Khubarada somaalia arimaheeda ka hadlaa ma in uu qofku afsoomali ku hadlo uunba . Dadka afsoomaliga ku hadla ma isku dan iyo dal qudhaa waa suaale? Halkaa khalad waynba ku jira in nin wadan masuul ka ah uu wadan kale arimihiisa masiiriga ka hadlo
@@mukhtarabdurahman4352 waxaas iska America iyo Europe ayeey dhibka ka geystaan Ethiopia oo Africa ah oo Somalia xuduud la leh na awood kuma is haleeshii adigu Maraxoow
Haruun macruf wa sirdoon uu shaqeya maraykanka wayo hadalkiisa waxa ka muqda nacaybka daaliban wana wax lagu bartay wariyahan wa tuug xogta America ku sheegtay twin towers ka la weraray waxba kama jiran wana wax la rabay in dhiga muslimiinta lagu banesto
xog run ahba ma sheegin Ciidamada xooga dalka waxey usii gudbeen 60 kun iyo weli inbadan oo tababar kusii maqan marka igu soo carar ma aha ciidamada Somalia
fadlan haddii barnaamijka looga dan lee yahay xaqiiq raadin ha laka fiirsadu dadka la wareysanaayo sida kuwa ka soo goostay AL-shabaab. inta qof ee barnaamijkaan ka hadashay waxaan dhihi karnaa waa ay marin habaabiyeen marka laka reebo Xildhibaan Yusuf Xasan. qodobka labaab koox ama qof kaaso horjeeda oo aad yareysato(underestimation) ogaal ama ogaal la'aan waxa ay kaliya dhib ku tahay adiga
@@fouzianuura2327 sister iska daa midkan u hiilinayo noocas oo kale ayaa alshabaab ah iney gaalada aysan aadin oo shacabka ay qarxiyaan dumarka tuulooyinkana ay bililiqeystan bal midkan xun jawaabtisa ayaa ka dareemesa arin diin mawadaan alshabaab ee waa tuug iyo mooriyan isku tagtay oo shacabka baad iyo dhac iyo dil ku haayo waxaana biilo oo ay u adeegan cadowga umadda somaliyed ee shisheeye iyo tuug kale oo somali ah ayey lacagaha ka helaan laakin birtaa laga aslaa inta yar ee lagu daba jiro ee la eryanaayo insha allah goor dhow waa lasoo afjaraa
Tuug af soomaali ku hadlaysa Probagandadii maraykankaad Wadaan waa la idiin soo laqimay Waxan aad wadaan Wxasu idinka socon mayso Ey maraykan u shaqaysaad Tihiin Magaca somaali waa inaad dhigtan Maraykanka u go'a
Alshabab waa milix ku dhex milmaya biyo kujira koob aad u yar Waa macquul in awood ku leedahay xubnaha kujira caloosha muqdisho Lama hayo awooda alshabab halka ku urursantahy Buuraha gal gala waxay ka bacsadan daacishta ku dhex nool
Nacala sheydaan ku yaale kuu qiray qabiir ba thy wlhi sxb qodobka 3aad wxd moda inad hada qorty wase 2sno ka hor. Nin wx bdn darsy aan media probogandada ka socta an dhex dabaaln.
Allah yacisak wall harun macruf wad so nabad noqotay. Usbuucan gudihiisa ayaan ku hadal hayay walahi oon lahaa qofka wudha ee soobandhigi kara kiiska ikran tahliil waa wall harun macruuf allah cimriga . Cilmiga iyo caafimadka hakuu barakeyo
Runtii Haaruun Waa Geesi Wadani Ah oo Cod Kar Ah
Waxa walba sheeg lakiin waxa guuleeysanaay xaqa iyo daka ehelku uha❤❤❤
Handii aan nahay muslimiin waxan aaaad u taageersanahay talibaan iyo dadka doonay in kitaabka ilaahey wax lagu maamulo
Alshabab alaha guuleeyo way mamuli karaan kitabka alle ayaa keenay nabada ee shaqsi ma ahan iyo koox midna ma ahan
Aamin
Guul iyo gobanimo 🇸🇴
Dawlada Fashilantay Ee Somalia.
😃😂
asc harun macruf shaqo fiican ayad haysaa oo adag runtii siiwad walaal somaliyeed
Haaruun namiimiye khabiis shaydaan insi ah
Yuusuf warkiisu waa cadya-
Ciidankeenu wax maqabkan karaan -
Waxaa ugu danbeeyey wixio kadhacay galmudug-
p0p0pp000
GUUL DOWLADA ISLAMIGA EE TAALIBAN 👏🏽👏🏽💪🏽💪🏽💪🏽❤️❤️
Mashaallah mu'min aan walala nahay ayaad tahay
@@Mohammed_Jacob legend waku wata 👏🏽👏🏽🙏🏽
Voice of America
Wariyaasha voa waxaan camal ubartey wallaalehey ookale magacyadooda
Weriye Sare Haaruun Macruuf
galka barista maxaa looga duway shaqadiisii kiiska ikaar tahliil marhore ayuu banaanka keeni lahaa
Hhh
Horun macruf full_respect
Ĺ
@@mahadmahamedali4554 qqqqqqqq
Tools For This BEG
Way Isu Egyihiin
Al Shabab Waxaa Kafican Ka Cilmi Badan
Dhalibaan
Dhaliban
"Ladhan Ma Ahan"
Malayaan Sabab La Aan
Waa isku mid kalisya Canada qaatayaashaa ku badan Somalia
Oo gaalada si dadban iyo si toosa ula jira
Mashaallah gala jabtay ayaay xumaan u ar kan Markaas sidaas ayey raban in ay muslim ku ahadan
Barnaamijka aan ugu jclahay voa noosopadiya yaaqey
daalibaan iyoshabaab daalibaan waa dad shraflen shabaab dad dadkooda laayo oo danahooda raadsado dii n shaqo kuma laha
Taliban dad mey dhaafeen Marka ayagaba qaraxyo kuwa alshabaab ka daran geysteen
Khubarada somaalia arimaheeda ka hadlaa ma in uu qofku afsoomali ku hadlo uunba .
Dadka afsoomaliga ku hadla ma isku dan iyo dal qudhaa waa suaale?
Halkaa khalad waynba ku jira in nin wadan masuul ka ah uu wadan kale arimihiisa masiiriga ka hadlo
Haaruun waligaa ma iskudayday inaad si dhexdhexaad ah u hadasho badalka aad noo Soo duubayso warbixin dhinac kararan
Adiga shabab mauhadlaysaa, haday jawaabtada tahay HAA. Laxidhidh harun macruuf
Aad ayey ukala fogtahay oo alshabaab waxey gimaadeen shacabkii oo ma, aadaan xarumaha ciidamad ee waxey so, aadaan maharadaha lyo kafateriyaasha dadka shacabka ey isugu yimaadaan kadibna wey qarxiyaan
Galka baarista noosobadi h,macruufow adigoo mahadsan arinta igraana kasoohadal mahadsanid
Voa somali 14sano idin dhagaysanooya 1maalin fursat umahelin in codkeyga soogaaro by
Mareykanka qoomu luudka casriga wuu ubilaabmay jabkii illaahay ubalan qaaday waxba habakhti afuufina doqmohoow
Asc walaal maxaad qiimo ugu yeeii alshabaab oo xaraami ah fadlan iska illow koodaasi wey dhinteen inaad sheegsheegto maxba macna yeelan meyso mise reer galbeed miyey lacag kugu siiyeen in aad sheegsheegto yaa qof dhintay dhiig ha,udoonan dhiirigilanta kada cadowga hasuuqa uma shcabka soomaaliyeed fahamto.
Yas waruntaa
Al shabaab waa muj rimiin uu sheekh u yahay, dhiig yacab cali dheere naarta alahaku fogeeyee
Amiin
Galka barista waa tuugo waxey xaqiran awoodda dowladda somaliyeed waxa ey bunbuniyan cadowga somalia
Translation…
lakin yaa ka yeelayo hee cidii warkooda maqli leheed maba jiraan
G B waan idin taakeersanahay💟💛💚💙💜🤎💘💝💖❤🧡💗💯💯💯✌✌✌👌👌👌👌👌🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Anigu waxaan qabaa Alshabaab waxaa garab siinayaa Ethiopia 🇪🇹 waayo weligood qaraxyo kama geeysan Ethiopia marka waxaa meeshaas ka cad ineey xulufa wada shaqeeynu ka dhexeeyso mahadsanid
Awood Kuma lahan dabaalow see qarax oga geestaan marka😂😂
@@mukhtarabdurahman4352 waxaas iska America iyo Europe ayeey dhibka ka geystaan Ethiopia oo Africa ah oo Somalia xuduud la leh na awood kuma is haleeshii adigu Maraxoow
@@ahmedomar982😂😂😂 liyuu police sow Ethiopia ma ahan weraar gacmarin kuqaden in kagadan 100 tiro so bandhigeen medadkooda
Wey caawiyaan
ok haaruun macruuf
Daalibaan iyo allshabaab ha is bar bardhigana wax view raadis ah tihine all shabab waa dhig ya cab Wana cadawga umada somaliyed
Haruun macruf wa sirdoon uu shaqeya maraykanka wayo hadalkiisa waxa ka muqda nacaybka daaliban wana wax lagu bartay wariyahan wa tuug xogta America ku sheegtay twin towers ka la weraray waxba kama jiran wana wax la rabay in dhiga muslimiinta lagu banesto
Guul.dowlada islami.eee talibaan
Talobaan daad shacab me dili jirin ajnabi me qortaan shabab ajnaabi aya ka buxdo shacabka ay gumeedaan
Viva haaruun
Thanks you could harun macruuf
We can
Harun Ma'ruf
waa ladagaalami karaan
Abu ayaan waa nin aqoon Buuxda u leh shabaab.
Barnaamij ka halkan soo Galiya week ga
Barnaamij laga sameeyay 911 oo la duubay 2005 ama 4, qofkii duubay haduu ahaa Harun Macruf, Fadlan xagaan ka heli karaa barnaamijkaas
yaakuyiri baahi xogta ciidanka qaranka
xog run ahba ma sheegin Ciidamada xooga dalka waxey usii gudbeen 60 kun iyo weli inbadan oo tababar kusii maqan marka igu soo carar ma aha ciidamada Somalia
Aad iyo aad ayaa umahad santihiin wallhi ninka ka soohadlaaye iswedan runta ayu shegay shabab diin iyo madhab ay leeyihiin majirto ilaahy umada haka qabto daalibaan adunki oodhan aya tageeray waa dad sharaf leh hala simin waxaan shababka ladhoho
GALKA BAARISTA caadi maahan waayo xog dhamestiran ayeey dadka lawadagan
Kah kah kah galbadhis hah hah hah wax wacan masheegtan wuujabay maraykan
*SIDII MIDAEGII SOOFIYATIGA AYUU JABAYAA MARAYKANKU*
OGI OGI WAR BIXIN XEELADEYSAN OO UJEEDO DAHSOON LEH WAA DABINO SIYAASADEED OO LEYSKU DAGO.
Xildhibaanka kenya aad buu ika xanaajiyey, Qofkaas oo kale dhex dhexaad ma ah Ciidankii ayuuba wax u ka dhigay waxan jirin😡
Absolutely wlhi ciidanka ayuu dafirayaa
Harun macruuf qof ku dayasho mudan
Waa arimo dhici kara
fadlan haddii barnaamijka looga dan lee yahay xaqiiq raadin ha laka fiirsadu dadka la wareysanaayo sida kuwa ka soo goostay AL-shabaab. inta qof ee barnaamijkaan ka hadashay waxaan dhihi karnaa waa ay marin habaabiyeen marka laka reebo Xildhibaan Yusuf Xasan.
qodobka labaab koox ama qof kaaso horjeeda oo aad yareysato(underestimation) ogaal ama ogaal la'aan waxa ay kaliya dhib ku tahay adiga
It's 40 years not 20
Haaruun macruuf wanku wataa ader
alshabaabna maxaad fursad u siin wayday si loo ogaado fikirkoda haddi aad tahay wariye dhexdhexaad ah
Denbiileyaal... Argagixiso Cod lama siiyo.... Umana qalmaan.
@@fouzianuura2327 maxee dan biile yaal ku noqden maku fuulen ina adeer macaan hadii ilahey ku idmahayo Kkkkkkkkkk
@@Amir-Muse hhhhhh..... Arrinta Shabaab fuulid iyo waxaas wey ka weyn tahy..... Dhiig yacabo.... Dhiiga Islaamka.... Alle haku fahansiiyo midaas wlalky.
@@fouzianuura2327 sister iska daa midkan u hiilinayo noocas oo kale ayaa alshabaab ah iney gaalada aysan aadin oo shacabka ay qarxiyaan dumarka tuulooyinkana ay bililiqeystan bal midkan xun jawaabtisa ayaa ka dareemesa arin diin mawadaan alshabaab ee waa tuug iyo mooriyan isku tagtay oo shacabka baad iyo dhac iyo dil ku haayo waxaana biilo oo ay u adeegan cadowga umadda somaliyed ee shisheeye iyo tuug kale oo somali ah ayey lacagaha ka helaan laakin birtaa laga aslaa inta yar ee lagu daba jiro ee la eryanaayo insha allah goor dhow waa lasoo afjaraa
@@fouzianuura2327 BBC English ayaa wareysta iyo Wargeysyada adduunka ugu waa weyn kuwaas argagixiso uma aqoonsan miya
HAARUN HOOYADAA WAS ISIRI MAYSID ANIGA FUCK OF 👌OKEY
Yuusuf xasan waa dameer kenya ka dhex hadlaysa alshabaab haday awood keeyihiin may qabsadaan gobolada amison joogin
Xildiban Yussuf Hassan walee runta ayuu kahdly wlhi ,qadyad maheyaan
Tuuk amaad tahay Yuusuf hassanow; balaayo hakugu dhacdee war xushee
Vvvvvvv
Ciidamada Africa adankaana may daganyahiin xay naga Soo dooneen
mabaa di ayeey ku dagaalamaan
#HAARUUN #MACRUUF SUXUFI HEER SARE
wax khalad ah masameyn
ALSHABAAB WAXA KU DHEX JIRA DAD AJINABI AH OO AAN DOONAYN WANAAGA DIINTA IYO SOMALI
DIINTA ISLAAMKU WAA GUULAYSANAYSAAA
Xildhibaan Yusuf si aqoon iyo waayo aragnimo saraysa ayuu uga waramaya
Tuug af soomaali ku hadlaysa
Probagandadii maraykankaad
Wadaan waa la idiin soo laqimay
Waxan aad wadaan
Wxasu idinka socon mayso
Ey maraykan u shaqaysaad
Tihiin
Magaca somaali waa inaad dhigtan
Maraykanka u go'a
Caada qaaatayaasha gaalada iska gadaaya, GAALO wey jabtay ee wax iskula hara
Gaalo wey jabtey weligeedna wey jabeysa
Haka hadlin al shabaabad .Hawe ha seexan.
Ciidmada afgaaanistaan maba degaalamine xogta iska sax iyagoo xeryahoodii ku jira marka laga reebo kuwo xuduudaha joogay ayaa cararay
Alshabab waa milix ku dhex milmaya biyo kujira koob aad u yar
Waa macquul in awood ku leedahay xubnaha kujira caloosha muqdisho
Lama hayo awooda alshabab halka ku urursantahy
Buuraha gal gala waxay ka bacsadan daacishta ku dhex nool
Alshabab iyo Taliban si guud waa isku fikir oo waxay ka siman yihiin jihaadka.
Blse labada farqi ee udhaxaysa waxn u arkaa:
1.dhanka caqiidada Alshabab waxay ku abtirsadaan Salafiyo hlka Taliban ay ku abtirsato maaturiidiyya
2.dhanka Jihaaadka oo Alshabab waxay aminsanyhn jihaad aan xuduud lahayn(international Jihad)
halka Taliban uu jihaadkoda ahaa mida ku eg Afghanistan(Global Jihad)
Sida kale wax farqiya uma dhaxeeyan
Sida lawada ogyahay Alshabab waxay hoostagan ama bayco kula jiran urur waynaha Alqacida halka Alqacida ay bayco kula jirto Taliban
Dadka qaar aan waxba la socon aya waxay ku leyihiin Taliban dad shacab ah ma dili jiran ama maysan isqarxin jirin taas oo ah been.
Dhanka qaraxa Taliban iyadaa ka darneed Alshabab.
Waxay kaloo Taliban dishay 1200 oo culimada Afghanistan ah kuwaas kaso horjeeday Taliban.
Dhanka kale awoodaha Jihaadiyiinta waxa ugu awood badnaa Taliban kahor inta aysan la wareegin Afghanistan
Hada waxa ugu awood badan dhaqdhaqaaqyada jihaadiyiinta waa Alshabab dhan dhaqale,military, iyo dhan siyaasad
Ugu danbeen Alshabab dalka ma qabsan kartaa hdi cidamada shishiye baxan?
Haa walib saacado gudohood ayay kula wareegayan koonfur ilaa waqooyi
HARUUN MACRUUF ALSHABAAB WAA KILLER DAD DIINFIICAN HAYSTA MAAHAN WAXAY WATAAN CAQIIDO SHAYDAAN
IN LA TIRTIRO WAXAY KUDHAAMAAN MALEH ANI ARAGTIDAYDA
Mahad sanid
Harun marfuf
aqli gaaban ayaad ku fiiriseen
No no Yusfa beenta dhaafa
Alshabab wa qabil ma ahan taliban cml udagalamaye wadankoda
Qabiil se ah
Argagax alaha kugaliyo
بئس المقارنة
Anti- Alshabaaab Proboganda.
Keli wuxuu kuqalday dadka uu suaalaha weydiiyay
114 qof Ayaa dislike Saartay 👎taloow arsenal miyaa yaa ila dareemay
Adiga mareykan inad uhadasho ayaa lugu ogyahay adiga maxaa kaagalay diin iyo shaqadaas waxaad tahay mareykane afgaanistaan ayaad kujabtay haaruun munkarow
I don’t believe a word of Harun manafuq who’s alshabab sympathizer!!
Nimanka al shabaab ah wadanka way qabsan doonaan ama halala furo wada hdl ama hadii kle sababtoo ah
1. Awood kasoo horjeeda oo qadiyad udagaaalame majirto
2. Usa iyo besha caalamaka wxy kufashilmayaan qarashka socdoo qulqulaayo
3. Dad an laga maleysanen oo fikirka al shabaab kujiro oo marwalba kubiiraya
4. Ayagoo dhex dabaashay wazaaradaha xarumaha sirdoonka hayadaha dowladoo idil
5. Dhulka ay xakumayaan oo sii balaaranaya
6. Kuguuleysiga ay kuguuleysteen iska xakameynta sirdoonka kasoo horjeda
7. Qarashaka ay haystaan oo ah mid qaab loo hakiyo leheyn oo lacelin karin
8. Dadaal xad dhaaf ah oy ugu jiraan howlahooda ayadoo halka ruux oo ayaga aw yhy mid qabta 20 qof shaqadooda
9.dagaalka itobia kaqarxay oo hadaw usahlo inay kajabhadeeyan itobia dhexdeda ufududeyn kara in kabadan waxa ay haystan hadda
10. Ragga ugu sareeya oo umuuqda dad aaad ucaqli bdn garaadkoduna aad usareeyo
11. Guulaha ay kagaareen soo dabaalida cadaalada iyo amaanka meelaha ay kataliyaan ilaaa ad arkeyso saraakiishii dowlada oo maxkamadooda uxukun tagee.
12.dacwatul jihaad oo caalamka sii galeee
Factors fara bdn ayaa sii saacidaya inay umuuqdan baladkan inay udambeyaan
Lkn macada inay wada hadal ogol yhn waayo somalia way katalaaaben africa oo idil inay 10sano gudahood 5 dal kabd n kadhex dagaalamayan ayana macqula madama hada laba dal ay joogto awoda xarakada al shabaaab
Alla yacazik nin wax badan la socda walaal😍😍
Nacala sheydaan ku yaale kuu qiray qabiir ba thy wlhi sxb qodobka 3aad wxd moda inad hada qorty wase 2sno ka hor. Nin wx bdn darsy aan media probogandada ka socta an dhex dabaaln.
Qodobka 4aad xitaaa hada ayaad moodaaa.
@@MusaMohamed-st5ne hada waxa sii dheer way nasoo bursadeenba waxa dhacdooyin xooga dalka lagu so dhameyay madhicin warkan markan soo qoray
@@MusaMohamed-st5ne mushkilo soo korodhay weyye