Jazakalahu khayr abyo wan ka faa iiidnay aniga Africa jogaa waliba wa qurbo nacas hadana waxaan rajaynaya inan ganacsi samaysto adigana sabab u ahaa jazakalahu khayr xbbti
Aslm abayo.baal ka waraan gabadaas lacagta arurineysa hadii ayadhana ka dimata sidhi ninkaas 😅😅😅😅so ma ficna intaay ku qorta ilmehedha mise u sheegta qof aay amineysa😊😊waan ku salami xbti Allah ku xifdiyo adhiga iyo familigadha.❤
Wll kawarn kan qurbaha jooga hadana waxba kuu ogalayn ku dhahaya anaa wax ino dhaqalaynaya o ino sefgaraynaya wanu dhaqaleya lkn anigiba raba marka maxa xala
Abaayo waan ku salaamay abaayooy waxaan ahay hooyo Iyo 7caruur ah Iyo aabohood haysata waxaa isoogasha lacag dhan 800waxma kama dhigto abaayo ila Soo tali
Kawrn nin usa jooga 150 biil ah soo diray anigu jamacad bn ku galay xafdii hooyaday cunta ka cuni jiray hadda waan dhameyey kadib bax baan iri bakhiilka😂😂
Gabdhaha ha ku dhiiri gelin in ay ninkooda khiyaamaan. Wuxuu kula ogeen Ninkaaga ma xadi kartid. Hal million dollar ma rabtaa 2 dollar ma rabtaa. Waa in aad Ninkaaga u sheegtaa. Ninkaaga ha ku biilo guriga fariiso canjeero kari subag marsh iyo cilaan Ok
Wll adiba halkan waxad uso gashay waa views marka haa oran hablaha waa la isku dhacaa jidhka nala tuusa ceeb weeye taas adiba Waa ku jirtaa saas miya lagu oranlara kaa so qaad waxa walba ad sheegayso naftada markan kaa hadlo xaga lacagta kulaymuhiim maa ah lawayaa laa hela weye adunka waa is faham iyo ixtiraam wayo ayeeyo yiinkiin iyagon shilin haysan ayaay nolosha laso qateen ragodii marka dib lo eeg marka illahy isku xidhkiisa ayaa muhiim ah imsa kabaniyo laah o kacay marka maa lakal taaga ?
Abaayo Ruumi Ila talli walhi marka is dhaho wax save garey is dhaho Waxbaa iga halabo wax Mel ma dhigo abaayo qof xaas ayaa ahay alx wax ficn waa qadaa waxana jeclahay inaa wax inaa meel dhigto bishan wax meel dhig dhaho. Waxbaa isku key furfurmayaan abaayo Ila talli Abaayo mar is weydiyo waaba waa isla yaabaa Ila talli adiga iyo asxbta Mahsanid
Jazakalahu khayr abyo wan ka faa iiidnay aniga Africa jogaa waliba wa qurbo nacas hadana waxaan rajaynaya inan ganacsi samaysto adigana sabab u ahaa jazakalahu khayr xbbti
Ayaatan saa lacag aruursi u bilowday waa shine garaysaa baraakallah strong mom🎉🎉🎉
Wllo iso boqda wa gabar walashim muxadaroyin aogalisa wahadi ad awodan insha alaah ❤
Maashaa allaah waan kugu raacsanahay
Qasab miya waan ku jeclahay in lagu dhaho ani taas mihim uma arki hadu afkisa iyo adinkisa iga nabad galiyo bilkegana i siyo waa isku dhamatay
Qaali qasab waaye soo qalbi malihid soomarabtid inaad farxad iyo naxariis ku noolatid 😂
Farxad qof inad kuxirto mahan
Mashaallah apyo❤ lacag wax kasto ayey kala wadaa anigu wanisku tashtaaye mntaa CID an ubahnahaye majiro alxm hadaa miiinfadli Rabi
Manshalah nolsha Africa iyo Europe wad kawrhysa rumi
Mel dheer gadhsiya rumi wa boqoradena dhaqalaha Mansha allh sis
Allah jecliyaa dhaqalaha markad kaso hadasho
Asc ruumey abayo wxn kugusobiidhay bishii shanad e sanadkan o wxn ahay hooyo yurub kunoll Alx wxbadan ayaa kafaaiiday Wlhy awal wxn aha hooyo aan fikiri jirin o lcg wlba kudheesho blse hda hagbad ayaa gallay o sanadka cusub bisha lixaad ayaa dhul iibsan Insha Allah wasidan rajayn mhdsnid abayo kun jeer❤❤❤
Labadii wallaah kii lacaglahaa wayn waa maahmaah soomaliyeed
Alla fariidbaatahay
Wlhi ani wxn any dadka wx mel dhigan karin lkn hda wxii kadanbeyo wan dadalaa insha allah
Xigmad iyo xeelad yeelo hadaad xoolo dhiganayso lamakala xoogbadne walakala xeedbadan yahay
Mansh Allaah wallahi waa ruun rumiye ruta ku jecelay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Thank you mashaa Allah ❤❤❤❤❤❤
Wasax wallo shilinba mahyo isoduceya in ilahy irsaqd isiiyo wsca aniga iyo int ilmda❤
Aamiin Aamiin dhamaanteen
Jacayl aan dhaqaale lahayn soconmaayo
Vvm
masha allah rumi abayo caqliga allah haku barakeyo❤
Masha Allaah TabaarakAllah, jazakallaah kheyr abaayo
Masha Allah ruumi ficilkaan kugu jecelahay fariid naayaa dhaheen maqla ruumi❤ run baysheegaysaaye
M.a ruumiyey mclimadena❤🎉
Allahu Akbar Meelwaxfiican Baad Wax Naga Tustay!!!
Wsc walley soomaali intabadan
Dhaqankeena waad fahansanta 100./100 siday Amiga illatahay waabad illa Runtadan tahay bal soo badi yurub dadka jooga si aan lacag u.uruursano fariid baatahay wax macquulah baad sheegta
Jasaakallahu kheyr alle haku xafido wllo wax badan ayaan kaa faiiday
Allaah ku barakeeyo❤❤❤
Msha allh waa arin wanaag san
Progaramka lacagta kusoco qaali
Ruumiyeey masheegee marka inaan jinni beeso wada nahay haddaan xaliimo nahay 😂😂😂
Waxaan unahay jini lacag illmahaan siinaynaa waayeelka ahelka waayo guri waa hooyo iyadaa jiko ku jirta shopinkaga 1wm nimanka waanka qarash badan nahay tusaale wiil iyo gabar isku uma iidaan xataaa
Abyo aniga 4cunug ayaan heestaa been kuu sheegi maayo 1lacag ayaa ii ah 2 ayaa jeceel iisoo kalaayo abaayo aduunka money 💰 ayaa kala wado gabdhow nimanka ayaan la is raacsiinin
Wey igu socotaa shekada ruun quruxeey❤❤❤❤❤
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam mashallah
Wll ilahay ha ku barakeeyo❤❤
Ruumi abaayo halkaa wad anaguna sidoo kale xaga lacagta waan uruurinaynaa hada anigu waxaan ahay hooyo Soo jeesatay labo okoon ayaan leeyahay hawshayduna way socotaa
Mahadsanid ruumi ruun❤
Mashallah
Ruumiyeey ani markaan kudaaawaday dhaqaalaa sameystay wlh
Lacagtu waa lama huraan Ninkii Ladan baa dunida xagiis loo leexdayey Muxuu love madhAn taraa😎
😂😂😂😂
Asc walashay ruumiyey il baad iifurtay waan kuraageeraaa bishan hada aan kujirno ayaan bilaabayaa inan bilkasto.100& ayaan dhigan waan kulasoo hadli doonoo
Masha Allah abaayo ❤️❤️❤️hanbalyo hanbalyo sax💯👌
Ruumiyey xappti guulayso ❤️🎉
Wr angu hada kumaba tashto nin anga shopinkyga io labiskyga dabarta wlh xta wxan rbaa dr inn wydii sidi lygu hayy mahayo bn isku tashty
Wax badan kaa faaiday abaayo qeer alah kusiiyo
No so badi abaayo 🫶 thank you ❤
Rumiyey markaan ku arko 10 dlar hdaaan heyato 3baan meel dhigtaaaaa🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤hmbalyo ruun farxaaanadiyeeey
1:13 1:16 1:16 1:16 1:17 1:17
Wakusallaamay xaliso
Naa ruumiyeey waad cayishay soo taan Kuba garan waayey😂masha allaah lkn waad ku qurux badantahay
Walaahay suma walahaay kuwo wadamada reergalbeedka ragoodu jiraan ayay gaajadu gurigoodu taalaa because waxoodu waa biil xisaabsan lkn kuwo wadanka jooga ayaa jira biilalka fiican qaata ninku intuu kula joogo waa nimco xaaladu kula ogyahay wadankan mid wadanka joogta iyo mid dabada joogta isku tasho
Caqliga allaah kuu daayo
Whli bentaa maha 7 rer leyahay waligayna waku jclhy live la iima dhihin in leyso qoro maahee waana ku qanacsanahay alxmd❤😊
Mansha allaah walshy mahad sanid cawa igu hiraysa chanalkaga wax badan wan ka faaiiday ❤
Rumiyey kaari baa inaa kado raba 4 sano kadib isoo duceey
Team lacag aa lawada yahay😅💰💰❤🎉😂😂
Asc farax lagjan maahan farax oo dhanwarerbadiyo inyar aya rer magal ah lakiin mabadno ok
Jacel mihiim maahan lacagta aya muhiim ah gurarka qarna gur ficsn maahan raga qar nagahoda bahi ayey kudileen ok showing laan ok
Ruumiyey horta adiga magacaa😂😂😂magacaaga runta ah no sheeg qaali
Aslm abayo.baal ka waraan gabadaas lacagta arurineysa hadii ayadhana ka dimata sidhi ninkaas 😅😅😅😅so ma ficna intaay ku qorta ilmehedha mise u sheegta qof aay amineysa😊😊waan ku salami xbti Allah ku xifdiyo adhiga iyo familigadha.❤
Lacagtu wa lama huraan
Maya
Aniga hortayda maa ku xisaabe hee rumiyeey😅😅😅😅
Asc ❤
Aduunka dhaqlo ayaan ogu jeclahay 🎉
Aniga maba arag dhaqaalo aana kan ahyn ood ka hadashy xbbti
Wlhi waxa ku jclhay runta
Asc ruumi qurxoon wxaa jeclhy dhaqalaha aad noga shekeyso muqal dhaqalo midka astaqfaarta ka hadla kama gudbo
Dadkawaxamowqabtaaa walaal
Runey lacag ban hesta 2000 eh onsankan arurshay wanka baqayaa inan qof ushego hoyadey unban ushegay dhul inan gashtaa rabaa talo keen armaa lagu dhacaana wa isleyahay ma bareraa oo odayga madhaha war dhul ila raadi
Odayga ha isaga sheegin hooyadaa iyo walaalka hakula gadaan
@@queenaisha8930 wllo hooyada u dhiibo wllo nin ha aaminin
Abyo hadu fcnyhy adiga og ee usheg wuu kucawinya lkn hadu yahy farax isaga sheegin😅
Abayo dhul gasho wa Ku faidyasah insha Allah
Abayo Masha alaah ayaa tahah waxaa seygada iskugu bimey kartaa inuw yahay nin rageed aan xola naged hungu riyeyn lkn makasha kisay abayoy qarso dalal hoyo warid kalo dacada ama walal dirso ale nahaku lagarab galo juhdi gada m.a
Mahadsanod walale wax runaa kahadlaysaa
Wamahadsantahay
Wll kawarn kan qurbaha jooga hadana waxba kuu ogalayn ku dhahaya anaa wax ino dhaqalaynaya o ino sefgaraynaya wanu dhaqaleya lkn anigiba raba marka maxa xala
Walaal wax uu ninku safe garaynayo marna haku tashan waayo amiin male
Walaal nin waxuu sefe garaynaya waa tiisa wana tii minyarad e tasho aruurso kaligaa mid gaara isiidheh marinkaga iyo bilka kaharo waligaa aruuri ada yabi lkn qofkale waxu hayo habasugin alle tuuhayo iyo caqligaaga lakasho
Abaayo wan kutaageeraa waxan rabaa inaan qisadayda kulawdaago waxaan joogaa soomaaliya aaladaan waa laiga badiyaa
@@BushroAbdirizak snapkeyga ruumi_kitchen igala so hadal
Waligay wax meel aam dhiigan lkn ruun ayaa I bartay sidaad waxa loo dhigo sanka ayan taagaya
Wixii baqiila xolohooda gaalo iyo eyahooda hantidiisa haqeybsadaan gabar nin Americajiro baa gabadh kadhalay inantu 9jir waxbo umasodiro 100dolar òo sanadkii usodiraa malakul mowd soodegdega surka kugudhufay wax barashadeda jiranka uqaraman aabahedna yurub jogaa
Walhy beentaa maaha lacagtaa dumarka udarn jacyl maba rabno hadan nahy gabdhaha somaliyee waba layaba hedhe jacaylka hay danbeye meeday mariinki masrufku laga baryimaye marka gabdhaha waxan leyahy malyoonerad baad noqone noloshaada maare o waxdhigo muraalka kudagiye minyaro intay imaan wax dhigo aad muraayad aan jabin noqotide meel dhigo wax adaa muunad sare noqone meel wax dhigo misaman dumar noqo waalagu mudane ilmahaaga uhiiliyo yay mudan cidkale waad mabsuudi baritee heclow alihii kuumay ❤🎉🎉🎉
Abaayo waan ku salaamay abaayooy waxaan ahay hooyo Iyo 7caruur ah Iyo aabohood haysata waxaa isoogasha lacag dhan 800waxma kama dhigto abaayo ila Soo tali
gabadh nool
WCS WALAASHAY 🫀 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️
Way dhacadaa walaal rumi waxaba masheego raga 😂 ladhac dowlada aaqadatay aa😊
Ssc ku dar ha naga tagin
Ruumiyey walaley wlhi ciyaal ima jogaan hdana 300 baan qataa faraxayga waa maqan yahy hdana meel ay ka baxday ma aqaano talo keen 😂😂
Maschl❤
Sadex na walaga daba keenaa
Ruumi caday waxatahay Gabar aqliban ruunta waye
Kawrn nin usa jooga 150 biil ah soo diray anigu jamacad bn ku galay xafdii hooyaday cunta ka cuni jiray hadda waan dhameyey kadib bax baan iri bakhiilka😂😂
Inta jamacada dhiganeysay dhan maanu iman hh
HABRIHII LACAG KU WAASHEEN NAA LACAGTA WAA LA HELA WAANA BAXDAA INTAAD HESHO KA RAAXEYSO WAA KA DHIMAN LACAGTADA DAD KALE KA FAIDEYSAN MARKA CUN ADIGA
Sax abayo ❤❤❤
Abaayo wadmhdsantaxy❤❤
Shukran xbbti ruumi cadey la aanta abaar
Ree jigjiga gacanta taaga
Naag nool
Gabdhaha ha ku dhiiri gelin in ay ninkooda khiyaamaan. Wuxuu kula ogeen Ninkaaga ma xadi kartid. Hal million dollar ma rabtaa 2 dollar ma rabtaa. Waa in aad Ninkaaga u sheegtaa.
Ninkaaga ha ku biilo guriga fariiso canjeero kari subag marsh iyo cilaan
Ok
laabadi walla ah Niki lacaaga lehe baaween leyla 🤣🤣🤣🤣
Adiga qudhaada lesenka gaariga qaado xaaji lacag waa dhiman karyaa
😂😂😂 adi iska bilaw dheh canaanta
Lesankaan rumi udirayna anakana dhaqalaha waa wadayna ruumi baye susayarak rermaraykan gari wad kac kkkwakujeclnhy baye
Xaraanta lacunayo maxay ahay ruumiyey war hooy ka jooga xaraanta
Kkkkk😢
Madkana hawgudbin yaay kullatagin carrabku
Wlhi ayaan ku dhaarteee raga soomalidu way ku caadab galayaan masuuliyada reerka wayo hooyo iyadoon ka haqabtirnayn nolosha ayay ku gaboobasaaa haday gabdhu lacag meel uun kusoo gasho saacadaas ayuu cadaadis bilaabayaaa ❤
😂😂😂 wlhi been maad sheegin
Wll adiba halkan waxad uso gashay waa views marka haa oran hablaha waa la isku dhacaa jidhka nala tuusa ceeb weeye taas adiba Waa ku jirtaa saas miya lagu oranlara kaa so qaad waxa walba ad sheegayso naftada markan kaa hadlo xaga lacagta kulaymuhiim maa ah lawayaa laa hela weye adunka waa is faham iyo ixtiraam wayo ayeeyo yiinkiin iyagon shilin haysan ayaay nolosha laso qateen ragodii marka dib lo eeg marka illahy isku xidhkiisa ayaa muhiim ah imsa kabaniyo laah o kacay marka maa lakal taaga ?
@@hanaaden7959 waxan ad ka hadleyso ooad energie intaa leg ad ku bixisay walahi ma fahmin walaley iyo waxa ad ka hadleyso
Abaayo Ruumi Ila talli walhi marka is dhaho wax save garey is dhaho Waxbaa iga halabo wax Mel ma dhigo abaayo qof xaas ayaa ahay alx wax ficn waa qadaa waxana jeclahay inaa wax inaa meel dhigto bishan wax meel dhig dhaho. Waxbaa isku key furfurmayaan abaayo Ila talli Abaayo mar is weydiyo waaba waa isla yaabaa Ila talli adiga iyo asxbta Mahsanid
Ayuuto gal abyo ugu yaran 30 nafta ka qabo oo ayuuto 2 sano ama 1 sano raadso oo amaan ah oo iskaga fogee baahi ma dhamaatee nafta jirab
Lkn Wll haku danbaabin ninkaas dhinty sababta uu lagtaas u sevey ma garan gartid inuu xataa reerkaa seveyeye ma ogide
nimanka indin qaba horta matanin inuu qato😅😅 lugna wa idinla jogan lugna waa bananka. Hadibo uu shaqeysto 😅😅
Idinka maxa idin diday nag Somali?.😅😅
Allah jecliyaa dhaqalaha markad kaso hadasho