579 ปีที่แล้ว +1

    Cuqubadii ayaa kusoo noqotay ninkaas Ilahay ha ina garansiiyo nimcooyin kiisa uu inagu irsaaqay aamiin aamiin yaa rabbi

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 ปีที่แล้ว +1

    Waa run qof ku anfacaayo ma ogid weeyna dhacdaa gabadhaas waa baari ❤❤❤walaasheen waad ku masadsan tahay qisooyinka dhabta ah ee dhaca

  • @zinabosman6543
    @zinabosman6543 10 หลายเดือนก่อน

    امين يارب العالمين جزاك الله خير

  • @user-zh8zl8gv4g
    @user-zh8zl8gv4g หลายเดือนก่อน

    Wa jahilnmo ma asaga samesankaro wilasha subxanalha

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah habluhu waa nimco gabadh Aya ijoogta Allah heydaayo dhamana awlaada heyno barakeyo

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul2170 ปีที่แล้ว +2

    ASC walaal Fatima Muna Jzk khayr
    Caruurta nimcooyinka Rabbi bixiyo
    Ayey ka mid yihiin gabar iyo wiilna
    Ma kugu kala sokeyan maxayelay
    Ma garanysid mid wax kutari dono
    Aaqiradada iyo Aduunkaga, Rabbi
    Nimcooyinkisa kuwa ku shugriya
    Allaha naga dhigo.

  • @khadramahdi3685
    @khadramahdi3685 ปีที่แล้ว +4

    Nimaka muslimka iyo imaan la,aantooda waxay ku dhahayaan waxwalba ilahaybaa khadaray Hadana khadarta ma aminsana .

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 10 หลายเดือนก่อน

    Subxana Allah Allahu Akbar

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 9 หลายเดือนก่อน

    اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين اللهم امين يارب العالمين

  • @Hodaneey
    @Hodaneey ปีที่แล้ว +3

    Subxana Allah 😢😢😢 dulmigu ma soo daaho

  • @umusundusofficial
    @umusundusofficial ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah

  • @xamdacabdilaahi1842
    @xamdacabdilaahi1842 10 หลายเดือนก่อน

    Al ilahay cilimi badan banidamku waxab ma og waxan garnmayo

  • @dheemanabdi6180
    @dheemanabdi6180 7 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay baa wax ku tusaya

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Masha Allah❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 ปีที่แล้ว

    Ilaahey dulmi iyo isla weyni ma jecla.Ninkaas intuu ka faanayy gbdhaas yar ayu ayadii u baahdey.Ilaahay wa caadil.Gabar yaa ka fiican naxariis wey dhaanta wiilal badan.

  • @halimoiman4890
    @halimoiman4890 ปีที่แล้ว

    Salallaahu caeyhi wasalam

  • @abdulkadirmusa3666
    @abdulkadirmusa3666 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanalaah waa qiso cajiiba

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +1

    Wcs walaashey mcn faatima muna iid mubaarak walaashey

  • @khadraaabdula6219
    @khadraaabdula6219 ปีที่แล้ว +1

    subxanlah qabl adaka

  • @hodanengmixile4892
    @hodanengmixile4892 ปีที่แล้ว

    Subxaan allah

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +2

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo Ciidmubark

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Subxanallah💔😭😰

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 ปีที่แล้ว +1

    Subxallah yaab aduunka bisinka

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs ปีที่แล้ว +1

    Bisinka ilahaw jaahil.nimo naga hey😢😢😢 maxay isdhamaan hablaha iyo wilasha waa.deeq ilahay bixiye

  • @adnaomar8976
    @adnaomar8976 ปีที่แล้ว

    SUbxanallah

  • @foozia426
    @foozia426 ปีที่แล้ว +1

    Salaan gobeed

  • @ruqiahajisalad5102
    @ruqiahajisalad5102 ปีที่แล้ว

    Allaha akbar

    • @ruqiahajisalad5102
      @ruqiahajisalad5102 ปีที่แล้ว

      Wlhi waan naxaadasn ilahaay nomcooyankiisa ayuu garaan wYaay dadana miltan lacag baby just doonayaan inaay Hal ilmo ilahaay siiyo gabarhana any maqashp magaca hooyo qoimaha uu leeyahay aabahana aaba allha akbar ilahayahoow nimcooyankaga aad nasiisaay Ku wa kugu sharayaga allow naga dhiga aaamiin❤

  • @samiraali3721
    @samiraali3721 ปีที่แล้ว +2

    Asc wllo fatuma wllo aad baan ku salamaya asc salam kariba aad ban ky jclhy kuna tagera channel kaga pls more videos ayan jclan kahay inaad no so galiso ma jiro mid videos yadada i dhaafo aad ban u dawada qisas kaga jazakallah kheir❤

  • @ilhan6838
    @ilhan6838 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaha waxay kaimadan abaha hoyada markasto x bey wadataa markasto waxay ku edeyan hoyada. Hada dhow no ba xaskisa ufuray gabdha dhasha nag kalu gursaday tiina gabdho bey udhashay xaski ufuray ninkale gursaday wiilal bey udhashay isagi yab hada

  • @umuhurayra7377
    @umuhurayra7377 ปีที่แล้ว

    Subxana llah wali man dhamaysan lakiin tani hooyo maha waa gabdh ilahay caruursiyey.

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 ปีที่แล้ว

      Dumarka aduunka ninkooda ayaa u muhiimsan

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 ปีที่แล้ว +1

    Subxallah

  • @boqoradarerka723
    @boqoradarerka723 ปีที่แล้ว

    😢😢😢

  • @mulkimahamed-ht4gu
    @mulkimahamed-ht4gu ปีที่แล้ว

    wcs

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 ปีที่แล้ว

    Allahu Akbar ☝️

  • @kiinyu6160
    @kiinyu6160 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll muna. Eed Mubarak. La turaa lagu nasa taaa

  • @zeynabshire3523
    @zeynabshire3523 ปีที่แล้ว

    Allah akbar

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว +1

    waku salamay walashay 😊

    • @FatimaMunachannel
      @FatimaMunachannel  ปีที่แล้ว

      Walaashay gacalooy aad baan Ku salaamay gacalooy 😍❤️❤️

  • @degan4
    @degan4 ปีที่แล้ว

    Nagtaa ka xaasisan
    Kulahaa ka taqalus.

  • @umumahirasujaamohamed267
    @umumahirasujaamohamed267 ปีที่แล้ว +2

    Abayo Allah hakujecelada

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 ปีที่แล้ว +1

    Eid Mubarak sister

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 ปีที่แล้ว +1

    Aniga muddo 20 sano laga jogo waxan iiwrnty islaan waxay tiri hooyadey 5 gabdhood bay aabe udhashay aabahey gabadha 5nad markay dhashay hooyadey isbitaalkuu ku furay kagana yimi hooyadey ninkaley guursatay 5 wiil bay u dhashay

    • @fadumohassan6511
      @fadumohassan6511 ปีที่แล้ว +2

      Maaasha aallah lkn nimaanku iiyaaga dhabarkooda ilmah laaga soo jaarah nimaanka maa weey iska iindho tiiran wiilal haadii eey dhashan iiyaaga dhaalay haadii gabadh aay dhalanah iiyaada is dhashay beey leyahiin

  • @user-zh8zl8gv4g
    @user-zh8zl8gv4g หลายเดือนก่อน

    Ayada kadoqos kas ifur an dhilaha

  • @fadumaosman8833
    @fadumaosman8833 ปีที่แล้ว +1

    Hh

  • @zeynabshire3523
    @zeynabshire3523 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah