Galka Baarista: Xeeladda cusub ee qaraxyada Al-Shabaab

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 มี.ค. 2022

ความคิดเห็น • 21

  • @ahmedabdi4138
    @ahmedabdi4138 2 ปีที่แล้ว +4

    Haaruun macruuf weriyaha qarniga Keep going

  • @halganhalgan2112
    @halganhalgan2112 ปีที่แล้ว +1

    allh ha unaxariisto dhamaan

  • @abdiweli.ibrahima9567
    @abdiweli.ibrahima9567 2 ปีที่แล้ว +1

    Caasha Ibraahim salan sare my sister

  • @maxamedaxmed9762
    @maxamedaxmed9762 2 ปีที่แล้ว +2

    Hada waxaad u tilmaantay inuu fadhiisto isqarxiyuhu madaama dadku fadhiyo badankodu way dhagaysanayaan warkaaga waxana way kalabaxayaan

  • @Astaan171Ubad
    @Astaan171Ubad 2 ปีที่แล้ว +1

    Inta dhimatay alle ha u naxriisto teda kale qofka xogtiisa yaa siiyay 🤔

  • @Somali12222
    @Somali12222 2 ปีที่แล้ว +2

    Inta dhimatay allaha u naxariisto qalbiyadena kama go’i doontaan abid 🇸🇴

  • @jamackhaliif3393
    @jamackhaliif3393 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭

  • @harunwarsame2443
    @harunwarsame2443 2 ปีที่แล้ว

    Intadhimaday allaha unaxariisto lkn waxaa badiyey dadka isqarniyo maahan amaanka la adgeeyey ee ganacsadata cashuurta dhiibo ayaa dhaheen waan meellaha ganacsigeena qarax kadhicin

  • @jamalmullah5290
    @jamalmullah5290 2 ปีที่แล้ว

    Barnaamijka inoosoo badiya please walall

  • @abdirashiidabuukar5262
    @abdirashiidabuukar5262 2 ปีที่แล้ว

    M...........a

  • @jamackhaliif3393
    @jamackhaliif3393 2 ปีที่แล้ว

    Waa wax laga murugodo in malin ksta Aan Aasno ubaxyo cusub hadana anun ku bararug sanayn

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 ปีที่แล้ว +3

    Harun GBarista waxaad soo saarta dadka hoyga gabaadka siiyo, wakilada dalka ujooga in loo so mariyo malgalinta tasilaadka,IAllah kuwani iyo Immaradka Amisom oo besha Calamka oo wax ka ogg si mashruucoda jogista usocoto tagero dadban siiyaan Alshabaab.

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 2 ปีที่แล้ว +1

    Is qsrxiska waxa laguna yareyn kara in dowladu shaqo u qabato oo ah Caruso waxbasho oo last LA,aan ah Isla marksmanship LA ilaaliyo xulka macalimiinta waxa baraysa in aysan ka mid noon wadaada xag jirka ah oo bearing tasn sheer laguna sameto
    Sabato wadadka janada gacsnta ku haystack aaminsan isaga xata u bashan dhaqan celin waxana wanagsanan lahaydin asaga intAlaso qabto laguna yirahdo banankan isku tijabi una maleyn maayo in uu yelayo
    Good xata ma yelayan in LA waresto
    Tan kale caruurtpoda waxay jiraan dibadaha oy wax ku bartansida masar India, batista iyo meelo kale

    • @mukhtarabdurahman4352
      @mukhtarabdurahman4352 2 ปีที่แล้ว

      Hhhh aniga hda waxa ii qorshysn inaa nimankaz dhalinyar bdn utashkiliyo anigana markan sifcn isku diyariyo aan ku biiro😂😂😂

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@mukhtarabdurahman4352 maxad ku dooratay al shabaabsaaxib? Maad iska daayso

  • @muhanedhassanaliofficial955
    @muhanedhassanaliofficial955 2 ปีที่แล้ว +1

    Galka baaris xego waxaa inoo daysaa dagaaalka alshabab ma wada ogolyihiin iyo musuqmasuq dowladeena

  • @mohamedhersi1709
    @mohamedhersi1709 2 ปีที่แล้ว

    alshabab iyo daacish waxaaa lagu hortagi karaa markii la qabto alshabab iyo daacish la toogto waaba intaas dhibkooda

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 ปีที่แล้ว +1

    14 sano Amisom tirada Ciidan ee dalka kajooga beshan Xalane oo dhab u hawl gasha waxa lagari in lagu guleystay Cadowga.

    • @zakariye1464
      @zakariye1464 2 ปีที่แล้ว

      Inta dhimatay Alaah ha u naxariisto, inta dhaawaca ah Alaah ha caafiyo.

    • @mukhtarabdurahman4352
      @mukhtarabdurahman4352 2 ปีที่แล้ว

      Riyadaaas dad bdn bay run ola muuqataa blse waa dhalanteed iyo carurnimo uuun War nimankan waxodu waa ideology shaygu hdu fikir yahana xabad waxba logama qaadi karo miskinow