CARADI AL SHABAB #2-MAXAMED CABDULAAHI XAAJI
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
- #SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
Inta ila aragtay in ayaanle u cod egyahay farmaajo like ta ha iga xasidin
Xaqiiqatan waa usoo dhabar adeegteen Dalka ilahey ha,idinka ajarsiiyo intinii ku shahiidayne Rabbi Janatul Firdows haka waraabiyo Mohamed Abdullahi Haji
Ayanle Hussen Abdi mahadsanidin
He’s a good man good 👍 🎉
Hanoolaato barnaamij yadeeda waa okey lkn wariyaha hadalka haku celin , usamay qoondo inta aadan bilaabin warka mahadsanid
Inta musasalka kuxiran liketa dhacdhac igusii
Hanoolaato guul ayaan kuu rajeynayaa insha allaah
Asckm
Muuqalada walba hal hal maalin u dhaxeeysiiya plz ha fogeeynina🙏🙏
Mashaa Allah Ayaanle Rabi hanoo kaa daayo
Musalsaladii islaamaha qaabkooda nagu wadaa saxiib.
Isku day muuqaalka oo dhameestiran inaad soo dirto gogo aan ma ficne
Mahad sanid wariye ayaanle thanks
Ayaanle waxaa kaa codsanaynaa inaa soo noo badiso muuqaaladan camal weriye Maxamed Xaaji wax badalnaa dhagaystay shabeele iyo TVga Qaranka
Ayaanle plz Muuqalada 1 maalin udhaxeeysii isbuuc way badantahay
Alla dilaaa dhinta
Wareeysi cajiib ah. Wiilka wariyaha ahna waa qabiir, wax badan uso joogay.
Ayaaanle part4 waanka sugayna
Qeybta kuwaad linkigiisa soo dhig
🇸🇴🇸🇴❤️🔥
subxanallah
Qeybta sadexaaad saan u segeenay waan daalnay mudane
Asc wrm wbr
Ayaanle barnaamijkaaga waa jeclaa lkn
Hadda waxan kaga walaacay:
Mucaaradnimo iyo xabaalo qufka anagu waxan rabnaa warwanaag soomaaliyeysan iyo niyadwanaag iyo ciddii waxroon nooga sheegta soomaaliya dawlad iyo dalba.
Waxa xun wixi kenay in lashego waa tarikh marnaba qorsomi meso
KAN YARE DIYANADA MARSADAY WARAYSI XUMAA
Hada Ayan dawaday inte kudimatey alaha unaharisto qarahyada kadacayey muqdisho iyo wariyasha dinten
War wariyaha hadalkiisa maxa u gooye iso dhamestir
Seetahay
😂😂😂😂😂😂😂
Maxamed xaaji waxaan xasuustaa inuu maalin iga wareystay dagaal ka dhacay xaafada miisaanka dhuxusha oo lagu baacsaday alshabab
L00l0
L0
War soodadaji ninyhyw
Asc
ayaanle irzaaqada meel xun ee kaa gashay waayo waa kala goynaysaa ninkaan warkisa waa nogu socdaa ee so wada fasax waxaan halmar duubtay ninyahow nin ween iska dhig
Sidee buu ushaqeyn hadii uusan shidaalkii ukusocon lahaa haysan
Qaybtii 3 maaday ma arko
War nimanyahoow beenta joojiya, qoloda had iyo jeer wariyaasha xirto,handado, xabsiga dhigto soo nimankan doowlada maahan?
Waagaas hadadan caqli fcn lahayn ama aadan waynayn Iska aamus. Alshabaab Boqolaal Wariye ayay dileen ... Dowladu wa dad caadi ah wala heshiyaa waana la isku dhacaa