Sacdiyo qurux abaayo weligaa ha niyad jabin hore u soco dadka mala qancin karo bes noloshaada hore haka shekeenin intaas nooqu ekeey qaali dumar ❤we love you
Ninka samiira Siman Ay Heyn waysay Naag kale inay Heynayso uma maleynaayo Anagana iskaabulanimo ayaa ku urnay ku qurunay 😅😅😅😅😅😅 Culusowna Gabadhan buskutka ah quruxda badan ilmaha carabta ah udhashay miyuu Furay Madax barar in badan waa ka Shaleyn doonta midaas Fudeed ayaa ku qaaday saaxiib Lkn hal talo ilmahada ka war qab saaxiib 😢😢😢😢😢😢
Ninka samiira Siman Ay Heyn waysay Naag kale inay Heynayso uma maleynaayo Anagana iskaabulanimo ayaa ku urnay ku qurunay samiira siman gabar sideeda uqurux badan una akhlaaq badan una dulqaad badan oo ilmo carab ah inoo dhasho ayaa ku Duceysana😅😅😅😅😅😅 Culusowna Gabadhan buskutka ah quruxda badan ilmaha carabta ah udhashay miyuu Furay Madax barar in badan waa ka Shaleyn doonta midaas Fudeed ayaana ku qaaday Gabadhan siday raashin macaan iyo Dheylo ku siinaysa madaxii Foolxumada badnaa ee weynaa ee uuraalka itoobiyanka ka Foolxuma gabadhi marka heshay wuu ku yaraaday😢😢😢😢😢😢 Lkn hadda lagu yaaba saaxiib marka isku Deys sidiisa camal aad Laf iyo maqaar iyo madax weyn kasoo Haro 😅😅😅😅😅😅😅😅
Gabar karti badan a tahay wa ka xumahay hore u soco kheyr adi caruurta family carrurta kow1 ka dhigta wax kasta nolosha we hagi inshallah wa ku ducen horemar wacan o kheyr qaba in kasto a jecla family hal ah
Mcnto gabar ku faraxday furitaankaaga iyo kuwa xasidiinta ayaa U Tube ka soo hadlay iska ilaali in aadan views iyo lacag daraadeeda oo aadan ka shekeynin waxa furitaankiina sababay. I'm sorry roonaba Rabby ayaa og waqti xun ayaa lagu jiraa adkeysiga ha la badiyo Albaab kheyr qabo Allah ha ku furo Ameen yaa Rabb 🤲🤲🤲
Waxa ay sameyn karta in ay qisoyin dhacay so gudbiso Somalidena haka dhacan ama caraba ha hadey carabi taqan waxa jira TH-camrs carab ah o so gudbiya kuwas ayey turjumi karta o ay so gudbin karta. Aniga ba sida ban raba ee waqti ayan wali u helin
@@Nafisaofficial74 haaa absolutely wa inay is badal sameysaa ayadaa ilmaheeda iyo walaladeedba ku filan hadey fikrad la timaado alle garabkeeda ha galo
Abaayo samiiro maxa dhacay wad ba isku ficnaydeene odeygaga shaydan ba idiin soo kala dhex galay miya Subxanallah abaayo caruurtada abahood u soo celi waa laysku dulqata aduunkan
Single mom ceeb mahan waxan waa hadalka nin Somali ku caayo Dumarka Somaliyed. Adoo Dumar ah in lagadhigo ceeb waa ku doqonimo tan kale ninka Somali ilmihisa turay ayaa kuqarara Hoyada adag ee tiri ader dhusada cesho. Wel come to the clup 😂😂😂😂
Hadii aad waa Kala Taganay dhahadid ALLAH waa ku Rumeyn karaa insha ALLAH waxa an. ILimo Kaligen soo korinay dhibkeda hadi aad Beshegtit waa arke hadii Run katahay SLLAH ku saqiro
Wcs wr wb 🤝 abaayo samiiro aad baan uga xumahay in ay farxadaadi kaaburbuto balse sida ay maslaxadaadu kujirto alle hakuu yeelo adiga iyo caruurtaada ilaahay ha idin saacido oo ha idiin kaal meeyo aduun iyo aakhiroba aamiin 🤲👍💯🍇☂️
Nin iyo ilma gabdha badan wakhti ay ka cunaan ilaa ay gabadha is ilowdo oo iskudeys noqota lkn nin markuu meesha ka baxa xiligaa rabta inaa hurda ka soo toosta wax yaroo fudud oo quraac ah inta ku tuurato aa gymka xita nafaas u heleysaa markaasaa cashadana wax yaroo fudud ku tuuranee. No buuq fax fax
Nagaha commntga Ku qoraya ayaga gurigaga Ku farxay ogoow inuu dumo Nagahan walayaqana tankale Fartun wax kuma dhimin welcome to garoobnimo ay Ku tiri Lkn nagaha hosta Ka xanta waa kuwa commntga qora ogoow yan lugugu dirin Fartun danahaga raaco
Quruxdha qoyska ,lakaha media , Aisha life, style kudar wa dad waya arag Nolashodha wata .dalinyaradhan waxodha wa easy gur samar tanazul bu ubahanyh lawadha dinac bo Allah iakunarakeyo
Alla Noloshu cajiibsana qoyskan furiinkoda wanka xumadey wlh dad aad iskugu faraxsan bey ahayen daruufo adag na isla so maray waliba alle dhexdoda ubadkas quruxda badan ka beeray m.a inad isku si sabartan bey ehed carurta dartod, anyway am so sory wlh
Aniga cawa dhan waa ooynaye sababto ah samiiro hooyadeed aya kadhimaty walalaheedna waa yaryarhiin uma qalanto noloshan adag culusow inu baneeyo ma aheyn garabkeeda hooyaded marke dhimaneysay asiga aya ilmada katiraye lkn Alla weyn wxa uga barya inu meel aysan filaneynin kaga farxiyo iyada iyo walalaheed😢😢😢😢
Amiiin amiin amiin yarabiii ❤❤❤❤❤🤲🤲🤲
Aamiin ilahay faraj khayr qaba haw furo😢😢😢😢😢
Good Mother Manshallah ❤❤❤
Wax igu yabka badnaa ee an arko waa qoys dumay oo lagufarxaa subhanaAllah subhanaAllah Illahey kabaqqo
Markey soo kabsatay ayey kahad leey ee ma ahan wax cusub
Sacdiyo qurux abaayo weligaa ha niyad jabin hore u soco dadka mala qancin karo bes noloshaada hore haka shekeenin intaas nooqu ekeey qaali dumar ❤we love you
Team samiro siman channel iso duceya murada leyhy ino alle sahlo 40 qofod ducdoda wala aqbala plz iso duceya🤲🏻🤲🏻
Quruxbadaney qaali dumarey
Qalbi wacan aan laquurikariney
Qaadir kii na uumey qeyr hakuugu badalo ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Daganaantaada iyo dhoolacadeyntaada iyo quruxdaada ayaanba kuheystaa Allah kuguma keeno waxaad ku ooyso
Saliga nabiga badi scw wax kasto wey kuu fududaanayaan
❤
Waa isla kiin jeclaay, lkn waa calaf, ilmaha allaha kula koriyo, waligaane yaan lagaa diiwaan galin aflagaado iyo ceebeyn. Af dabolan dahab, ilmahaaga sumcadooda ilaali.
Naa war mahane madama adhade singol ban ahay waa inlaku cawiyaa Dee war radis mahane horay u soco abayo ilmaha allaha kula goriyo
Single mom waxaa laga wadaaa hoooyo kaligeed ah macnaha Single ooo gali ah iyo mom ooo hoooyo ah Marka single mom wax ceeeeb ah malahn abayo
Illah hakuuu fududeeyo nolosha abayo ilmahane hanooo wada ilaaaaliyo intaaaane haysane allaha siiiyo
Horey u soco. wa caadi nin Somalia wa xiiso socda. laakiin allah aya wax kasta gacanta ku haya
Samiira marnaba waxaas ineesan dheel ka eheen waan arky lkn wlhi blhi waanaxay niyada ijabty wlhi walshey illh nolosheda sidee jeceshahy illh ha u yeelo❤❤❤
Fariid ba tahay waligaa ilintada bini aadan ha tussin. Ilaahay haku xifdiyo
Edebdarada joojiya dumarow samiira runa idin sheekte culusow naagtii rabto haku yaacdo 😂😂😂
Kkkkkkkkkkkkkkk
Ninka samiira Siman Ay Heyn waysay
Naag kale inay Heynayso uma maleynaayo
Anagana iskaabulanimo ayaa ku urnay ku qurunay 😅😅😅😅😅😅
Culusowna Gabadhan buskutka ah quruxda badan ilmaha carabta ah udhashay miyuu Furay Madax barar in badan waa ka Shaleyn doonta midaas Fudeed ayaa ku qaaday saaxiib
Lkn hal talo ilmahada ka war qab saaxiib 😢😢😢😢😢😢
Ninka samiira Siman Ay Heyn waysay
Naag kale inay Heynayso uma maleynaayo
Anagana iskaabulanimo ayaa ku urnay ku qurunay samiira siman gabar sideeda uqurux badan una akhlaaq badan una dulqaad badan oo ilmo carab ah inoo dhasho ayaa ku Duceysana😅😅😅😅😅😅
Culusowna Gabadhan buskutka ah quruxda badan ilmaha carabta ah udhashay miyuu Furay Madax barar in badan waa ka Shaleyn doonta midaas Fudeed ayaana ku qaaday
Gabadhan siday raashin macaan iyo Dheylo ku siinaysa madaxii Foolxumada badnaa ee weynaa ee uuraalka itoobiyanka ka Foolxuma gabadhi marka heshay wuu ku yaraaday😢😢😢😢😢😢
Lkn hadda lagu yaaba saaxiib marka isku Deys sidiisa camal aad Laf iyo maqaar iyo madax weyn kasoo Haro 😅😅😅😅😅😅😅😅
Hhh farax wa marki kaliya aa run shegtay lkn wax walbo wa calaf ogow
War ninka xaniinyaha uga fuuq dhibka gabadha xitaa way noqon kartaye
Qosol ayaan la raftay @@MahadAbdulkadirGuhaad
Haa nimcada qofka makuu heesto ma oga 😢
Gabar karti badan a tahay wa ka xumahay hore u soco kheyr adi caruurta family carrurta kow1 ka dhigta wax kasta nolosha we hagi inshallah wa ku ducen horemar wacan o kheyr qaba in kasto a jecla family hal ah
Wxas wax weyn ma aha kabadan uqalantaa wall Qali 1M views iyo 100k like uqalantaa guleyso❤
Samiira siman don't worry xabti wixii xunba rabi haka xijaabe korso ubadkaga gadaalna ha fiirin hore u soco
Mcnto gabar ku faraxday furitaankaaga iyo kuwa xasidiinta ayaa U Tube ka soo hadlay iska ilaali in aadan views iyo lacag daraadeeda oo aadan ka shekeynin waxa furitaankiina sababay. I'm sorry roonaba Rabby ayaa og waqti xun ayaa lagu jiraa adkeysiga ha la badiyo Albaab kheyr qabo Allah ha ku furo Ameen yaa Rabb 🤲🤲🤲
Team xan fareesh 😂😂😂😂😂😂 see dareemeysin 😂😂😂😂😂
Walaahi bilaahi talaahi majecli in ilmo abahod laga fogeyo hadaneh qofka marko arko xalada jirto ayaa kugu kalifeso ado jecleyn ina ilmahada abahod kafogeso Walaahi bilaahi talaahi marka arko ilmo abahod kafog calosha ixanunto hadaneh waxaan ogahay xalada lagalayo waayo aniga ah hooyo ilmo dhashay waliba laqabo hadaneh marwalbo waxaan jeclahay in ilmaha abahod lajiro hadaneh aniga majecli ina cules qof weyn ah qaado saasana keeneso ina dumiso xanun weyna marke kala tagan dad ilmo isku dhalay 😢qeerka ilahey haku waafajiyo abaayo
Waxaas waa prank hadaa na dhahdo dambe cid ku aamineysaa ma jirto
Samiro plz caruuurtada Abahood usoceliiii plz
Allah haku siyadsho qololkas iyo farxadas samiro guulayso ❤
Mashallah habibti keep going strong mother
Man sha Allah Macaney manta ha ugu dambeeso arkiinkan hadalkiisa illahey ilmaha ha kula koriyo ❤
Samiira simaneey nolol qurux badan ayaan kuurajeynaa mcnto
Asc Samiura Amaad uur leedahay marka aad walacdo aa dulqadka kaa yaradaa insha allaah Kheyr calaa kuli xaal❤️🌹
😢😢😢kuma farax sanı mitan okle you ney dhacday Aniga Wlhi 😢
Illhey ilmaha kaydin lakoriyo culusow waxaan leeyahay ilmahaaga garabkooda ahaw oo naagta hadaa furtay ilmahana hafurin adna walashey waxaan kuleyahay ilmihii kula dhashay garabkooda noqo oo ama soowado rashinka aad cuneyso hakula cunane ama utag oo meshoda ku.ogow waxaan rajeynaa ineysan ilmaha kula dhashay dayacmin ood sida aad uga walwaleysay aad wax ugu qabato
Walaashey wankanaxay arintaan ee samir &dulqaat mujiya eedib rerki halodhaqo
❤❤❤❤ nolosha inta ku hartay farxad ku noolow ilahay irid kheyr qabto haku furo
Abayo wlhi horta gabdh waxa thy qalbi wanaagsan oo karti badan ilahay caruurtaad hakuu barkeyo baari ilahay hakag dhigo guurku waa calaf marka calafkiina aya intaa ku eeka wana ka naxey anigu reer qurux badan oo dumey lkn waxa walba waa qoraal hooyo karti badan noqo mar danbe haka hadlin arimhaan abayo micinah waxa intaa dhaafsin haka hadlin ok
Talo aaku siiyo hda views badan rabtid koow wax walbo ilahay baa suura galin karee ilhy tala saaro second dadaalkeeda la imow maalin walbo routine waalagu caajisaa lkn wax xiisen mudan keen challange ookale ufikir fariiso maskaxda tuuji chanelka wax cusub kusoo biiri oo fikrado cusub keen alaha kula garab galo fikrada unba ka maqan maaahane waa dadaale
Waxa ay sameyn karta in ay qisoyin dhacay so gudbiso Somalidena haka dhacan ama caraba ha hadey carabi taqan waxa jira TH-camrs carab ah o so gudbiya kuwas ayey turjumi karta o ay so gudbin karta. Aniga ba sida ban raba ee waqti ayan wali u helin
@@Nafisaofficial74 haaa absolutely wa inay is badal sameysaa ayadaa ilmaheeda iyo walaladeedba ku filan hadey fikrad la timaado alle garabkeeda ha galo
Waa kaxunahay indr khayr Allah hkaga dhigo
Allah haku xafido samir iyo ilmahaga❤❤❤
Wlley maryoley maqancin kartid dantaada raaco routine kaa kasugeynaa
CALAFKA. HADUU. DHAMASDO
PRANK. MAHA. SUBXAANALASH
GABADHA. KADHAMAADA❤❤
Hooyo adag tahay m.a horay usoco nin fcn ilmahada kugu rabo alle haku sahlo mcnto❤❤❤
Asc waxan ka marqati ahay in boqorad la so furay Masha Allah queen somali
Naa samiro aniga mar welba ayaa ku daawadaa ha igu darin
Abaayo samiiro maxa dhacay wad ba isku ficnaydeene odeygaga shaydan ba idiin soo kala dhex galay miya Subxanallah abaayo caruurtada abahood u soo celi waa laysku dulqata aduunkan
ooyin ma jirtee dhexda xiro ka soco wixii dhacay
Qalbi amin yaa Allah Allah ha idin xafido dhamantina
Allow Adan is Furinina Yaa Rabbi
Ilahey ha kuu xafdiiyo abooyo ❤❤❤
Hore u soco abaayo illaah ha kulak koriyo caruurta
😂😂😂😂Astaqfirullah prank ayan umalenayay in ay so wado
Ilhy hkula koriyo ilhy labadinba ha idin barakyo
Horey usoco Abayo ilmahada waqti gali
Sariir qurux bdna sameysneysay ma kaligaa baa abayo ayaantaas ayaba shakiyay
Adiga iyo aruurtaada Allaah ha idin xafido
Single mom ceeb mahan waxan waa hadalka nin Somali ku caayo Dumarka Somaliyed. Adoo Dumar ah in lagadhigo ceeb waa ku doqonimo tan kale ninka Somali ilmihisa turay ayaa kuqarara Hoyada adag ee tiri ader dhusada cesho. Wel come to the clup 😂😂😂😂
Hadii aad waa Kala Taganay dhahadid ALLAH waa ku Rumeyn karaa insha ALLAH waxa an. ILimo Kaligen soo korinay dhibkeda hadi aad Beshegtit waa arke hadii Run katahay SLLAH ku saqiro
ALLAH
Walashey alle ha idin wada cafido adiga iyo caruurtan abtiga u ahy keep going walashey ❤❤
Masha Alaha waa sax qaali ilaha ha ku xafido qaali ❤
Samiro abyo hadan mshqulsanahay xita wan shidi vidiyowgaga wan is kadigi
Maxad idhahday shekada dhax ayan kaso gaaray culusow kalatagnay😂 aa😂 ma meel aad kukalatagtan baad jogtan culusow nin culus baan kumodayey maxa ku fudadeyey gabadhan ma furikadhid ma ilowday waayihii timaha sida naxariista badan kaga xiidhay wayihii labta kusocesho ee kulabo😂 hablahada quruxda badan
Amiin alle haku barakeeyo sis
Wcs wr wb 🤝 abaayo samiiro aad baan uga xumahay in ay farxadaadi kaaburbuto balse sida ay maslaxadaadu kujirto alle hakuu yeelo adiga iyo caruurtaada ilaahay ha idin saacido oo ha idiin kaal meeyo aduun iyo aakhiroba aamiin 🤲👍💯🍇☂️
Ani marka gym iyo deit gashay ogaaday in lagu furay . Ayaantii horena saas ahyd
Nin iyo ilma gabdha badan wakhti ay ka cunaan ilaa ay gabadha is ilowdo oo iskudeys noqota lkn nin markuu meesha ka baxa xiligaa rabta inaa hurda ka soo toosta wax yaroo fudud oo quraac ah inta ku tuurato aa gymka xita nafaas u heleysaa markaasaa cashadana wax yaroo fudud ku tuuranee. No buuq fax fax
Nin Waa stress waxaan maqli jiray waalagu qabaa waan waaye
@@nastedave9842nin dhib lee wye
@@nastedave9842naftada quruxso iskala kici mxa guriga ku farisinyo nina intas yar wxkle u fahma
36 views bey ka ducenosa maskinta abyo Ilahey haku cawiyo
Massenger ka yaa isticmaloyo Culusow Miyaa 😂😂😂😂😂😂
Dhag dheer😂😂
Mar labad makala tagteen😢😢😢😢😢
Team xan malin kasta sidaa u daawada😂😂😂
Muqaalkii hore markiin lkn sorry wan ka xumahay kalatagiin
Hore u soco Gym tag ilmahaaga korso shaqeyso waa sameyn kartaa wax walbo
Nagaha commntga Ku qoraya ayaga gurigaga Ku farxay ogoow inuu dumo Nagahan walayaqana tankale Fartun wax kuma dhimin welcome to garoobnimo ay Ku tiri Lkn nagaha hosta Ka xanta waa kuwa commntga qora ogoow yan lugugu dirin Fartun danahaga raaco
Horey usuco walashay❤
alh ku xafido adi iyo caruurtada
Wllhi aad ugu xumahay inaa kala tagten family jeclahy tihiin 😢
Mcanwey ninkuu qalma kurajaynayaa lkn qali miyd kululshahy ankul kaftame 😅😅
Fiyuus baad ka qaaday iyo lacage kusoco gurigaaga😂😂😂😂😂 ayaan kadib isku noqda😂😂
Hore u soco walashay samira❤❤
guleyso mcnto inshallah ❤
ani marka kudhahayay nin kufuray haku noqon waa ila yaabeyseen
Mashaallah hora socaa abyo ❤
Fb page buu so dhigy inuu single yahy culusow xgaa kso fiirsha team xan
Hormar wcn qaali dumarey
Hoor ayn in kushege fmly yutubar ah oo ragee lasowaaa ila ADNA iyo sfy moyee...Masha Allah fmly
Adna iyo saxaaf ayago caan ahayn is guursadeen badana dadka ayago social media ku jira is gursada badana way kala tagaan
@@fatimadagan8541 sas miyaa....ar anigaa😭
Masha Allah Allah ha isku daayo adna iyo familgeeda il xun Allah ah ka dhowro
Quruxdha qoyska ,lakaha media , Aisha life, style kudar wa dad waya arag Nolashodha wata .dalinyaradhan waxodha wa easy gur samar tanazul bu ubahanyh lawadha dinac bo Allah iakunarakeyo
@@fatimadagan8541rerkan xita ayago isqabo social media imadhen , Ya Rabbi
Hore u soco hooyo.
Like iyo shire miyaad reer kaaga u dumisay Bisinka dumarka caruurta dhalay reerihiina dhaqda
Manshaallah 😍 alah ku barakeyo xabibti
Masha Allah horey usoco ♥️ ❤❤
abayo ikran aaway meey jirandahay
Alla Noloshu cajiibsana qoyskan furiinkoda wanka xumadey wlh dad aad iskugu faraxsan bey ahayen daruufo adag na isla so maray waliba alle dhexdoda ubadkas quruxda badan ka beeray m.a inad isku si sabartan bey ehed carurta dartod, anyway am so sory wlh
Samiira siman qof dagan tahey Lkn weliga ha kaso sheekeynin adigaa iyo gabdhahaada cad cad aabahood waa ceeb gabdhahaada mustaqbalkooda danbe firi
Qofka u horeeyo ayn noqday manta
Sorry Samiira siman baayo maskiin heplaayo hapy ayaa si foolxun kugu dhagto lkn washamsi ayaan ku qadaanay youtup hawadaan ka saaaraynaa niyada qeer usheeg❤❤❤
Samiira halkee. Kalasoo xidhiodha
0722422291
Abyo is ruxida jooji plz muqalka a dawane😂
👍xumaan malaguugu saarin garab istaag eeka wadeen
Mansha allaa walshay guulayso ❤❤
Furninga markadan fileynin wa xanon sry abayo anigaba way igudacday aniga o fileynin qurbo kaligey kuaah ilmo yaryar gewedeyda two years wilkeygana 7 months jiray Alxamdullahi
Wlhi wa farxay runa umaleynaye brnkig iney sahay an umaleynaye
Prynk na dheh walalow
🤲Alxm calaa kulli xaal 🤲
Wall allaha qalbiga kuu adkeeyo haday runtahy waayo dadka soshiyaal midhiyuhu way isaka baranki badanyihiin samirka iyo salaada kaasho insha allah❤❤
Dhibmalahan abayo wax walba wa qadar ilahay hakula garab galo owlada
Qofki wx garad ah wu daremi kadhaa mxa yelay ani 😊mar horan daremay in aad kla tagten
Xabiibti qisoyeen kasheekee
Abaayo qof an qiimahaga garanayn in lalanoolaado waxaa dhanta inad babanka kamarto
Wlh wad iga qoslisay casharkan horay ban u aqriyay dheh , wx ka khayr bdn allaha kugu badalo abyo