Xog:Muuse Biixi & Faysal Ali warabe miyaa Pasporkii Jabuuti lagala laabtay, Xildhiban barqad batuun

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 96

  • @Khaalidmaxamuudnuur
    @Khaalidmaxamuudnuur 3 หลายเดือนก่อน +14

    Masha Allah guuulguuul awdalstate hore usocda oo somali dhinac karaaca

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 หลายเดือนก่อน +18

    GUUL AWDAL STATE ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Saajac2024
      @Saajac2024 3 หลายเดือนก่อน +1

      Awdaal sii waanagsaan ayaan cidaan dhisaan , kaala daambeen leeh direess quruuxbaadaa xidhaan ayaa loo saameen .

    • @faadumo12331
      @faadumo12331 2 หลายเดือนก่อน

      Waxaalamasheego

    • @faadumo12331
      @faadumo12331 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Saajac2024wasiri

    • @Saajac2024
      @Saajac2024 2 หลายเดือนก่อน

      @@faadumo12331ok

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 หลายเดือนก่อน +9

    Maashaa allaah guuuul Awdal state guuuuuuuuul

    • @Fessi_contryballs
      @Fessi_contryballs 2 หลายเดือนก่อน +2

      HORTA TANI MAS SAMARONBA MISE. GALGALE SAMARON

    • @Fessi_contryballs
      @Fessi_contryballs 2 หลายเดือนก่อน

      IOG BAA SOO. BASBAASEEYAY

    • @Halima-mx8zk
      @Halima-mx8zk 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Fessi_contryballs❤

    • @habibaalishitawe1448
      @habibaalishitawe1448 2 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Awdel state

  • @IfrahMaydhane
    @IfrahMaydhane 3 หลายเดือนก่อน +5

    Guul Guul awdal state of somaljya❤😊

    • @sahramohmed3409
      @sahramohmed3409 3 หลายเดือนก่อน +1

      Aw.stata.guuuuuuu❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉daĺ

    • @sahramohmed3409
      @sahramohmed3409 3 หลายเดือนก่อน +1

      Guul.guuul.awdal.stata.0f.s0maliaya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @KadidjaFarahSoubaneh
    @KadidjaFarahSoubaneh 2 หลายเดือนก่อน +2

    guul insh allh

  • @halimoa4348
    @halimoa4348 3 หลายเดือนก่อน +9

    Marka horeyba ina dadkan passport Djibouti 🇩🇯 la siyo aya khalad aa wa maxey passport dad wadan kale ku dashey leska sii nayo passport. Iog joji waxan aad sameysid wadanka adigu madaxweyne Aya ka tahey ee adigu ma lahid

  • @CibaadoCali-d5c
    @CibaadoCali-d5c 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤ guuleyta

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 3 หลายเดือนก่อน +8

    Aslcaleykum kuwa jabuuti difaacaaya ee xildhibaanada cashuurtayada ku kibrey waanu ka tashan soomaaliland waa soomaaliland waxba naga qaadi meysaan. Soomaaliland ha noolaato guuleysta cadawgeena ilaahow jebi aamiin aamiin aamiin aamiin yaarabi

    • @Saajac2024
      @Saajac2024 3 หลายเดือนก่อน

      ETHIOPIO HUUB BAADAAN AYAA 47 SAANOO JAAHBAAD CAANFAAR AH U SAAMEEN LAHAA JIBUUTII , SIYAASAADAA REER JIBUUTIGUU CIYAAR MAHAA. HARGESSA LAND MAHAAY SHEEGEEY.

  • @TalanAska-qe7xi
    @TalanAska-qe7xi 2 หลายเดือนก่อน +1

    sax ha lagala laabto faysal waraabe eyga eygu dhalay

  • @Maxamedaymanyousuf
    @Maxamedaymanyousuf 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaa soomaalida khilaaf ugu wacan

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 3 หลายเดือนก่อน +4

    Habartii xumayd ee adna aaden ee odhan jirtay basaboor jabuuti ayan haystaa waa in laga qaado laguna horeydiyo

  • @ifrahyusuf1117
    @ifrahyusuf1117 3 หลายเดือนก่อน +3

    Jiro joog

  • @moustaphaHackerman
    @moustaphaHackerman 3 หลายเดือนก่อน +2

    Horta pastpork inaa layni siiyo ayaa qalad ah

  • @ishrahabdi3571
    @ishrahabdi3571 3 หลายเดือนก่อน +4

    Nin jileec

  • @aminissack-x6e
    @aminissack-x6e 3 หลายเดือนก่อน +1

    Machallalh guuuluuk ❤❤❤❤❤❤bien sûr ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ceel-sheekh iyo loyacado ciise ayaa leh wax Awdal state layidhaahdo ma jiro ee waa dhul ciise. gadabuursi waa inaad ku ekaataan Boorame iyo Dila

    • @queenafrica8219
      @queenafrica8219 2 หลายเดือนก่อน

      So true that's great answer 👍

    • @warsamewaberi3792
      @warsamewaberi3792 2 หลายเดือนก่อน

      Hello, @queenafrica8219 gadabuursi is the minority in whole of somali tribes they living small territory of north west of somalia wich is Boorame and few villages, so they will not take it issa regions that is represented 90% of Guban state of red sea

  • @habibaalishitawe1448
    @habibaalishitawe1448 2 หลายเดือนก่อน

    Guul soomaali soomaaliya baa leh

  • @AminAbdi-wc4qe
    @AminAbdi-wc4qe 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤ Djibouti ❤❤😂🎉😂

  • @AjeeyXareed
    @AjeeyXareed 3 หลายเดือนก่อน

    Habartii kudhashey wase somaliland guul iyo gobanimo

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 3 หลายเดือนก่อน +4

    Cali dhuux jir oo joog..

  • @Mideye157
    @Mideye157 3 หลายเดือนก่อน +1

    Faisal Faruq miyusan lahayn bassabor European ah

  • @AjeeyXareed
    @AjeeyXareed 3 หลายเดือนก่อน +1

    Beeenale Beeenale Beeenale

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 หลายเดือนก่อน +1

    JAAHIL AYA TAHAY, SABABTO AH, TARIIKHDA DADKA SOO BARO, MUDANE FEYSAL CALI WARABO IYO QOYSKIISA WAXAY LEEYIHIIN, JINSIYAD FINLAND.

  • @AliHassan-kx8ci
    @AliHassan-kx8ci 3 หลายเดือนก่อน +2

    War gobol Salal layidhada majiro,Rayaleh aya sameyay si gadabursi usiyo dhiki Cissaha,ee halagu noqdo asalki 2 districts Lughaya iyo Saylac halagu noqdo hadikale cisse waxba iskuma imanaysin

  • @AbdiAli-fw1qn
    @AbdiAli-fw1qn 2 หลายเดือนก่อน

    faysal wuxu haystaa passportka Finland 🇫🇮

  • @abzakaden1459
    @abzakaden1459 2 หลายเดือนก่อน

    😊😊

  • @Sh.IbraahimBeet
    @Sh.IbraahimBeet 2 หลายเดือนก่อน +1

  • @yaxyecandidates
    @yaxyecandidates 2 หลายเดือนก่อน

    ethiopia iyo soomalilaan baa is ka kaashanaya amaan ka wana layidin xasuuqaya si bilaa naxariisa

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 2 หลายเดือนก่อน

    Saxibty selac magaceyda ilobay o markasta kuwad klss aheyn

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nin neceb iyo nin shecelba somaliland waa xor

  • @SafaMohamud-r3m
    @SafaMohamud-r3m 2 หลายเดือนก่อน

    Tilye

  • @dinicheckedini
    @dinicheckedini 3 หลายเดือนก่อน

    ina cumar ilahy ayn ku xawilnay siday ku dhady in lasiyo dadkale anaguna an wayno

  • @AloneSuhayb
    @AloneSuhayb 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤😂

  • @MohamedIbrahim-mu5nx
    @MohamedIbrahim-mu5nx 3 หลายเดือนก่อน

    Kani wuu xanuusanayaa laakiin ka waraydanaaya ayaa ka daran

  • @CabdixakiinBarre
    @CabdixakiinBarre 3 หลายเดือนก่อน

    Galad midgaan waa inta gafuurka qoyan yahay..

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maxay uga baahanyihiin Muse biixi wuxu haystaa wadan dhan oo somaliland ah

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 3 หลายเดือนก่อน +1

      Sool sanaag awdal waa somalia 🇸🇴 😂😂😂

  • @SadoYusuf-g7w
    @SadoYusuf-g7w หลายเดือนก่อน

    🎉🎉😢😮

  • @assisdjama1608
    @assisdjama1608 3 หลายเดือนก่อน

    Guuuuuul iyo gobanimo

  • @mariamtaoulanehmariam3250
    @mariamtaoulanehmariam3250 2 หลายเดือนก่อน

    Xaqiba fedhaha kadilacay

  • @SafaMohamud-r3m
    @SafaMohamud-r3m 2 หลายเดือนก่อน

    FaQashaki

  • @AbdoSougueh
    @AbdoSougueh 3 หลายเดือนก่อน

    Abar awal wa gacal

  • @IbrahimHoussein-z2i
    @IbrahimHoussein-z2i 2 หลายเดือนก่อน

    Nacdaal baa kuu gutalaa. 😢😢😢

  • @Suhaybsuldaan-rz7mv
    @Suhaybsuldaan-rz7mv 2 หลายเดือนก่อน

    Duqsigii ducada loogu daray weeye yaaca noo dhaafa dalka huunooy badana anga ka talina

  • @sheikhali1903
    @sheikhali1903 3 หลายเดือนก่อน +1

    CIIDAMADA AWDAL STATE OO CADEEYEY INAAN DOORASHO ISAAQ KADHACAYN boorama gabiley iyo salal

  • @Maxamedaymanyousuf
    @Maxamedaymanyousuf 2 หลายเดือนก่อน

    Suaal soomaalilada maxaa udana

  • @AbdoSougueh
    @AbdoSougueh 3 หลายเดือนก่อน

    Bari waxkalee inaa laga maqliin

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 3 หลายเดือนก่อน

    Barkhad batuun abaal laawe ma halkaasuu ka bilaabey in uu somaliland hadowgeeda u rufyaamo.

  • @koosmohamed7622
    @koosmohamed7622 3 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂 Beenlle ody waash oo Riyony ..doqon inaadthy hora loshegy ilas ingiris in aad basa ahyd dowaladi hore ee Somalia waxna kamad ahyn halwisiirbad lahyd Muuse rabille god hadana ki uunbad kuledy dhula somaliland Ci imnkarta majirto Dhuulka Bada Cirka wankiraynana iibinyna axmarkana wuu kudiidy dadhortiba utagty Faysal Cali warabe nin pasapor eurupa haysta "gabily na dadbaleh Maxaben la dodhobya. Waxad uxiisty dawardigi iyo daasadi guul S/land jabhad lasameeya jabhalsamee oontii Canfarta aya lugu hubaynaya ismaacil dofar iyokulasocda walosamanya jabhad Cafara xaaarka jojiya.😂😂😂

    • @لطيفهبلال
      @لطيفهبلال 3 หลายเดือนก่อน

      Idinku kali madagalami kartaan miyaa nacaladyahay 😢reer ayeeyday ba tihin hayso caayin

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 3 หลายเดือนก่อน +1

    Gobolka Gabiley dadba is kalee ee hakuriyo beenaalo

  • @AjeeyXareed
    @AjeeyXareed 3 หลายเดือนก่อน

    Habartii kudhashey was somaliland guul iyo gobanimo

  • @SomaliLand-p7t
    @SomaliLand-p7t 3 หลายเดือนก่อน +1

    Warya umada beentA .kadhaaf kalab kalab loo waayay

  • @XOGAHAADUUNKA-em6ol
    @XOGAHAADUUNKA-em6ol 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waar beenaale mssidanaa wariyenimadu

  • @MahamedAbdilaahi-h4x
    @MahamedAbdilaahi-h4x 3 หลายเดือนก่อน +1

    Taa iska daayo warqad ii hoyadaa lagu furay kawarbixi

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 2 หลายเดือนก่อน

    Iidoor kan waallan ee haystaa hadii deked iyo badd kaqaataan dekadaha berbera waa laxidh oo waa laga guuri ama waa laqbsadayba haddii dawlad kalle qabsato dhulka waa lal wareegay bay tahay dhammaan dalkoodii oo dhan

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 3 หลายเดือนก่อน +1

    Beenaale isaaq baad is leedahay isku dir yaahuuuuuuuuu

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 3 หลายเดือนก่อน

    REER JIBUUTIGU IYOO REER AWDAAL LAMAA KAALA GAARTOO . CIDAAN REER AWDAAL OO DHIISAAN OO ILAA BAADAA ILAA LIYA WAA LOO DHIISII OO PROTOKOOL LEEH AWDAAL .

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 3 หลายเดือนก่อน

    Kani waa beenatii oo qofa 😂😂😂😂😂alaa beerka kkkkkkkkk inad riyoto waxaa kahorys inad sexato sorry afkanool 😂😂😂😂😂😂from gabiley jaanoo somaliland guuuuuuuuuuuul isaaq is not easy wllhi 😂😂😂😂😂😂😂

  • @____0934
    @____0934 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Ala ismaciil u igu bananyahay ciyalkan xananayno aya nacayaya

  • @fiburale5200
    @fiburale5200 3 หลายเดือนก่อน +1

    Niiko hindi Ali baxar waa jabutiyaan waxaan kuu sheegayaa in cid ku dhici kartaa inay jabhad ka samayso somaliland 😂😂😂😂

  • @AjeeyXareed
    @AjeeyXareed 3 หลายเดือนก่อน

    Beenta dadka kadaaa awdal waa somaliland

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 3 หลายเดือนก่อน

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Dawladda djibouti waa magaalo kelliyaatta.
    2.0. Pasaport keeduna waa mid magaalo kelliyaato ku salleysan. 3.0. Ciddina kuma soo gelli karto somaliland haddii ay tahay dawladaha africa iyo dawladaha reer galbeedka iyo dhamnaan dawladaha shisheeyaha ah.
    4.0. Waxa lagu soo gelli karayaa dawladda federalka ethiopia.
    5.0. Dawladdii aan sidanin passportka dawladda ethiopia oo qudha yaa lagu soo gelli karayaa somaliland.
    6.0. Haddaba barlamanka somaliland waxa laga doonayaa inay sharciga ku soo saaraan inaanay dawladaha africa iyo dawladaha reer galbeedka inaysan ku soo gelli karrin somaliland wax passport ah marka laga reebo passportka ethiopia oo qudhaata.

    • @Helenebakers
      @Helenebakers 2 หลายเดือนก่อน

      Rer bila abaal sowka bassaporka Djibouti oo wada oyasiin arr sadaqadi wey dhamatey Djibouti

  • @Helenebakers
    @Helenebakers 2 หลายเดือนก่อน

    Ar soceliya basaporka cisse bila abal

  • @SafaMohamud-r3m
    @SafaMohamud-r3m 2 หลายเดือนก่อน

    DHilo

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 3 หลายเดือนก่อน +1

    Beenal awadal waa reer somaliland waxa aad ka dhax raadisaa ma jiro

  • @SahraSaleban-bu6jt
    @SahraSaleban-bu6jt 3 หลายเดือนก่อน

    Iska halaw ina igare

  • @mohamedsiyaad9501
    @mohamedsiyaad9501 2 หลายเดือนก่อน

    waar inoo bilaaba dagaalka ilayn cidda loo ta shanayaa waa isaaqe wallee inaydaan nacayb waxba nagaga qaadayne hooyadiin iyo naago daarood kaad ahaydeenba wasa wallaahi hada ayaan diyaarahay waarbal daawada cunsurigani wuxuu ku hadlaayo daawada malaha muuse inaanu isaaq ahaybuu moodayaa midakale munaafaqani wuxuu sheegayaa oo uu yidhi ciise lama kala qaybin karo cida uu kala qaybinaayona waa isaaq nacas nacas dhalay craxman ciro iyo muuse hadaad istidhi kala qaybi adigoo liite ah waxaan kuu sheegayaa inay laba walaalo ah yihiin waxaa layidhi ama ay soomaalidu ku maah maahdaa baho higlo af qadhmuuna lama kala tagto waxna isuma tarto sidaasbaad lamid tihiin ardaal ardaal dhalay

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 2 หลายเดือนก่อน

    beenaalayaal faysal cali waraabe filand pasport buu haystaa muuse biixina somaliland passport ayuu haystaa nin madaxwayne dal ah ayaad leedihiin passportyt jabuutiyaana ayuu haystaa kkkk jaahiliin

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 3 หลายเดือนก่อน

    Xaarwalwaal beenaale

  • @Fessi_contryballs
    @Fessi_contryballs 2 หลายเดือนก่อน

    PASSAPORTKA JABUUTI WAA PASAAPORT AFRIKANO OO VIDI DANII UGU JIRTABA WAALAGA IBIYA

  • @Maxamedaymanyousuf
    @Maxamedaymanyousuf 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaa soomaalida khilaaf ugu wacan

  • @AjeeyXareed
    @AjeeyXareed 3 หลายเดือนก่อน +1

    Beeenale Beeenale Beeenale

  • @AjeeyXareed
    @AjeeyXareed 3 หลายเดือนก่อน

    Habartii kudhashey wase somaliland guul iyo gobanimo

  • @AjeeyXareed
    @AjeeyXareed 3 หลายเดือนก่อน

    Habartii kudhashey was somaliland guul iyo gobanimo

  • @AjeeyXareed
    @AjeeyXareed 3 หลายเดือนก่อน

    Beenta dadka kadaaa awdal waa somaliland

  • @Maxamedaymanyousuf
    @Maxamedaymanyousuf 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaa soomaalida khilaaf ugu wacan

  • @AjeeyXareed
    @AjeeyXareed 3 หลายเดือนก่อน +1

    Beeenale Beeenale Beeenale