DEG DEG Wasiir Fartaag xitaa Bastoolad kasoo waayay Beeshiisa,RW Xigeenka oo jahwareer abuuray&Xamse

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 13

  • @hassanb843
    @hassanb843 หลายเดือนก่อน +3

    Awalba dabadhilif ayuu ahaa waa ninki sharafta ugaasyada horey ugu ciyaarey iyo awooda Mariixaan

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi หลายเดือนก่อน +1

    Sadex xisbi o hawiye ah samaysta

  • @user-lt4bl6fz2x
    @user-lt4bl6fz2x หลายเดือนก่อน

    Aankusexee.dastuurka.aad.sheegeyso.yuu.u.yahay.dastuur

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule หลายเดือนก่อน

    Raiisul wasaare ku xigeen labaad waa culeees uun ee wax natiijo ah kamasoo bixi doonaan

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule หลายเดือนก่อน +1

    Kooxaha isku raran yaa hogaamiya horta ma liibaan shuluq kooxdiisaa mise😂😂😂😂

  • @user-it1pe9ew3l
    @user-it1pe9ew3l หลายเดือนก่อน

    Adiga Ayaan Rasaas Ka Rabnaa 😁😁😁😁😁😁 Wlhi Waala Bah Dilay

  • @deeqodahab9737
    @deeqodahab9737 หลายเดือนก่อน

    Warkaasan. Hooya. Faruhu. Kujabe. Daba. Dhilifkii. Xumayoow. Yumatala. Mareexan. Gado. Ayaa. Sameecad. Xumadiisa. Isa. Cayrshay. Wajigee. Nogu. Imaanaya. Fartaag. Shaati. Uusanlahayn. Ayuu. Sooxidhay. Imaanshaha. U. Cabudwaaq. Yimid. Ayaalagu. Sharfay. Laguna. Sodhaweeyay iyo. Mareecanimada intaa. Hakudeeqdo. Ninkii. Dadkiisa. Wajikasamaysata. Ayaa. Waxlo. Xeeriyaa. Wase. Mahad. Illaah. Inada. Mareexan. Wax. Ugu. Oolin. Manta. Lee. Waxnaga. Qadilahaayd

  • @MubYus
    @MubYus หลายเดือนก่อน

    Xuduuduna waa furan tahay Ethiopia qafkii Hub raba waa ka gadaysaa.. Lacagta ha diyaarsado.

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 หลายเดือนก่อน

    2 sano ee uu Xassan culusow wadanka hogaaminaayay waxay lamid tahay in 8 sano dib loolaabtay hadli uu 2 sane ookale uu xilka siihayana wadanka waxaa lawareegaya ARSINAL igaya oo anan dagaal ugalin maxaayeelay waxay kafaa'ideysan doonaan shacabkii oo colaad ladhex dhigay iyo sheekadii iyo dowladii oo wan iyo waraabe isku ah oo aad iyo aad ukala fogaaday una kala aamin baxay gaar ahaan shacaka oo dowlada u arka cadawgeeda koobaad! Sidaa awgeedna intay goori goortahay hadii aysan shacabka somaliyeed iska qaban xukuumadan NGO ah inay iman doonta yaa leytaneyd!

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MaryamMaxamud-bv4rt
    @MaryamMaxamud-bv4rt หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂