Maashaa allaah farxada allaha kuu siyaadiyo marka ad dhibka dareento sabirka badi ajar waynbaad heli aduunyadu waa noocaa maalinba waasi rasuulku wuxu yidhi. عجبالامر المؤمن ان امره كله له خير ان اصابه السراء شكر فكان خيرا له وان اصابه الضراء صبر. فكان خيرا له
اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا ❤
Aamiin yaarbi
Maashaa allaah farxada allaha kuu siyaadiyo marka ad dhibka dareento sabirka badi ajar waynbaad heli aduunyadu waa noocaa maalinba waasi rasuulku wuxu yidhi. عجبالامر المؤمن ان امره كله له خير ان اصابه السراء شكر فكان خيرا له وان اصابه الضراء صبر. فكان خيرا له
Amiin amiin amiin 🤲🤲🤲
ماشاء الله الله
ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظكم ❤
Amiin Amiin Amiin ya rabi ☝🏿 🤲
aamiin
الحمدلله على كل شيء وعلي كل حال ❤
Aamin abayo samiira adigane farxad waarto waligaa inshllh.hanaga maqnaanin waxlee noosoo gali khaasatan rotinka.
Love you xppt.
Amiin ya Allah abaayo ilaahay ha barakeeyo ❤❤❤❤❤❤❤
Mashaa Allah samira
Alle ha idiin siyaadiyo cafimadka iyo farxada, guuleysta walashay💖🫶❤️
Waxba kama xumanayan hadi aad allah ku xiran tahay isaga wax walba kaga filan mcnto ❤❤
بارك الله فيك
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
ماشاءالله تبارك الرحمن ❤❤❤❤❤❤❤❤
Reer come flastin aan udoceyno🎉❤
From the river to the sea Palestine 🇵🇸 will be free In'sha Allah. Falastiin gacantii sareysay Allah ha ka dhiggo Ameen Yaa Rabb 🤲🤲🤲
Aamiin
Aamiin.allah Hana caawiyo
Masha allaah tabarakallaah ❤allaaha kuusiyadiyo farxada ❤
Ma sha Allah.
Last night I dreamt about you being happy .
May Allah increase your happiness
aamiin yarabi😢
Wan ku xiisey waxaan dhahey xagey ade Samiira siman No jog Xabiibti ❤🎉
Mansha allah abyo waliga faraxsnow u deserve more than that byo
Masha Allah ❤❤❤❤
Xalaybaan lahaa ikraan iyo samiira halkay aadeen ❤❤❤❤
Masha Allah 😊😊
Masha allah
Wcs abayo ❤ MashaAllah ❤️ Amiin amiin amiin 🤲🙏 Allah kusiyadhiya farhadha ❤abayo ❤
Mashallah mashallah xabibitii hura usoco ❤❤❤❤❤❤❤❤
ASc Abayamacan samiira walasha joogtay Bosasa cafimadkeda siduu yahay nosheeg waan wayay xabiibti
Abaayo anigaba waan waaye gabadhaas maxaa ku dhcay teeda kale cannelkeeda maxaa ugu qornaa
MashaaAllah your so cute ❤❤❤❤
Masha.allha ❤❤❤
Wcs samiray waxalagaraba dadalkaga inad labajibarto joji gogoyska ❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilaahay hakulakoriyo wallo adigana Ilaahay caafimaad hakusiiyo meeshad katabanayso rabi hakatiiriyo insha Allah
Manshalah 🥰❤️
Maansha Allah farxad kuwaar waliga wallo insha Allah horay usoco ❤
Mamo ku xirnanta Alle ayaa meel ku gaaree, rajadada rabi ha kuu rumeeyo,amiin.
Soo noqod wanagsan❤
Farxad.kunolow.waliga
MashaAllah❤❤
Ilaahay haku ziyaadiyo farxad waarta ayaan kuu rajeyna abayo mcn ilaahay murug kuma tuso 🥹🤍🤎
MashaAllah tabarakallah farxad ku nolow abayo ❤❤❤
Ameeen yaraabi
Welcome 🤗 ❤
🎉🎉🎉🎉
Allaha ku xafido adi iyo awladada
Mashaal allaah❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤Masha allah ❤❤❤❤
Wcs Walaashey
I miss you Too Sister
Mansha allaa samiiro ma dumashi ayaad nugu maqantahay 😮😅
Mashalaah ❤❤❤❤
Adigana Ilaahay ha ku Ilaaliyo
Manshaallah jumca mubarak ✨️ ❤🎉❤
Maanshallaa
Allah ha kuu ziyaadiyo
masha allah abayo farxada alaha kusi yadiyo
Nala wadaaag abyo miisan dhimistii iyo sidii aad noqotay
Samiro.walal.samir.culusow.kusamir
MAASHA. ALAAH. ABAAYO
SOONOQOT WANAAGSAN
FARXADA. ILAAH. KUUSIYAADIYO❤❤❤
❤masha Allaha ❤
Horey usoco abaayo mcn allah ha ku fududeyo Wax walbo oo Kheyr ku ah mcnto 😊😊
Mansh Ilhaly hakusiyadiyo
Farxada allaha ku siiyadiyo❤😊
Horey usoco noloshu kuma xumayso quruxeey
Wcs abayo i can feel what you are going through, i went through the same pain but alx with time everything will be ok.
❤❤
Wax walba way iska hagaagayaan insha Allah
Apyo magurti mise❤
❤❤❤❤ wankuuxiisnay❤
Welcome qli
Keep going lol be strong woman
❤❤❤🎉🎉🎉🎉
ma aroostay xagaa aaday😂😂
🥰🥰
Abayo sumeya awaay
Masha Allah my sister 🤲amen 🤲 💯👍👑🌹💎👈🔥👈🫶♥️🫶👏👏
Samiiro beenalay😅
Farxad ku nolow
Naa inoo sheeg farxadda
Samiiro maxa no nacday😢
Baayo abuukar ma sonoqdey😂😅
Farxad ku waar abaayo waxaad jeceshay oo kheyrka ku jirana hawaayin
Asc
Masha Allah ❤❤❤
❤❤❤❤❤
Masha Allah ❤❤❤
❤❤❤❤
❤❤