Xog Xiliban Maxamed Abiib &xubno kale oo Xasaanadii laga xayuubi rabo,Xil Abdi Samad oo ku kacay fal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ค. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 24

  • @mohamedaidarus848
    @mohamedaidarus848 23 วันที่ผ่านมา +8

    Xiliban Mohamed Abib Guul iyo Qonimo Guuleyso Viva

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 23 วันที่ผ่านมา +7

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤ yasb.

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 23 วันที่ผ่านมา +3

    Hallooga xayuubiyo sidii faarax macallin doqonkii nacaybku kabuuxay ee xeryaha dhadhaab kaga biiray barlamaanka kiiniya

  • @cabdiwaduud8467
    @cabdiwaduud8467 23 วันที่ผ่านมา +1

    Haa Hargey'sa unukaa leh

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 23 วันที่ผ่านมา

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-of9lv7to8u
    @user-of9lv7to8u 23 วันที่ผ่านมา +1

    Xildhibaanku ma xor buu u yahay inuu wuxuu doono ku halo

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 22 วันที่ผ่านมา

    Arintan waxaN u arkaa waa mid lagu kicinayo beesha samaroon iyo beesha gabooye ee hargaysa iyo deegaanadaa degan

  • @khadanhirsi2947
    @khadanhirsi2947 23 วันที่ผ่านมา

    Been able Ismail yaree issues Ditka beelaha walaaloha maxaa kaagalay soomaalilang Doqonow daarood inaad tahay

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 22 วันที่ผ่านมา

    Waa labadaxildhibaan ee la odhan karo dadka soo doortay horumarkooda ayey u goodies jireen khaladaadka kooxda muusena sheegi jiray

  • @user-vm3zv8ge7i
    @user-vm3zv8ge7i 21 วันที่ผ่านมา

    Halaga xayuubiyo xilka wuu edeb daranyahe

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 23 วันที่ผ่านมา +1

    Haduu faraha ka qaadi waayo maxamed abiib gacmaha ayuu ka guban muuse juudan

  • @fadumawarsame7571
    @fadumawarsame7571 23 วันที่ผ่านมา +1

    Pls hadaad weriye tahay wax baro .ninkane waa shacab.

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 23 วันที่ผ่านมา

    Xasanaadu Hall kay jirta Somaliland ba majirtee ?
    Xasaanad isaaq miyad ka wadan ?🥸

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 23 วันที่ผ่านมา

    DAMU JADIID WAA UU KU FASHILMAN MAAMULKII DALKA ,
    XILDHIBAANO XAARAN CUNAYAAL AH IYO HORJOOGAHOODA ,
    OO KA FOGAADAY DANAHA DADWEYNAHA IN AY U SHAQEEYAAN
    KELIYA MEESHAASU WAA GOOB DOWLADNIMADDII LAGA DHAQAAQAY

  • @a.j2428
    @a.j2428 23 วันที่ผ่านมา

    MARKA HORE DAWLAD FARMAAJO MADAX KAYAHAY OO DHISAN MAJIRTO. MARKA LABAAD NINKAANI UMA SHAQEEYO HADA FARMAAJO MANA AHA AFHAYEENKA FARMAAJO, BUUNBUUNINTA IYO BEENTA HALA JOOJIYO, DAMU JADIID AA INTAAS NEFIS KA RAADINAYSA.

  • @user-of9lv7to8u
    @user-of9lv7to8u 23 วันที่ผ่านมา

    Waxba dhalin mayso

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 22 วันที่ผ่านมา

    Farmaajo iyo maxaa iska khuseeya ninkaas
    Ninkaasi fekerkiisa ayuu ka hadlay farmaajona cid kasta way taageersan tahay wuxuu yahayna waa la yaqaan

  • @CraxmanMahdi-e8i
    @CraxmanMahdi-e8i 23 วันที่ผ่านมา +1

    Wariya ugu been badanbaatahay waana lagu ogyahay

  • @hodan7997
    @hodan7997 22 วันที่ผ่านมา

    beenale tuug

  • @yousufyousufelmi9229
    @yousufyousufelmi9229 23 วันที่ผ่านมา

    Xildhibaanka wadankiida ka soio hirjeestaa waa khaayimul wadan,markaa waa in laga xayuubiyaa xasaanada uu u hayo wadankiisa.
    Xildhibaanadaasi in badan ayuu Qaranku u dulqaatay,waayo Xasaanadu maaha,sida aad doonto u hadal.