Degdeg Xildhibaanad DIR Woqooyi oo xalay Laad kaga tuuray ajandihii, Sheikhadii Dumar 20 July 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 202

  • @Mustafe787
    @Mustafe787 หลายเดือนก่อน +6

    Munaafaq number one baad tahay ayuuboow samaroon waa niman dalkooodi jooga somaliland yagaa dhisay oo badbaadiyey wixii tabasho ay qabaan xaq bay u leeyihiin ee dacaayada iyo cayda kala tag

  • @user-iq5dv7gh3t
    @user-iq5dv7gh3t หลายเดือนก่อน +23

    Kabtan ha ilaawin in risiqa uu bixiyo Allah.waana aayad quraana

    • @QulaanFaandhe
      @QulaanFaandhe หลายเดือนก่อน +1

      😊

    • @user-zl7ds3jz8r
      @user-zl7ds3jz8r หลายเดือนก่อน

      Jr donne une voiture

    • @IstahilYusuf-gl5yc
      @IstahilYusuf-gl5yc หลายเดือนก่อน

      Ha ilaawin in illaahey yiri markaad awoodo guurso
      Rasuulkuna yiri hadaadan awoodin ama faqri tahay soon

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 หลายเดือนก่อน +2

    Welkom 🤗 Generaal Ayuub!!!

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 หลายเดือนก่อน +7

    Kabtan ayuubow illaahey ka cabso oo xadgudubka iska daa aakhiro waa lagu weydiine waxaadan aqoon ulaheyna faraha ha la galin

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน +1

    XILDHIBANNADI DAROOD XASSAN HILFAHA U QAADAY, NOOGA SHEEKE.

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtee that is way I werk very hard to cover all my needs I don’t need any body else

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน +1

    XILDHIBANNADA DAROOD, WARYA DIR WAA IRIR SAMAALE, MUQDISHO, IYAGA LEH, INDHAHA KALA FUR XAMAR GAROOWE MA AHA.

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland ha noolaato ❤❤❤❤ Reer Awdal ha noolaadaan

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o หลายเดือนก่อน +2

    Guul somaliland guul insha Allaah allaahu akbar

  • @user-qv3kr4bw3u
    @user-qv3kr4bw3u หลายเดือนก่อน +6

    Ayuub nin faqri ah baa rasuulka u yimi wuxu ku yiri guurso mar labaad buu kusoo laabtay rasuulka wuxu ku yiri weli faqri kama bixin wuxu ku yiri mid labaad guurso ujeedada waxa weye risaqeeda iyada baa wadata markuu badiyay guurka minki markaas buu faqriga ka baxay oo xoolo badan helay

  • @MaxamedAmiin-m2r
    @MaxamedAmiin-m2r หลายเดือนก่อน

    Ayuub wll ma iloowday in allh yiri subxan haduu idin yimado in diintisa io aqladiisa wanagsan u guuriya faqir hduu yahay allh ay fadiligisa siinayo waasac ah ayad qur aan ku jirto suratul nuur

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 หลายเดือนก่อน +1

    Ayuub waa run sheege ma ah munaafiq , waa Gaasi Geesi dhaley!!!

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 หลายเดือนก่อน +3

    faqriiyo iyo taajirka waa xigma allaha kuwo xoolo leh baa la gursaday oo ceyrtoobay kuwo faqri ah baa xoolo yeeshay marka allaha halaga baqo somaliyey

  • @MohamedAbdoulkader-bv3tw
    @MohamedAbdoulkader-bv3tw หลายเดือนก่อน

    War ayuun bâtares❤❤ Gardabuusi ❤❤

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r หลายเดือนก่อน +2

    ADEER JOOJI AFLAGAADADA AADKU RIYOONAYSO, REER BOORAMA SOMALILAND IYAGAALEH, SOMALILAND WAA DAWLAD ( DIR LEEYAHAY DAAROOD MIYAAD NOOHAYSATAA DAMEER MAJEERTEEN SHEEGTOOW?!!!! )

  • @samsamhassan5633
    @samsamhassan5633 หลายเดือนก่อน +1

    Ayubo waxad doneyse sidi Laascaanod inay magaldoda burburiyan

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 หลายเดือนก่อน +1

    ADEER AYUUBOOW WAXAAN KUGULA TALINAYAA INAAD DIINTA FARAGASHAN OO WELIBA WAXBA KAMA TAQAANNIDE AAD KU XAD GUDBIN WAA IGA TALO NAFTAADA HA HALAAGIN ,❤😂😂

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 หลายเดือนก่อน

    Allah aya yiri "Waidha saaltumuuhunna fasaluuhunna min waraai xijaabin?

  • @AbdiRahmaan-wd1er
    @AbdiRahmaan-wd1er หลายเดือนก่อน

    Waan ku soo dhaweynayaa

  • @user-pq3vy5ef3o
    @user-pq3vy5ef3o หลายเดือนก่อน

    Soomaaliland guul

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน +2

    ISAQ MA ORAN XILDHIBAAN ABIIB, EE WUXU YIRI MUUSE HA DHACO SOMALILAND HA NOLAATO, WAA RUN SOMALILAND WAXA QARRIBAY WA MUUSE.

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t หลายเดือนก่อน

    Kkkkk khacbaa kaayeedhaye Albigu kumajabo miyaa Kadhamow soomalilaan Rufiyaan Ina abiib waa Muwaadin dhaba Jecel dalkiisa Soomalilaan Guul soomalilaan
    ❤❤❤❤❤❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน +7

    HADDI SAMAROON SICIID IYO CIISE , IYO NIMANKA ISAAQ SI XAQ AH WAX LOO QEYBSADO, WAXBA ISKUMA DIIDANO DADKU WAA WADA DIR IRIR SAMAALE WAA WALAALO.

  • @aliakilwe1734
    @aliakilwe1734 หลายเดือนก่อน +3

    Ayuubow Abti sheekha hadalkiisa maxaad u jartay maad u ogolaatid in uu cadeeyo waxa sharcigaa.

  • @samiroibrahim
    @samiroibrahim หลายเดือนก่อน +2

    Awdal kingdom mo abib legend the future

  • @suhaybCabdi-c5d
    @suhaybCabdi-c5d หลายเดือนก่อน

    Makamaqasheen hanti la aanlama guursan karo 7:35 ❤❤❤❤❤❤ 8:04 8:04 8:05 8:05 8:05

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 หลายเดือนก่อน

    Wax kumaadan hadale iska aamus saxaabada ayaa laga hayaa Rasuul S.c.w kastun uu ugu guuriyay waxkale ma heysan ee diin mataqaanide iska aamus

  • @user-uw3wc7zv3o
    @user-uw3wc7zv3o หลายเดือนก่อน

    Walaale adigu hadanbàwin
    Xijaabka iyo of gafay waa Kala labo

  • @user-sw4qk8jb7c
    @user-sw4qk8jb7c หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabarakallah wallahi runta bey sheegtay gabar hoog iga dheh

  • @maryami2299
    @maryami2299 หลายเดือนก่อน

    Waa sheekadii axmadmadoobe

  • @MaxamuudGaab-m9f
    @MaxamuudGaab-m9f หลายเดือนก่อน

    Kabtan, ayuub, asalaamucaleykum

  • @mahadeerkoleeerkolemahadee2268
    @mahadeerkoleeerkolemahadee2268 หลายเดือนก่อน

    Gl ayubo naga daa naagaha hangudirn angaa shiidee

  • @toknownow
    @toknownow หลายเดือนก่อน

    Ayyaf Quran ah bay beenisay xagga guurka iyo fakhriga

  • @abdirahmanadam8074
    @abdirahmanadam8074 หลายเดือนก่อน

    Waad akhlaaq xuntahay ee culimada afakaaga ka jeedi ninka culimada la coloobaa islaamkana ma jeclaa ilaahay ka cabso

  • @cunaayeliqaaye5559
    @cunaayeliqaaye5559 หลายเดือนก่อน

    INA ABIIB MA DAAROOD DABADHIIG AYAAD MOODAY WAA NIN DIRA OO ISAAQ AY WALAALO YIHIIN. HOOYADAA MAJEEDHEENKA KAWASE MUNAAFAQ YOHOW MUNAAFUQU DHALAY EE ASALKA SOOMAALI MEELA KASOOGALIN

  • @hamdiismaciil7013
    @hamdiismaciil7013 หลายเดือนก่อน

    Haa bowe

  • @cunaayeliqaaye5559
    @cunaayeliqaaye5559 หลายเดือนก่อน

    Garac garacuna maxishoodo waana sidaada xaasid ibna xaasid futo saliid majeerteen

  • @user-cf8tu7di2t
    @user-cf8tu7di2t หลายเดือนก่อน

    jarmamka marki aad uska dhiibtay naag bay ahayd mida hogamineysa ee ha iloobin

  • @IbrahimDagane-fe4hk
    @IbrahimDagane-fe4hk หลายเดือนก่อน

    mushrik ayatahay ee ilahay kacabsa shirki hakufanine

  • @maxaa.qaldan.
    @maxaa.qaldan. หลายเดือนก่อน

    Waxaad jeceshahay in Daarood ku is taageeraan oo is ku duubtaan, laakiin qabiilada kale iney burburaan oo dagaala maan?
    Aduunkan waa laga tagayaa brother, ogoow Daarood is ka daaye, waalid kaa iyo caruurtaada ayaan waxba kuu tari doonin.

  • @jaamacxuseen1918
    @jaamacxuseen1918 หลายเดือนก่อน

    Maxaad dabshiday samaroon hartibaad moday waa niman dira oo walaaladod waxlaleh somaliland na iyagaa leh dhulbahantaad nacasnimo ka heshay oo baabi isaye oo garoobe kucamiratay intaad magaaladoodi gubtay

  • @omarali4265
    @omarali4265 หลายเดือนก่อน

    Ku soco 🏃‍♂️ run sheege laakiin ka dhaaf wahhabi iyo waxa aad 😢sheegaysid

  • @user-cf8tu7di2t
    @user-cf8tu7di2t หลายเดือนก่อน

    Anaga sariir wax nalaguma sheego sxb lkn wey baqday wey gaaleysiinayaan awood bay u sheeganayaan

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 หลายเดือนก่อน

    Haa aday kuu taallaa aw gadhweynoow gadhku waa timo waana iska xiiri kartaa

  • @cunaayeliqaaye5559
    @cunaayeliqaaye5559 หลายเดือนก่อน

    DOQON SAKHRAAN FUTO DIIR MAXAMUUD SALEEBAAN MOOYAANE CALI SALEEBAAN BICIIDYAHAN IYO MAJEERTEENKA KALE MADAXWAYNE MARKAAD U OGOLAATAAN CIDKALE WAX KASHEEG DOOFAAR YAHAW DOOFAARKU DHALAY EE SHAQADIISU MUNAAFAQNIMADA AY TAHAY IYO NAMIIMKU

  • @bakarkulow6312
    @bakarkulow6312 หลายเดือนก่อน

    Ayubow, anigu waxaan ku leeyahay, howshaada meesheeda ka wad, waxaan kugu jeclahay. Sida aadan runta uga gabban, keep going brother

  • @Rudwaan-jj6ms
    @Rudwaan-jj6ms หลายเดือนก่อน +3

    Saxib wxthy gesi run sheg ah sasa laraba

    • @deeqocabdirashiid6415
      @deeqocabdirashiid6415 หลายเดือนก่อน

      Waxaa lagu guursada dabeecad Iyo doing wanaagsan

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr หลายเดือนก่อน

    Kufsigii farmaajo u geestay maamo saafi oo meelxun gaaray

  • @AyaanCisman-s7c
    @AyaanCisman-s7c หลายเดือนก่อน

    Qac ba yeedhy cadhadada ku dhimo samaroon waa somalind

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 หลายเดือนก่อน

    Warhoy kajoog waxaadan cilmi ulaheyn hafara gashane culimada udaa howlahaa iyo wixii qaldama inay saxaane kajoog adigbdiintana ha qilaafin!

  • @evehussien2129
    @evehussien2129 หลายเดือนก่อน

    Walaale adigaaba
    Sariirta ku suugeysa. Do you know what?
    We are all humans.

  • @maxamedcilmi2338
    @maxamedcilmi2338 หลายเดือนก่อน

    Xaaraami cunsuri ah

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 หลายเดือนก่อน

    Waxey ka wadaa nin aan shaqeysaneyn. Nin aan shaqeysaneyn masuuliyad ma qaadi karo, lakiin nin dadaalay oo dhaqdhaqaaya oo wax waayay waa caadi

  • @yasiralio3891
    @yasiralio3891 หลายเดือนก่อน

    Kabtanka alla kabaq waa aayad kujirta suuratu nuur.alle ayaa leh uguuriya faqiiriinta allaa hodminayaa

  • @iftin2024
    @iftin2024 หลายเดือนก่อน

    Waar munaafaq yahow miyaanad laasdhiig ku cimra qaadan gaajada faqriga dilka aad ugu baaqday, reer boorame waa aabaha maskaxda, ma dewersadaan waa dad shaqaysta waxay garanayaan dagaalka iyo nabada different ka u dhexeeya.😂😂 guulaysta reer awdal ❤

  • @user-sc6uw1px7g
    @user-sc6uw1px7g หลายเดือนก่อน

    Daarood qac baa kayeertay borama majaahilkaagan baa wax u sheegi lahaa aqoon aqoon dhashay

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 หลายเดือนก่อน

    WAA GEELJIRE CAADIYA MIC INTUU HELEY AYUU CAWAAN QASHIN AH WAX U SHEEGAA HOOYADAA WAS. WAXAN SEE U DHAGAYSATAAN MISE IDINKAABA GEELJIRAYAAL KALE AH? YAAB WAXAN WAX LAGA DHAGAYSANAAYO AYAAN LA YAABANAHAY SCHOOL XITAA LAMA DHIGAN WALAAHI UUSAN 2X2 AQOON.

  • @somalilandsocotay3257
    @somalilandsocotay3257 หลายเดือนก่อน

    Faqash intii dhimatayna luxudka
    ma la soo kacday

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 หลายเดือนก่อน

    Alshabaab ayey noqonayaan haddii fakhri Ku dhashaan

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 หลายเดือนก่อน

    Qacbaa kayeedhay daarood iyo wixii lasocday

  • @cjibarmaxmed8953
    @cjibarmaxmed8953 หลายเดือนก่อน

    Waryahe.kabtan.laxada.ayub.sowdigilaha.xashka.waxkawngsan.garowe.bedki.nabiga.kawngsan😢😢😢😢 s.lnd.kabaxa.arinta.s.land

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 หลายเดือนก่อน

    ISAAQ NACAYB WAAR XAMAR BAAD U DAWARSI TAGTAA CALANKA BULUGA MA JECLID EE WAA KU TUUGSATAA MAXAAD ISUGU DIRI ISAAQ IYO GADABUURSI??? BISINKA WAA DAD WADA DHASHAY JAALE

  • @asxaabi
    @asxaabi หลายเดือนก่อน

    Habaar qabe arrimahayaga ka bax reer boorama waa mulkiilayaasha somaliland

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd หลายเดือนก่อน

    Wa lahaystayal waligodba xor ma noqon e kada kabaha waweyn e ad ugalineysud yey ku jajabine

  • @MukhtaarXasanhaybe
    @MukhtaarXasanhaybe หลายเดือนก่อน

    Qalbadaa ku qaraxday reer awdal waa xor isaqna way simanyihin khasiisyo how kafaiiso umada

  • @cabduqadirabukar5948
    @cabduqadirabukar5948 หลายเดือนก่อน

    Kabtan siyasadadi iskawado ee diinta iskadaa diinta aqon umalihid hataraxtagin

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d หลายเดือนก่อน

    Waar maash Allah dheh reerborama munaafaq guul reersoomalild ❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 หลายเดือนก่อน

    jamhuuriyadda somaliland ha noolaato qac tsni waa dhaaftay samaroon ma waxaad moodey dhulbahante samaroon waa mulkiilayaasha somaliland😂😂😂😂

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 หลายเดือนก่อน +1

    Gobanimo maaha inaad hooyooyinka culimada xagxagato! Dadka ducaadaana ugu yaarto wahaabiyo iwm ruux la sito ayaad u eg tahay! Teeda kale gobolka awdal maaha gobolka bari ee dib taariikhda ugu noqo! Cidkastaana goofkeeda inay u tashato waa waajib ee adigu xuduudahaaga ilaali.

  • @axmednuurmaxamed5407
    @axmednuurmaxamed5407 หลายเดือนก่อน

    Wahaabiyo waa kuwa dumarka xijaabka uxiray ee soo raac

  • @ahmedyousuf4448
    @ahmedyousuf4448 หลายเดือนก่อน

    Sheekh maaha waadanayte. Khair beele ah

    • @mohamedissea.2550
      @mohamedissea.2550 หลายเดือนก่อน

      Ayuubow weligey meeshaada kama coment gareyn , belo iska jirri ah oo qaybyaalad iyo wax liita baan kuu arkaa. Laakiin maanta aad baan uga helay sidaad uga hadashay arrinta gabadha, xaquna waa sidaas aad sheegtay

  • @yaasincali5933
    @yaasincali5933 หลายเดือนก่อน

    Kuwa gaajada iyo fakhriga ku koraan waakuwa suufiyadu dhalaan

  • @suhaybCabdi-c5d
    @suhaybCabdi-c5d หลายเดือนก่อน

    Way kabeen shegaysay aadka ale qoftaaso

  • @aideedjama6401
    @aideedjama6401 หลายเดือนก่อน

    Xayawaanow samaroon ma aha dhulpozkaad khaladay

  • @NasroAbukar-em2br
    @NasroAbukar-em2br หลายเดือนก่อน

    War daaci muqtaar kadaa dhagahadaalka😂😂😂

  • @NuuraShire
    @NuuraShire หลายเดือนก่อน

    Isku dire xaa sid darod xasid malah jirin adaa u horeeyay

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh หลายเดือนก่อน

    Xaarood yare aqli xumaa iyagu waa isku mid isku afkaar qoomiyada dirna inay isku diraan bay rabaan siiba qabiilkaa wayn ee isaaq ayay xaarood kawada ooyayaan from ciise😅😅😅😅😅

  • @NuuraShire
    @NuuraShire หลายเดือนก่อน

    Reera dhan bad cebay say adi wra dumark hafaal hafalyan hansom hadal qaadin

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 หลายเดือนก่อน

    Maxuu ku kala doortay 3 oo isku mabda ah
    Ma nin baay diidayeen
    Mise
    Sistam

  • @wagadadawe6156
    @wagadadawe6156 หลายเดือนก่อน

    Wa mashruuca dadka Somalia tranka lagu yareeyo
    Meelwalba somali degto dagaal ba ka socda wiil somali ba ku dhimanaya
    Gaalo soo malegtay shekadaan naagtaas lo soo dhiibay

  • @suhaybCabdi-c5d
    @suhaybCabdi-c5d หลายเดือนก่อน

    Makamaqasheen hanti la aanlama guursan karo

  • @user-pw2ho7lu2t
    @user-pw2ho7lu2t หลายเดือนก่อน

    Maxad rabtay inudhaha kofur haraca

  • @hodansuleyman8463
    @hodansuleyman8463 หลายเดือนก่อน

    Guul Sade guulaysta 2da daarood dhamaan D5

  • @mahadabdi2562
    @mahadabdi2562 หลายเดือนก่อน

    Tube ayaan kaa xirdoonaa hadii sad kawaan toobin ayuub dumarka hadal kooda, !

  • @ZahraAli-wh1bt
    @ZahraAli-wh1bt หลายเดือนก่อน

    Qas baa kaa yeedhay

  • @MaxamedDeeq-g2v
    @MaxamedDeeq-g2v หลายเดือนก่อน

    Xoogaa lavage ah buu haystaa ayuub kkkkk

  • @Vn-bTw979
    @Vn-bTw979 หลายเดือนก่อน

    Adiga inaad culumada caayso iskadhaaf afkiisa maad kamaqashay waagal ninyahoow iska dhaaf wahaabi caay maaha ogow

  • @khalidchannel9971
    @khalidchannel9971 หลายเดือนก่อน

    Somaliland samaroonba iska leh

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 หลายเดือนก่อน

    Fariid mashaallah ❤

  • @nazdalaan
    @nazdalaan หลายเดือนก่อน

    Laba xaaraan ku heshiisaa, xaq daray isku laayaan.. hadii aadan nicin ninka xun ee reerkaagaa, waxaad jeclaan doontaa ninka wanaagsan ee reer kale. For real for real 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d หลายเดือนก่อน +1

    Dee waa runteeda ragu waji malaha hadhow markay bahdilanto ayuu kaatagi naa haguursa ninah dumaroow

  • @drmohamed1711
    @drmohamed1711 หลายเดือนก่อน

    Hooyada siil keeda iyo darood ka aheed wase samaroon kaa dhamoow qaracyow salid futada marsada

  • @shamsoclahi3369
    @shamsoclahi3369 หลายเดือนก่อน

    Walhi rageedi batahy

  • @yonis1172
    @yonis1172 หลายเดือนก่อน

    Dogmayohow darood walaalkiin dhulbahabtaad towbadaa sejiseenee tadka oo ilameerayso kujiree samaron mabilaa aglibaad moodeen

  • @kulmiyeparty2164
    @kulmiyeparty2164 หลายเดือนก่อน

    Maxamed abiid waa nin dir ah waana madaxweynaha somaliland ee soosocda

  • @HodanDaud-n9r
    @HodanDaud-n9r หลายเดือนก่อน

    Asc war maxad tidhi

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m หลายเดือนก่อน

    waa xayawaan kuwa inoojooga xamar oo danay iyo axmed madoobaa soodoortay waa wada duli kuwaasi

  • @AminaAbdullah-mz9xd
    @AminaAbdullah-mz9xd หลายเดือนก่อน

    Alaalehe baguuidin gooracay badhayculus

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 หลายเดือนก่อน

    S /c qofka keliya ee soomaliya wakhtiga hadda lajoogo ugu garnaqa wanaagsan ama si sax ah soomaliya u fahmaya runtana sheega . TOOSHKA KU IFI XASN IYO MOORYAANTIISA KU WAREEGSAN. KABYANOOW

  • @mustafecaraale7079
    @mustafecaraale7079 หลายเดือนก่อน

    Yuhuudi baad tahay ,isaaq iyo samaroon ayaa somaliland la yidhaahda ,hhhhh waar wuu ka naxay e.