Xogta Itobiya oo mar kale xadka Ciidamo kusoo fasaxday, mooshinka xilka Qaadista Xamse, & Ciraaq oo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ค. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 17

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 5 วันที่ผ่านมา +3

    Maya maya maya ka iibinaya maya xalmaaha,

  • @SaidAbdi-oy9wm
    @SaidAbdi-oy9wm 5 วันที่ผ่านมา

    Mayaa lamadarika somalilant

  • @abdilahiaden5401
    @abdilahiaden5401 5 วันที่ผ่านมา +1

    somali galbed wararka kusodartid sxb

  • @RealmadridCadcadka
    @RealmadridCadcadka 5 วันที่ผ่านมา

    Hoyadiyo sul tahw was

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ciidanka oromada ee soo gudbaya xadka iyagoo lugeyna waa tuugo iyo dhac, garo wax= hurudoo.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 5 วันที่ผ่านมา

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️

  • @Terza56
    @Terza56 5 วันที่ผ่านมา

    Hassan Qoslaaye hadaladiisa jilicsan ayaa sabab u ah Ethopia in ay na haweysato caku ciil badanaa ✅✅✅

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 5 วันที่ผ่านมา

    Runti hargaisa wax nabad inooma yaalaan hadaanu nahay SomaliWayn
    Muse biixi iyo xukumadiisa wa muqayiliin beenalayaal.
    Itobiya waxa dabada ka riixaysa imaaradka carabta.
    Wada hadal inooma furna
    Itoobiya waxay doonaysa inay dhulkeena&badeena xoog ama xeelad ku qaadato wana waxan dhiig mooye dhici doonin

  • @FaadumoCabdishakuur-lo2um
    @FaadumoCabdishakuur-lo2um 5 วันที่ผ่านมา

    Asc yahuuda Inay sonoqoto waxa kenaya inaan dad ahen

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 5 วันที่ผ่านมา

    Muuse in lagala Hadlo Arimaha Badda ma Mudnamana Istaahilo isagoo Tuulo Xukuma inuu Baddi Soomaali Weyn Xabashi Qaata Yiri Haddu Awoodo Soomaali oo dhan ayuu iibin lahaa. marka ha ina Dhaafo..........

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 5 วันที่ผ่านมา

    Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was moshinka waxa laga ganay adrka xasan gorgurde tuug tuug dhalay iyo marxun xamza argixisada damajid

  • @user-tu8nt7js1n
    @user-tu8nt7js1n 5 วันที่ผ่านมา

    Somaliland?wax la dhaho ma jirto,beelihii ku kala tage ma isaaq baa afka Laga dhawrayaa iyagaa ku hadhay SL iyo goosashabae?
    Weriye magacaa gumaystuhu bixiyey ee baaba'ay ha isticmaalin balse ku beddel isaaqland.

  • @MahubaBare-nv3yw
    @MahubaBare-nv3yw 5 วันที่ผ่านมา

    Waxan cmal ayaa iska joogo war aamus

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k 5 วันที่ผ่านมา

    Markey iska soo galayan ciidan ma joogan miyan waa in dib lo celiyo

  • @user-gh3dr5ip1u
    @user-gh3dr5ip1u 5 วันที่ผ่านมา

    Buunbuuninta iyo beenta iska daa... Balaayo sheeg baad tahay.. 👎👎👎👎👎