Sh Xassaan oo kahadlay Quraaniyiinta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • ما عليك سوى الانتساب إلى هذه القناة للاستفادة من المزايا:
    / @daarul_xadiith
    BOOQO daarulxadiith​​​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
    Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xa...

ความคิดเห็น • 89

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 5 หลายเดือนก่อน +3

    Sh xasaan allaha ku hafido

  • @dul-qarnaynventures5113
    @dul-qarnaynventures5113 ปีที่แล้ว +7

    Xassaan Xussein Abu Salman. Sheikul Islaam. Amiirul mu'minin. Guul iyo gobanimo. Landeere sheikh al-soomal . Allah haku xafido.

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +7

    Waa runta wlle, Ilaahy haku barakeeyo ummadana hakugu anfaco dhamaantood

  • @qadarqadar2387
    @qadarqadar2387 2 ปีที่แล้ว +8

    Maansha,allahallah sheequlqarni sh xasaan xuseen abuusalmaan alla janada hakugeeyo abaartana allah hanaqaado roobna allah nookeeno

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +4

    Ma sha Allah Jazakumu Allahu kheyra

  • @-mohameddeeq9489
    @-mohameddeeq9489 2 ปีที่แล้ว +3

    ما شاء الله شيخ حسان حسين ربنا يحفظك ويسعدك ويبارك فيك

  • @axmedmaxamedm.9653
    @axmedmaxamedm.9653 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah sheikheygii

  • @cabdixuseen2033
    @cabdixuseen2033 2 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa allah ilaahayow xafid sh xasan

  • @mahadsharmake4395
    @mahadsharmake4395 2 ปีที่แล้ว +9

    Allah no xifdyo shiiqa, wa imamu axmed binu xanbal ka soomalida waqtigan joogto

  • @umucabdiraxmandhayyibmuxam6428
    @umucabdiraxmandhayyibmuxam6428 2 ปีที่แล้ว +5

    Allahow nooxifthi Shekh Xasan

  • @farxaandheere7374
    @farxaandheere7374 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah ❤️❤️ alle haa ku xifdiyo

  • @nasteexonuuro8297
    @nasteexonuuro8297 2 ปีที่แล้ว +6

    Alaahu Akbar ilaahey hakujaneeyo sheeqow

  • @shuaybabdikadir2580
    @shuaybabdikadir2580 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku xifdiyo sheekhaygi

  • @abdullatifessewehlie9760
    @abdullatifessewehlie9760 2 ปีที่แล้ว +1

    Salallaahu calayhi wasalim

  • @ibrahimseerar6788
    @ibrahimseerar6788 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah

  • @fardowsasomane4909
    @fardowsasomane4909 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh allow nagu anfac

  • @mahamedmohomoud1122
    @mahamedmohomoud1122 2 ปีที่แล้ว +2

    Acuudu bilaah

  • @ibrahimseerar6788
    @ibrahimseerar6788 2 ปีที่แล้ว +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdiyareahmed9521
    @abdiyareahmed9521 2 ปีที่แล้ว

    Jaceylka Rasuulka Janno ku galeysaa oo aad ka difaacdo Sh.Umul Teams oo quursi & ceebeyn isugu raacshay heer uu Madjidka Nabiwiyu & Rasuulka uu Injir ku tilmaamo oo wasakhdu keento uuna hilmaamay Xadiithkii Nabiga ee Al Nadaafatu Nisful Iimaan oo scw uu noo cadeeyey ada yaabaya cml Akhiro warbaa jira & Maxkamada Cadaaladda Allaah wllhu aclam.

    • @abdiyareahmed9521
      @abdiyareahmed9521 2 ปีที่แล้ว

      Walow aad madax faluuq Takfiiri qabyaalada daneeya aad thy Al Xasaani lkn Allaah ayaa xldada qalbigaaga daalacan oo ku og waxa ku qarsoon ee Caadifadeed balse runta u cadeeya Takfiirayaasha xad gudbaya oo canaanta si ay u waantoobaaniin taasoo ku fcn thy my idea wllhu Aclam.

    • @fatushbabe5135
      @fatushbabe5135 2 ปีที่แล้ว

      @@abdiyareahmed9521 Quraniynta miyA tahay adi

    • @abdiyareahmed9521
      @abdiyareahmed9521 2 ปีที่แล้ว

      Quraamiyiin waxaa noqda qofkan Xambali & Xanafi ama Shaafici aheyn ee Takfiirka Yahuudu maalgeliso raacay Sh.Xasaani waa Laandheere runta u sheega kuwa Nuucaas ah ee Rasuulkeena dacaayadeeya axadiithtiisana Xaqira kuwaasoo Shekhu noo tilmaamay ada yaabaya cml.

    • @abdiyareahmed9521
      @abdiyareahmed9521 2 ปีที่แล้ว

      @@fatushbabe5135 Xashaalilaahi maya balse magaca fcn ayaad siiseen oo quraanka ah taasoo aysan mudneyn ee aad u hibeysaan ee magaca ay muteysteen ee Takfiiriga xad gudbay u raadsha ka bedela magaca Quraanka plz oo laga cabsado qowlkii Allaah ah ereyga Quraan oo Kalaamkii Allaah aan u naqaano wllhu Aclam .

    • @fatushbabe5135
      @fatushbabe5135 2 ปีที่แล้ว

      @@abdiyareahmed9521 war adu taaada masuul ka noqo

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 2 ปีที่แล้ว +1

    MAASHAA'ALLAAH.

  • @absameahmed926
    @absameahmed926 2 ปีที่แล้ว +1

    Quraaniyintaa
    Mxaaa lagawadah qofki igu damo haifaideyo

    • @islamispeace8623
      @islamispeace8623 2 ปีที่แล้ว +5

      Waa dad dhahay quranka keliya kudhaqmayna. Xadiisyada nabiga scw majiraan.

    • @cawaalexuseen5220
      @cawaalexuseen5220 2 ปีที่แล้ว +3

      Waa rag waa hore soo baxay oo sunnada nabiga diiday oo yidhi Axmad al.qadiyaani nin la odhn jiray nabi ka dhigtay oo hindiya ka soo baxay waxa ka mid ahaa ragaas xishmad ali cabdala jakarlaawi culimadu wuu isku waafaqeeen inay gaalo yihiin

    • @FaarahJaama
      @FaarahJaama ปีที่แล้ว

      Asc waxaa laga wadaa kuwa wax kasta oo. Sunada nebiga scw kategey dhahay kitaabka keliyaanu raaci ilaahay kuwaas. Sharkooda hanadhaafiyo aaamiin

  • @ashidabdulla4598
    @ashidabdulla4598 ปีที่แล้ว

    Sheekh xasan waa baarqab diinta yaqaan. Sheekh xasaan fahankiisu waa kii saxaabada. Saxaabadu abuujahkoodii meel baysaareen
    Inagu ugandha, Burundi, maraykan, iyo waxa ay xamar ku waadiyeeyaan, meel ma Saari karnaa.xasan sheek farmaajo iyo askarta khawaarijta ah waa gaalo afkeena ku Hadasha.

  • @rahmohashi1438
    @rahmohashi1438 2 ปีที่แล้ว +9

    Quraamiya waa gaalo been maaha runta somali waa dhibtaa

  • @abdim.m.q3127
    @abdim.m.q3127 2 ปีที่แล้ว +3

    Takfiir waynaaday

  • @hassanmahamed8744
    @hassanmahamed8744 2 ปีที่แล้ว +4

    my advice to this shekh to make a public dialogue with one of the followers of QURAAN ONLY then diffit them by QURAAN instead of killing them by my car and bribe police!!!

  • @abdullatifessewehlie9760
    @abdullatifessewehlie9760 2 ปีที่แล้ว +1

    Quraaniyiin maxaa laga wadaa

    • @adonallah
      @adonallah 2 ปีที่แล้ว +2

      Wa kuwa rer galbedku sameyay oo diidaya axadiista rasulullahi csw qur,anka bis ayaan kudhaqmeyna ayey kuleyihiin waxayna donayaan iney burburiyan diinta islamka maxa yelay axadiista iyo qur,anka wa is fasiraan

    • @MohamedAli-cj1ox
      @MohamedAli-cj1ox 2 ปีที่แล้ว +1

      @@adonallah Jazkllh walal

  • @akaniadam8254
    @akaniadam8254 2 ปีที่แล้ว +3

    Hala dilo ayay kaga dhagtay ,yaa yiri gaalka hala dilo meel walba😁 waa diintee!

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 2 ปีที่แล้ว +2

      Gaal ka Waa la dilaa

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +2

      @@rampatuga5390 haa diinta cadow ka'ah iyo kii murtad noqda oo diinta kasoo horjeesta

    • @FaarahJaama
      @FaarahJaama ปีที่แล้ว

      Nebiyunaa muxamad scw wuxuu yiri man badala diinuhu faqtuluuhu ninkii diintiisa bedela dila hadduu sunada suubanaha kategey waaaa ladili

  • @acazaam
    @acazaam 2 ปีที่แล้ว +2

    Quraaniyiin mala dhoho kabadala ambiya diid dhaha

    • @acazaam
      @acazaam 2 ปีที่แล้ว

      @youj9u oij wxan diidaaa in loo nisbeeyo magacooda quraanka waayo waxa ay diideeen quraaankii xataaa hadalkii allah way garab mareen
      Marka hala dhoho ambiya diid

    • @mmaarena6494
      @mmaarena6494 3 หลายเดือนก่อน

      @@acazaam nabi diid haloo bixiyo

  • @fatushbabe5135
    @fatushbabe5135 2 ปีที่แล้ว

    Qabyayste qofka laailha ila laah dhah w moslim mxaa rabtaa adu

    • @MSozil
      @MSozil 2 ปีที่แล้ว +1

      Axaadiithta rasuulka qofka diido muslim ma ahan culumada oo dhan aya isku raacday waayo salaada arkaanteda sidey ku ansaxdo iyo inta saladood ee la tukado quraanka kuma taalo sunada rasuulka ayay ku taala

  • @islamispeace8623
    @islamispeace8623 2 ปีที่แล้ว +2

    Nin rag ah. Landheere

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 2 ปีที่แล้ว

    المصدر الموکد لعامله کذکر الفعل المرتين

  • @ABUKE8
    @ABUKE8 4 หลายเดือนก่อน +1

    Argagixiso

    • @AbdallaAli-g6e
      @AbdallaAli-g6e 2 หลายเดือนก่อน

      @@ABUKE8 Quraanka hadi lasheego argagixiso miyaa

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 2 หลายเดือนก่อน

      @@AbdallaAli-g6e quraan maxaya bal wuxuu ku hadlayo eeg wuuba auura xumeynaya diinta 25saac dila mooye camal kali mahayo miyaa

    • @AbdallaAli-g6e
      @AbdallaAli-g6e 2 หลายเดือนก่อน

      Only inta dilka lee ka daawataa umaleen​@@ABUKE8

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 ปีที่แล้ว

    Waar shiikhaw gaalada ha inga dilin aniga iyo adigaba wadan gaalaan joognaa hadii gaaladu dhamaato halkee loo tahriibayaa .

  • @luqmanshariif
    @luqmanshariif 2 ปีที่แล้ว +2

    Casharkaan dhameestiran aa rabaa

  • @samatarsaid9460
    @samatarsaid9460 2 ปีที่แล้ว

    Sheik waxa ika garsisa med omarow ino iso duqeyo !

  • @wmdghdgg1234
    @wmdghdgg1234 ปีที่แล้ว +1

    War nin yahow ilaah ka cabso dhiiga Muslimiinta aad baneeyneeyso iska daay

    • @abdiasisali
      @abdiasisali ปีที่แล้ว

      Asc:
      Walaal sheekhu waxuu ka hadlay nimankaas Quraniyiinta een aaminsaneyn Xadiista.
      Maxaad sheekha ka doonaysa Subxan Allah maad qiimaysid waxuu ka hadlaayo maxaa ku qaatay walaal Subxan Allah.
      Jazakullahi khayr.

  • @TheQuranExplainsItself
    @TheQuranExplainsItself 2 ปีที่แล้ว +2

    Kan waa argagixiso caadi ah maa la xiro?

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 2 ปีที่แล้ว

      Argagaxiso adaa ah ee maa xabsiga iska dhiibtid gaalyahoo xumi

    • @TheQuranExplainsItself
      @TheQuranExplainsItself 2 ปีที่แล้ว +1

      @@rampatuga5390 nin aa dad dil ku dhahooyo asaa kan ha dilin ku dhahaayo gaal leedahay 🤦🏿‍♂️

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 2 ปีที่แล้ว +1

      @@TheQuranExplainsItself dilku Waa xal mar marka qaar

    • @TheQuranExplainsItself
      @TheQuranExplainsItself 2 ปีที่แล้ว +1

      @@rampatuga5390 ma dad aan dooneyn in ay ku dilaan aad rabtaa In aad disho?
      Adi iyo argagixiso maxaa ku kala duwan tihiin?

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 2 ปีที่แล้ว +1

      @@TheQuranExplainsItself dil waxaa ka daran fitnada eey wadaan
      Argagaxiso adaa ah

  • @abdirahmandahirmohamud6193
    @abdirahmandahirmohamud6193 2 ปีที่แล้ว +4

    Balo ku martay dheh, wax halla dilo wax aan ahayn ma haayo.

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 2 ปีที่แล้ว

      Dilku Waa xal ee adiga u qalantid in lagu dilo

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว

      Orad diinta soo baro shiikha afkaaga kala bax

  • @arandomhandsomeman7725
    @arandomhandsomeman7725 2 ปีที่แล้ว

    Maamulka channal aad bay u xun yihiin. halkii uu ka odhan lahaa qaso cajib, magaca waxa uu ka hadlayo Haa sheego

  • @HamzaMalik-ez4ro
    @HamzaMalik-ez4ro 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh Xasaanoow runti Maba ogeyn in qof aan waxba ii dhibin intaan dilo oo hadana been sheego oo kadib aan laaluush bixiyo janno ku galaayo, Jannadaas tii uu ilaahay Kitaabkiisa nagu baray ma ahane ma mid aad adigu sameysataybaa widaayoow?

  • @viko.3279bq
    @viko.3279bq 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk

  • @abdullahimohamed9222
    @abdullahimohamed9222 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan miyaa hadal ka aaminteen

  • @cabdikariimbashiir
    @cabdikariimbashiir 2 ปีที่แล้ว +4

    Halkee ayay kusoo aroortay in qofku haduu xiitaa gaalyahay meel-kasta lagu dilayo ajarna laga helayo!diinta kuu bannaysay waa tuma?! Aan ka ahayn diinta khawaarijta.

    • @mustafaismail6212
      @mustafaismail6212 2 ปีที่แล้ว +1

      Qofka diiidan Xadiiiska rasuuulka scw
      Halkuu muslim ka yahay.
      Nin ka gaaalka ah isaga warkuuusu waaaba cadyahay balse nin islaam sheeganaya hadana xadiiiska rasuulka diiidan muxuuu yahay kaasi

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa la dilaya ciddi diinta ka baxda

  • @islamispeace8623
    @islamispeace8623 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk

  • @OmarAli-rw7gu
    @OmarAli-rw7gu 2 ปีที่แล้ว +4

    kaasaa culumo sheeganayo

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 2 ปีที่แล้ว +1

      Wuu yahay

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว

      Sheekh inuu yahy ummada oo dhan ayaa kawarqbtee, adigu diinta soo baro kadib isku day inaad fahamtid

  • @shinemalin1853
    @shinemalin1853 2 ปีที่แล้ว +5

    Wadadkaan dadka hala dilo maahee wax kale ma yaqaan miyaa

    • @hawohasan8406
      @hawohasan8406 2 ปีที่แล้ว

      Ceebti maahane waa caadadi

    • @shinemalin1853
      @shinemalin1853 2 ปีที่แล้ว

      @@hawohasan8406 iska ilaali xaawooy adigana yuu kuu fadwoone ahahahahaha

    • @rampatuga5390
      @rampatuga5390 2 ปีที่แล้ว +1

      Dilku Waa xal naftirkeeda

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว

      @@shinemalin1853 diinta soo baro niyahaw shiikha afkaaga kalabax

  • @usaamamsad2573
    @usaamamsad2573 2 ปีที่แล้ว

    Qabilka u nofaninayo ayan ku nacay 😏